Gabay Hooyo AlX soo qor Haddey hooyo kuu nooshahay haddii ay dhimatana u duceeyAbwaan muxiidiin

  Рет қаралды 108,109

Abwaan Camaari

Abwaan Camaari

Жыл бұрын

Пікірлер: 144
@abuabdalla21
@abuabdalla21 Жыл бұрын
Allahayow hooyo macaan caafimaad taam ah ii sii anagoo caafimaad qabnana nakulansii marar kale oo badan ❤❤Allahayow ku janeey hooyo macaan❤❤❤
@zeinabs678
@zeinabs678 Жыл бұрын
Allaah ha u naxaristo hooyaday Inta ay u nooshahay na Allaah ha udaayo Abaanka Allaah ha xafido
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 11 күн бұрын
Aaamiin wll allleh haunxrsto labadeni hooyo iyo hooyo kasta oo dhimatay iyo inta bugta alleh hacaafiyo hooyoyinkq caafimadka qabana alleh ha usiyaadsho
@FadumoALI-is6dj
@FadumoALI-is6dj Жыл бұрын
Manshaal waa gabayi qiimaleh sigaara iitaabtayi ilaahayi hooyo caafimaad tam ah kusii❤❤❤
@amalfarah4015
@amalfarah4015 Жыл бұрын
😢😢 Wa ii noolyihiin 2daba. Alxamdullillah
@xasamaxamed9322
@xasamaxamed9322 Жыл бұрын
Masha Allaah abwaan Allaaha ku xifdiyo Aduun iyo aakhiro
@MariaApdy-qr6mt
@MariaApdy-qr6mt 11 ай бұрын
Ilaahay hayka xafido mom❤ Janatu duniya ayaad tahay hooyo macan❤❤❤ Abbo alle hayka xafido ❤❤ Intii ayaa waalidkood dhintayna alle haw naxariisto😢😢❤
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b 10 ай бұрын
Masha allaah ilaaheey ha ii daayo hooyo macaan aabana jina fardoowsa caclaa alle ha geeyo yaa rabbi
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 11 күн бұрын
Hoooyo qaali alleh haku naxaristo geeridadi waxa ay igu reebtay murugo inta aan noolahay aan iga hadhay hooyoqli alleh haku naxaristo
@Munamankau
@Munamankau 9 ай бұрын
Alx allow ikaa xafid aduun io aaqiro hooyo mcn❤❤❤❤
@idilqalanjo
@idilqalanjo Жыл бұрын
‏الحمد لله❤ ilaahay ha iixifdiyo hooyo macaan iyo aabo intii waalidkood dhinteena Allaha unaxariisto
@mahadcabdixakiin
@mahadcabdixakiin Ай бұрын
الحمدلله❤
@ibrahimali4426
@ibrahimali4426 Ай бұрын
Hoyoo macan m qabrigaga ilahi waasac hakaga dhigo Amin yarabi
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 Жыл бұрын
Maasha alah tabaaraka lah ilaahey haku xifdiyo intey hooyo unooshahay alaha udaayo sida anoo kale iyo inbadan alaha unaxariisto hooyoyinkena janada alaha ugu bishareyo aamiin 🤲😭👍❤
@dalagamedia4037
@dalagamedia4037 Жыл бұрын
❤❤aamiin
@sahraabdilahi3696
@sahraabdilahi3696 Жыл бұрын
Asw Alxamdulilaah hooyo
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
Amiin
@beedelcaatoo5532
@beedelcaatoo5532 Жыл бұрын
Amiiiiiiiiiiiiiiin yarabi
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 7 ай бұрын
Allah dhamaan intay ka dhimatay hooyo oon anigu kamid ahay allah hawnaxariisto dhamaantood🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@dekajama8188
@dekajama8188 Жыл бұрын
Maasha allah Illaahay haku xiftiyo abwaan muxidiin waan dhageysata gabeygaan almost everyday hooyo mcn waa iga xanuunsan tahay ee iigu soo duceeya in Illaahay ii caafiyo waa tobenkii denbey ee Ramadaan wallalayaal iigu duceey fadlen Illaahayow ii caafi hooyo mcn aamiin aamiin yaarabi
@afnanmohamed-jn9px
@afnanmohamed-jn9px Жыл бұрын
😊😊😊😊❤🎉
@afnanmohamed-jn9px
@afnanmohamed-jn9px Жыл бұрын
❤😂
@afnanmohamed-jn9px
@afnanmohamed-jn9px Жыл бұрын
🧑🏿‍💻
@afnanmohamed-jn9px
@afnanmohamed-jn9px Жыл бұрын
👨🏿‍💻👨‍👦🦔🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@user-tx2bs2xu1y
@user-tx2bs2xu1y 9 ай бұрын
Illahay hakuu cafiyo
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 5 ай бұрын
Iiahayow waridkeen dabidhaaf iyo naxariis hasiy❤️❤️❤️
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 4 ай бұрын
Hoyoo mcn Allah ku naxaristo janadi fardos Allah geeyo inshallah hoyoo qaboga ay ii guubanayo hoyoo mcn mudiiay ku jiira halmar hadad ii man lehet waan ku xiisay hoyoo mcn 😢😢😢😢😢😮
@sakariyeabuukar2109
@sakariyeabuukar2109 Жыл бұрын
Alxamdulilaah hooyo mcn way iinooshahy alaha iideesto hooyocn
@sahruja5777
@sahruja5777 Жыл бұрын
Illaahey haunaxariisto Hooyadey macaan janatulfardowsanaa Allaha geeyo.
@aminamaxamed8058
@aminamaxamed8058 13 күн бұрын
Alx ❤❤ hoyaday way inosha hay ilaahay ha idayo hoyaday mcn❤❤❤
@munomohamedabdi2994
@munomohamedabdi2994 8 ай бұрын
❤❤❤❤ÌLLAHEY HA UNAXARÌÌSTO HOOYO DEY MACAAN ÌLLAHEY HA KA DHÌGO AHULU JANO AMÌÌN YAA RABÌ
@sakariyeabuukar2109
@sakariyeabuukar2109 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ alahayaw hooyooyinkeena nooxafit hooyo mcn aduun iyo aaqiro alaha kugarab istaago❤❤❤❤ amiiiiiiiiiin amiiiin
@SahraAxmed-xp8vo
@SahraAxmed-xp8vo Жыл бұрын
Alham dulilah ilahy walidken hayno daayo inti dhimatayna ale naxariisto Jano haka warabiyo
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale Жыл бұрын
M.a abwaan cod macaan iyo maskax ilaahay u hibeeyay alle ha ku daayo wall
@fadumofarah6313
@fadumofarah6313 Жыл бұрын
Masha allah yaarabii hooyo oo dhan xafid inta dhimatayna unaxariiso
@XasanFarah-ct7hj
@XasanFarah-ct7hj Жыл бұрын
Mash allah hooyo mcn aduun iyo akhiro allow dhib ka dhowr rabiyow
@mariyaadam4865
@mariyaadam4865 Жыл бұрын
Alx wey inooshahay allah haiixafido❤❤
@fawziamuse3729
@fawziamuse3729 Жыл бұрын
Allah uu naxariisto amin hooyaday
@user-ci1li3uq9x
@user-ci1li3uq9x 3 ай бұрын
Hooyo macan qabrigaga ilaahi waasac hakaga dhigo 😢😢😢 aammiin yaa rabbi😢😢😢😢😢😢
@AyaanXassan-jm6rs
@AyaanXassan-jm6rs Жыл бұрын
Mnsha Allah hooyo mcn Allah iikaa daayo my noloshaydii abaalkaaga ma gudikaro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Saytungellaye-rl7no
@Saytungellaye-rl7no 8 ай бұрын
Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin allow noodaaya hooyo
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Hooyo Xaawo,Jazadaada jano Allaha kadhigo.
@user-xc6dq2by3f
@user-xc6dq2by3f 5 ай бұрын
Alle ha ku naxariisto hooyo mcn 😂❤
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 7 ай бұрын
Maan shaa allah allah codka allah haku barakeeyo waallo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ly9eu2eq9k
@user-ly9eu2eq9k 6 ай бұрын
Hooyo mcn ❤❤❤ ilaaha yaw noo noolee
@roodoabdi1229
@roodoabdi1229 Жыл бұрын
mnsha allah allow hooyo jirkeeda cadaab kadhowr
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 5 ай бұрын
Qisidoyin nosoo duub ama anashiid aad bn ugu bogoy qaabka u qadiid *MOWLOOW NABAD BADI*
@mowlidmohamed9158
@mowlidmohamed9158 Жыл бұрын
ALX HOOYO MACAAN WAY II NOOSHAHAY
@ganiabdullahi6482
@ganiabdullahi6482 Жыл бұрын
Maanshaa allah Hooyo xaqeeda lama gudi karo Alx
@abdisalamnuur
@abdisalamnuur Жыл бұрын
Ilahayow unaxariso hooyo mcn
@najaxjamacahmetcizhqi9101
@najaxjamacahmetcizhqi9101 Жыл бұрын
Rapi janadi ha ku geyo adun iyo akhiropa hooYadaY mcn aduunkaN ugu jclhy ee aleh ha ika daYo ❤🌍😿👸❤
@user-ln1nh6tp7n
@user-ln1nh6tp7n Жыл бұрын
Alx hoyo allow ii kaa daa❤
@abdimajidyusuf6038
@abdimajidyusuf6038 10 ай бұрын
Alaaah hau naxaristo hoyo mcn
@munomohamedabdi2994
@munomohamedabdi2994 8 ай бұрын
Ìllahey ha ku dhooro abawaan ❤❤❤
@stromkilson5066
@stromkilson5066 Жыл бұрын
Gabay aad u qiimo badaan Abwaan muxiyadiin shaahid Hooyoy da’daadiyo cimriga daa’iim ku laabo laab’ee Cafimad ku deex oo in badaan duunida sii joog’e Oo Dambigaaga daa’iim dhaafo wanaag ku diwaan galiy’e Rabbigey ku daraj’e macaan laabada daarood baa 🤲🏽❤️
@alisied6220
@alisied6220 Жыл бұрын
Pvt
@mulkimacalin
@mulkimacalin Жыл бұрын
Alx hooyo mcn allaha iikadayo adunyada dhibla aan iigu nolow aaqirana janadii iika gey 😢❤❤❤❤❤❤
@fatxiaxmed6273
@fatxiaxmed6273 8 ай бұрын
Mnsh aalllah love mam ilahay haku xiftiyo adun iyo akhiraba ❤❤❤❤❤❤❤
@qaamus
@qaamus Жыл бұрын
Alx hoyo mcn abwan camari iyo abwan muxiyadin mahadsanidin
@abdirashidadan8169
@abdirashidadan8169 Жыл бұрын
Mnsha allah Mnsha allah hooyo macaaan
@fadumamaxamuud5668
@fadumamaxamuud5668 9 ай бұрын
Moom❤😢 alle adun io akhiraba ku dhowr
@user-em2qi6od1g
@user-em2qi6od1g 11 ай бұрын
Jano fardowso rabi hakugeyo
@shariifkaofficial160
@shariifkaofficial160 Жыл бұрын
Alxamdu Lilah Hooyo allaha kudarajee labada daarood
@fatimaabdow9053
@fatimaabdow9053 Жыл бұрын
Alxamdulilaah ilahay ha ii dayo
@aminaanfac5688
@aminaanfac5688 11 ай бұрын
Alx wad iga ilmaysiisay inkastoon kafogahay
@abdinasirabdi8757
@abdinasirabdi8757 8 ай бұрын
Ilahay hau naxariisto hoyaday
@MaamoXaawo-b7j
@MaamoXaawo-b7j 8 күн бұрын
Hoyo mcn❤
@ciyaalkaxaafada9931
@ciyaalkaxaafada9931 Жыл бұрын
Jizaa Kallaah Qeyr
@maxamadkamal
@maxamadkamal Жыл бұрын
Alx wey inolyiin 2masha Allah
@marayanbashirkahiinfarax3323
@marayanbashirkahiinfarax3323 Жыл бұрын
Alx hooyo mcn love
@zeinabs678
@zeinabs678 Жыл бұрын
Mashaallaah wa gabay cajiib ah
@MohamedIbrahim-vs2wf
@MohamedIbrahim-vs2wf Жыл бұрын
الحمد لله rabiyow adaa mahad leh
@burhaanmaxamed1422
@burhaanmaxamed1422 Жыл бұрын
Alx ilahoow idaa
@suhaylaibrahim334
@suhaylaibrahim334 11 ай бұрын
Alxhooyomacaanwayiinooshahay❤❤❤
@user-mg9bc6mk3z
@user-mg9bc6mk3z Жыл бұрын
Alx ilaahay hadayo hooyo macan ❤
@CaashoCuuke-fl6vb
@CaashoCuuke-fl6vb Жыл бұрын
Hooyo mcn ❤❤❤
@RaaxeeyeFarro-ei6lz
@RaaxeeyeFarro-ei6lz Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@user-bh6le2gp8k
@user-bh6le2gp8k 4 ай бұрын
Jecliyaa gobaygan❤❤😊😮
@user-wv2ff2pq5c
@user-wv2ff2pq5c Жыл бұрын
Manshaa Allah
@AhmettAbdiMowliid
@AhmettAbdiMowliid Жыл бұрын
Mnshaa allah
@ciyaalkaxaafada9931
@ciyaalkaxaafada9931 Жыл бұрын
Maasha'allaah
@AdamSiciid-ej9xh
@AdamSiciid-ej9xh Жыл бұрын
Maan sha allaah
@fadumoali7300
@fadumoali7300 Жыл бұрын
Mansha allaah
@siyatguhad6311
@siyatguhad6311 6 ай бұрын
Allahu ma aamiin 😢😢😢
@cabdifitaaxfaaraxdaqare5561
@cabdifitaaxfaaraxdaqare5561 7 ай бұрын
Alxmdulilaah❤❤
@RaaxeeyeFarro-ei6lz
@RaaxeeyeFarro-ei6lz Жыл бұрын
Aamiin
@ciyaalkaxaafada9931
@ciyaalkaxaafada9931 Жыл бұрын
Aamiin yaa allaah
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 7 ай бұрын
Amiin amiin yaarab🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikheirabdullahi3378
@abdikheirabdullahi3378 Жыл бұрын
Allow unaharisa hoyadey
@fardowsomaxamed4483
@fardowsomaxamed4483 Жыл бұрын
❤❤❤❤alxm❤❤❤❤❤❤❤ hooyo mcn kumawayo ❤❤❤❤❤
@z4ktl351
@z4ktl351 Жыл бұрын
Abwaan muxyadiin inaba caadi maaha
@fuaadbascir6731
@fuaadbascir6731 Жыл бұрын
Alhamdulilah
@mohamudmohamud3919
@mohamudmohamud3919 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilyaasmiyir7803
@ilyaasmiyir7803 Жыл бұрын
الحمد الله
@omarabdi60
@omarabdi60 9 ай бұрын
Alxamdulillah
@kadrayusuf1369
@kadrayusuf1369 Жыл бұрын
Aamiiin Aamiin ❤❤❤❤
@inanuurlugayare6343
@inanuurlugayare6343 3 ай бұрын
الحمدلله
@LiibaanXasan-kz8zl
@LiibaanXasan-kz8zl 11 ай бұрын
Alx alx❤
@nuuxcismaan748
@nuuxcismaan748 11 ай бұрын
Alxmdllh
@farhiyomohamed9030
@farhiyomohamed9030 Жыл бұрын
Alxamdulilaahi❤❤❤
@BestBreadwinners
@BestBreadwinners 9 ай бұрын
Alxamdulilah
@assadhusssinesabriye821
@assadhusssinesabriye821 Жыл бұрын
Hooyo mcn ❤❤❤❤❤
@hafsaali8143
@hafsaali8143 10 ай бұрын
Hooymcn❤❤❤❤❤❤❤
@user-em2qi6od1g
@user-em2qi6od1g 11 ай бұрын
Mcn hoyo
@FardowsoCabdi-lj3ff
@FardowsoCabdi-lj3ff 4 ай бұрын
Alx ❤❤❤❤❤😊
@user-gp3ny2sw3x
@user-gp3ny2sw3x 3 ай бұрын
Moms alle jaanoyinkaaa gee
@KhadradhoolDhool
@KhadradhoolDhool Жыл бұрын
Alxamdulilaah
@raageabshir9880
@raageabshir9880 Жыл бұрын
Alxm
@kadrayusuf1369
@kadrayusuf1369 Жыл бұрын
Ma sha Allah❤❤❤❤
@osmaanosmaan5533
@osmaanosmaan5533 Жыл бұрын
U7hu77⁷h7h7⁷00 .
@user-kc5fl7nx4o
@user-kc5fl7nx4o 11 ай бұрын
❤❤❤ alx
@gudomiyetolweyne1852
@gudomiyetolweyne1852 Жыл бұрын
Alxamdlilah❤❤
@salmaaawale8967
@salmaaawale8967 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ masha alaah❤❤
@anisocadey7696
@anisocadey7696 Жыл бұрын
Hooyo💋💋💋💋💋💋💋❤
Gabay Waano Waalid Abwaan Luqmaan ayaa ku luqeynaya,
3:42
Xogmaal Media
Рет қаралды 35 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 54 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 19 МЛН
ABWAAN MUXIYADIIN SHAAHID GABAY CUSUB HOOYO 2023
7:10
Jigjiga TV
Рет қаралды 783 М.
Heesta HOOYO Janadii kunooloow Axmed Daahir X.M.Dalmar
8:16
Jigjiga Tube
Рет қаралды 10 МЛН
Gabaygii Hooyo  macaan abwaan camaari
3:48
Abwaan Camaari
Рет қаралды 330 М.
Abwaan Ismaaciil Jeheeye iyo Gabayga Hooyo.
4:59
MM Somali TV
Рет қаралды 154 М.
gabay aabo abwaan cali ubad
10:51
dhimbil studio
Рет қаралды 17 М.
ПОКРАСКА ПРОШЛА УСПЕШНО
0:18
KINO KAIF
Рет қаралды 3,5 МЛН
ПЛЮСЫ ВЕЛОСИПЕДА ФЭТБАЙК #shorts
0:14
Леха МАК
Рет қаралды 543 М.