GARTA DHAQANKA SOOMAALIDA QAYBTA 2AAD.

  Рет қаралды 20,895

Gacanlibaax Channel

Gacanlibaax Channel

7 жыл бұрын

Waraysigan oo dhex maray abwaan/macallin Cabdilsaan Caara-dhuub iyo Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare), waxaad si mug leh ugaga bogan doontaan GARTA DHAQANKA EE DADKA SOOMAALIDA AHI KU KALA BIXI JIREEN ILLAA HADDANA AY KU KULA BAXAAN: Jidka ay gartu marto, noocyada garta, qaabka garta dhaqanka loo qaado iyo qodobo kale oo muhiim ah.

Пікірлер: 20
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 17 күн бұрын
Illhy hakuu naxariisto abwaan ina caaradhuub 06 07 2024 maalin sabti ah
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 4 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo wuxuu ahaa saaxiibkay aabahaygii dhaqanka wax badan ayaan ka guntay hargeysa marka uu imanayo qofka u horeeya ee uu burco ka soo garaaco ayaan ahaa ilahay godka haw nuuriyo ehlu khayr cibaado badan xishood badan macalin ah ayuu ahaa
@user-hd9sg7wi3c
@user-hd9sg7wi3c 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@user-wp3mu6ud8g
@user-wp3mu6ud8g 6 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 10 ай бұрын
Alow unaxariiso cabdi caradhuub
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Alle Haku naxaristo macalinkygii
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@bashiirahmed8296
@bashiirahmed8296 6 жыл бұрын
Alle Haw Naxariisto Abdisalaan Caaradhuub
@maxamedmaxx
@maxamedmaxx 7 жыл бұрын
Many Thanks, lot of knowledge, i lear a lot today, illahaay ha ka abal maariyo...
@abshircisamngmailcom
@abshircisamngmailcom 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto taariikhbuu ka tagaye
@BrotherColombo
@BrotherColombo 6 жыл бұрын
Arvninkaani caadi maahan Xaqiiqatan caaqil waaye Markii la weydiiyey Yaa ugu garyaqaansanaa jawaabta uu baxshey wuu ka baxsaday
@BrotherColombo
@BrotherColombo 6 жыл бұрын
Laguma eed beelayo waa xaqiiqo runtii
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 7 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto macalin al abwaan cabdisalan caaradhuub aadbaan uga naxay geeridiisa nin aan u dhagaysto sheekooyinkiisa xiisaha leh ayuu ahaa = ilaahay fardawsa haka waraabiyo
@rawsamanshaalaahjasakumula1530
@rawsamanshaalaahjasakumula1530 7 жыл бұрын
Abdisamad Ahmed amiin wll ilahay aabahy haw naxariisto
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 7 жыл бұрын
Rawsa mansha alaah jasakumulaahu khayr Ameeen wllo samir iyo imaan inakana dhamaanteen haynaga Wada siiyo Ameen
@cabdiyaasiin3774
@cabdiyaasiin3774 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abdi salaan caarodhuub
@tasliimmaxamood4458
@tasliimmaxamood4458 4 жыл бұрын
@@rawsamanshaalaahjasakumula1530 Aaaamin
@BrotherColombo
@BrotherColombo 6 жыл бұрын
Gaaxnuug salaan Sharaf iga guddoon mudane
@BrotherColombo
@BrotherColombo 6 жыл бұрын
Hadey qooni timaadunjuraafo hadhan Waxaa laga yiraa Mudug Hadii dhib dhaco dhabaqo meel beeshay
@nouryarechannel4579
@nouryarechannel4579 5 жыл бұрын
buugaas uu abwaanku akhrinayo magaciisa maxaa la yidhaa ilmaadeerayaal
garta iyo garsoorka idaajaa@XULKAXIKMADAHA
31:13
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 18 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
CIYAAR DHAQAMEEDKA SOOMAALIDA
11:49
Maaweell
Рет қаралды 110 М.
DHAQANKA CIISAHA
19:10
NUGAAL-GODAN
Рет қаралды 56 М.
Abwaan Cabdilaahi Saleebaan Bidde Muxuu Ka la Kulmay Xabsigii 20 Jirow
20:32
Gacanlibaax Channel
Рет қаралды 11 М.
garta dhaqanka iyo xeerarka soomaalida
24:48
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 25 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 146 М.
DHAQANKA SOOMAALIYEED & GUURKA IYO WAXYALO KALE OO BADAN ABWAAN MUUSE CALI FARUUR
27:21
Abwaan Ismaaciil Colujoog oo inooga shekaynaya Qaybaha garta Soomaalida.
19:03
Abwaan Ina Caaradhuub IHN oo ka sheekaynaya kaalinta ay haweenku kaga jiraan nolosh
32:14
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН