GARACAD, DEKEDDA GARACAD & RIYADII RUMOOWDAY | SAFARKII 2aad

  Рет қаралды 24,142

Daljir

Daljir

2 жыл бұрын

GARACAD, DEKEDDA GARACAD & RIYADII RUMOOWDAY | SAFARKII 2aad | Safar Bossaso illaa Garacad & halku uu marayo dhismaha Dekedda Garacad 18 bilood kaddib safarkii hore ee Daljir u tagtay | Warbixintan waxaa soo jeedinay Mohamad Hassan Dhalo, muuqaalada waxaa duubay Mohamud Jama
★ ★ ★ Daljir KZfaq Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Пікірлер: 56
@JiracJirac
@JiracJirac 2 жыл бұрын
Wariyaha ugu wanaagsan QAARADA AFRICA IYO GUUD AHAAN SOMALIA 🇸🇴 WUXUU KU HADLAA AFSOMALI FASEEX AH GUULEYSO “DHALI” MAASHAA ALLAH
@lglg6781
@lglg6781 2 жыл бұрын
Masha,allah guuuuuuul iyo gobanimo puntland horumar latabankaro madaxa iyo shacab iskuduuban yool higsanaya Allahayow badbaadi dadka iyo dalka pun of land ee somaliya
@somswed.5014
@somswed.5014 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha idin xafido Aamiin dadaalka halkaa ka wada...
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 2 жыл бұрын
Masha Allah wariye sare oo luqadiisii iyo isticmaalkeeda yaqaan. Waxaa nawareeriyay wariye magaca kawata oo aan aqoonin luqadiisa iyo dhaqankiisa. Masha Allah walaal guul baan kuu rajaynayaa adiga iyo teamkaaga.
@edilhassan7542
@edilhassan7542 2 жыл бұрын
Masha allab wariye professional oo runtii aan aad uga helay weedhaha ama Kalmada uu isticmaalay guukayso Dhalo.mahadsanid sida wacan oo aad noogu soo tabisay.
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 жыл бұрын
Mashalaa waad ku mahad santahy wariye qaaliya hore u soco guuleso abowe waxaad tahay wariye qaaliya legend keep going ♥bro waxaan arkaa dad kaxun hormarka illahey haga haayo xaasidka guul puntland xasidkuna ha jabo illahey hanga qabto inta ka xun iyo xaasid ❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏
@Canjeex
@Canjeex 2 жыл бұрын
Masha Allah. Mahadsanid walal. Cimre dheer iyo camal wanaagsan iyo cilmi anfac ah iyo rizq ku farxadgeliya Alle ha kugu siiyo. Shaqo wanaagsan walal adiga iyo koxdaada. Asalamu Calaykum
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 жыл бұрын
Garacda waxaa ku dhashey illahey ha u naxariisto janata fardoso sidaas baan u jecelahay ❤💙🧡💛💚💜❣💕💞💝💯💯💯
@Lqaali
@Lqaali 2 жыл бұрын
Wariye Dhalo, warin wacan! Radio Daljir ✅ Guuleysta!!
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 2 жыл бұрын
Maxamed Xasan Dhali iyo team kuusa guuleysta baan idin lee yahay. Rag wanaafsan oo xog muhiim ah mala wadaaga baa tihiin. Allaah ha idin xifdiyo walaalayaal...
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 жыл бұрын
Maashaa Allah good news waaye hormarka ka socdo puntland
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 2 жыл бұрын
maxamed xasan dhalo waan ku salaamey marka hore marka labaad waad ku mahadsantahey warbixintaada balse codkaaga oo keliya ayaa lamaqlayaa dadka kale markey hadlayaan la maqli maayo waana mahadsantahay
@mctech9639
@mctech9639 2 жыл бұрын
Af Somali ما شاء الله ah ayuu ku hadlayaa
@saedhajiahmedyurubeywaadig9472
@saedhajiahmedyurubeywaadig9472 2 жыл бұрын
Wariye dhalo guulayso wariye cod Kara Masha Allah
@liibana22
@liibana22 2 жыл бұрын
Wa hormar aad logu farxo runti dadka somaliyed o dhan daljir aadba u mahadsantihin sida qurux badan ad uso wariseen.
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Waa iga talo Galdogob gaar ahaan meesha Cashuuraha lagu qaadi doono waa in Kow aan magalada hoosta Laga gelin, 2 haloo sameeyo Hangaro aad u waa weyn iyo xafiisyo alaabta lagu xareeyo Laguna cashuuro , sadex 3 waa in solar light loo sameeyo Hangarada silooga baaqsado karash ka koronto shidaal ku shaqaysa leedahay, 🥰🌷👍🙏
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 2 жыл бұрын
Fadlan dag dag inoogu soo jabaaba
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Garcad haduu magacu yahay waa inaad sax daan oo ka bedeshaan Garcad
@foox4080
@foox4080 2 жыл бұрын
Horumar iyo guul ayaa ii muuqata.
@nimaalesaid9190
@nimaalesaid9190 2 жыл бұрын
waa gudcur aan dayax la dhaawilayn af soomali wacan ku soco boowe
@akh8501
@akh8501 2 жыл бұрын
Xaaji Dhalow guulayso
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 2 жыл бұрын
Adiga iyo raadiyo daljir iyo shaqaalaha oo dhan
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 2 жыл бұрын
Beautiful ❤️
@_GlobalNomad
@_GlobalNomad 2 жыл бұрын
Mashallah
@aboubakerbogoreh633
@aboubakerbogoreh633 2 жыл бұрын
Maschalah from djbouti
@Koos338
@Koos338 2 жыл бұрын
LANDHERNIMO🥰💙
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 2 жыл бұрын
Fadlan waxaan doo nayaa in aan sheer ku darsado plz inagu xriiriya Magara naayo meel aan kala xariiro
@DaljirMedia
@DaljirMedia 2 жыл бұрын
Xaggee lagaala soo xiriiraa, magac saddexan, taleefoon iyo taleefoon u soo dir info@daljir.com
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Dhir ku beera
@qasaaye23
@qasaaye23 2 жыл бұрын
Muqaal iyo faalo sare.
@abdallamohamed7388
@abdallamohamed7388 2 жыл бұрын
Mushrucan lacag inte le eg ba ku baxday
@Ahmed40662
@Ahmed40662 2 жыл бұрын
200 mallion dollar 💰
@maryamadahir1199
@maryamadahir1199 Жыл бұрын
Soodhaweeysta maryooleey qaraxyo ebber ha idinkaga dhigaanee. War kheeyraadkiina iskusoo kooba balaayo hasoo dhaweeysato maryooleey iyo reer koonfur.
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 2 жыл бұрын
Waxa kali eh oo aan hubo waxaa waaye in dadkaan eeysan naga dhaqaalo iyo aqoon badneen. Weey naga siyaasi iyo oday ficanyiihiin bes. Sorry WLLHI Hobyo 😭😭😭 weey u dhamaatay waligeed lama dhisaayo.
@islanmohamed390
@islanmohamed390 2 жыл бұрын
Inshalah wa wada dhisaneyna inago dhan. Wllo Don't worry!👍🏿
@democracy480
@democracy480 Жыл бұрын
Tan Garacad inaga badan.Ilaa Bay Bakool iyo Hiiran iyo Itoobiya
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 Жыл бұрын
@@democracy480 qarowga ka kac waraa $1B investment in Hopyp port from Turkey partnership u diyaarsan next 5yrs insha allaah.
@maryamadahir1199
@maryamadahir1199 Жыл бұрын
@@mambuuqzoria29 Waligeed dhicimeeyso. Reeraha kadhalatay sidda wax loodumiyo beey yaqaanin ee waxma dhisaan.
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 Жыл бұрын
@@maryamadahir1199 anagu waligeen qaxooti ma noqon Alxdullaah, mana noqon doona insha allaah 😎💪
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
Dhabayacada maxay lacagta iskaga khaasarinayaan? Dekada bosaaso ayey haystaane may iyada un dayac tirtaan oo ay jidad laami ah dhistaan? Maskax kalluun ka dharagtay baana fikirin walee.
@mahamedadenahmed1007
@mahamedadenahmed1007 2 жыл бұрын
Labadaba Anaga aya iska leh bosaso ilahay ha no dhowro garacad na waa bartamaha somalia
@democracy480
@democracy480 Жыл бұрын
Dhabayaco Waa kuwa idin wasa,orodoo shaah iyo canjeelo usoo dub
@ismailhassan706
@ismailhassan706 2 жыл бұрын
Dakadan putlnd khayr uguma jiro
@mahamedadenahmed1007
@mahamedadenahmed1007 2 жыл бұрын
Tan adeer somali oo dhan hadey isaso raacdo xata waxba kama bedeli karaan ya garacad so Gari Karo oo dhodad iyo gacma falo intey so dhafaan war ninka garacad dagaal uso a day 500 o meyd ah ayu qadanaya
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 11 ай бұрын
Waxan waa doqon war gaalkacyo waa 90% puntland stupid yohow jaahil ah Waxas bad ku sheekaynaysa gaalkayo waa only hal maamul Waan puntland ok
@alihajiayanahmed9352
@alihajiayanahmed9352 2 жыл бұрын
Bossaso intaad ka dheregten o aad babisen ayad manta doqnimadina ku fanatsan garacad xaasidin hamaj ah ayaad tihiin weligin wax Khair iyo hor Umar tona arkimaysan ,war xoolayahaw ma laasqiray bad Khair u ahysan Bossaso ayad dumisene ???
@mesut7699
@mesut7699 2 жыл бұрын
Dufku bax iska aamus xoolayahow boosaasona waa ladhisi tana waad araktaaye.
@akh8501
@akh8501 2 жыл бұрын
Adeer Bosaaso bilan ma dumeyso, afkaa qurmoona waxba ka tari maayo, labaduba waa shaqenayaan. Aragti yar oo liidata baa ku saaran.
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 2 жыл бұрын
BOSASO IYO GARACAD WAA LABA GURI OO LABA NIN WALAALO AH LEEYIHIIN , BOSASO WAA BOGCADII BOQOR CISMAAN IYO AXMED TAAJIR BADKASOO BAX BOQOR BAA LEH, GARACADNA WAA DHISAYNAA IYO MEELO KALOO BADAN INSHALLAH EE DACARTA ISKA DEJI. BOSASO WAXAA SIYAADO KU AH KUWO CALOOSHA KA JIRIN EE CADOWGA PUNTLAND IYO INI FIRGAAJO U SHAQEEYA WAANA LA EDEBARAYAA IYAGANA DHOWAANA WAA LSASOO AFJARIN.
@mahamedadenahmed1007
@mahamedadenahmed1007 2 жыл бұрын
Maxa kugu dhacay sxb uqdad Aya kugu weynatay u dhimo ileen dawo MA lahan
@democracy480
@democracy480 Жыл бұрын
Cuqdad u dhimo
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 201 М.
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 87 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 189 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 244 М.
NEW PUNTLAND PORT SHOWS SOMALIA CAN COMPETE IN TRANSPORT SECTOR
2:57
Qandala, Somalia
7:32
Sola Portal
Рет қаралды 31 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 189 МЛН