Kheyraadka Badda Soomaaliya & Nin Afghanistan ah oo ka kaluumaysanaayo.

  Рет қаралды 192,379

Universal TV

Universal TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 344
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 3 жыл бұрын
Afghanistan oo aan bad laheyn ayaa Somalia ka kaluumeysanaa. Somalidii laheedne gaajo ayaa u dhimaneyna ee ha inalasoo gargaaro ayey leeyahiin ayiga oo badda 1km u jiro cajiib. Umad dhalan korran ayaanu nahay.
@nabiilosman6368
@nabiilosman6368 3 жыл бұрын
Somalia waa dal fashilmay dadkiisina waay baabeen afwayne iyo daroodba somaliya ku ciyaaray
@naimamohamed4662
@naimamohamed4662 3 жыл бұрын
Adheer yaa kuudiiday in aad labaxdo adhiga ayaa siyaasiyin shisheye dalkeena duminayo lagayabaa in aad qabiil kutaagereyside
@naimamohamed4662
@naimamohamed4662 3 жыл бұрын
@@nabiilosman6368 markii laguleeyahay Somali qashin ayaa ka buuxo waa adhiga oo kale daarod mxaa kaaqyseeyo adhiga .Dad sharaf leh oo sharaf soo lahaa oo sharaf lahaan doono haduu eebe idmo ayaa afka kutaageysaa war ummada kadamow ninyahaw
@nabiilosman6368
@nabiilosman6368 3 жыл бұрын
@@naimamohamed4662 na qaxbayey qqxbadu dhashay ee qdw darood iyo faqashba waa waskh iyo qashiin
@ajaj6201
@ajaj6201 3 жыл бұрын
@@nabiilosman6368 sorry bro daarod hadu hoyada kufsady 😂
@augustustheemperor3335
@augustustheemperor3335 3 жыл бұрын
Dadkaan Somali cawaan caadi. Wadankooda wexee uga bexeen. Ajnabi iyo dabo dilifnimo
@JowfeStudio
@JowfeStudio 3 жыл бұрын
OO WELI TUUGSI TAGNAY BARYEYNO MID AAN WAXBA HAYSAN
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
hhh waliba dadkeenii waaweynana ciidanka badanaya ayey ka xanaaqsanyihiin hhh waayaab 😳
@hodanc6255
@hodanc6255 3 жыл бұрын
@@JowfeStudio dad iyaga ka faqirsan bay baryayan o kulal iyo qabow dilay
@mulaxocameyxuurshe9373
@mulaxocameyxuurshe9373 3 жыл бұрын
@@JowfeStudio ⁷
@captaincash1035
@captaincash1035 3 жыл бұрын
Let's honour and respect our brother from Afghanistan and treat him perfectly and almuslim aqul muslim and a muslim is a brother to another muslim
@gaalkacayomudug7627
@gaalkacayomudug7627 3 жыл бұрын
Ninkaan shaqaalaha ayuu kamidyahy wuxu dabanayaa kaluunka yaryar oo qadadisa aan ka badneyn marka yaan xumaan loo turjumin
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Waa sax wax aan 1kg dhamayn baa maalintii ku filan. Waana shaqaalaha dekada, waa nin muslim ah oo hadana qariib ah.
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 3 жыл бұрын
It’s so sad we have people dying next to all of this blessings
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
Tribalism and arrogance leads to poverty.
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
@@thebeast09876 true
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
@@jh-mt6yw Here you go, your comment in itself is not rightly put. Do you now understand what Somalis are suffering from? Don't judge people on the basis of Gabiil rather on merit.
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
@@jh-mt6yw I think you are spreading hate and prejudice and does not serve the Somali people. I'm not Hawiye and have no connection with this clan, but your approach does not benefit anyone. I guess you are the so called "nobles" free from faults.
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkiina ku dhiibta oo soo qora hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorina Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@kingmj5675
@kingmj5675 3 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAAH. Waddankeennu waa wada khayraad, dhismaha dekedda Garacad riyadii rumowdey.
@abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735
@abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735 3 жыл бұрын
Been maha muslimiinta oo dhan Waa walalao🥰🥰🥰🥺🥺
@aliwarsamehasan5701
@aliwarsamehasan5701 3 жыл бұрын
somaliyeey waad aragtaa khayrka iyo nimcada dalka taal walalyaal wadsnkiina iimaansada jeclaada ilaashada oo lasoo baxa arsaaqda alle na siiyay
@joulaittahmadu3906
@joulaittahmadu3906 3 жыл бұрын
🇸🇴 We are 💏 love 🇦🇫 and All Muslim countries
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaaraka Allaah Allaha idin barakeeyo saad noogu soo gudbiseen qayraadka Soomaalia dekada garacad siiba Waan SALAAMAY Wariyaha Allaha baemrakeryo barnaamijyada Noonan wax badan Ayeey ka maraysaan dadka soomaaliyeed iyo inay iimaansadaan dhulka Quruxda badan uu ku beeray
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 жыл бұрын
Masha alah ninkan Afghanistan waa shaqalaha marka waxan yare uu cunayo yaan laxumansanin
@liibana22
@liibana22 3 жыл бұрын
Wa runta maxumaansanayan dadkan waba washene intas .
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Wa runtaa wuxuu cunayo maalintii 1kg xitaa ma dhama. Waana shaqaalaha dekada dhisaya. Waana Muslim qariib ku ah Somalia.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
waa msulim intu doona haka cuna haduba etobian iyo kenyati aheyn
@liibana22
@liibana22 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs wlal qofku mar hadanu ku dilayn oo ku dhibayn wa Muslim marka hada nahay dadka degaankas cadaawad cidna uma qabno Ethiopian iyo kenyana ma necbin dhibkas cusurinimadas xaga kama jidho huno. Cuqdada iska saar yaan lagu cadaabine.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@liibana22 Aniga xaage kaa soo jeeda marka? sxb niin reer mudug ayan aheey wixi mudug yimada oo kenyati iyo etobian qorta ayan jaraya iga waale niman gaalo dhul inaga heysata xasha inu mudug yimado galadi iyo bokh ban hada uu amaba baxaya gaal waa sefta walaal mudug jiljilec lagama yaqan bowe. Taarikhda geeskan Afrika iyo islamka waa muhim gaalo asxan nooma hayan taas ogow ana laa noola madow iyo cadanba ee weydi.
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Wan dareemi kara qof wadankale ajaanib ku ah way xanuun badan tahay
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 3 жыл бұрын
MashAllah Puntland dal udug amni iyo barwaaqo ayaa Allah ku manaystay, waxaa mahad le Allah ka sokow dowladeena Puntland ee u taagan ilaalinta dhulka iyo bada Puntland.
@rsa2533
@rsa2533 3 жыл бұрын
Hadaan nahay Somalia ma nihin dad shaqo waa tan ugu wacan in uu wadanka hagaagi waayo
@mohamedomarali1164
@mohamedomarali1164 3 жыл бұрын
Dad Allah u nimcayey oo aan arkeen. May Allah have mercy on us make our hearts and soul clean. Ameen. What a great country full of natural resources. Yaa Allah bring this country peace and prosperity. Yaa Allah make a pious men our leader Ameen
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 3 жыл бұрын
@@c.m.a.1937 ..m. .. .
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 3 жыл бұрын
.
@durranofficial8320
@durranofficial8320 3 жыл бұрын
Legend Abdisalan Hareeri One Of Somali Legendary Journalist🇸🇴🇸🇴🎤💯
@abdullahiabud7823
@abdullahiabud7823 3 жыл бұрын
Wlhi Alle nimco ween ayu ku beray wadakeni Somalia 🇸🇴 Allow nabad na siiii🤲🤲
@amorevalogs
@amorevalogs 3 жыл бұрын
🇸🇴 wasida somalida mafiada lkn mee somali maryoolay khayraad kiina cadaankabyaabay wlhi🇦🇫
@fuadahmed5843
@fuadahmed5843 3 жыл бұрын
' " !!!! -
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 3 жыл бұрын
Nabada Puntland ✅
@yonisali3529
@yonisali3529 3 жыл бұрын
This is so beautiful 🙏🇨🇦
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 3 жыл бұрын
Allah wadankeena nabad hanooga dhigo hananoobarakeeyo
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 3 жыл бұрын
Bada Puntland MashAllah 👍👍👍
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 3 жыл бұрын
Jamhuuriyada qaniga ah ee Puntland alow barakee aaaamiin
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Dhulkeena soomaaliya Kheuyraad baa kujira Allow inoo barakeee
@saadmaariinka2428
@saadmaariinka2428 3 жыл бұрын
Horta kalmadaan waryaa waxkaloo lagu bedalo Malahan miyaa Dadka waxaa fiican iney isugu yeeraan Sxb ama Walaal ama Aboowe ama Boowe
@mrhanad6655
@mrhanad6655 3 жыл бұрын
Waryaa wax fiican maahan Qofkii i dhaha ma jecli
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 3 жыл бұрын
waryaahee ama waryaa ama waaryey waaba kalmada lagu kala saaro inuu qofku soomali yahey iyo inuu cidkale yahey markaad soomilya kadhex baxdo , qiimaha eey kufadhido baadanba ogeyn
@aziiz94
@aziiz94 3 жыл бұрын
@@mustafemaxamed6085 Erayga waryaa miya noqday eray somali nimo cadenayo cajiib, aniga in la igu waco wa ka xanaqa wa eray bila ixtiram ah tusaale qof waalid ku ah mise da, ahan ka wen waryaa maku dhihi karta? 🤔 Inta qurbaha ku arkay bdna dadka waqooyga ka imaado aya u bdn eraygaas
@farhiyasharaf41
@farhiyasharaf41 3 жыл бұрын
Erey waxaa badalikaro bulshada .iyo wacyi galin in labadiyo...aniga xamar ayaan ku dhashag lakin ereyga ugu xun an maqlo waa hooyada waxaas ku samey cml ..wali markaa raacdo .bii elka .ama hoomeyda ama caasiyada ka shaqeyo .magaalada.malin kasto..waryaa waa eray naxarjis daro ah.wali bilaa ixtiram ah ..waxaala is ticmali karaa . erayo duco iyo naxariis ku jirto..... walaal qeer allaha ku seeyo soo ma fiicnid...cml walaal allaha ku dhooree xalada kawaran. Sidookale .............. Asc walasheydiye alle ha ku barakeeyee.....asc walaakeygiyow malay maa dabaneysaa ..aduu alle kuu qadaro waad heli doonta.. waxaad ugtihiin ereyga fiican waa sadaqo...marka aan isku kaal meysano qeerka
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Waa lahjad wllo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 жыл бұрын
Masha alah dhulka hooyo gurux badana adeer cabdi salan ciil iyad nogu dishay malin walba dhulki hooyo iyad ku dashodashonaysan 😢😢 masha alah ilahay cimrigaaga haku dheereyo adare
@khalidatteye8142
@khalidatteye8142 3 жыл бұрын
Aamin wllo. Umadeena ilaahay laabta ha isku furo oo wadankoodi cidla ah ha ku soo laabtaan. Dad aana heesan bad iyo beers ayaa jira. Waa wadan iska cidla ah
@amincissa6763
@amincissa6763 3 жыл бұрын
Wss
@amincissa6763
@amincissa6763 3 жыл бұрын
Shamsebiin
@safiyaahmed8489
@safiyaahmed8489 3 жыл бұрын
You should have been more kind and polite to him when asking questions Abdisalaam, this guy felt dominated and pulled awaay from you😏😏.
@realkoshin
@realkoshin 3 жыл бұрын
Sir La Qarxiyey m.kzfaq.info/get/bejne/bNyFltp4x7fFh4k.html
@runyaasin2982
@runyaasin2982 Жыл бұрын
50011001000000
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Dhulkeena nimcaa fadhida wallaahay Waa dhab Maxayse kuugu taallaa dadkii lahaa aa ka gaajoonaya oo kasii tahriibaya Waa Halkii fanaankii ama abwaan kii soomaaliyeed ee sameeyey riwaayadii ahayd DAL BARWAAQO IYO DADKA BAAHAN ILaahay ummadda soomaaliyeed ha garan siiyo qiimaha uu. dalkoodu/dhulkoodu Leeyahay Aamiin Aamiin Aamiin
@watchman9794
@watchman9794 3 жыл бұрын
Masha Allah
@lilomar7903
@lilomar7903 3 жыл бұрын
Masha allah wadanka wa qerad madan yahay sida malaga cafimad ayuu leyahay🐋🐟🐠
@maryanmohamed431
@maryanmohamed431 3 жыл бұрын
Anagana qabowbaa yurub nagu dilay u mad waxaan nahay nimcada uu ilaahay siiyin aan arkin.sooliyo waxay noqotay meel qof walba iska soo galo .
@hodanc6255
@hodanc6255 3 жыл бұрын
Maryan wil ithopion ba mel ku so qoray waxa Allah siyay bad wabi hawo markasay qabil isku laynayan
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Somalia a rich country.
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 3 жыл бұрын
Ninkan wad wareerisay af Somaliga kuma hadli karo English ku hadosho ahyd
@mrhanad6655
@mrhanad6655 3 жыл бұрын
English xataa ma yaqaano afghanistanka
@marianosman2515
@marianosman2515 3 жыл бұрын
Masha Alaah wa dhulbarwaaqa alow nabad nagu gee an kaluunkaas dubte
@hamdiapdullaahi9237
@hamdiapdullaahi9237 3 жыл бұрын
Masha allaah allow dalkeyga barakee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@somaliawamid3934
@somaliawamid3934 3 жыл бұрын
Somali badan way ka qatan yihiin kaluunka iyo nimcada Somalia taala, qaarkood haayada ayaa galay iyo haruur xeryo qaxooti kusiya iyagoo waliba wadankooda jooga
@shugriabdi1172
@shugriabdi1172 3 жыл бұрын
Maasha Allah garacad.
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 жыл бұрын
Maashaalaah Tabaarakaallaah
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
Hareeri walee waa wariye kaamil ah ninkii khasabu isku fahansiiyay maashaa Allah beautiful Badeena khayraat baa buuxa ma jiryo caalamka meel kaluunku sidaa bada iskaga sabaynayo ilaa aduunku way intifaacsadaan badahoodee teenu way dihantahay.nin siiriyan ah oo qaxooti yurub ku yimiday oonu isku meel ka shaqayno ayaa igu yidhi soomaliya istismaarat shaqo abuur badan baa ka jiro lacag baa laga samayn karaa ba la yiri Siriyaan kale oo soomaliya u qaxay ba uga soo waramay dadkeenii na waxay ku hayaan wadanku shaqo maleh kuligod inay dibad u tahriiban bay rabaan qof shaqo abuuran kara maleh bal subaxii haday badaa uwada kaluumaystan .oo iib geeyan maxaa ka fiican
@PAIN-wh9wp
@PAIN-wh9wp 3 жыл бұрын
That's a vibe right there
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
Qurux badanaa badan maansha Allaah dhagaxatane dekada miyaa la dhisoyaa
@xogsoor7755
@xogsoor7755 3 жыл бұрын
Wlloyal igu caawiya subscribe insha Allah idinko mahadsan
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
@@xogsoor7755 waan ku saray Subscribe
@wiilkabosasolehwiilkabosas4757
@wiilkabosasolehwiilkabosas4757 3 жыл бұрын
@@mklsl3663 ha meeshu wa puntland badda garacad🇸🇱♥️
@Canjeex
@Canjeex 3 жыл бұрын
Masha Allah. Jariban Waa meeshii an ku dhashay
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
Wish I took My fishing arsenal there... Soon Insha Allaha..
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin.
@robrob6719
@robrob6719 3 жыл бұрын
Wow small tuna 😍
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 3 жыл бұрын
Mansha allah
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✅ n ❌ Maa shaa Allaah ✅ n ❌
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 жыл бұрын
HOOY SOMALIYEEY KALUUNKENA ALXAMDULILLAH BALSE kuwa uurka leh iyo kuw umalaha ah iska ilaaliya yaan lasoo qaban waayo waa nabaad guurin
@barawaani
@barawaani 3 жыл бұрын
Gaajo ayeey agteeda ugu dhintaan aqliga ha shaqeeyo
@Somali-One
@Somali-One 3 жыл бұрын
Universal TV barnamijkeeda caynkan ah wnu jecelnahay Lkn manu jeclin marka ay dawlada Somalia qalqal galinteeda qayb ka yihiin. risqiga aad raadinaysaan dalkiina haaku duminina
@Jawidagan94
@Jawidagan94 3 жыл бұрын
Kkkk wareeysigii ugu adkaa ayuu qaaday hereeri mahadsanid
@whinywilly3960
@whinywilly3960 3 жыл бұрын
Soomaali ayada waddan walba joogta yaay layaabin markaay arkaan shaqsi ajaanib oo soomaalia ku nool
@hardlaughs8462
@hardlaughs8462 3 жыл бұрын
Masha Allah ala maxaan u xiisay dhulkeyga.
@moussaalimoussa4072
@moussaalimoussa4072 3 жыл бұрын
Somaliya Bada iyo baarika iyo hawada iyada Lee wadanka shiisheyaha kadhuda somali guul madaxwane fuurmajo guul iyo gobaniimo
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 жыл бұрын
Masha Allah, Legend Abdisalan Hereri.
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✅ Maa shaa Allaah ✅ Halyeey ✅ Cabdisalaan ✅
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 жыл бұрын
Maaasha alah
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
Dadkii Soomaaliyeed gaajeey u dhamanayaan dhulkoodina waa wada kheeyrad barwaaqo
@amorevalogs
@amorevalogs 3 жыл бұрын
Xeebta isoosheega Somaliyeey *Ramadan kariim*
@realwarya1016
@realwarya1016 3 жыл бұрын
Garacad baan filayaa wll
@wiilkabosasolehwiilkabosas4757
@wiilkabosasolehwiilkabosas4757 3 жыл бұрын
Garacad puntland weeye
@democracy480
@democracy480 3 жыл бұрын
Xeebta Garacad,Degmada Ragga ee Jariiban
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Жыл бұрын
Maasha Allah. Khayraad aan tira lahayn ayaa Eebbe innogu deeqay waase garan la'nahay. Allaha inna garansiiyo.
@nadian8734
@nadian8734 3 жыл бұрын
This guy is not speaking like Afghanistanian i think he is yamani.
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 3 жыл бұрын
masha.alaah nicmo ilahey kumanestay
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 жыл бұрын
SILIC ILAAH IDIN BAD WAA DOQINIMO IN MALAAYGA AMA KALUUNKA SIDAAS NAFTA LOOGU DHIBO ISLA MARKAAD QABATID WAXAA FIICAN INAAD SIDA IGU DHAQSAHA BADAN NAFTA UGA GOOYSID
@somalitiktok2878
@somalitiktok2878 3 жыл бұрын
abdisalanow ninka english ama carabi kula hadal nio afka somaliga aad uma yaqane mnsha allah dalkena inagu ma aragno nimcada taala shisheeya ka faidaysta mr wlba
@ahmedbm6875
@ahmedbm6875 3 жыл бұрын
Walahi wa runta bro nimcada tala dalkeni kama faideysano
@jamalmaalim864
@jamalmaalim864 3 жыл бұрын
Adigaa hadaad wadankiisa tagto luqadiisa buu kugu qasbaya inaad kuhadashid...haisaga baxo somalia haduunan afsomali kuhadli karin
@najkavlado5698
@najkavlado5698 3 жыл бұрын
Somalida wax walbo waxey ka doorteen in qabiil isugu faanan intey laandhernimo ku faani karaan qashinka xata ma gartan iney iska xaaqaan
@ibrahimcumar7509
@ibrahimcumar7509 3 жыл бұрын
Nimco wadanka waa taalaa lkn somali maheahiin ayaa isku maqan .
@joulaittahmadu3906
@joulaittahmadu3906 3 жыл бұрын
Ramadan kariim All Muslim people
@maamofaadumoabdisalan6730
@maamofaadumoabdisalan6730 3 жыл бұрын
alxamdu lillaah illaahoow dhulka nabad nooga dhig
@cardafshow3080
@cardafshow3080 3 жыл бұрын
Kkkk mashaallaah
@swimwiththedolphins
@swimwiththedolphins 3 жыл бұрын
Kkk maxa kala haysto abdi salam Herrera iyo ninka Afghanistan
@faaeem4805
@faaeem4805 3 жыл бұрын
Dalkana nimcadu fadhido Soomaalaay ayaa Turki iyo Europe u qaxaysaan
@cqaadirmahamedahmed731
@cqaadirmahamedahmed731 3 жыл бұрын
Mashallah
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 3 жыл бұрын
Dhulkaas saas u quruxo Badan oo ah qaniga aya dadkiisuna gaajo u dhimanayaa oo dunida dawarsanayaa Waa shay ceeb ah oo meel ka dhac ah dadka somaliyeed barta xirfadaha badaha kaluumaysiga warshado tuna 🍣 ah iyo kaluunka lagu gasacadeeya samaysta oo difaacda hantidiina Waliba ku dadaala in reer Galbeedka maraakiibtooda tuuga ah ee badeana dhacaya ee iskugu sheega inay burcad badeed ka ilaalinayaan ahna mashruuc been ah Lknse runtu tahayna inay ka macaashan badaheena dadow anigaa ah qabiil hebel iyo quule iyo qansax iska daaya ee wadankena hooyo ka faaiidaysta badeena iyo beeraha iyo xoolaha kaliya ayaa naga Badan Waa Hadii Aynu si Fnc u fekerno!!
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
MAASHALL abdisalaan herri
@sulemanyussuf4455
@sulemanyussuf4455 3 жыл бұрын
Mansha allah waa barwaqo alle taas
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 жыл бұрын
Allhamdulilah Allow noo dhamistir. Dhalinta
@nrx8684
@nrx8684 3 жыл бұрын
Diyaarad buuxdo oo afganistaan ah oo Dubai naga soo raacay ayaa Berbera nooga gaaray 2013. Wexeey nagu dheheen Somalida ayaan diin bareeynaa, they spoke very broken English.
@hudakhadar3185
@hudakhadar3185 3 жыл бұрын
Masha allh maxa khayraat yala
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Somali illaahay Nimcadooda Tusi waa
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
waa niyad jab wallaahi waxaan ookale markaan arko ayaan ogadaa in aan illaah kucaasinay iyo iimaan la aan dadkeena
@biggstone3573
@biggstone3573 3 жыл бұрын
Kuwa soomalida ah oo fursadaha wax Barasho heli kara dibada jooga cagaf Cagaf yada dekada garacad dhisaya xitaa sida loogu shaqeeyo ma soo baranayaan ninkaan labo sano joogaa cafaf cagaf ka.mid ah cagafyada buu ku shaqeeya lacag faro badan buu ku qaatay wadankeena aan aqoon aan kaga shaqeysano barano
@LibanArale-cc6bu
@LibanArale-cc6bu 3 жыл бұрын
War ninka iska daa ha kaa qaraabtee
@manadaud6266
@manadaud6266 3 жыл бұрын
Ciil wayna. Nin Somali Intay siyaadad isgu haysteen baa badoodii baa niman qayrkoodii kuranayaan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Afqanistan Aa???
@giijecaarale2514
@giijecaarale2514 3 жыл бұрын
Universal waa qaran dumis
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 жыл бұрын
1 kilo oo kalluun ah waxaa USA nalaga siiyaa $27, mooskana waa $0.89, Shrimp waa $32, xabbad maango waa $1.0 Marka bal ka fikira haddaan iib geeyn lahayn oon lacagta kasoo baxda dadkeena wax ugu tari lahayn , kuna gadan lahayn maraakiib badda inoo ilaalisa 😭😭😭🤔
@abdirahmanisse7946
@abdirahmanisse7946 3 жыл бұрын
Muqdisho mooska raqiis waye bakaro turan yahay
@abubakarmoha3762
@abubakarmoha3762 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 3 жыл бұрын
Mombasa kenya kaluunka 1kg wa 7$ xaga kismayo layshegay 1kg 2$ oo waliba fresh fridge lagalin masha Allah Allow wadakena noo nabadee
@nashaadmohamed7431
@nashaadmohamed7431 3 жыл бұрын
Dhulkeena nimcaa fadhida yaaseh fahansan
@solostgen3862
@solostgen3862 3 жыл бұрын
Kawaran Maxey Kulaha. Afsomali Inu Ku Hadlo Marabo 😄
@abwaanmohamedjabiye9965
@abwaanmohamedjabiye9965 3 жыл бұрын
Msha allah nimcada dhulkeena
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
cajiib markaas ayaa lagu leeyahay soomalidu maclul ayay udhimaneysaa walaahi waa wax aad looga xumaado.
@kingaraash4585
@kingaraash4585 3 жыл бұрын
Waxba yan ben lashegin walahay nimcadan yurub kuhaysano matalo somaloya qabyaladba tala iyo reer hebel dalku bad mawada lahan boqolaal somalia gaajo ku sexda alle haka dulqado anagana nimcada hano siyadsho
@mohamedcarab8903
@mohamedcarab8903 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@zamadiofficial8899
@zamadiofficial8899 3 жыл бұрын
Dowlad noo ilaa liso alah ma siiyo
@halimamohamed9350
@halimamohamed9350 3 жыл бұрын
So this place should not be a port because this place is where the fish gathers and they can get more money with tourism. The way the man talked about dolphins and whales coming to the shores.
@guhaad6514
@guhaad6514 3 жыл бұрын
We have a nation full of uneducated ppl. I don’t even think they understand economic tourism.
@kaatimaabdullahi7443
@kaatimaabdullahi7443 3 жыл бұрын
Sharci umalahan ninkaan inoo kakalumesto with out license marka indhaha hala furo Somali hadaa nahay.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
Cabdisalaanoow ninkaas Badda hakugu tuuro hadalka aad ku waashay Cagaf waxaan ahayn inaan lagaaga soo jiidi karayn biyaha dhexdooda 😂😂😂
@momoney00can
@momoney00can 3 жыл бұрын
Welcome
@AliHassan-cu8gh
@AliHassan-cu8gh 3 жыл бұрын
Ninkan si ayuu u cabsoonaya, Cabdisalaanna wuu ka qalleeyn waayay miskiinkan. Markaas oo kale to waraysigu xallad ma yeelanayo, kol haddii uu qofka la wareeysanayo ay cabsi cabsi ku yara jidho.
@deeqomahmudahmed8239
@deeqomahmudahmed8239 3 жыл бұрын
Soomaali jajiliin mashaqeestayaal dameer malab saaran nimcadaas eey heestaan markaar beey galeey dhacday ameeriko ka sugayaan aqli lix saac
@abukarali3558
@abukarali3558 2 ай бұрын
Dadkan Ilahow usahal jaahiliinta ee somalida. Dad lagu kari laayahay war cuna oo kubarwaqaysta nimcada Alle idin siiyay. Iskaga hadha siyaasigo
@goldenboy7558
@goldenboy7558 3 жыл бұрын
Nimcaa taala dalkii aanay dadkeenu arkin
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
waxaa daawaday DOCUMATERT NIN FARANSIIS CAAN ADUUNKA KA SAMEEYEY SOMALIA WALIBA MUQDISHU 1993 NIN SOMALI AH OO REER BAYDHABO GABAAD KA DHIGTAY DHAQTARKA MARTINI WAXUU HEYSTAY 6 CARUUR AH IYO HOOYADOOD 4 CARUUR AH WAXAY UGA DHINTEEN GAAJO 20 MITIR WAXAA KU YAAL XEEBTA KALUUNKA KUSOO CAARYAYA WAXAA GURANAYA SHIMBIRAHA CAQLIGIISA WAXUU GARAN WAAYEY 20 MITIR WAXAA YAALA CUNTADA UGU QAALISAN ADUUNKA OO SHIMBIRAHA GARTEEN DUCUMATEERKA CEEB BEEY KU AHAY QOOMIYADA SOMALIDA WAXAA LAGA DAAWADEY DUNIDA OO DHAN
@abdinasirmohammed6880
@abdinasirmohammed6880 3 жыл бұрын
Ninkan waa Muslim yaan laga xumaan
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s 3 жыл бұрын
Waxaasaa laga tahriibayaa !
Somalia gave its coastline away, here's why it matters
16:55
CaspianReport
Рет қаралды 476 М.
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 203 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
GOOB WAYN ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA | KISMAAYO |
8:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 125 М.
SACADADIIN SAYLAC ISLAND VLOG 🏝
16:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 155 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 322 М.
Kusoo Dhawoow Jasiirada Madhawa
7:25
Dalsoor
Рет қаралды 60 М.
Waxan Quusay bada Hoosteeda | Scuba Diving 🤿
11:19
Qays Qeyser
Рет қаралды 192 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 854 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН