Gabadhii la ciilay lana aflagadeyay oo heshay aabaheed 34 sano kadib markan baafin u samaynay lakiin

  Рет қаралды 23,775

Illintir

Illintir

2 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 52
@MadinoNur-yn9fz
@MadinoNur-yn9fz 2 ай бұрын
Cabdi casiis allah ka farxiyo intaa dad murugsan ka farxinedo janadaa jazo allah ka dhigo
@sadam1318
@sadam1318 25 күн бұрын
wilkaan waan daawadaa laakiin hal eray oo aan jeclahay inuusan dhihin waa erayga ah hadiyada i sii waa ceeb ayaga ha ku siiyaan ee ka sug ✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻
@safiyohadad79
@safiyohadad79 26 күн бұрын
Cabdi casiis qeer an dhaman alow kusi dadkoo dhan alow farxadooda sii alxmd
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 ай бұрын
Masha allaah masha allaah illaaow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 Ай бұрын
ALXAMDULILAAH
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 ай бұрын
MashaaALLAAH... Shaqsiyaadkii ku ciilay oo ku caayey u sheeg sikiin ha la qeen shayaadiinta xaadidiinta ah...
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
Mashallaha illahaya ha ku siyadiya faraxade Abaayo hadi ada heshaya Abaabah iyo familkaga manta waa ka baxaday cidaladi illahaya ha ku siyadiya faraxda illahaya ha isku kena inta kale maqan Abdiaz illahaya qeera ha idan siya wanaga uu Samesay umada Somalia
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Alaahu akbar
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 ай бұрын
M.a 🎉 alow farxada u siyadi yaa rabi
@AliHassan-kf1ry
@AliHassan-kf1ry 2 ай бұрын
Dadka qaarkiis waa qashin
@falisa576
@falisa576 2 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallah wa farxada Walasheena somaliyeed inan la Qaybsano madama family geedi ay Hashay hambalyo wallashey. Inta kalamaqana Allaha isku so Aruursho Amiin. AbdiAzizna Allaha Xafido aduun iyo aakhiraba fil jannah Amiin
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 2 ай бұрын
Alxamdulillaahi❤❤❤❤
@sahrakoow288
@sahrakoow288 2 ай бұрын
Manshallah walal waa u dadaashay gabadhan Allaha ku barakeyo. ❤
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 2 ай бұрын
MashaAllah ❤❤❤❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 ай бұрын
Alxamdulilaah abaayo waan kula faraxnay maanta inaad reerkaagii heshay baan ku faraxsanahay waa ilaahay mahadii
@ST4RCOOKIE
@ST4RCOOKIE Ай бұрын
Masha Allah. Tabaarka Allah 🤲🏻🤲🏻❤️❤️
@user-rz7xw6xb6v
@user-rz7xw6xb6v 2 ай бұрын
❤❤🎉Ahlaaweyn walala❤🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanyusuf4494
@hassanyusuf4494 2 ай бұрын
Maasha Allaah ku soo dhawoow dalkaaga
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Masha Allah
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 2 ай бұрын
maashaaallaha
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t 2 ай бұрын
Manshallh wll waan kula qabnaa farxada guulayso eebe idinkiis mar walba ❤❤❤
@shacbaanahmed
@shacbaanahmed Ай бұрын
Soo dhowow inaadeertayo waxaad tahay gabadh reer sheekh-isaxaaq ah kasii Garxajis kasii ah Habaryoonis kasii ah Muuse Carre farxad iyo tolnimo kusoo dhowow ilaahay haku illowsiiyo wixii dhib kusoo marey.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
M.A ALLOOW ADAA MAHADAA LEH ❤ H YONIS MUUSE CARRE SICIID GARXAJIS SHIIQ ISAXAAQ BUNI AXMED BINU HA SHIM BINU AYUUB❤❤❤❤ HOOYADEY AH ISMAACIL CARRE MUUSE CARE WA WALLO❤❤❤❤❤ WA XANUUN ILMO AABE WAAYAY 😢😢😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Masha Allah bro ❤❤
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 2 ай бұрын
War inader waxad thy nin khayr qaba dad badan o an dadkodi aqon o ilmaynaya o oyaya dhib aged ayadka farxisa farxiye aya ku aqanaye ilahay ka farxi akhiro iyo adunkaba amin amin amin
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 ай бұрын
Alxamdulilaah hadey aabaheed heshay
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 2 ай бұрын
Masha Allah alxamdulilah❤😢
@shabcaancabdi5557
@shabcaancabdi5557 2 ай бұрын
Masha Allah masha Allah
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 ай бұрын
Maasha Allah ❤
@user-cc6im5dm3w
@user-cc6im5dm3w Ай бұрын
Asc wllo cbdcsiisoow waxaan rabaa inaad numbarkaaga
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 2 ай бұрын
Mashallah sis
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 2 ай бұрын
Mashaa allaah👏🏼👏🏼👏🏼
@alamalam-ib7iz
@alamalam-ib7iz 2 ай бұрын
MashALLAH
@hawosheik3670
@hawosheik3670 2 ай бұрын
Maashaa Allaah
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Maasha allaah ❤
@asli1087
@asli1087 2 ай бұрын
Maasha Allaah
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 2 ай бұрын
Maashaa allaah
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 2 ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤
@shacbaanahmed
@shacbaanahmed Ай бұрын
Aad baanu uga xunnahay haddaanu nahay beesha Garxajis dhibka inantayada loo gaystey, iyadana waxaan kula talin lahaa iney aabbaheed degdeg ugu tagto oo ugasoo ducaysato waa beer wax dhalay oo isba in badanbuu ka murugeysnaa ilmahaa ka maqnaa wuuna ku farxayaa arageeda ee
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 2 ай бұрын
Maasha allah
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 2 ай бұрын
Mashallah
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Masha allaah adoo gabadh muuse Cara ah iyaa qabiil lagugu cilay am sorry
@abdiciro7610
@abdiciro7610 2 ай бұрын
Ascww c.casiis wlaal shaqadaadu aad bay u fiican khayr allaah haku siiyo laakiin hal cilad baad leedahY hadaad saxayso iyo hadii kaleba nambar sax ah oo lagaala hadlo malihid nambar aan shaqaynan ayaad shaashada dhigt
@user-mj2iq4qe8x
@user-mj2iq4qe8x 2 ай бұрын
🎉🎉🎉
@safiyohadad79
@safiyohadad79 26 күн бұрын
Cabdicasiis cadawgaaga ilahow kuma tusa
@user-ri1xr1jl5l
@user-ri1xr1jl5l 2 ай бұрын
Yaradkii baan idinkarabnaa jadaba waaniagii idin nidhi odaygaa waa layaqaanaa aabehed. Ee yaradka noodiyaariya walawayney
@samiraabdi9544
@samiraabdi9544 2 ай бұрын
Such a beautiful story ma Sha Allah 😢May Allah reward you
@Taraagle67
@Taraagle67 2 ай бұрын
Ninkan so tinka ima xirin miya mxay thy sidn 😂
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 2 ай бұрын
Fiidiyowga keyda ayuu ku jiray saan u maleynaayo waayo maba joogo wuu maqan yahay soo ma ahan❤
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Muuqaalka timaha kahorbuu duubay
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Qof 6 agon haysata hadiyad maba awodo
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 2 ай бұрын
Maashaa allaah
UFC 302 : Махачев VS Порье
02:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,3 МЛН
Can you beat this impossible game?
00:13
LOL
Рет қаралды 60 МЛН
New Gadgets! Bycycle 4.0 🚲 #shorts
00:14
BongBee Family
Рет қаралды 14 МЛН
“Magacayga Sagal weeye,Sagal waxa aan ku daro ma garanayo”Sagal………..!
25:35
SHEEG INDHAHAN KU GUULAYSO ABAAL MARIN
16:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 196 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 55
20:33
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 117 М.
MAMADI WIILKA MAGAFE KAHESTAY & NIN CAWINAD UBALAN SADAY SI XUN UGALAY
45:57
UFC 302 : Махачев VS Порье
02:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,3 МЛН