SAFARKII SODDONKA MAALMOOD & SOCDAALKII SAHANKA DALJIR EE DHULKII LOO YAQAANEY GAARIWAA

  Рет қаралды 37,165

Daljir

Daljir

2 жыл бұрын

SAFARKII SODDONKA MAALMOOD & SOCDAALKII SAHANKA DALJIR EE DHULKII LOO YAQAANEY GAARIWAA | Soddonkii maalmood ee Sahanka Daljir ku socdaaleen bariga fog ee Puntland dhulkii loo yaqaaney Gaariwaa | Bad, beeyo, beero iyo berri khayraad buuxo balse aan laga faa'iidaysan | Warbixinta 1aad ee SAHANKA DALJIR oo xog badan soobandhigaya waxaa soojeedinaya Mohamed Ibrahim Geelle, | Soosaaristii Mohamed Daljoog
★ ★ ★ Daljir KZfaq Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Пікірлер: 35
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Maasha alaah aad baankaaga duceyney in aad nabartay dalkeena iyo dadkeena waan jeclahay gardafuu in aan jidad udhisano daarood wey dheefsan lahaayeen soomaaliduna waan dhihi lahayn nala dheefsada
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Gobal dowlad iyo dad waayey 😭😭 inshallah mar un gobalkaas baahida uu qabo waa ka bixi doona inshalalh
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
maxamed dhallo guulayso zxb
@MDacar
@MDacar Жыл бұрын
Aniga oo wali dhageysanaya,Waxaan aad u jeclaystay,Aniga oo fadhiya gurigayga ayaan waxaan hartay dhulka Somaliya qaar la mid ah ee aanan swoon,Waxaan la Healy faa'ido aan heli tii ugu qaayaha badnayd,kuma soo koobi karo halkan Waan idiin hanbalyeynayaa banda daljir,. Waxaana Odin leehay guuleysta. Wa Billaahi Tawfiiq.
@ahmedjama2090
@ahmedjama2090 Жыл бұрын
Illaahow somali u gargaar
@abdullahihussein3034
@abdullahihussein3034 2 жыл бұрын
Asc daljir aad iyo aad oo qalbiga ka soo goday ayaad u mahadsan tihiin adinka iyo toban la mid ah haddii la heli lahaa wadanka si ay dhalinyarada ugu noqoto barasha wadanka aad iyo aad ayaan idin salaamay noolaada masha allah
@DaljirMedia
@DaljirMedia 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal!
@waaanigii8971
@waaanigii8971 2 жыл бұрын
Gobolkaan wuxuu noqon karaa gobolka ugu haboon dalxiiska, hadii wadooyin iyo buundooyin buraha looga gudbo uu heli lahaa, waa meel scenery laga yaabey leh.. Ilaahay ha info sahlo insan dalkeena qi daacada ugu soo jeensanoo, gobol kasta wax laga yaabey oo qurux iyo resource ah buu leeyahay aynu ka habsaaney.
@jamalsweets
@jamalsweets Жыл бұрын
War wariye dhalo soceliya fadlan barnaamijku wa fiicanyahay lakin ninkaas wa legend
@akzhariif7937
@akzhariif7937 2 жыл бұрын
Oh myg This somalia 🇸🇴 😍
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 2 жыл бұрын
Masha Allah
@halalinvestment8639
@halalinvestment8639 Жыл бұрын
Qurux masha allah alla ya igeyo meshan
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
Waa xooga la Sara wado laami ah oo sameeyo gobolka gardafu waa barwaaaqo AH OO ILLAAHAY KA DHIGAY ISTIRITAAJI AH OO KHEYRAAD BADAN LEH
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@garaadfaarah7339
@garaadfaarah7339 2 жыл бұрын
Lacag tan maalin kasta umada la qaadayo rag baa iska cuna waa kaas dulkeenii puntland hooyadii fadaralka intas bay yaqaanaan madaxdeeno inay dhulkaa sameeyaan miyey garan waayeen
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
Dadka Soomaali eedegen waa in any dhisaan wadadan ‘geed dheer Inyo geed garbanzo u Korean .
@yonismire8681
@yonismire8681 Жыл бұрын
Dadka goblodaan u dhashay waa dadka ugu badan ee NAIROBI DARESALAM 🇹🇿, UGU investment badan hadana goboladooda saan eey u egtahay, ilaahoow Somali ka dhig dad dhulkooda jeclaado, including me.
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
Dadka I ntey dhisaayaa magaalooyin kale oo an ubaah ney
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 Ай бұрын
🧏‍♂️🌳dhulkani waa dhul Aad u Qurux badan 🧏‍♂️🚤 Khayraad badane dhexyaal 🧏‍♂️🛣 WUXUU U BAAHAN YAHAY WADOOYIN BADAN 🧏‍♂️🛣WADOOYIN BUU RABAA 🧏‍♂️❎️ fadhi Ma jiro Umada degan degaankaa 🟣🟡🔴🌎🔴🟡🟣
@farxaangaraad490
@farxaangaraad490 Жыл бұрын
Ceelanyooy caaaac
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 2 жыл бұрын
waa dal iyo dad wayey wax wax u qabta- intay xamar u halqantagayaan ama isdilayaan baaa dadkii iyo dadlkii baa baay .ku dayday somaliland
@nimcaannuur8118
@nimcaannuur8118 Жыл бұрын
Videyoyada dal xiska dulka hoyo sosame
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Жыл бұрын
Dayac dowlad laan baa muuqata
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 Жыл бұрын
Dhulkaa markaan arkaan iraahdaa hadday meel aan bari ahayn ku ooli lahaayeen maxaa la qurxin lahaa wax loo huri lahaa, laakiin dad lacagta guntiga ku haysta iyo puntland oo aan iyana eegayn baa isugu biiray, bal dhulkii la mid ahaa ee taariikhiga ahaa slnd waa ka shaqaysaa shacabkuna isagaaba is caawiya dhan qurxin iyo adeegya yaryar hadday noqoto
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
Gobolada Bari iyo zanaag waa 2 da gobol ee dalkeenna somalia ugu quruxda badan ugu hodansan ugu baaxada wayn lkn dawlad la,aanta dalkeenna tuulo walba taabatay ayaa la hartay .
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Siwaaq roon iyo eed war eeda iskadaaya dowlad waxma siisaane cumar maxamuud dakadbay dhisteen dowlad u dhistay majirtee maad wado dhisataan war wado dhista sidani si maahee
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
Aabahey Ayala ku wax Bartley ( baargaal )
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
Maamulka puntland ma afkaa kaa ,waa in any u kacaan. Waa you Caafimaad ma helaayaan own
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Жыл бұрын
Daljir waa mahadsantihiin dadka aad la hadlaysan waxa ka humiimsan sida aduunka dadka waxa la tusaa dhulka siduu u egyahay not qof hadlaayah inaad camerada ku qabataan 90% Barta sida ducmenteriga loo so bandhiga
@xasannuuur307
@xasannuuur307 Жыл бұрын
Waar markii pl ahayd gaari waa muqdishaa 70% anagaa dhisanay oo daganay imikana waa lasoo wareegnay gobonimadayadiii xamar ayaa hadda gaariwaaya...,doqon mooyee lama huraan xasuuq gudoorsaan may o
@AhmedSaeed-qw9sv
@AhmedSaeed-qw9sv Жыл бұрын
Kkkkkkk ma Caluula oo laga guurey ayaa Gobol noqotay?
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Жыл бұрын
Kkk somaali qabyaalad meeshay ka gaartay cabdishiid cali sharmaake ilaahau ha una xariisto Lakin dowad iyo qaran wayn oo somaaliyeed oo wadanka 21 sano xukumayey ayaa jiray meye warwadahaas 😆 Waali ka wayn xaalku.
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Жыл бұрын
Kkkkkkk waxaan soo xasuustay gabaygii sayid maxamed siwaaqroonba waa rag markey socoto xaafuun waxaan u maleynayaa in uu ku durayey in asnay reer dagaal ahayn laakiin waxay ila tahay in ay dad reermagaala oo dagaal neceb ay yihiin oo doomaha ka shaqeysta waase ka xumahay in dhulkoodu uu sidaas uu raf u yahay waa in ay sidaan buntiland wax ka bedeshaa oo gobolkaan jid loo dhisaa waana dadka gobolkaan kasoo jeedaa ay u dadaalaan gobolkaan waxaa idinku filan kaluunkiina hadaad si fiican aad u maalgashataan
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 202 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 114 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 12 МЛН
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 75 М.
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 88 М.
HABEENIMO | SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
10:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 108 М.
PRNAK KIGII UGU XUMAA OO MARISH LAGU SAMEYAY🙆🏻‍♀️😡
14:52
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 340 М.
HAPPY AHMED & SAAXIIBTEED OO SHIIRQOOLEEN KABTAN BAARA SHORT FILM QOSOL BADAN....
22:28
XAAFADA BADBAADO EE GALMUDUG
9:38
Ajmal Services
Рет қаралды 14 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 114 МЛН