Silsiladii Guba

  Рет қаралды 2,619,547

gabdoon

gabdoon

10 жыл бұрын

Guba waxaa gujira gabyayaal badan oo kala duwan...dhageysi wacan

Пікірлер: 2 000
@SomHero11
@SomHero11 11 ай бұрын
Sidii lagu kala gabaywayna 1=Cali dhuux DHULBAHANTE 2= qaman bulxan OGADEN 3=salan carabey H.JECLO 4= mxamed fiin H.YOONIS ALL LOVE SOMLI ODHAN FROM G36 HY❤ Allah haw naxariisto abwaan jamac kadiye😢🤲🏼📿
@alibashir5763
@alibashir5763 11 ай бұрын
Wxd kuso radisey somaha wll gerisa abwan jamac kadiye
@SomHero11
@SomHero11 11 ай бұрын
@@alibashir5763inta bdn waa iska dhgysta lkn geerida abwan kadiye kuso xsustey guba😢
@Kheralaah99
@Kheralaah99 8 ай бұрын
Ina cunar dage iyo wear qaman rer cabdile❤
@samiirlucky1849
@samiirlucky1849 8 ай бұрын
@@Kheralaah99doqontii Ogaden Waxa laidin dhahaad qabtaan Ogaden Maxaad ukala guri from Darwish😅
@sumayomohamed19
@sumayomohamed19 7 ай бұрын
@@samiirlucky1849Adu manta mxa ugala fadhida Bs Vs js 😂 umad dhan rahma yar io fahima quje hadba mel uwadan adu iska amu wll dhidig bad kusuntantahy history askari bad kusuntaneyd ixii 😂💔
@kabarocashar7931
@kabarocashar7931 7 жыл бұрын
wooow rag libaaxya baa is helay dhulbahante iyo ogaadeen waa rag walaala waana isbaraarujin gabaygu isaaqna waa rag aan isku dhaqan iyo deris nahay waana sadexda reer ee soomaali gabay iyo suugaan ugu haysta uguna gobsan oo taariikh iyo xikmad soo jireena leh ee jaalayaal afxumada daaya viva dhulbahante viva ogaadeen viva isaaq gob waa tii kaftanta haasaawda isdisha heshiisa gobanimo
@ahmedabdirahman122
@ahmedabdirahman122 6 жыл бұрын
Iminka doolo waxaa dagan ogaadeen iyo reer bicidyahan lkn ogaadeen iyo dhulbahante waa labada reer ee dhanka suigaanta ugu miisaanka culus uguna taariikhda fog
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 6 жыл бұрын
Ninka wax garadka waa ogyahay doqonna loo sheegi maayo libaax
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 5 жыл бұрын
😂😂😂 ogaden iyo dhulbahante , Waa hal #jifo oo #Darood ka mid ah , oo #maxamed #Darood la yidhaahdo naanaystiisuna tahay #kablalax . Markasad #isaaq oo dhan isku dartay #maxamed #daroodna kala qaadqaaday 😂😂 taasi Waa #yasid ee #reerka bahdilka ka daa , #isaaq iyo #Darood dheh hadii kale reerka waad u gafaysa
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
@@daariqahmed8297 dir iyo daarood ogaadeen iyo isaaq 🙏
@mrdallace4499
@mrdallace4499 5 жыл бұрын
@@daariqahmed8297 waa dir iyo daarood Dir waxaa ka mid ah ciise jabuuti gudabiirsi, biimaal iyo surre.
@wiilkadhiigaushubasomalida2483
@wiilkadhiigaushubasomalida2483 6 жыл бұрын
*Ogaden dhulbahante iyo isaaqba waa walalo qarniyo wada qoys ahaa waana isku ood oo dadka way iska xigaan one love ❤️ all Somaliwayn ☝🏽 ❤️❤️💯🙏🏻🙏🏻*
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
marka dhulka lagu dhaafiyo ayaad walaal ku biinta abaanow
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Abdirahman Sahal Waar cuqdada meesha kala tag waa runtiiye Isaaq iyo Harti iyo Ogaadeen waa hilba wada dhashiyo wada habrwadaage dadka hayga didin yaan iblays dawyo kaa ridine " Viva iidoor ❤️ viva Daarood 💚
@solomonsalad5991
@solomonsalad5991 3 жыл бұрын
@@championlover7794 waa run waa wllo Khyr haku siiyo viva isaaq iyo viva daarood
@aishahyosef862
@aishahyosef862 3 жыл бұрын
Setey
@m.dkaraama7302
@m.dkaraama7302 3 жыл бұрын
Isaaq kaliya hasoo qaban ee dir ogaaden iyo dulbahante dheh nacasyahow
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
❤❤ walee ISAAQ waan uqiray aftahanimo iyo geesinimo❤❤
@somaliman8162
@somaliman8162 2 жыл бұрын
Iidoor Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo Dunji Habar Magaadluhu hadduu dabarka soo gooyo Dunbuq iyo rasaastana hadduu debecsanuhu siiyo Horta yaa la da'a wayla yaab dawyadaad xuliye? Ogaadeen ka daan iyo ka daan Doollo soo gudubye Diinkaan akhriyey way imaan Dooy raggii jiraye Dulli maalintaa waxaad qabtaan waan u daahirinne Ma demmaniye deynkayga waan dabagelaayaaye
@sidofaarax2126
@sidofaarax2126 Жыл бұрын
Meesha.cali.dhuux.baa.ka.atoore.ah.waana.nin.harti
@CamaarAbdinuur-up6oo
@CamaarAbdinuur-up6oo 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@CamaarAbdinuur-up6oo
@CamaarAbdinuur-up6oo 7 ай бұрын
Meesha Ninka Hogaa minaya Saw maaha Cali dhuux Oo nin Daaroodoo dhulbahante Ah , E hadaba gabayga Cayn u dhigaya 😂
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 6 ай бұрын
GABAYGII
@abdisamadsulieman2833
@abdisamadsulieman2833 7 жыл бұрын
Anigu habar jeclaan ahay laakiin abwaanadu iyagaa iska kiin jeclaaye joojiya qabyaalada iyo nac nacda ogaadeen iyo dhulbahantba waa dadkaygii hadii maansadaa la qiimeeyanaya anigu koobka waxan siin lahaa abwaan qabaan bulxan waa abwaan ereyo qiimo leh ka tegey oo ilaa imaka dhaxal reebay ilaahay haw naxariisto isga iyo abwaanada kaleba
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
wale qamaan bulxan iyo raage ugaas wa rag laisku raacay m.a
@user-es3lf4jw6o
@user-es3lf4jw6o Жыл бұрын
Wara ado Meel kle Darod ku cayaya ku arkayay qof wanagsan ha iska dhigine wixi niyadada ku jira sheeg dhulbhnte iyo isaq way is yaqanan wana dad wada shashay ado darod afka la adaya ku arkayay isaq hada goja cada colad na dhex tala cayna rag xal uma aha ama dagalan ama amu irirkad shegayso marna dir keeba ku dhalay nacayb igama ehe yaa ku dhalay anu Darod ban ahaye
@zakibuuhoodle2783
@zakibuuhoodle2783 4 жыл бұрын
Darood ismaacil waliba dhulbahante siiba ahan heer cali gari alle ha iga dhigay malad leh 2020 sooqoray allow u naxariiso Adeerkay cali dhuux ogaaden waa walaalahy isaaq habar yoonis waa heeer ayayday
@aniisaibraahim670
@aniisaibraahim670 3 жыл бұрын
Mbvh 7
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
inagaa cid isugu dhaw from hber yoonis
@ApdiraxmaanAhmed
@ApdiraxmaanAhmed Жыл бұрын
Axmed garad wada dheh Mel kuma wada hadhnee
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
Taarikhda soomalida waa sadaxdan reer uun #Isaaq #dhulbahante #Ogaadeen Ama haysdilaan ama ha wadasocdaane Markaad xaga cilmibaadhista ka eegto waxyaabo badan baad ka fa'idaysaa Dhaqanka ' af soomliga saxda ah ' Xigmada ' xishoodka ' Xaragada ' Deegaanka ' Is ixtiraamka ' tolnimada ' Raganimada ' Gobonimada ' iwm. ..... Ka faa'idaysta Dhaxalgalka ku duugan Guba sadexda reerba wa gob haku xiiqina ......... ISAAQ Daarood dhalay mxaad u malayn ....👏👏👏👏👏
@theezeg1698
@theezeg1698 4 жыл бұрын
JANAGALE Real isaaq ha oran ee habar yonis dheh
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
Habarjeclo dheh waaxay isaaqa aad ka sheekaynayso!
@sahamiyemedia6174
@sahamiyemedia6174 Жыл бұрын
@@sakaaroibrahim9686 haah
@AhmedCabdisalaan
@AhmedCabdisalaan 4 ай бұрын
Cali dhuux aadan waa awowgay labaad runtii murti ayaan ka dhaxlay wxanna ahay abwaan da, yar alx❤
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Ogaden isaaq iyo dhulbahante wa dad somaliyed o muslimin ah oo walaalo ah one love dhamantiiiba ABwaanadasna Allaha unaxaristo dhamantood
@hudayfisaidabdullahi6677
@hudayfisaidabdullahi6677 2 жыл бұрын
kuwa kale ma gaalaa?
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Kuwa kale ma galoo aa
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Жыл бұрын
AMEEN YAA ALLAH ❤️ 5 Somali waa dad waalalo ah
@mukhtariid6291
@mukhtariid6291 5 ай бұрын
mk​@@inasayidabdule2251
@muhammedsuleiman4682
@muhammedsuleiman4682 7 жыл бұрын
Dhulbahante waa murti Iyo geesiyiin socota! Way iga yaabsadeen
@kali5021
@kali5021 4 жыл бұрын
Thank you
@adenceynte5520
@adenceynte5520 2 жыл бұрын
iidoor see dir weeye haduu duulin soo kiciyo viva dirnimo✌✌✌
@somaliman8162
@somaliman8162 2 жыл бұрын
Iidoor Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo Dunji Habar Magaadluhu hadduu dabarka soo gooyo Dunbuq iyo rasaastana hadduu debecsanuhu siiyo Horta yaa la da'a wayla yaab dawyadaad xuliye? Ogaadeen ka daan iyo ka daan Doollo soo gudubye Diinkaan akhriyey way imaan Dooy raggii jiraye Dulli maalintaa waxaad qabtaan waan u daahirinne Ma demmaniye deynkayga waan dabagelaayaaye
@wardanuura1264
@wardanuura1264 6 жыл бұрын
Habar yonis libaxyo
@halimamohamed2987
@halimamohamed2987 8 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto abwanadan oo dhan ee silsiladan guba ka qeyb qaatay amiin Qabyalad iyo aqoon gaab waa waxa somali halkaa dhigey ha lakala xishoodo ragani dhal iyo dhasheed bay ahayeen xeerkii berigaasna wey ku dhaqmeyeen ogaden iyo cidagale amaba habaryonis iyo dhulbahante
@shaaficiabshirmohamed501
@shaaficiabshirmohamed501 6 жыл бұрын
1million Bay ku sii socotaa like iisaara inta iga danbaysa
@deeqdalalaco5601
@deeqdalalaco5601 5 жыл бұрын
Asc
@isssfarah4636
@isssfarah4636 4 жыл бұрын
😏😏😏😏
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Adigu Malaha Xikmadaba Ma Fahan Sanid Like Baad Usoo Doonatay Meesha 🤣🤣🤣🤣
@maxamuudsahal5518
@maxamuudsahal5518 4 жыл бұрын
💞💞💞💞
@asadaden
@asadaden 3 жыл бұрын
1.5 Million
@nazurnazur8981
@nazurnazur8981 4 жыл бұрын
Silsiladaan uma dhagaysanayo qabiil dartiis ee waxan udhagaysanayaa taariikh iyo murti badan oo ku duugan 🇸🇴❤🇸🇴
@faysalfaarax263
@faysalfaarax263 3 жыл бұрын
Xb
@ayaanayaan2784
@ayaanayaan2784 6 жыл бұрын
11:34 daarood ismaciil ahaaan hilibku muuudiiro 💕💕💕
@Abdirahmaann
@Abdirahmaann 5 жыл бұрын
ayaan luul 😊
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 3 жыл бұрын
2021 ayaan dhageysanayaa murti ayaanbu soo galey inan ka faaiido illahayow somali hal mid ka dhig abwanadini ilmaa abti iyo habar wadag ayey waxa hayeen somalina waa ul iyo diir
@abwaanaltesto6148
@abwaanaltesto6148 8 жыл бұрын
gesinimo iyo af minsharnimo cali dhux aden aya lugu maneystay walahii allaah haunaxaristo dhamantot amiin amiin
@ahmednoor3113
@ahmednoor3113 2 жыл бұрын
Umada laysku dirayo miyaa geesinimo ah
@abdixaabsade7603
@abdixaabsade7603 5 жыл бұрын
Iam habaryonis heros alle mahad lahe Habaryonis iga dhigay Viva habaryonis ' Muuse cabdale
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 жыл бұрын
Geesiyo aanku faano ano h. Jeclo ah farxad iigu waara
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 жыл бұрын
@@itz_Marwa456 habaryoonis marka ay faaneyso waxey yidhaahdaan Viva habaryoonis Marka ay kursi doonaya a waxey yidhaahdaan Viva garaxjis Film kaa waanu fahaney
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
marka dabaad goday muuse cabfale
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
Naagtii ganbada taabtoo gacanta loo maydhay oo hadane galisay meeshii sow gabaygu ma'ahan?!
@cabdiraxmaanmaxamed4639
@cabdiraxmaanmaxamed4639 Жыл бұрын
@@guledfarah8610 hadii aad halyay wada tihiin hanada oo dhiiran nina ma holiyeen xolaahad gacan kuhaysaan hubka iyo ragaba adigo oo hodana oo buuxa habaar weeye habaryoonisad hiil udayata hadi anaad holinayn dagaal hidina aad waydo holganto naftaad geeridi kala hawooteen waase lamahuran inaad mawd iska hortimadan
@Timacade-qg4sd
@Timacade-qg4sd 8 жыл бұрын
habar yonis iyo dhulbahante waa wadnihii iyo xiniinyihii soomaalida ✊👊 ogaadeena waa 😴😴😲😲
@aadansaalim7419
@aadansaalim7419 4 жыл бұрын
1000 Timacade bsd
@farhiamali4693
@farhiamali4693 4 жыл бұрын
Idoor yad wax ka sheegi afku dhogor
@boqortooyoofficial4877
@boqortooyoofficial4877 3 жыл бұрын
@@farhiamali4693 siilkaaga inuu wax kasheegu rabaa kkkkkkkk
@hamseahmed4985
@hamseahmed4985 2 жыл бұрын
TimcadeH ragiiH IsaaQ♤1000
@maameyare3169
@maameyare3169 6 жыл бұрын
Isaaq ogaadeen dhulbahnte waa hilbo wada dhashey
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Isaaq wa Dowlad ala na dilaye🥰❤💯💯
@fardalaaye_79
@fardalaaye_79 Жыл бұрын
😂😂😂
@abdifatahahmedkeli6675
@abdifatahahmedkeli6675 4 ай бұрын
Hhhhhh
@cantar64
@cantar64 6 жыл бұрын
CALI DHUUX ILAAHAY WUXUU SIIYAY AFATAHANIMO ISAGA IYO QAMAAN BULXAN. BOTH OF THEM WERE LEGENDS OF SOMALIA.
@hassanhajii6791
@hassanhajii6791 4 жыл бұрын
Dhulbahante iyo ogaaadeen waa halka maansada soomaaliya laga miisaamo cida soo raacdana waa garxajis soomaali inta kale waa raaciyad
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@hassanhajii6791 Iska hadlaw ina Igarre
@werzema-apdy
@werzema-apdy 3 жыл бұрын
@@hassanhajii6791 salancaraby is the best waana habarjeclo
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
@@hassanhajii6791 Salaan carabay# gabayaagi ugu weynee ee Aduunka Soo maray
@cantar64
@cantar64 2 жыл бұрын
@@werzema-apdy war aamus yaan lagu maqlina. Marka maanso laga hadlayo Salaan carabey meesha ha keenin.
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
Walee Daarood Anu Uqiray Gabay Iyo Geeraar❤😍 1 Raage Ugaas( Aabihi Gabayga) 2 Siyid Maxamed Cabdule Xasan 3 CaLi Dhuux 4 Garaad WiiL WaaL(XiniinyeCade) 5 IsmaaciL Mire War Miyaan Soo Koobi Karayaa❤😍
@warsameguuleed7753
@warsameguuleed7753 5 жыл бұрын
@@axmedyare2404 dhoodaan waa pgaadeen
@hhh-wu6wt
@hhh-wu6wt 5 жыл бұрын
Magaranayo
@mahamedmahad7040
@mahamedmahad7040 5 жыл бұрын
careeys ciise aaway
@qhaalidcasiis2162
@qhaalidcasiis2162 4 жыл бұрын
Awey qamaan bulxan
@qhaalidcasiis2162
@qhaalidcasiis2162 4 жыл бұрын
Awey Cali shar ma arke madaxweynihii hore e cabdi Rashiid cali shar ma arke abihiis
@mustafahaji6378
@mustafahaji6378 7 жыл бұрын
Abwaanada Xigmadii meel xun bay ku bixiyeen waagaa , Hada Hal Gabay oo School Lagu dhigi Karo kuma jiro ....Waa Dagaal iyo Isku dir miiran , Alla Qasaaro Waynaa 😢
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
mustafa Haji Wallhi Waarun Aakhirana Waa La Waydiinayaa Xigmada Lagu Manaystay 😱😭 Waxa Igaga Daran Xigmada Ay Hayeen Laxaadkeeda Iyo Afsoomaliga Siday Hodanka Uga Ahaayeen Lkn Qabiil Bay Iskugu Faani Jireeen Waynu Uducaynaynaa Inuu Illhy U Dambi Dhaafo Waa Aaba Yaasheen Ee 🙌🏻🤲🤲🤲🤲🤲
@deeqacabdi5396
@deeqacabdi5396 3 жыл бұрын
Waa run isku dir weeye waxani
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 2 жыл бұрын
Sifiican ilaahay haunaxariisto dhamaantood
@sicidadaan6858
@sicidadaan6858 Жыл бұрын
Zxb anugu 3 sano ka hor joogya anigoo burco katagay geeLagaya ucoonodoontay riiga roobdaya iyo gaafay kawaraabiyay
@dhulbahantegangs1227
@dhulbahantegangs1227 Жыл бұрын
Dhulbahante gabey hadey noqoto somali oo dhan iyaga ku heysta cid kuso dhow garan maayo wlhi one love Dhulbahante ❤
@BushraKhaliif-wu4pg
@BushraKhaliif-wu4pg Жыл бұрын
Ragii caynaba. Gar adag. Iyo balidhiigba idinka qadayba jooga
@alimohamed6137
@alimohamed6137 10 ай бұрын
Cajiib
@maxamedkhaliif6066
@maxamedkhaliif6066 4 ай бұрын
@@BushraKhaliif-wu4pgragii maxbuuska kaa dhigay 500 adoon ka haysta weeye dhulbahante aduunka rag baaku nool😂🙏🏻
@sayidmohamednour5276
@sayidmohamednour5276 10 ай бұрын
Silsilada guba reerka keliya Lagu xusay habar yoonis Laandheerinmo ❤
@KhalidCabdi-nz8fr
@KhalidCabdi-nz8fr 4 ай бұрын
Cali iyo harun na wa lagu xusay 😂👍🏽
@abdinoorhassan4493
@abdinoorhassan4493 3 жыл бұрын
Ogaadeeniya ❤️❤️❤️ Wlhi waa Rag libaxyaal Ah
@abdinoorhassan4493
@abdinoorhassan4493 3 жыл бұрын
Wlhi waa ruunta
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
@@abdinoorhassan4493 adaa isku galee repaly
@SomHero11
@SomHero11 11 ай бұрын
@@mahamedaadam😂😂😂 midba comment deletey lagayaaba
@shakirdahir9663
@shakirdahir9663 7 жыл бұрын
soomaalida reerka gabayga ugu badiyaa waa DHULBAHANTE. waxaa kadhashay raggii soomaali ugu mugga cuslaa sida CALI DHUUX. ISMAACIIL MIRE. SAMATAR BAXNAAN. AADAN CARAB. CILMI CARAB. JAAMAC KADIYE. XINNE XIIRAY. XAAJI KHLIIF. IYO KUMANAAN KALE. SOOMAALIDA KALE INTA GABAYGADANA IYAGAA DHALAY. SIDA SAYIDKA.
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 5 жыл бұрын
I agree
@Karisma187
@Karisma187 5 жыл бұрын
Isaaq aya ka ugu gabay badaan, Cidagale aya dhulbahante dhan ka gabay badaan .
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 5 жыл бұрын
Mona Majestic : 😂😂😂 #Arab isaaqu waxay yidhaahdan Waa #laangab balse wuxuu #laandhere noqday #markii uu odaygi arab #fadumo #arab dhalay oo dhashay #Dhulbahante 😂😂 Marka #arab isaaq oo dhan buu ka #laandheraysanyahay balse Kuwa maanta jooga ee arab ma'oga iyagaba daba kasoo riixa in #dhulbahante lagu #duulo , balse #Dhulbahante laandherenimadiisa waligii #Darood muu soo kaxaysan halka #Idoor isa soo raacay dhamaan
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 5 жыл бұрын
Intaad sheegtayba waa reer buuhoodle gaar ahaan axmed garaad💪💪
@imaniman-ni5sl
@imaniman-ni5sl 5 жыл бұрын
Ha iloobin makaahii idoor ee wadadhalay gayaaga soomaalodhan .xataa boqrkii gabayada cali dhuux iyo qamaanbulxan
@AliOmar-bh6hv
@AliOmar-bh6hv 5 жыл бұрын
Ogaadeen 1 Isaaq 2 Dhulbahante 3 Intaa unba gobay iyo murti ba logu yimada full stop.
@abdiwahaabhassan414
@abdiwahaabhassan414 2 жыл бұрын
12 nin bay ahayeen 5 baa dhulbahanta 4 ogadena iyo 3 isaaqa gabayga ugu badan waxaa kuleh calidhuux oo dhulbahanta yaga number 1 ah
@khaalidxidig9018
@khaalidxidig9018 5 жыл бұрын
Viv haryoonis isaaq dhulbahante iyo ogaaden we love jiro jooga
@craysalaxmed6008
@craysalaxmed6008 4 жыл бұрын
Khaalid xidig
@hafsahussein1533
@hafsahussein1533 6 жыл бұрын
Cali dhuux aadan legend mansha allah allow ku naxariiso
@sakariyenuur1180
@sakariyenuur1180 Жыл бұрын
Yaa 2023 ila dawanya😋
@sadamali4467
@sadamali4467 9 жыл бұрын
ilahy ba haybadba u dhaliyey duriyada isaaq allow Idin xafid
@theezeg1698
@theezeg1698 5 жыл бұрын
Isaaq iskuma jiro waa habar yonis raga haybada leh
@abqanisaleban9272
@abqanisaleban9272 4 жыл бұрын
@@theezeg1698 faanka joojiyoo doolo meel ku sheeg wll😂
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@abqanisaleban9272 doolo way dagan yihiin maanta
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 😅😅 Halkay ka dagaan
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Way degaan reer sugule caynaanshe
@abdihassan3836
@abdihassan3836 7 жыл бұрын
Isaaq reer dhib yar ma aha taariikh ahaan,waana walaalaheen yaan la fogaan.
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711
@wiilkafiqishinieejecelgaba3711 7 жыл бұрын
Abdi Hassan walal hawiye barigaas majirin miyaaa
@makaveli8453
@makaveli8453 2 жыл бұрын
kkkkkkk
@qisodhabachannel6804
@qisodhabachannel6804 3 жыл бұрын
Dhulbahante rag darood ka gesisan kuma jiran gabayga ayad ka dhandhansan inay wakhtiga silsada ay ahayen rag an lagadaba hadlin tariikhda ayunba xusaysa lkn somali waa walalo wada dhashey 🇸🇴
@uzahmed8334
@uzahmed8334 9 жыл бұрын
Salam ppl love this where can i find complete Guba im HY but i have to Respect Ali Dhux n Qaaman word play
@boqorkareerhargeisa1796
@boqorkareerhargeisa1796 7 жыл бұрын
waaa kaftan dhexmaray rag hore oodhintay alle hauwadanaxariisto dhamantood qabyaalada iskadhaafa
@cabdibaasidosman2957
@cabdibaasidosman2957 9 жыл бұрын
habar yoonis / sugule caynaanshe
@waddanidhaba9175
@waddanidhaba9175 6 жыл бұрын
cabdibaasid osman laaandheere inaadeeer
@thestealth2448
@thestealth2448 5 жыл бұрын
cabdibaasid osman wasn’t yawle part of it aswell? He was reer cawl?
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
Gutale caynaashe Xirsi Cismaan
@ibrahimzszo7684
@ibrahimzszo7684 4 жыл бұрын
@@mohbulshaawi597 ba Arab
@jamaalrasta1179
@jamaalrasta1179 2 жыл бұрын
Arap garxajis isaq
@amaldagan2832
@amaldagan2832 4 жыл бұрын
Rag murti badan bay ahaayeen illahow uwada naxariiso❤️
@jawaaridalxoreeye4098
@jawaaridalxoreeye4098 3 жыл бұрын
Maa Sha allaah guba waa tarikh caan ah marka ogadeen guuul iyo somalida dhamaan
@xaajilacag5368
@xaajilacag5368 8 жыл бұрын
Aar so gondodsaday waxuu gaadho wuu diliye hadii geesaha lagaga ciyo guuldara Dhiciye 😊🙏💪💪💪💪💪💪💪💪. #Isaaq❤️💪💪 Af iyo adinba Rabi Hipo no sii Dhal xalala
@geletoz
@geletoz 7 жыл бұрын
wlh waa iga qosal siisay meeshaas....odayga Suu u yiri qaylada hanalaga daayo iyo gabayada hadii kale wax reebi maayo....lol...maxamed fiin waa balayo.
@demagoog3641
@demagoog3641 3 жыл бұрын
Ogadenka hanagu kicinin buu laha hh
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
@@geletoz Ogaden ka hanagu kicin yaysan na gumaadine ayuu lahaa.
@hamseahmed4985
@hamseahmed4985 2 жыл бұрын
@@guledfarah8610 yuan buudhi Laga KiraYneH kadaaH
@munosaed160
@munosaed160 2 жыл бұрын
@@guledfarah8610 nio yaa LA baabi'iyay horta og iyo habar yoonis
@Waayo_Arag
@Waayo_Arag 11 ай бұрын
Alle ha u naxariisto jaamac kadiye cilmi oo maanta ku geeryooday madaaficda uu la dhacayo mujrimku 😢😢😢 pray for las_canod😢 Keep strong 💪 my brothers Daraawish From G36 power garxajis
@SomHero11
@SomHero11 11 ай бұрын
Amein😢
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 9 ай бұрын
Hooyda huwantu wastay magac garxjis noo dhig😂
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 6 ай бұрын
😂😂 maad iska dhahdid huwan ayaan ahy mida kle ma waxa lagu yidhi garxajis ayaa xaarooda😂 magaca noo dhig nio😂
@Footballer1165
@Footballer1165 5 ай бұрын
Alle ha unaxariisto abwaan jamac kadiye wa habeen axada oo ramadaan malin ka hadhsantahy amiin amiin
@shaakshato9666
@shaakshato9666 Жыл бұрын
DUULANKA HABARYONIS SAWA KUMA DAMASHAdan cabsi cabsi 🦁 waaye wllhay
@xasancabdicusmaan
@xasancabdicusmaan 11 ай бұрын
2023 intA iLa DaawanaYsA like saarA ❤😂
@WaledOmer-rh2hv
@WaledOmer-rh2hv 10 ай бұрын
From isaaq
@sharmarkesaleeban8136
@sharmarkesaleeban8136 4 жыл бұрын
viv HABAR yoonis 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
habar yoonis /muuse ismacil❤❤❤
@bajiopele9891
@bajiopele9891 3 жыл бұрын
Abdi xirs, xirsi cimaan
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Reer sugule miyaa ugu badan habar yonis
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
@@jiilkacusub3019 ma hubo
@bajiopele9891
@bajiopele9891 3 жыл бұрын
@@jiilkacusub3019 haa
@abduladiifabdurahmaanmoham8147
@abduladiifabdurahmaanmoham8147 3 жыл бұрын
@@jiilkacusub3019 rer caynasha ugu badan wl
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 жыл бұрын
11 hal qabsi ama maah maah baa ku jiirta Gabayga qamaan bulxaan A a a a aa aa aa aa Xaaakim buu ahaa Hal maah maah ah kuma jirto qabayada kale labada gabey ee qamaan bulxaan xikmad baa fadhida Nin baadida kula daydaya daalna kaa badan Ma dumaalo naagu ninkey noolal ku dayrshasn wowow Allah akbar Jeenigey gifsisey mindidey qodatey gaari Naagtii Gambada taabatey ee gacanta loomaydhay ee galisey meeshii gabaygu soo ma aha Mashallah Xikmad Goaan buu ahaa ina ♥ bulxaan Waan siiyay raag iska celin marka laga tago Ogaaden ku waaa cajiib
@Abdullahimohamud156
@Abdullahimohamud156 5 жыл бұрын
ceelka gabayga lagu shegay ayan 10 sano jirr 50 halad oo dhalay kaga so warabiyay great poem
@AMIsmail22
@AMIsmail22 8 ай бұрын
Waxaad tahey nin HY
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
Al Haber Yonis ❤
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Beenta jooji
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 wacaney maxadhacay
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 4 жыл бұрын
Yaa daawanayaa wixii 2019 KA DANBEEYA
@ridwaanyuusuf1118
@ridwaanyuusuf1118 6 жыл бұрын
Anigoo ah beesha isaaq waxaan qirayaa inay dhulbahante iyo ogadeen yihiin dad walaalahyo ah dhamaan soomalina dhiigaa isugu jira meeshana reero goba ayaa ku kaftamay
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 5 жыл бұрын
Anigoo ogaadena waanbkula aminsanahay walal
@lugmaansomali9854
@lugmaansomali9854 4 жыл бұрын
Waa dhiirigalin oo kaliya lkn xuman kama dhaxayso waa walsall 2 beelod daarod waa mid
@mohaismail5808
@mohaismail5808 4 жыл бұрын
Anoo Dhulabahantaa waan kugu raacey fikitkaaga caagimaafka qaba WaLaaL
@liibaanmaxamuud6640
@liibaanmaxamuud6640 3 жыл бұрын
@Spitfire 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fatumaali8880
@fatumaali8880 3 жыл бұрын
So I have a few things that are important
@younggunner4500
@younggunner4500 8 жыл бұрын
abwaan jamac kadiye cilmi cimri dheer iyo caafimaad
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Habaryoonis wa reerka ugu cajiibsan somalida wa nimanka darood webiga jiidhsiyay kkkkk from djabuti wiil ciise
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
isqanci
@abdifatahahmedkeli6675
@abdifatahahmedkeli6675 4 ай бұрын
Ciisuhu sow kuwii hadeer idoor so hubaynayay ma ahan aniguna aan wajiga ka wada toogty 😂😂😂
@deeqacabdi5396
@deeqacabdi5396 3 жыл бұрын
Dhulbahante jiroo jooga abtiyaday jecliyaa
@makaveli8453
@makaveli8453 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤ abti
@SuperMaxamuud
@SuperMaxamuud 5 жыл бұрын
Kaftan xalaal ah baa dhex maray ragga. Cuqdadan hadda jirta waagaa may jirin
@ahmedadan9721
@ahmedadan9721 Жыл бұрын
Amazing!!!😯 2 Million views 🙆🏼‍♂️
@ubahibrahim71
@ubahibrahim71 5 жыл бұрын
Waa nin dhibadanba cali dhux adan oo dhulbahante ah kasan kuhaysta ani ahantayda
@AI.855
@AI.855 8 жыл бұрын
Abwaanadu way kaftamayaan, waa wada habarwadaag,ilma abti iyo seediyaal, talabaad wakhtigaa dhul soomaaliyeed Ayey kal riixanayeen,haday ogaan lahaayeen in itoopiya la siinayo mabay ka gabyeen,gabaygu barigaa wuxuu la mid ahaa "comedyiga" maanta,Iska daaya qabyaalada.
@lukmanabdirahman9215
@lukmanabdirahman9215 8 жыл бұрын
nin rageed baa tahay sxb
@maxamudliiban1795
@maxamudliiban1795 7 жыл бұрын
Ahmed Ibrahim Waa runtaa sxb
@ismacilfarax2069
@ismacilfarax2069 5 жыл бұрын
Doqonkii ugaadeen ahaa doolo laga qaadye
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 3 жыл бұрын
Talo wacan Xigmada erayada dhuuxa Soomaali waa mid waana wlo
@honabdimalikhaajiabdilahi2393
@honabdimalikhaajiabdilahi2393 2 жыл бұрын
Taariikh abid xusi Doonra ayuu lagaaa Abawaaan Ali dhuux Aden Boqorkii Gabayga❤🇸🇴
@abdifatahxabazade3319
@abdifatahxabazade3319 7 жыл бұрын
Habaryonis bay iga durken dagaldoodoye viva habar yonis
@mohamoudabdi4452
@mohamoudabdi4452 10 жыл бұрын
Habar Xabuush POWER Idinkuba darkii Caynabad daris ku taale waar seedow nadaa waa wada qaabnaa dawishiyo ceebe,,,,Clearly Qamaan won this powerfull and frankly statements....
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
Absolutely I couldn’t agree more with you 🐎🐪
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 8 ай бұрын
Qamaan bulxan abwaanino wan udaayay alle ha unaxariisto dhamaantood Cajiib waatigu suu u ordayo 10/12/2023
@alikooll3665
@alikooll3665 3 жыл бұрын
wllhy waxaan ah isaaq wllhy waa ugu gabay wanaag san ninka ogadeen qamaan bulxan dhamaantoodna illaah ha unaxariisto
@guureguurre338
@guureguurre338 9 жыл бұрын
ALLAH ha u wada naxariisto dhamaan ragaan gabyahanada ah. maxaa xigmad la siiyay
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed 2 жыл бұрын
Amin Amin yaa allah 🤲🤲
@istahilhussien244
@istahilhussien244 7 жыл бұрын
Ogaden haa jiro Amiiiiiiin
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Жыл бұрын
ALLAH ha unaxaristo intii dhimatay into noolna Cimir dheer iyo cibado ALLAH ha siiyo AMEEN
@somalien9447
@somalien9447 2 жыл бұрын
Salaan carrabey 💕
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Mesha rag baa isku helay old is gold ✅
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Halyeygi Darawish Ee Cali dhuux adan ❤️ marku lahaa doqonki Ogaden ahaa doolo laga qaad nacayb kama aysan ahayn lkn walaladi buu islahaa gobolkoda Doolo haso dhacsadan wayna dhacday Haloo duceeyo AUN Cali Dhuux❤️🐎👏
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Idinku cayn masoo dhacsateen Dagalaama rag doorkii lalaa duubcadii hagare..
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
dollo me manta wiilal makahil aha mushaxaya
@noorwarsame
@noorwarsame Жыл бұрын
Absolutely fantastic weye Ali dhux adan ragaan guli ilaahow uwada naxariiso 😥😥😥😥😥
@zakin_m1391
@zakin_m1391 Жыл бұрын
Isaaq ayan wxas samayn jiray imikana wuu nool yahay ❤
@hudayusufhudayusuf3646
@hudayusufhudayusuf3646 2 жыл бұрын
Isaaq iskuma wada jireebdadkaa kaga cabadiyay ogaadeen waa garxajis siba h.yonis 😘❤
@somaliman8162
@somaliman8162 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Waa runta h.y iyo ciigale ayaa dhulka la jaray nimanka ay degal wadaaga yihiin
@ansihaji6665
@ansihaji6665 Жыл бұрын
habaryonis ayada ka wayn ogaden reer sugule vs ogaden ba siman waliba ogaden yar
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 жыл бұрын
Godobta ha ogaysiin Raga waa garacyo shaydaane Hadii kale aduunbaa u goye Gabayga ashaada Waa dagniin hore 🔥🔥🔥💯💯
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
OGAADEEN SIDAYNU TAARIIKHDA KU HAYNO WAA RAGA UGU ASALSAN SOMALIDA UGUNA TAATIIKHDA WEYN RAGA CADAWGA SOMALIYEED EE SOO JIREENKA AH INAGAGA GUDBAN EE ILAA INTAA GALBEED U RIIXAYAY INTA KALENA WAA DABA SOCOTAA OO DHULKAY XOREEYEEN BAY DEGAAN HAWL YARI. DHAQANKA IYO SUGAANTANA IYAGAA LOOGU YIMAADAA.
@mohamedhassan-ju7gr
@mohamedhassan-ju7gr 7 жыл бұрын
WAA SUGAN AAD U WACAN SOMALI MANSHA ALLAH.somalida maxa caaqil ka dhashay
@hajijama2429
@hajijama2429 3 жыл бұрын
This our legacy ogaden I'm not tribalism but this is my favourite poem I thought my son and he told me when he listen dad this is Somali grammar
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg Жыл бұрын
Guba is not something to be proud of as a Darood. Your people were slaughtered like animals and your lands were also taken by the Garxajis. Darood admitted it in the poems themselves and compared themselves to virgin women. What exactly are you proud of and teaching your son? Lol
@robert7203
@robert7203 Жыл бұрын
@@KhalidAlirunsheeg Waryaa idoor today we turned your women from Somali region of Ethiopia we are in power in Kenya ministers defense is Ogaden in Somalia Ogaden is after president what do got expect somaliland that u rule from lascaanood to buuhoodhle I am king jamac sayid Are my Unlce habar awal isa musa are my family u wanted divide and I respect that only langaab will talk like you
@robert7203
@robert7203 Жыл бұрын
@@KhalidAlirunsheeg keep cry bro Mohamed zubair knows how scary u are 😂😂😂😂
@robert7203
@robert7203 Жыл бұрын
Plus habar yuunis are close to me because we marry their daughter they marry are daughter what have you slaughtered except that you’re still crying about 1988 dhullante are dawrish even gaal your British master knows the battle is no over 😂😂😂
@robert7203
@robert7203 Жыл бұрын
@@KhalidAlirunsheeg from Aware and lascaanood you can’t do shit I real did not won’t go there but I can’t stand langaab like you come to those city and leave your number behind I will call when go on holiday next time langaab
@mahamedyusuf8207
@mahamedyusuf8207 9 жыл бұрын
Guba waa suugaan aad umacaan waanan jeclahay anigu
@ahmedmohamedali3287
@ahmedmohamedali3287 5 жыл бұрын
Aderkay cali dhuux alle ha u naxaristo waa aderkay dhulbahante axmed garaad heer cali gaari heer goraad weeye Allaw u naxariiiso
@noursoft4438
@noursoft4438 11 ай бұрын
Maantay tiisii noqotay ilaahay haw naxariisto 😭😭😭🤲🤲🤲 Samir iyo iimaan ilaahay haynaga siiyo😭😭🤲
@SomHero11
@SomHero11 11 ай бұрын
😢 amin silsilada ugu caansan suuganta somaliyeeed ayuu isu uruuriyay inala waadaagay❤
@cabdijamac8150
@cabdijamac8150 7 жыл бұрын
salaan carabay waa isaaq maxamed fiin waa isaaq iyo qaar kale oo badan
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 Жыл бұрын
Isaaq iyo daarood ayuun ba ku kaftamaayey meesha. Lkn suugaan dhaxal gal ah ayey uga tageen soomaali. Allah ha barakeeyo isaaq iyo ogaadeen.
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
kaftan xalal ah baay kaftameen lkn caruurta hada joogah hade dhageystaan Naceeb baay ka qadayan kaftankan abwaanadu kaftameen
@somalitv5837
@somalitv5837 7 жыл бұрын
Alley diliye Idoor adaa iiga sii darane" Gabaygu ma dhana ha la soo dhamaystiro
@mohamedabdiqadir7426
@mohamedabdiqadir7426 3 жыл бұрын
baadida ninbaa kula daydaya Daalna kaabadane aan doonahayn inaad hesho daa in abidkiise Dalo male Aakhiro hadii lookitaab dayo Abwaan qamaan bulxan Alaha uwada naxariisto dhamaantood
@abdulali7379
@abdulali7379 10 жыл бұрын
Classic somali poems
@AhmedMohamed-de8ps
@AhmedMohamed-de8ps 3 жыл бұрын
Proud to be Ogaden
@hooyomacaan2881
@hooyomacaan2881 Жыл бұрын
Guul i am ogaden reer isaaq i will die with mine uncle jamac sayid dhulbanate guul ssc
@akramabukar9210
@akramabukar9210 3 ай бұрын
Dacaraqda fuuqfuuqso😂😂
@user-wk2mn9xy8l
@user-wk2mn9xy8l 3 ай бұрын
9/May/2024 ayaan daawanayaa anigoo ah wiil Dishiishe ah Boosaaso, Somalia.
@inankamacaan9556
@inankamacaan9556 8 жыл бұрын
ilaahay how wada naxaristo abwaanda somalioyeey inta dhimaty inta noola how rooneyo waa lafdhabrta umada soomliyeede
@hamdaahmed8603
@hamdaahmed8603 7 жыл бұрын
viva geesi
@ibsash
@ibsash 10 жыл бұрын
Good one! God bless you, but please upload all the gabay.
@HodanRashidxasuus
@HodanRashidxasuus 5 жыл бұрын
dhiigaygii dhulbahante Waa lahubaa inay yihiiin halayayda soooomaali
@kali5021
@kali5021 4 жыл бұрын
Yes
@abdulkadirmuse7555
@abdulkadirmuse7555 8 жыл бұрын
mark of the match gabayada waxaa qaadatay cali dhuux adan waxaa kaloo halkaa iiga baxay in dhulbahante gesiyaal sooma jeestayaala ahaan jireen hada anigu ma ihi dhulbahante lkn waxaa cadaynaya gabayada cali dhuux iyo ismaiciil mire wale rag bay ahayeen libaaxyo hadana maxuma dhulbahante wali waa gesiyiintii inta aan ka bartay lkn hiil yari baa haysata
@abdifatahroble9003
@abdifatahroble9003 7 жыл бұрын
ciyaar wanaag waxa qaatay qamaan bulxan hhhhhhh halka cali dhuux uu labo gaale qaatay
@sayidwaddani1311
@sayidwaddani1311 6 жыл бұрын
Daaroodka nabsiga Hayaa waa kii ay kagaleen Somaalilaan sidaa derteed Waa in ay imikana ictiraafaan kola kusoo Noqonmaayane
@ahmetnuclaer3847
@ahmetnuclaer3847 6 жыл бұрын
haperyonis na baa dhul uga qaadey hapercelo dhulbahantaha dhulkuna wxuu ahaa ceynaba haperyonis baa u hiilizey markz by dheheen xabadani maha midii haperycelo bartii by ka yaaceen maantnana haperclo Ku nool H geeziyaal libaaxyo IGA dheh haperyonis
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 6 жыл бұрын
hhhh maanta 2018 aya la gumaystaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@abdinassir8006 INGIRIIS SAWTUU DHULOOS JABIYAY 1921 CAKUYE INDHO ADAYG BADNIDAA
@cabdiyaxye7381
@cabdiyaxye7381 2 жыл бұрын
Maasha alaah waxaa soo diray suldaan cabdi yaxye suudi abwaankii tolweene oo radeen waxuu soo qorayaa soomaaliya hanoolaato
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
"Giraantan Maanso waxaan u dhagaysanayaa kaliya inaan wax kula baxo oo aan wax ka barto.."
@muxsinrashiid613
@muxsinrashiid613 4 жыл бұрын
Qadaadwaynta iyo isaaqu waligoodba colbay ahaayeen, sidaan filayana waligood heshiin maayaan Ummada carbeed ee Isaaq❤
@dahfur2735
@dahfur2735 3 жыл бұрын
Qadaadwayn iyo cagdheer miyaad kalagaranla'dahay waxaan aaminsahay haynan cagdheer isguurjirin inagaaba qadaadwayn noqonlahayn
@Gashaamo99
@Gashaamo99 2 жыл бұрын
War cawaanyow ogedeen ma’am qadadwayn, qadadwayn ninki bixiyay wa sayidka ayaan filaya
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 Жыл бұрын
Anaa isaaqo adna nacas ayaad tahy hawiye iyo isaaq waa walal
@caways_carrabay
@caways_carrabay 5 жыл бұрын
Soomaali Allow laabtooda malab isku mari;❣
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
Iidooor Cayuuun Baan Laha Wabiga Jeexsiiye Cali Dhuuux Nin Gabay Ku Gaadhaa majiro Ogaadeen Wxuuku Kiciyey Kalmadii Cartaneey Camuus layska Qaad Ceelkii Reer Dalale. TOP legendry Somali Poaters
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
camuud ya dagan manta ?
@STOR3GE
@STOR3GE 4 ай бұрын
ninka aasd sheegayso izaaq baa madfac ka jarey
@abdifatahawil5515
@abdifatahawil5515 6 жыл бұрын
war'maad waalantahay malaha' isaaaqu waa dir waxay leeg yihiin reer kamida daaroodka'😅😅 hadan daaroodka oodhan iskma celin karaan' idoorka. One love daarood iyo isaaqn.
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 ай бұрын
Wa xaqiiq saa 2023 bay xornimo qaateen kuwii u danbeeyaye
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Ogaden adeerkeen Qamaan bulxan u duceeya
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
kaligi maaha maxamed cumar dage iyo raage ugaas iyo nuur cubudhiye kulli aun
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
AHUN Dhammaantood
@abdiraxiincalibadhan2942
@abdiraxiincalibadhan2942 7 жыл бұрын
doqonkiii ogaadeen doolo laga qaadye viva habar yoonis dhulbahantooow idinkuna ceelkii caynba ayaad daris ku taaliine viva habar jeclo isaaaq gob gobi dhashay dihashada iyo ceebta waa wasa qabaaan ogaadeen iyo dhulbahante
@khalidrashed2910
@khalidrashed2910 6 жыл бұрын
viva habaryoonis iyo habarjeclo wan idin ku faana anigo ah ciise muse
@husseinrabi3294
@husseinrabi3294 6 жыл бұрын
iidoor afdhogob afqushuush afdhogor ilma sirqaanland ilma daroogo ogaden isagoo tunka kaararto unbuu gaal ku soo dagaye doqon waxaa ah cawaanta iidoor ee alle hii abuurtay iyo diinta iyo malaaikta halmar isla caaya doqon qofka noocaas ah ayaa ah doqon cawaan yahow ilmo khamriyocab
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
hussein rabi Hhhhhhhhh izaaaq kingdom
@Der-Night-King
@Der-Night-King 5 жыл бұрын
King Isaaq 1
@Der-Night-King
@Der-Night-King 5 жыл бұрын
@@husseinrabi3294 cay wxba lugu heli wa
Silsiladii Guba Qaybtii Labaad {by Raage hassan}
28:50
Fadhigaab Channel 275
Рет қаралды 676 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Sayyid Mohamed Abdulla The Revolt Dervishe Somali Movement In 1899
2:27
Somali History Official
Рет қаралды 3,2 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 922 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Silsiladii Hure Walanwal iyo Cambaro dhexmartay  oo dhamaystiran Full:HD
1:40:02
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 2 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 29 МЛН
小丑与白天使遇见丧尸?#short #angel #clown
0:32
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2,8 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
0:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
0:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН