Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg

  Рет қаралды 462,017

Hirad Channel

Hirad Channel

8 жыл бұрын

Heesaha Faysal Cumar Mushteeg, Heestii Lacageey, Legend Alfanaan Faysal Cumar Mushteeg Hees Aad U Macaan.

Пікірлер: 309
@abdallacusmaan593
@abdallacusmaan593 2 жыл бұрын
Heestaan dhadhankeeda iyo xanuunkeeda waxaa fahmi karo nin shiid ah oo gabadhuu jeclaay ka xoogay nin lacag leh weliba iyadoo gabadha shiidnimada kugu rabto balse waalidkeeda lacagta lagu indha-sarcaadiyay lana qasbay gabadhii. Dareen xanuun badan 😭😭.
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 жыл бұрын
Tasa Xaqiiiqa Niin Duruuf Ay Hayso Ayuunba Dareemi Kara 🙏
@kohimakahil3135
@kohimakahil3135 3 ай бұрын
Iska hor imaadku wuxuu ka imanayaa sidaad midhah u fahantid. Mush kiladu waxay tahay heesta micnaheeda ma aha mid wado toos ah ku socota. Aas aaska midhaha ayaa sidaa ah. U tarjumo si day kula tahay. Ha ka dhex bilaabin. Waa sirta ay qabaan Abwaan niintu. Taas baan ku necbahay abwaaniinta Somaliyeed. Waa in aad ulahadishid qofkaaga si u kuu fahmo. Dhamaan Somali musicians waan yasaa Hoyadood wasooyin weeyi. way ka faa iidaysanayeen garasho la aanta dadkooda. eeg imika. Anigu waxan ugu necbahay aqoon yahanada Somaliyeed. Why? They took advatage to their own end. Where are we m... fu...... To Hell I tell you. I take care of my self for sure. You do the same.
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
hargeysa hoygii xigmada weyaan cidi igu raacsan love isar Burco hoygii Qosolka iyo Riwayadaha xarabada ah masha allah somalilind dad baa ii jogga Allaha sharfo😍
@qnnatazhaaadan9473
@qnnatazhaaadan9473 6 жыл бұрын
Fatima fariido
@yusrammc8418
@yusrammc8418 5 жыл бұрын
Hoygii fanka weeye bilaash looma oran saa Hadraawi iyo gaariye hoygii lagu anqariyay weeyee feysal cumar mushteeg allow Godka kuu Nuur
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Berbera hoygii iLbaxnimada😍
@mukhtarmuhumed1547
@mukhtarmuhumed1547 4 жыл бұрын
nadhkedii dii habeenadan so ladiba waayee axyaa faysal cumaar mushtaaq 😭😭😭😭😭😭😭
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 3 жыл бұрын
Incredible voice 😍 Faysal Cumar allow kuu Naxariiso 🤲 From Melbourne Victoria 🇦🇺 “Lacageey, ragga kala labbeeyaay, Haween lahashadoodaay, Liitaha gargaaraay, Laqan hoos u celiyaay, Taan annigu ku loofaray, Een hore u lumiyaay!”
@aliyareahmed4137
@aliyareahmed4137 2 жыл бұрын
O
@Ahmedcabdulahi
@Ahmedcabdulahi 9 ай бұрын
Lacageeg raga kala labeeyaay liitaa gar gararay wlhy halkeedu dhigay dadkii hore xigmad way dhameeyen ❤
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Waa Fanaanka keliya ee Lacagta ka heesay dhibaatada ay leedahay iLaa wakhtigan 2019 Lama hayo wakhtigaas ayaad Lacagta ka heestay dhibaatada na haysata maanta ayuu wakhtigaas ka hadlay 😭😭😭😭😭😭😭😭
@jugtaculus6175
@jugtaculus6175 4 жыл бұрын
Waxa kale oo ka heesay lacagta abwaan Sugaal Cabdulle, heestii "labadii walaalo ah kii lacag leh baa weyn"
@xasancabdule2850
@xasancabdule2850 4 жыл бұрын
@@jugtaculus6175 sax weye bro
@alijamac3738
@alijamac3738 4 жыл бұрын
Haa wlhi waa dhibaatada dhalin yarada somaliyeed haysato😭🇸🇴❤️
@twakkiemohammed6525
@twakkiemohammed6525 3 жыл бұрын
@@jugtaculus6175 xx
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 3 жыл бұрын
@@jugtaculus6175 waa fanaankii koowaad ee ka heesay wllo fanaan kale majirin wakhtigaas ka heesay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Allahoow U Naxiiso Faysal cumar Iyo Dadku Laascaanood
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
1997 ,Hargeisa , ku daawaday ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@zersulub321
@zersulub321 2 жыл бұрын
Lacag Waxa Dareemaya Ninka xabad Beensala Wuxu siisto waayey😥23/5/2022
@yacnick
@yacnick Жыл бұрын
So sad. 😅
@aarkamanta2561
@aarkamanta2561 6 жыл бұрын
Heesta inta ku mirqaamaysa like
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
lacageey haween lahaashaoodaay dhulkuu nala galay alow kuu naxariiso aamiin
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 жыл бұрын
Lacagtu waa wax magarato ninbay bishaa ninbay bi'isaa. Waxaan ku dhagaysanayaa Kampala Uganda 1da Lulyo 2021 12:54am. Waqtigaan milicso markaad aqriso commentigayga. Waad salaamanthy. Ustaadka Allaha unaxariisto.
@abdifatahibrahim3914
@abdifatahibrahim3914 3 жыл бұрын
Ustaad Faysal Cumar Mushteek heestan wu ku farayareystay, lacagtu way mudantahay in laga heeso sidaan ogahay na wa fanaanka keliya ee lacag ka heesay, waa habeen khamiis soo galeyso 2:15 am, Kampala, Uganda.
@mohamedhirsi2929
@mohamedhirsi2929 5 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanaya 2019
@khaledjey8472
@khaledjey8472 3 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanaya 2021😭
@jamalnomad2025
@jamalnomad2025 5 жыл бұрын
“Intaan anigu loofaray ee aan hore ulimiyaay” Me, in the summer of 1976, Frankfurt, Germany..now I’m broke as hell😔
@sagalahmed2024
@sagalahmed2024 3 жыл бұрын
Sorry😥
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
Are the 1976 children still a live ? Sidoo kale ma 1976 baad yurub joogtay.
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Fanaan cod macaan
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
ana ma dhalan xiligaas wlhi 2015 ayaan tagay frankfort of caleek camow cimri dheer insha Allah Alle haku siiyo.From munchen germany
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Malaha jarmalk.waadku raaaxaystay in badan heestaan waxa ay ka mid thy heesaha aan ku bashaalay aynka mid thy
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
xigmad iyo dhaxal sharafleh waxa lagga dhaxlaa isaaq reer somalind gobgob dhashay allaha u naxariisto kuli Abwan iyo fanan inta dhimatay
@maryamasaleban2649
@maryamasaleban2649 5 жыл бұрын
Ax iyo way Heestan kama daallo lacageeeeeeeeeeeey 6/2/2019/Habeen khamiisa hoyga fanka hargeisa.
@abdilahiabdi7911
@abdilahiabdi7911 5 жыл бұрын
B
@shafiabdi7466
@shafiabdi7466 5 жыл бұрын
Ah so nice song always listening very good memories of Faysal Cumar Mushteeg
@mohamedaamir3879
@mohamedaamir3879 7 жыл бұрын
alle ha u naxariisto ustaad fanaan faysal cumar mushteeq kkkk markaad shiid noqoto ama adoo lacagaysnaa ay xisaabtu isu kaa qaban waydo ku tuuro heestan mid cidlaana fadhiso cirkana kor u eeeg kuna cel celi ..lacageeey lacageey xanuun badan waad dareemi
@mrsomalijacayltv3656
@mrsomalijacayltv3656 6 жыл бұрын
😅😅😅😅
@ibraahimxasan9914
@ibraahimxasan9914 4 жыл бұрын
Wlhi hadal nin weyn pro qlH kkkkkkkk
@Ali_Moh2023
@Ali_Moh2023 3 жыл бұрын
Caawa sidaasi i Haystaa Bro 😨
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Adeer faysal omar mushteeg runtii weyaan lacag waa cajiib
@faisalabdiwarsame9297
@faisalabdiwarsame9297 7 жыл бұрын
lacagey lacagey raga kala labeeyaay haween lahashadoodaay liitaha gar gaaray ladane hoos u celiyaay intaan anigu loofaray ee horay u lumiyaay larkeedii habeenadan habloow ladiba waayey. lacagey lacagey lalab iyo dhibaatooy lisaanka iyo doodaay hadana lagama maarmaan liibaanta joogtaay inta anigu loofaray ee horay u lumiyaay larkeedii habeenadan hablow ladiba waayey.
@faisalabdiwarsame9297
@faisalabdiwarsame9297 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Alfanaan Faysal cumar mushteeg dhabtii burburkii umada ku dhacay ayaa saameeyey waxuuna dar xumo iyo daruuf ku dhamaystay nolashiisii isagoo waliba dhex jooga magaaladuu ku dhashay ee Hargeysa waqtigu waxuu ku simay inuu soo gaaro bulsho aan garanaynin qiimihiisa waqtigii uu firfircoonaana uu dhaafay. kaligii maahan magaalo kasta sidaas ayey ugu dayacan yihiin fanaaniintii hore
@gulaidhassan6015
@gulaidhassan6015 5 жыл бұрын
Class: ES15B adeer beenta jooji, ehel, asxaab iyo umadiisii ayuu ku dhabtooda ku geeriyooday. Tiisii baa ilaahay ka dhigay
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
faysal cumar mushteeg cidka lacag badnayd may jirin kiiyo ka shekaynaya aya jirta tijaar weyn ayu aha
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
Laqan hoos u celiyaay not ladane
@hassanahmedjama321
@hassanahmedjama321 6 жыл бұрын
Heestan waxaan dhegaystaa Markaa shiido Ee aan Bilaa lacagta ahay iyo Markaa Aakhiru shaharka ku jiro Axyaa Fanaan Rabbi ha kuu naxariisto
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Sax isku mid nahay illahay lacag ka magangalay iyo naag laa aan xaanun
@buuhoodleshacani224
@buuhoodleshacani224 10 ай бұрын
Nio hadaad fahmayso heesta qof sidaada baacbaaca sidaada ookale looma qaadin ee waxaa loo qaaday qof aan xitaa hal shilin meel ku ogayn sidaydo ookale lkn waxaan saas uleeyahay adigu waxaadba filanaysaa wax bisha kuu soo dhacaya aniguna wllhi pilaahi talaahi Alle Alle ayaa ii maqan waxaas oodhan kuma xisaab tamayo aan ka ahayn alx xamdu lilaah lkn sxb qlli hadaan hadalka kugu gubay iga raali ahow dhankaas dhan dheh asxaabtana waxaan leeyahay hadaad qoraalkayga aragto OO aad istidhaahdo kawarayso qisooyinka soo maray kawarayso fadlan nambarsaka igala soo xiriira lkn ku darsado OO wllhi pilaahi tolaahi wax lacaga idinkama rabo sxbayaal wiilal iyo gabdhapa
@younggunner4500
@younggunner4500 4 жыл бұрын
Heestan matkastooy igu qiiqsantahay ayaan dhagaystaa ilaahay ha u naxariisto feysal cunar mushteeg
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Waan qosley miyaan is uur ogeeyn kula mid
@anepsamantar2744
@anepsamantar2744 3 жыл бұрын
ILAHAY haku Naxaristo adoro la tua voce❤❤❤
@amiinsacad5168
@amiinsacad5168 4 жыл бұрын
Lacageey lacageey Lalabiyo dhibaatooy Hubka laysku laayaay Lisaanka iyo dooodaay Sharaftida lageedaay Liitaha gargaaraay Ladane hoos u celiyaay Haween lahashadooday Hadanah lagama maarmaay Libaanta joogtaaay Axya fanaan 2019 27 September 12 am abraas
@musecabdilahi5903
@musecabdilahi5903 3 жыл бұрын
Amiin sacad salaan sareey yaa maacaliin
@igoralilovic6015
@igoralilovic6015 8 жыл бұрын
Aaaah ilahaw u naxariiso faysal cumar mushteeg qurbaawi wayn buu ahaa
@OMAARKA
@OMAARKA 2 жыл бұрын
1/2 2022 time 11:33 maktabada akhriska ee jaamacada togdheer sanadkii udanbeeyay ee jaamacada ayaan afmeerayaa rabbiyow nabad noogusoo dhamee
@abdisalaanfiridho2915
@abdisalaanfiridho2915 4 жыл бұрын
sabdi 30/4/2020 dhuusamareeb runtii 2003 ayaan dhageysan jirey anooyar allaha u naxariisto
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 3 ай бұрын
Allah unaxaristo fayçal omar
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Ай бұрын
lacagey Raga kala labeeyaay haween lahashadooday cajiiib! 😌
@hayiryare8136
@hayiryare8136 Жыл бұрын
Heeestan wahan dhagaysanaya anooo shiiid ah walipa fadhiya. Guriga ooo aan la ahay wah aaan ku soo shaaho ayaan isku madadaalinaya walipa anoo kaligay ah macan gooniya ayay iii leedhay modaya in fananku i ogaaa a.u.n
@adanmohamed4793
@adanmohamed4793 6 ай бұрын
Eebe wax kheyr qaba ha na siiyo
@apdirahmanmousa7417
@apdirahmanmousa7417 3 жыл бұрын
25/10/2020 boorama somalia Lacageey rag kala labeeyay 😓👊🏾
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Habaryartay ayaan waagii aan yaraa aad u ga maqli jiray heestan. Lacageeey!
@ahmednurali612
@ahmednurali612 7 жыл бұрын
lacageey liitaa gargaaraay Ladan hoos celidaay raga kala labeeyaay haween lahashadoodaay lacageey $$$
@yoodleali1366
@yoodleali1366 4 жыл бұрын
Waayo waayo long time Ayaa heeskan iigu danbaysay Like saar fadlan hadii aad daawanayso5:18.8.1.2020 Xasuusqaliya
@khalidmahad7796
@khalidmahad7796 4 жыл бұрын
Waxan dawanayaaa 28 .1.2020 2:56 Habeenimo anoo shaqo ku jira
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 6 ай бұрын
Allow U Naxiiso Faysal Cumar Mushteeg
@macaaneyare1378
@macaaneyare1378 7 жыл бұрын
lacageey taan anigu loofaray ee hore ulumiyaan allow kuu naxariiso cabqari ayuu faysal cumar mushteg
@cabdiraxmaancaadleef2469
@cabdiraxmaancaadleef2469 4 жыл бұрын
Saaxiibayaal ha khaldina heesta waa liitaa gargaaraay laqan.hoos u celiyaay
@abdishakuurhassanshako567
@abdishakuurhassanshako567 5 жыл бұрын
Inta markay busaarad sato dhagaysatad laki ii saara
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 8 ай бұрын
the voice.........
@mohamedawcali3202
@mohamedawcali3202 4 жыл бұрын
Numberka lacagta just listen 3×5days madiba aad xalad lacageed darento waa quick meditation ilahay ha I maxaristo faysal cumar
@mahamudyahye5596
@mahamudyahye5596 7 жыл бұрын
lacag waa tan dunida kala reebtay waa sax haween lahashadooda liitaha gargaarta ladanka hoos ucelisa yasalaaam alfanaaan faysal cumar mushteeg
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 4 жыл бұрын
Ladan ma aha halkaasi sxb waaa "Laqan" waxaana la dhahaa laqan ninka fariidka ah mahadsanid
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 Жыл бұрын
Lacagey😢 marqan team waxan mrkay arkan xasuuso waa wayn ayay galan 9/06/2023 22:10 habenimo Ani iyo labadeyda sxb abdihafid yare iyo maxamed dj Gobta wa south sudan 🇸🇸 wabiga nile afkisa hore fadhina habeen xasus mudan😢
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 Жыл бұрын
Marqaan wacan zxb
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
dadka kala labeeyaay liitaha gargaaraay lacageey lugooyaay alaw unaxariiso faysal cumer mushteeg
@Ali_Moh2023
@Ali_Moh2023 3 жыл бұрын
Lacageeyyyy Lacageyyy 20/11/2020 Jimce 11:53 Hargeisa Somaliland ❤
@ahmedaska6058
@ahmedaska6058 7 жыл бұрын
lacagey raga kalalabeeyaay haween la hashadoodaay liitaha gargaaraay........ intaan ani ku loofarayeen horey u lumiyaay ladhkeedii habeenadan kaba ladi waayay..... allow u naxariisofaysal cumar mushteeg...........
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 Жыл бұрын
Wax kasta oo kale Waan ilaawi karaa balse mar na ma illaawi karo jacayl kaygii lacag la’aanta u buburay.
@mohamedindho1382
@mohamedindho1382 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariis fanaankii qaaliga intaan anigu loofaray een hore ulumiyay ceesh caala erayo
@ibrahimduran1829
@ibrahimduran1829 5 жыл бұрын
Kabankii M Mooge. erayadii iyo luuqdii Mushteek
@maryanomar4416
@maryanomar4416 4 жыл бұрын
Xudeydi stupid
@maryanomar4416
@maryanomar4416 4 жыл бұрын
Xudeydi
@cabdixakiimxasancali2764
@cabdixakiimxasancali2764 4 жыл бұрын
@@maryanomar4416 waa runtaa wll waa xudaydi meeshuna waa sucuudiga waxyaabaha kale dhawaqyada kala sameynayaana waa afkiisa iyo gacmihiisa
@saxardiidvoip6729
@saxardiidvoip6729 4 жыл бұрын
Anigu waxaan sii dhagaysataa heesta labaad ee SUBCIS Dawey ii ahayd aan doonaayey Gugsibey ii ahayd idayrinaayee Naftayday daranyada u diidi jirtaye Aniga doqonoo nin kale ku daraye Dabayshu mayga dhaaftay dacalada Daalayoo dalnbaabi baan ahaye
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 5 жыл бұрын
Thanks , with the compliments of the Rashid Hirad, I like to listen the Faysal and Xudeydi combination which touches me most, I never wish ti have something else. Ahmed Ismail (Xudeydi) king of Aud is the key figure who saved the somali music from the lost of our fun by the revolutionist military music rhythm and is like the Jemmy Hendricks of the Somali Music, God bless You
@rashidhassan572
@rashidhassan572 4 жыл бұрын
The name of Hudeida is Mahamoud Ismail
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 8 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto feysal cumar mushtag
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Shacabka Soomaaleedoow U Duceeya Faysal Cumar
@saidhersi1516
@saidhersi1516 5 жыл бұрын
Ax ax ax ala how naxariisto. Faysal. Cumar mushteeg axsan. Fanaan buu ahaa lacageey.
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso axyaa fanaan cumar mushteek abti godka Alle haku nuuro
@herrali6816
@herrali6816 5 жыл бұрын
waalhi been maah lagtu waa dadka kala labeeya lkn nasiib xumo ninka ragaa maba helo ayaan daro weeye 2019
@jimcaaleboos2517
@jimcaaleboos2517 3 жыл бұрын
Ahey ah. Allah ha unaxariiisto. Faysal omar waqti xaaadirkan lama hayo wax udhigma fanaaaankaas ooo xaga lacagta ka hadlay. 2021 june. 30 at burco. Somalilan.
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 жыл бұрын
Lacageey Raga Kala Labeeyay Xaqiiq
@younggunner4500
@younggunner4500 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto feysal cumar mushteeg
@maxamedqaasaali5095
@maxamedqaasaali5095 2 жыл бұрын
Faysal cumar mushteeg ilaahey haw.naxariisto abwaan fanaan macalin aqoon yahan intaba wuu koobsadey laakiin nasiib daro wuxuu ka dhashey soomaali aan qiimihiisa garaneyn waxaan ilaawi waayey wakhtiyadii danbe xaaladuu ku noolaa oo aheyd mid aad loo naxo
@samatermaxamed6636
@samatermaxamed6636 4 жыл бұрын
Lacagey raga hoos uceliyaay lacageey faysal allow kuu naxariso aaamin aaamin aaamin
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Taarikhdu waa 17/ 12 / 2019 saacadu waa 2:00 meeshu waa berbera siiba batalaale ilahay ha unaxariisto wixii dhintay ee umada islaamka
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
wlhi waa run hubka laysku layo way tahay lacag
@raphaelben5015
@raphaelben5015 5 жыл бұрын
Malin wanagsn😄💝🏠🌉🗼
@galayrhalac6374
@galayrhalac6374 5 жыл бұрын
Maalmahan shiid baan ahay lacagna ma haysto heestan ayaan iska dhagaystaa
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Alle how Naxaristo
@mahamuddahir9220
@mahamuddahir9220 7 жыл бұрын
allaha uu naxaristo qabriga Allah uu wasiciyo
@zuldaanmaxamed6734
@zuldaanmaxamed6734 2 жыл бұрын
Axyaa hees weeye
@hamdaali2843
@hamdaali2843 6 жыл бұрын
lacageey 💵💵💵 walee dadka waad kala reebtay
@raphaelben5015
@raphaelben5015 5 жыл бұрын
Sub
@raphaelben5015
@raphaelben5015 5 жыл бұрын
Somalia wauw
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
@@raphaelben5015 fuck somalia nala djaaf waxanaad nagula wareegayso xanuunyow ninkani waa somalilander maaha qadaad weyne
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Doqon way arag ah
@abdilkarimjam2877
@abdilkarimjam2877 4 жыл бұрын
Lacagta dadkii way kale reebtay
@shaafimuuse8870
@shaafimuuse8870 Жыл бұрын
Faysal Cumar Mushteek Allow u Naxariiso Fanaaniitan wakhtigan jogah yagunba is Amaana Car Waa kaase Mid Lacag ka Heesa ha La Hello Lacaageey Lacaageey raga kala labeeyaay Liitaai gargaaray Laqane hoos u celiyaay 2023 Hargaysa waliba anoo sii seexanaya
@fatxicqaadir7588
@fatxicqaadir7588 4 жыл бұрын
Lacageey 6/8/2020 liitaha gar gaaray raga kala labeeyay
@msbuundo
@msbuundo 7 жыл бұрын
lacageey lalab iyo dhibaatooy liisaanka iyo doodaay hadana lagama maarmay liibaanta joogtay...... allow kuu naxariiso abwaan qaaliya ayuu ahaa Mushteek
@herrali6816
@herrali6816 6 жыл бұрын
ilahay janada hakaa waraabiyo macilin faysal cumar mushteeq 2018
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Garaad Jaamac haduu Yiddish Galaa Dagaalka Iyo Guulwacan Shacabka Ssc Waxaan Ku Dari Lahaa Gala Mijaada
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 9 ай бұрын
Heestan iyo kuwa lamidka ah waa dhaxal qaali ah.
@aadanguray7204
@aadanguray7204 5 жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto faysal iyo dhamaan intii muslimiin ahba
@mahamedbazhe1689
@mahamedbazhe1689 4 жыл бұрын
24/10/2019 Friday 9:58pm Wlhi Waa haben xasuus gara igu leh ( F )
@user-tj5pt4rn1c
@user-tj5pt4rn1c 11 ай бұрын
Ala hawnaxariisto fanaankii fanaaniinta faysal cumar
@nevertolate288
@nevertolate288 8 жыл бұрын
Allah ku naxariisto nin culus
@ibrahimosmanq905
@ibrahimosmanq905 7 жыл бұрын
hi
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 2 жыл бұрын
Naa ina adeer lacageey😍✌
@hormoodkasoomalida9210
@hormoodkasoomalida9210 4 жыл бұрын
Faysal cumar mushteed xasan gini gaariye intuba waa makaahiil waana madaxda sacad muuse 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@daadproduction6574
@daadproduction6574 2 жыл бұрын
Xaaji gujis ku dar abti
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 2 жыл бұрын
Gujis, gaariye, ganey, mushteeg intuba waa makaahil.
@ahmednurali612
@ahmednurali612 7 жыл бұрын
lacageey hubka leeysku laayaay
@fatuuxmustafehassanhassan3540
@fatuuxmustafehassanhassan3540 6 жыл бұрын
Waxaan ku xasuusta walashay baa dhagaysan jirtay faysal xabeeb axyaa fanan
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
Gabar fiicana kula dhalatay igu salaan nin kugu dooqa kusoo salamay dheh
@hoodoqasaali6952
@hoodoqasaali6952 7 жыл бұрын
lacageey lalab iyo dhibaatooy hubka laysku laayaay liisaanka iyo doodaay hadana lagama maarmay liibaanta joogtay...... allow kuu naxariiso abwaan qaaliya ayuu ahaa Faysal cumar mushteeg
@mubariklander3096
@mubariklander3096 6 жыл бұрын
hoodo qasaali What a beautiful text Allah Yacizak
@raagemaxamuud6265
@raagemaxamuud6265 5 жыл бұрын
Waa runtii
@raagemaxamuud6265
@raagemaxamuud6265 5 жыл бұрын
@@mubariklander3096 aniga
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Maxaa ka heesta Lacagta ka qaadaysaa kuwa naga doonayaa waa idinkee😭😭😭
@Yahye_ahmed766
@Yahye_ahmed766 5 жыл бұрын
Erayga "lalab" & erayga kale "liisaan" abwaan kii lahaa heesta maxuu kala jeeday yaase micnahooda haya?
@saidhajinour2271
@saidhajinour2271 7 жыл бұрын
ALLAH HA KUU NAXARIISTO, QOODH BUU AHAA
@mursaladan9239
@mursaladan9239 3 жыл бұрын
Faysal cumar waa fanaan iyo musishan hadana muu tumi jirin faysal cumar mushteeg wuxu ka mid yahay dadka fanka iskuulka ugalay soomaliba waa isaga iyo 2nin oo kale isagu waxa uu ka dhigtay masar qaahira
@zulthanibnukeyze4518
@zulthanibnukeyze4518 4 жыл бұрын
Alle naxaristi janno haka warabiyo Wxa erayada iska lahaa abwaan cali sugule duncarbed alle labadodaba qabriga haw nuriyo yaaaa rahman
@runsheeg
@runsheeg 4 жыл бұрын
alla raxma raaximiiin. alfanan faysal cumar mushteeg. waqti ayaa. soomaray. uu. aad. uladnaaa. dadkana. uu kaga farxin jiray calashaan. uu aad faxal u ahaa. dabadeed. wax la.aan ayaa. heshay. markaasu. heestan qaaday. siday lacagtu marba darajo kuusiinayso ((taan anigu ku loofaray een hore ulumiyaay. ladhkeedi. habeenadan kaba ladiba waayey
@abwaan6607
@abwaan6607 Жыл бұрын
Somalida xigmadeeduba waxa ay Ku iirtaa suugaanta. Waad dhagaysan kartaa heesta laakiin in aad fahantaa Waqti bay u bahan ahay
@akonlineb
@akonlineb 5 жыл бұрын
Ustaad faysal c mushtaaq AUN yaa dhageysanaya 12/2018
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 2 жыл бұрын
Lacageey lacag waxa na waalay waa ayada xaqiiqdii😢
@sharmarkecabdul6419
@sharmarkecabdul6419 4 жыл бұрын
Waa run heestan waxay ka hadleysa 2020 ayaa dhageysanayaa aduun
@Burhankey
@Burhankey 4 жыл бұрын
Lacageey caku lacageey 12/6/2019 waa maalin xasuus mudan New Jersey NJ USA
@namelos2963
@namelos2963 6 жыл бұрын
ALAYA RAXMO AXSAN FANAAAN😭😭😭😭AAAAAX WAY 😭😭 WAY😭😭😭😭
@yaabegalab1414
@yaabegalab1414 7 жыл бұрын
allaw kuu naxariiso intaan ani ku loofatay een hore lumiyay
@cartamahamed7143
@cartamahamed7143 7 жыл бұрын
allyarxam
@sacido1721
@sacido1721 5 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto aduunka waa maalmo tirsan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Muuse Biixiyo Ari Booye Wali Ma Nooshay?😊
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
liibanta joogtay hehehe ilaahow ku naxariso ya mushteek
@abdi576
@abdi576 7 жыл бұрын
woow axyaa hees faysal AHun
@qooqane65
@qooqane65 7 жыл бұрын
RIP Faysal Cumar
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 5 жыл бұрын
Waa run oo hor ayaa loo yidhi naagi shan wiil way ka taktaa balse shan dheri kama takto
@TheHaaruun1
@TheHaaruun1 5 жыл бұрын
Lacagey lacag 01.04 .19. hoyga nolosha Norway🙏🏿
Lyrics Subcis: Feysal Cumar Mushtek
12:39
Abwaan Taatiko
Рет қаралды 35 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 24 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 104 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 13 МЛН
Faysal Cumar Mushteek
6:18
Abdinour Tall
Рет қаралды 77 М.
Maxamed Yuusuf Cabdi AHUN  Qaraam (Madiix)
15:01
Goray Haldhaa
Рет қаралды 69 М.
Waraysi xiise leh | Faysal Cumar Mushteek AHUN |
12:11
Dhacdo Jire
Рет қаралды 16 М.
MAXAMED MOOGE LIIBAAN JACAYL BIRI MA GOOYSO
5:55
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 98 М.
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 152 М.
JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)
10:49
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 193 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 952 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 24 МЛН