GANACSIGA KALUUNKA - FURSADA - QIIMAHA - QALABKA

  Рет қаралды 44,145

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

3 жыл бұрын

📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/consultzakariye/...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#Horumarsamee #Kaluunka

Пікірлер: 152
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Soo dhowaada walalayaal xogtan muuqaalka LIKE kusoo dhoweeya si dad basan usii gaadho. Gobol xeeb ah maka soo jeedaa? :)
@salmanabdulkadirnur1188
@salmanabdulkadirnur1188 3 жыл бұрын
Wll sakaratiye waxaad nosoo ogadaa hay.adaha xibiya shahaadaha adoo Mahansan wllh
@hakabo
@hakabo 3 жыл бұрын
Mahatsanit
@abdishakurabdulqadir3342
@abdishakurabdulqadir3342 3 жыл бұрын
Sakariye waxaan ku waydinayaa talagadaha lacag toodu waa intee adoo mahadsan wll nosoo sheg
@abdishakurabdulqadir3342
@abdishakurabdulqadir3342 3 жыл бұрын
Waan kusugayaa wll
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 3 жыл бұрын
Anigu waxan joogaa xeebta berbera
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 3 жыл бұрын
Mahadadsanid wllo nin qalbi furan baad thy shacanka Soomaliyeed meelba joogan dhiiro galiya 💯🤛💯🙌
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 3 жыл бұрын
Somalida waxaad modaa dad laysku jeediyey khayraat koodina laga jeediyey jaskalhu khyra ustad
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 3 жыл бұрын
Wax bdn ba ka faidnay horay u soco ustad👍💯
@sahraabdilahi3402
@sahraabdilahi3402 3 жыл бұрын
Masha Allah jazaka Allahu khayr sakariye
@healthylifestylechannel9733
@healthylifestylechannel9733 3 жыл бұрын
Wa runtaa walal wa fursad shaqo muhim u ah dadkeena iyo dalkeena jazak Allaah qer 👍🏾👏🏾
@theadalos2226
@theadalos2226 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin zaki from rome Italy 🇮🇹
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Waad mahasantahay wllo sakariye
@farxaanfariid8910
@farxaanfariid8910 3 жыл бұрын
جزاك الله خير
@Siciidismaciil77
@Siciidismaciil77 3 жыл бұрын
Mahadsanid Sakariye
@khalidabdi1655
@khalidabdi1655 3 жыл бұрын
Mansha Allah Sakariye aadba kuusalamaya
@drabdihakimmohammedaare7402
@drabdihakimmohammedaare7402 3 жыл бұрын
Khayr allah haku siiyo
@mohamedabdijamal1700
@mohamedabdijamal1700 3 жыл бұрын
Qofki igu horeeya dawada maashallah wll
@hameeda1612
@hameeda1612 3 жыл бұрын
Fursad qaliya zakariyayow wlhi barakallahu fek aad baan u daneeynayaa
@abusumayaabusumaya4786
@abusumayaabusumaya4786 3 жыл бұрын
Aad bad u mahadsantahay mr sakariye waxa tahay dhirigaliya dhabta ah ee ganacsiga ale haku sharfo thnks
@mohamedhussein4274
@mohamedhussein4274 3 жыл бұрын
Wll sakariye mahadsanid ee halkee kaala soo xariiraa
@gahnugtraveling217
@gahnugtraveling217 3 жыл бұрын
Mansha Allah wll qali
@ssnnbb70ssnn69
@ssnnbb70ssnn69 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@ashajama4594
@ashajama4594 3 жыл бұрын
Shukran
@user-fw8gm2vh3d
@user-fw8gm2vh3d 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaaal
@Bahdoonmedianews
@Bahdoonmedianews 3 жыл бұрын
mahadsanid wll
@ibraahiimxunduble3985
@ibraahiimxunduble3985 3 жыл бұрын
Aad umahadsantahay wll sakariye inshalaha waa fursad banan waana isku dayin inan kafaaidesano
@theadalos2226
@theadalos2226 3 жыл бұрын
Macalin mahadsanid marka hore aniga shaqsiyan xerfada aan leyahay wa kaluunkas waxaana kudhashatay magalo ladhaho cadale marakiibta tuugada ah dartood ayaan cawa dal shisheeye u joga bila sabab alxamdullilah xal wu Iman dona manta hada ubahdo boqol kun oo kiilo kaluun ah wan hela lkn away qabka aan ukeeni karo yurub 😢😢😢
@abdirahmandonkal437
@abdirahmandonkal437 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sakriye waa information loo baahnaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll sakariye waan hubaa in khayraadka badeena laga dhargayo hadi loosoo jeesto runti. Waxanad ii iftimisay waxbadan oo iga dahsonaa eebe hakulajiro
@amranyasin6840
@amranyasin6840 3 жыл бұрын
Manshaa allaah waxyabo muhiim ah yadka hadashaa wadku mahadsantahay
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 3 жыл бұрын
Masha Allah 😍😍♥️
@elyazmoha5931
@elyazmoha5931 2 жыл бұрын
allaha ku sharfo sxb wa fikir cajiib ah
@musemohamed1064
@musemohamed1064 3 жыл бұрын
Mahadsanid aqoonyahan
@abdoulazizmohamed4543
@abdoulazizmohamed4543 3 жыл бұрын
Merci pour information
@samiiraahmed359
@samiiraahmed359 3 жыл бұрын
Tabadin kaluun ladhoho oo ankukoray ,hhhhhhh ayaa kujirah bosaso wlhi meelka qalisan majirtoh kaluunkeda Mnsh allah. Dhulkeena nimcaa fadhidah
@mamiinsalaad2363
@mamiinsalaad2363 2 жыл бұрын
Xageee lagaala soo xariiri karaaah sakeriyeh
@daaniyahali6295
@daaniyahali6295 3 жыл бұрын
Masha allah ilaah haku dhawro
@hassanbomar6080
@hassanbomar6080 3 жыл бұрын
Qiimaha gaariga no sheeg bro Mahadsanid
@hameeda1612
@hameeda1612 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@sahra4159
@sahra4159 3 жыл бұрын
Asc walaal Zakariye, masha Allah jazakallah kheyr
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Wcs wr wb walal
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Masha allah nimcadas kafaidaysan la nahay wadanki shark kadhiganay ethiopia leyihin ya mar qura bad nasiya dalki wadanka iska laha somaliya weli madhalan
@aminadan9039
@aminadan9039 3 жыл бұрын
Mash Allah
@drsaxlaammaxamuud7921
@drsaxlaammaxamuud7921 3 жыл бұрын
Masha allaah
@maxamedxasan7977
@maxamedxasan7977 3 жыл бұрын
الحمد الله
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 3 жыл бұрын
WAX KASTOO LAGU HORMARINAYO CHENELKA WAA IGA DIYAAR WL GUUULAYSO MR SAKARIYA
@somalitech12
@somalitech12 Жыл бұрын
jazakallah
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 3 жыл бұрын
Mahsdsanid masuule alaha kusharfo
@maher_mehmudsabriye9959
@maher_mehmudsabriye9959 3 жыл бұрын
ان شاء اللہ
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 3 жыл бұрын
Aan Ka Faa'ideysano Wllahy 1st Viewer
@dreamgril1554
@dreamgril1554 3 жыл бұрын
Mhdsanid haku jirinine ma isla shaqesa
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
waa runtiisa
@biriqofficial4370
@biriqofficial4370 3 ай бұрын
Matan oo tariiqda tahay 28/bishii 3 xaad 2024 ayan 30 xabo keenay ee sidii ku dhaqaleyn lahaa iishey qabiir baatahay masha Allah
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 2 ай бұрын
Oo nooceeya wlal
@nn-gc7hj
@nn-gc7hj 3 жыл бұрын
abowe mahadsani
@MaxamedidirisXadi
@MaxamedidirisXadi 8 ай бұрын
illaahay☝️ subxana watacaalaa Ayaan soomalida kuu soo diray😱🥹🥹
@fadma638
@fadma638 3 жыл бұрын
Shaqada Afka waa ay ka fudud tahay lkn xoog iyo dhaqaale ayey u baahantahay iyo inaad aqoonteyda leedahay😊
@indhojacayl5533
@indhojacayl5533 3 жыл бұрын
Waan kaa faa iiday sanay naa zxp
@mohanbishar989
@mohanbishar989 2 жыл бұрын
Walh waa hamigeyga inaa mashruuc kaluun aan sameysto
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Waan jecel nahay laakiin Caqabado ayaa jira
@abdirahmanabdulle3690
@abdirahmanabdulle3690 2 жыл бұрын
Hadii 300 doon oo kaluumeysi dherirkooduna 15 ilaa 20mitir aan soo iibsano, waxay doonti maalintii soo saari doonta 2ton oo kaluun ah celcelis ahaan. 200 maalin oo sanadka ka mida hadii ay shaqeeyan waxay soo saari karaan 300doon ×200maalin=120ton. Celcelis ahaan halkii TON waxaa la iibiya 800$suuqyada caalamiga. Marka 120ton×800$ waxaan heli doona 96,000,000 sanadkiiba. Waxaan ahay arday barta culuumta kalluunka ,aaada umahadsantahy walaal zakariye saad dhalinyarada ubaraarujisid
@user-wy1nb1yh7o
@user-wy1nb1yh7o 2 ай бұрын
Sxp culuumya kalunka muqdisho malamute barta
@jibrilali5139
@jibrilali5139 5 ай бұрын
Sameedee
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Our people need training and investment foreign companies involvement and dedication.
@diiniali2684
@diiniali2684 3 жыл бұрын
Cil badanaaa waoahi aad baan ugu xumahay fursadahaas dadka ay kaaa bahanyahiin story
@ciisesheekeye3662
@ciisesheekeye3662 3 жыл бұрын
Mr zaki Sxb wan kaaga mahad celinayaa sida aad u caawiso bulshadaada Bacdayn waxan kaa codsanayaa in aad war bixin kasoo bixiso spare parts in bss
@kulanso2355
@kulanso2355 6 ай бұрын
Yaa igula soo biiriya groub kaluumaysiga ganacsiga badda
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 2 ай бұрын
Xagad joogtaa
@faysaibraahin1313
@faysaibraahin1313 Жыл бұрын
Kàluunka Mirada iibisaa
@faysaibraahin1313
@faysaibraahin1313 Жыл бұрын
Xagee ayaanu wax ka qabann waan jecalahaye
@Siciidismaciil77
@Siciidismaciil77 3 жыл бұрын
Runtii waxa ka faaidysty Uber eates mahadsanid wllo Sakariye
@maxamedxasan7977
@maxamedxasan7977 3 жыл бұрын
ku wanaad u sheegay saa haday iyagu isku maqanyahiin bal ks waran Anuunbaa damqanayee dheguu uma daloolaane mahad mahadsanid.
@horizonhmmedia7796
@horizonhmmedia7796 3 жыл бұрын
bar yahan waad naga raag tay
@Professor4555
@Professor4555 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb, laakin waxan u maleyn ina hilmaam san tahey in dalkena logistics ama jidad wanaag san iyo amaan kaba ku yar yihiin, si commercial ah na hal qof ma xalin karo caqabadaha dowlad xumida ku xiran ,mathalan, hal deked o fishing boats ku xiran karan muqdisho dhan kama jirto,
@Abdirizak12428
@Abdirizak12428 3 жыл бұрын
Asc ustaad aad baan kusalanay walle waxan rabaa inan bilaabo droshin waxan dawaday muqaalkada ah oo xoga yar aad ku yar durayso xaga diinta ah aideen ku bilaqbi kara anigo iska ilaalinaayo qax diinteeyda wax u dhimaayo
@jamalwarsame518
@jamalwarsame518 2 жыл бұрын
FYI my dear brother check talapia is fresh water fish, you can’t find Indian Ocean
@cabdishakuuribraahim3352
@cabdishakuuribraahim3352 Жыл бұрын
Wll wxaad ii sheegtah doonyaha kalluunka imisa ayaa la siiyah HDa garaneyso?
@khadarhamari2112
@khadarhamari2112 3 жыл бұрын
royal chiken ma tqana bro
@abdiqafarbaare9822
@abdiqafarbaare9822 3 жыл бұрын
Whly sxb waaruntaa waanqiirooday umad geedka hookiisadiiday ooqorax fariisataybaan noqonay
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 2 жыл бұрын
Waa fikrad fiican oo aan hore isugu dayay lkn maalgalin ayay u bahan tahy
@allnineandsix9457
@allnineandsix9457 3 жыл бұрын
Ethopia ma gawaari caadi ayaa u daabulaya mise gawaari qaoojiye ku xiran?
@seemadefilms
@seemadefilms 3 жыл бұрын
Mahadsanid Zakariye Abdullahi Ali sida aa Bulshada ugu baraarujinaysid in ay Ganacsiyo Abuuraan. Guuleyso Walal, Kanaalkana waa kan igu dhaliyey inaan Bulshada Fursadaha Shaqo ee Internetka la wadaago!
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Adaa mudan walal halkaa kawad dadaalka InshaAllah
@faraxxuseen6444
@faraxxuseen6444 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wll tayfoodh ka ma u isticmali karaaaa
@allnineandsix9457
@allnineandsix9457 3 жыл бұрын
Shirkada aad sheegsyso cinwaankeeda ma haysaa?
@master_som
@master_som 3 жыл бұрын
Walaal fiiri daqiiqada 1:35
@mctube5558
@mctube5558 Жыл бұрын
Alle hayna tuso nimcada wadanka taal iyadoo allaah nasiiyey waxaa soo khayraada in aan ka gaajaysan nahay waa musiibo runtii
@master_som
@master_som Жыл бұрын
Sax waaye walaahi maanta oo tariiqdu tahay. O1/12/2022 hal xabo oo tuna fish ah oo gaaraaya. 70 kg waxaa la iibinoyaa 30 dollar waa ka batay wadanka waxaana daris Nala ah ethiopia oo aan badba laheeyn oo 100m ah taasi waa nasii daro waxaan ku mashquunay is qabqasi siyaasadeed iyo wax aan loo joogi somaaliyoo dhan ayaa ku filan badeena Hadeey ka shaqeeystaa waxaan haysanaa badii xoolahii beerahii shidaakii iyo macdanii maxaa naga maqan nimcada Allah ilaah Hana soo hanuuniyo aamiin
@altoclips1453
@altoclips1453 3 жыл бұрын
Sakriyoow waxan doonaya inaad iga cawiso ganacsiga an bilaabi karro waxana ahy arday jogg dalkii
@horizonhmmedia7796
@horizonhmmedia7796 3 жыл бұрын
sakariye cabdulaahi kasoo hadal ganacsiga
@abdirahmangoud9122
@abdirahmangoud9122 3 жыл бұрын
Wllo bal magaca gaawadhida qaboojiha noo qor
@drsaxlaammaxamuud7921
@drsaxlaammaxamuud7921 3 жыл бұрын
Hada waxaa lasameeya wll sekerye habeenkii oo dhan bay bada ku jiraan kadib subixii
@h-nurachannal7362
@h-nurachannal7362 3 жыл бұрын
Walhi wllo waxad tahy qof qali fican oo xog runa siinya dadka
@qamarnur7370
@qamarnur7370 3 жыл бұрын
Sxb price ka gawaarida ino sheeg
@luulmuhamud8182
@luulmuhamud8182 3 жыл бұрын
Asc wr wb wll barnamijka ad ayaan u dawada una xiseya masha alaah taloyin fcn ayad bulshada lawadaagtaa wll waxaan raba inaad iga cawiso ganacsi 15 dolar anku bilabi karo waxaan joga kenya hadii an rabo turkiga inaan dhar ciyaal kadalbado sideen oga dalbankara ado mahad san wll plz iso jawab taladaadu wa I muhiim
@gahnugtraveling217
@gahnugtraveling217 3 жыл бұрын
Wll gadhiyaashan qabooji yaha leh imisaa la siyaa ama wadanki malagu kireeyaa
@bilaalchanel1443
@bilaalchanel1443 3 жыл бұрын
walal qeybta facebook ayaa kala soo xariray.
@abdikhaliqmohamoud3373
@abdikhaliqmohamoud3373 3 жыл бұрын
Zakaiye, wll waxan kaa codsanayaa in aad soo celiso videos-kii todobaadle ah.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
InshaAllah waan dadaali doonaa walal wakhtiga aad cidhiidhi iigu noqday
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 2 жыл бұрын
Zaki Somalida qaar aan cunin baa Ku jira isaga iyo Digaagtaba oo u yaqaanna Nasab dhiman Iney noqonayaan haddii ay cunaan
@abdirahmanalimudei3276
@abdirahmanalimudei3276 3 жыл бұрын
Gariga meqo waye lacaktisa bro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Walal qiimayaashoodu waa kala duwan yihiin 15 kun ilaa 30 ku. Walagy helaa baadh Refrigerator Truck Japan hore ayay kaaga soo baxayaa inshaAllah
@ifiye258
@ifiye258 3 жыл бұрын
Walal sakariye anigu waxan ahay daawade kazoo jeeda gobolka qaniga ku ah xoola ee togdheer burco waan rabaa inaad igala taliso sidii aan ku abuuri lahaa shirkad ka shaqeesa canaa xoola noocyadooda kala duwan oo si casri ah ukaydisa usoo qaada usii iibisa welabana sida casriga ah ushaqaysa oo home delivery sameesa markaa walal waxan ka codsan lahayn inaad isku hawsho oo video nooga sameesa adoo mahadsan
@aishaadan1920
@aishaadan1920 3 жыл бұрын
tani waa fikrad fikradaha lamasoo bandhigee waxaad akhrida buug kusaabaan dhaqaalaha xoolaha laga sameeyo
@abukarfodey8738
@abukarfodey8738 3 жыл бұрын
Zakariya hadaan alaab uga baahdo Engiriiska ma iga caawi kartaa bro
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Intee joogtaa adiga??
@zihaamzaytuun4810
@zihaamzaytuun4810 3 жыл бұрын
Hadan fiiriyo xisaabta gariga iyo doonta meeqo imanaya waa lacag badan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Walal 5 kun ilaa 30 kun inta u dhaxaysa Ganacsiga waad ku bilaabi kartaa.
@AadanXaamud
@AadanXaamud 3 жыл бұрын
Asc anigoo kubilaabaya magacayga waa Aadan waxaan muda badan masoo shaqeeyay badaha yaman ilaa 5sano? dhibka somalia ka jiro waxay tahay shirkado kaluunka iibsanaayo malahan taas waa inlagala hadlaa wasiirka qeyraadka bada
@ahmedhassenahmed6482
@ahmedhassenahmed6482 2 жыл бұрын
WLLALO HADA ANIGA QORLKAN KUSO QORY AY BILABI RABA WAXNA JOGA ETHIOPIA SOMALIDA ITOPIYA AYN AHY EE IGA CAWI WLL MASHRUCN MARKAS MAGAC DAODA MIYAD ISO KALA SHEGI KARTA KALUNKA BADNKA DADKU AY CUANAN
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 3 жыл бұрын
Sxb waxad la nuuraysa show kaluun aya ka dharagtay 😄, mansha allaah walal sakariye höre usoco
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
MashaAllah waa iga qoslisay walal Kaluunka waa jeclahay balse nasiib daro bad ii dhow aan kala soo baxo malihi :)
@haaneyboy8121
@haaneyboy8121 3 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye hhhhh
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 3 жыл бұрын
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga. Adiga iyo caruurtuba ku baro online. ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير ٥.التجويد chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg Mahadsanid in badan
@faysaibraahin1313
@faysaibraahin1313 Жыл бұрын
In Ana iibiyo Aymaan Rabat xagee Aymaan wax ka qabtaa
@abostos
@abostos 3 жыл бұрын
Sxb shaqadaas anaa ku qasaaray. Mudo 2 sano ayaan ku dhexjiray shaqadaas lkn qasaaro waxaan ka eheyn kama faaidin.
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 3 жыл бұрын
İntee ka galay wll qarash ahan
@Em_barre
@Em_barre 2 жыл бұрын
Fikradan kalunka in badan baa ku haminaayi
@gahnugtraveling217
@gahnugtraveling217 3 жыл бұрын
Wll away muqaalki aad soo waday ee green house ka
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Wuu baaqday muuqaalka shirkadii aan xogta inooga soo qaadi lahaa baan heli waayay Soomaali cidna xog isma siinayso xagaaga ka raadi
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 88 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 53 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 205 М.
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 59 М.
GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 93 М.
3 FIGRAD GANACSI OO DALKII LAGA SAMAYN KARO - WERSHADO YAR YAR
9:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 28 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 53 МЛН