No video

Faysal Cumar Mushteek

  Рет қаралды 81,293

Abdinour Tall

Abdinour Tall

Күн бұрын

Waa Al Ustaad Faysal Cumar Mushteeg (AHUN) oo ka Heesaya Hargeysa

Пікірлер: 77
@haibesuleiman7403
@haibesuleiman7403 7 жыл бұрын
xabeebtii Dahabiga ahayd faysal cumar mushteek alle yaa raxma raaximiin
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
Halyey qaran buu ahaa udhub dexaatka fanka soomaaliyeed mashalah!!!! Alahayow unaxariiso Feisal cumar mushteeg.... Wanjeclahay heestaan inan casho walbo dageysto
@fataxaale
@fataxaale 5 жыл бұрын
Woooow woow xabeeb dabiiciya watanaa faysal omar mushteeg maxaa fanan qiimoleh dalkan soomaray allah yaa raxmah
@mukhtarabdi5304
@mukhtarabdi5304 6 жыл бұрын
Midab aan caddaan iyo Cawlaan ahaynoo Daymada cajabiyoo Lagu caajisayn iyo Waxaad tahay masciideed Wali waa carruuroo Waa laan curdinahoo Waxa loo carbaniyaa Sida faras colaad iyo Dakano cugtamayee,
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto aabihii fanka Feisal cumar mushteeg Rest in peace
@khaalidcigale8582
@khaalidcigale8582 6 жыл бұрын
Waa Erayadii aabihii Labaad ee Waxbarshada Soomaaliyeed Yuusuf Xaaji Aadan Qabile
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Жыл бұрын
Oh really …. Huusuf x aadan How we would let somali land in ay go ‘ do those of us Oo aaminsan kuna dhimnaya midnimda dadka somaliyed ee colaado ragaadisay …
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 2 жыл бұрын
Dunidan raggii qiimaha lahaa wuu ka aakhiraystay .AHUN Faysal inagana khaatumada ha inoo hagaajiyo.
@hindamawliidcumar1372
@hindamawliidcumar1372 Ай бұрын
Oof calleek alle ha u naxariisto faysal
@mukhtarabdi5304
@mukhtarabdi5304 6 жыл бұрын
Rabii ha u naxariisto faysal mushteeg, asxaabta yaa igu caawin kara heestan magaceeda rasmiga ah.
@cabdibaashe4841
@cabdibaashe4841 6 жыл бұрын
mas-ciideed baa la yidhaahdaa heestan
@mukhtarabdi5304
@mukhtarabdi5304 6 жыл бұрын
cabdi baashe mahadsanid walaal
@aliahmedegal555
@aliahmedegal555 3 жыл бұрын
Faysal omer mushteeg alle haku naxariisto luqanta cabadhka leh iyo cudu dehediyo kubabka is celiyee axya qarmi
@mustaphaali4599
@mustaphaali4599 7 жыл бұрын
Ilaaahay ha unaxariisto mushteeg sunayaal carceeree cirifka isla gaadh iyo indho cawl lamoodoo caashaqa abuuraa igu beeray cuduroo wali waaa caruuruu waa laaan curdina ooo Axsan heees
@sidiiqmuxumed-jiir7281
@sidiiqmuxumed-jiir7281 7 жыл бұрын
mid ka mida baalashii fanka somiyed ku duuli jiray Faysal cumar mushtek iyo qaraamkii allow kuu naxariiso
@muhyadinomer6942
@muhyadinomer6942 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janooyinkiisana haku casuumo
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Horta Dararmle iyo Faysal laba heesood ayay iska daba qaadeen , ma faysalbaa heesaha dararamle iska jeclaa waayo heestan iyo ta kale tidhaahda " ha i goyne ha i gabine ha i goyne anba kuma guhaadsheene ", taasna wuu kasoo dabo qaaday . Alle labadoodaba naxariis iyo janno haka waraabiyo, Amiin.
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Laba nin oo saaxiibo isku dheer bay ahaayeen lkn labbadaa heesoodba faysal baa hor qaaday. Midna waxa u dhiibay midna waxa u dhiibay Qabille.
@abdifatahomar26
@abdifatahomar26 4 жыл бұрын
Faysal iyo dararamle laba nin oo aad u saaxiibay ahaayen marna habro wadaaga, faysalna mar waraysi laga qaadayay wuxuu idhi aniga iyo dararamle waxba maanu kala lahayn waanan wada leenahay.
@cabdiraximmaxamed3716
@cabdiraximmaxamed3716 2 жыл бұрын
Habar wadaag beey ahaayen
@mubaarigcolaadofficial4739
@mubaarigcolaadofficial4739 4 жыл бұрын
alla ha u naxariisto faysal cumar mushtek iyo ahmed mooge liipaan labaduba way qaadaan heestan alow godka u nuur
@cabdallahassanbulaale5948
@cabdallahassanbulaale5948 5 жыл бұрын
Midaban cadaaniyo cawlaan laheynoo 2× Deymadaa cajabiyo Lagu cajiseyno Waxaa Tahay mascideed 2× Wali waa Caruuroo Walan curdin ahoo 2× Waxa loo carbinyaa Sida faras coladeydiyo Dakane u curtamiyo 2× Cabaruudka naasaha Carada madowkiyo 2× Luqunta Canbaadhka lahe Iyo cududaheediyo Kubabka is celiyoo 2× Wali waa Caruuroo Walan curdin ahoo 2× Waxa loo carbinyaa Sida faras coladeydiyo Dakane u curtamiyo 2× Sunayaha Carcaree Cidhifka isla gaadhiyo 2× Indho cawl la modoo Cashaqa Abuuraa Igu beeray cudurkee 2× Wali waa Caruuroo Walan curdin ahoo 2× Waxa loo carbinyaa Sida faras coladeydiyo Dakane u curtamiyo
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 Жыл бұрын
Axyaa fanaan mushteeg Illahay naxariistii janatu fardowsa ha ka waraabiyo
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Faysal waa ninka sameeyay laxanka ugu macan laxamada fanka somaliyeed subcic Allaha u naxariisto udub dhexaad buu ahaa dhanka fanka
@ShaaficiCismaan-f4g
@ShaaficiCismaan-f4g Ай бұрын
Faysa cumar mushteeg
@user-wq7rp3sv6r
@user-wq7rp3sv6r 9 ай бұрын
Amazing voice faisal omar moshteg
@aealol4684
@aealol4684 3 жыл бұрын
Alla ya raxma Faysal Daraaramle Dhamaan intii Nin qaliyee Geriyodba
@abdimahadyusuffarax2883
@abdimahadyusuffarax2883 7 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto faysal cumar mushteeg
@khalidawga4985
@khalidawga4985 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto busi iyo faysalba
@nadiiramaxamad5237
@nadiiramaxamad5237 2 жыл бұрын
Alayaa raxma raa ximiim😓🤲🤲
@faisalmohanmuuse3211
@faisalmohanmuuse3211 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto faisal cumar mushteeek hargesiawi
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 2 жыл бұрын
Xabeeb cajiib ah ayuu lahaa marxuumku allaha u naxariisto
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
the voice.
@khadarshiine6438
@khadarshiine6438 6 жыл бұрын
allow unaxariiso faysal fanaan la hubo ayuu ahaa
@inamawliid2724
@inamawliid2724 4 жыл бұрын
Allah yaa arxama raaximin
@hawohindajama8720
@hawohindajama8720 Жыл бұрын
He was amazing the best voice that I ever heard.
@riyokuqosle9384
@riyokuqosle9384 7 жыл бұрын
wooow alle naxariisti janooyinkisa ha kugu deeqo
@ahmedabdullahi4173
@ahmedabdullahi4173 Ай бұрын
Cajiiiiiiib
@okawrabRemo
@okawrabRemo 6 ай бұрын
Al-ustaad faysal cumar mushteeg❤
@ducaysaneismael9856
@ducaysaneismael9856 6 жыл бұрын
Ahun faysal cumar mushteek Alla yarxamak
@Hassanali-yp8ml
@Hassanali-yp8ml 2 жыл бұрын
Wll uduceeya maytidaa Xayaa fanaan
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Жыл бұрын
Axya ya legend
@saaidkhalif4416
@saaidkhalif4416 Жыл бұрын
Legendary Mushteeg ❤
@hamsetaani5338
@hamsetaani5338 9 ай бұрын
Faysal Cumar Mushteg Alle Ha U Naxriisto Fanan La Mida Ma Dhagaysan, Cod Cajiiba Oo Xabeeb Leh.
@lari-qd3mc
@lari-qd3mc 7 жыл бұрын
woooooow omar musteeg
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
love song to my bones.
@ayanlefarahibrahim3385
@ayanlefarahibrahim3385 Жыл бұрын
Faysal cumar mushteeg❤AHUN
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
the legend.
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 7 жыл бұрын
Alle yarxamah
@mrdirie2765
@mrdirie2765 8 жыл бұрын
ilaahow u naxariso Aaamin
@sahraali3231
@sahraali3231 7 жыл бұрын
mr dirie w
@lari-qd3mc
@lari-qd3mc 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkk wah waaaaah
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
Allhyaraxma.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Alle yrxm legwndry
@faisalmohanmuuse3211
@faisalmohanmuuse3211 6 жыл бұрын
Axlaa soood wllhi xabebta
@mohamedmamemohamedmame5781
@mohamedmamemohamedmame5781 6 жыл бұрын
alaa yaa raxma faysal
@mohamedmamemohamedmame5781
@mohamedmamemohamedmame5781 6 жыл бұрын
alaayaaraxma mushteeg
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
ERAYADII.CABDI AADAN XAYD QAYS ALLE CIMRIGA HA U DHEEREEYE🎻🥁❤
@abdifatahomar26
@abdifatahomar26 4 жыл бұрын
Hhhh adeer ereyada yuusuf xaaji aadan ayaa le, ee midhaa inaga hubi.
@mahadomar7099
@mahadomar7099 3 жыл бұрын
Labadiinuba waa qaldantihiine ereyada cali sugulle dun carbeed ayaa leh ee KZfaq ka baadha
@abdinourtall8470
@abdinourtall8470 8 жыл бұрын
Daymada Cajabiyoo Lagu Caajisayn iyo Waxa Tahay Mas Ciideed......
@qaniamohamedabdilahi8048
@qaniamohamedabdilahi8048 7 жыл бұрын
luqunta cabaadhka leh iyo cududaheediyo curcurka isceliyo
@sahraali3231
@sahraali3231 7 жыл бұрын
Qania Mohamed Abdilahi
@sahraali3231
@sahraali3231 7 жыл бұрын
Qania Mohamed Abdilahi
@sahraali3231
@sahraali3231 7 жыл бұрын
Abdinour Hussein Ahmed
@abdinourtall8470
@abdinourtall8470 11 ай бұрын
hhhhhh@@sahraali3231
@ahmedomar1355
@ahmedomar1355 2 жыл бұрын
Kabanka ninka tumayaa la iska rabaa?
@mohamedmamemohamedmame5781
@mohamedmamemohamedmame5781 6 жыл бұрын
alaayaaraxma
@malmahaaduun6469
@malmahaaduun6469 5 жыл бұрын
Gabdhaha sas lofaniyay. Madhagaystan. Miyaa. Hesta. Hal. Gabar comments baxe ma arkee
@kakasvimm2563
@kakasvimm2563 6 жыл бұрын
allow kuu naxariiso fanaan qiiimo leh
@mohamedmamemohamedmame5781
@mohamedmamemohamedmame5781 6 жыл бұрын
waxaloocarbinayaa sidafaras colaadiyo dadkanoo cugtamayee
@zaammusse2900
@zaammusse2900 7 жыл бұрын
Geedka uu kadhinac heesayo waa GARANWAA ama GEEDYAHUUDEED wax uu intifaacleeyahayna maleh. Dhulkiina kufaafay dadkuna dabargooynwaayye.
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 6 жыл бұрын
Zaam Musse heees ka dhageyso is ka tag mesha geda lagu dabar jari mayee
@abdirizakadan897
@abdirizakadan897 4 жыл бұрын
Heesta unbaan macaankeeda maqalnaa walaal Garan waa miyaan aragnaaba qalnigaa xabxab na noqdaye
@haibesuleiman7403
@haibesuleiman7403 7 жыл бұрын
xabeebtii Dahabiga ahayd faysal cumar mushteek alle yaa raxma raaximiin
@mohamedmamemohamedmame5781
@mohamedmamemohamedmame5781 6 жыл бұрын
waxaloocarbinayaa sidafaras colaadiyo dadkanoo cugtamayee
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
al fanan Faysal Cumar Mushteeg Wareysigiisii Ugu Dambeeyey ee laga qaadey
42:28
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 6 МЛН
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 96 М.
Waraysi xiise leh | Faysal Cumar Mushteek AHUN |
12:11
Dhacdo Jire
Рет қаралды 17 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 398 М.
JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)
10:49
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 201 М.
Macaan iyo Qadhaadh | Cumar Dhuule | Qaasim | Boodhari | Lyrics
9:52
BASHIIR CALI XUSEEN MARYANEEY HEES#HEESO  MUDO BADAN AYAN WADAY
8:17
Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg
12:21
Hirad Channel
Рет қаралды 469 М.
Faysal Cumar Mushteeg Heesta | Subcis | Astaan Music 2020
12:18
Astaan Music
Рет қаралды 33 М.
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН