10 dollar maxuu kuu jiraya masar ramadanka

  Рет қаралды 126,955

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

3 ай бұрын

Waxaan booqday Masar ( Egypt ) xilliga Ramadaanka, Ramadaan Masar waa wax kale
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 212
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share
@xasan406
@xasan406 3 ай бұрын
Geedi walaal masjidka jaamicul azhar vlog nooga soosameey.
@xusuustaariikh4887
@xusuustaariikh4887 3 ай бұрын
Sxb 100kun like iyo kabadan waa istaahishaa
@FIKIRWADAAG
@FIKIRWADAAG 3 ай бұрын
Geediyooow ciid maad ii gadid❤
@Funnysoccervidoes76998
@Funnysoccervidoes76998 3 ай бұрын
Gediyow daar ciiddh rawa
@ZuldanHassan
@ZuldanHassan 3 ай бұрын
Geediyow saxiin midgaanimada iska dee please because u said many times u broke my money today to your friend dhakhtar so now the only thing that I wanna tell u is shame on you when you said that and also that's not our culture
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 3 ай бұрын
Yaa illaaha caalamiin waar meeshu nolol jabanaa oo hadana cunto macaanaa😳 masha allah masar holiday list gaan ku ritay iga walee. Insha allah.
@najibmoha6978
@najibmoha6978 Ай бұрын
Macaanka waa niyeesatay miyaa😂
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 23 күн бұрын
@@najibmoha6978 tooshka iga daa 6 dhagax qaadkaa😀😀
@hassansomali4014
@hassansomali4014 3 ай бұрын
Mahadsanid GEEDI SAHAN. Mogadishu ayaan kaa soo salaamayaa, aad baan u jeclahay shaqsiyadaada leh Soomalinimada.
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 3 ай бұрын
Allaw ziizi dhaafi umadda reer masar waa dad aad u wanaagsa
@B-0922
@B-0922 3 ай бұрын
Video mashallah Aad bu u qurux badnyahay lkn hal mid ba nacey Qofka aad casuumtey inad ku tirahdo lacagtii ba iga dhameysay iyo intas ba ka bixiyey is kind Embrassing 😐🤒
@globaltrends7520
@globaltrends7520 3 ай бұрын
lol you know this guys jokes a lot and it’s part of the video views? Nothing serious
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 2 ай бұрын
Ninkan dad ka sheekeynayna waan arkkay waa gacantu go aday baa la yidhi
@Ali34388
@Ali34388 3 ай бұрын
Maasha Alaah baaraka Allah wiilasheena Somaliyed guulaysta inshallah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴👍
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Wiilasha somalida ama dhalinyarada somalida Allow xifdhi yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲❤️🕋💎🇸🇴❤❤️🇸🇴💎🕋💯💙🌺❤️❤️❤️❤️❤❤
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 3 ай бұрын
Amiin yaa RABBI ALLOW noo xafid
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 3 ай бұрын
Waa Soomali laakiin calankaas heshiis laguma ah wll
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 3 ай бұрын
Waa Soomali laakiin calankaas heshiis laguma ah wll
@Min-zk2rd
@Min-zk2rd 3 ай бұрын
Allahumaa barik ! Very enjoyable to watch walaal. Keep going 👍🏾
@itsnajebabdi7983
@itsnajebabdi7983 3 ай бұрын
Geedi sahan fav somali youtuber
@xasan406
@xasan406 3 ай бұрын
Geedi walaal masjidka jaamicul azhar vlog nooga soosameey.
@Rosyyy517
@Rosyyy517 3 ай бұрын
Masar saan bey Cuntada Nabada iyo nolosha quruxda bdn u taalaa halka Muslimiinta Falastiin oo ay daris yihiina la gumeysanayo qaxooti iyo dhib ay ku jiraan Cunto ay cunaan ku Afuraan ama ku saxuurtaana aysan helin ilaaa Mucaawino u timaado ma ahanee Xitaa mucaawinadi yahuuda u diidan tahay 💔😢
@nijaj9157
@nijaj9157 3 ай бұрын
Masar ma ayagaaba taajiriun ah inta khaliijka joogan masar maba eedenenayo
@AxmedMohamed-nf9hw
@AxmedMohamed-nf9hw 3 ай бұрын
Mashalaah nin bulshada wax tar uleh oo wanagsan baa tahay keep going zxp
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 3 ай бұрын
Masha Allah masuul sare keep going Asxaabtaada ha isoo boqdaan
@AliBaashe-iq8jy
@AliBaashe-iq8jy 3 ай бұрын
Geedi sahan best youtuber ❤❤❤
@said1498ify
@said1498ify 3 ай бұрын
Geedisahan iyo dhaqtar two legends salaan wacan.
@libanabdirahman9211
@libanabdirahman9211 3 ай бұрын
Awesome mashallah keep going bruh ❤
@ahashi7828
@ahashi7828 3 ай бұрын
Waa dhadhamo nin wayn ! Wow yacnii waa Macaaaan !!!
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 ай бұрын
Masha alh geedi sahan best KZfaqr keep going 🎉
@hindagabas9855
@hindagabas9855 3 ай бұрын
MaashaAllah waa meeshaan is leeyahay mustaqbalka dage bagaad ka soo duubtay
@JonathanCkay
@JonathanCkay 3 ай бұрын
Team geedi sahan one like 👍 ❤
@qanciyesubayrqanciye9939
@qanciyesubayrqanciye9939 3 ай бұрын
Geedi sahan keep going pro
@Caaanka
@Caaanka 3 ай бұрын
اللهم انك عفوا كريم تحب العفو فاعف عنا يالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hy9dy1uh3r
@user-hy9dy1uh3r 3 ай бұрын
Qofkii labradorite like saara baa noqday keep going geedi sahan
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 3 ай бұрын
Rag qiimole mash Allaah❤ Allaah haydin xiiftiyo amiin
@fartunq1128
@fartunq1128 3 ай бұрын
ManshaAllah Soonkiina Allah idinka aqbalo Aamiin. LAKIIN MARKAD AFUREYSAN KU FIKIRA DADKA AAN AFURKA HAYSAN E AGTIINA JOOGA INSHA.ALLAH QEEYR
@Eng_moy
@Eng_moy 3 ай бұрын
❤mansha allaah geedi sahan wanka hellaa muuqaladiisa ❤
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 3 ай бұрын
Geedi sahan iyo Dhaqtar waan idin salaamay
@FIKIRWADAAG
@FIKIRWADAAG 3 ай бұрын
Ciidaan kaa rabaa geediyow 👏
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 3 ай бұрын
Shukran muqalada quruxda badan jazaka allaah janah
@haniahmed7534
@haniahmed7534 3 ай бұрын
Mashallah Guryaha masar qiimaha volog nogaso duub wa program aad u wanaagsan👍🏾
@ilyassabdi228
@ilyassabdi228 3 ай бұрын
Runtii waa muuqaal qurxoon. Sxb Geedi Sahan horey uu soco.
@user-uk6zf4ep2x
@user-uk6zf4ep2x 3 ай бұрын
Geedi and dhaqtar my good brothers ❤
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 3 ай бұрын
Mansha allah waa wixii loo yiri masar umudunyaa
@saidhashi2856
@saidhashi2856 3 ай бұрын
Remove the music from your videos when your viewers are fasting if Not always.
@djksfamily267
@djksfamily267 3 ай бұрын
Q12rm😊
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 3 ай бұрын
Mashallah Egypt nice place ❤
@khadarmuus3655
@khadarmuus3655 2 ай бұрын
Geedi sahan Allah hakubarakeeyo Zxp
@Amalali-bj7di
@Amalali-bj7di 3 ай бұрын
Masha Allah
@mohamedyusuf1730
@mohamedyusuf1730 3 ай бұрын
Geedi sahan gunimada iskada lacagta igadhamese 😂😂 imisa jer aya dhahowsaa
@sultaanfilms
@sultaanfilms 3 ай бұрын
Soo Dhawaaw Geedi
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 3 ай бұрын
Kkkkkk geedi see camal hee sxbow hana ceebayn plz.... Lacagtaydii oo dhan waa dhameesay aaaaa 😂😂😂😂😂😂😂
@user-ng8sl2sd7m
@user-ng8sl2sd7m 3 ай бұрын
ZHP I support you and the videos that have been pouring money into this video.
@OsmanjigreAhmed-vy4ku
@OsmanjigreAhmed-vy4ku 3 ай бұрын
Geedi sahan waan ku salaamay zxp
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 ай бұрын
Masha Allah bro
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Masha Allah, masar dad ilbaxa Ayaa jooga❤ waxan joogay 2009ki
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
Maasha. Alaah. MASAR. WAA. Shidan. TSHEY❤❤❤
@umasam6820
@umasam6820 3 ай бұрын
Masha Allah tabarak Allah
@user-ye7ss2vr4g
@user-ye7ss2vr4g 3 ай бұрын
Lacagta wad iga dhameeyay War ninku bakheyl Sanaa
@CrashiidIsmaaciil
@CrashiidIsmaaciil 3 ай бұрын
Geedi sahan ❤❤
@AhmedBaari-st7qe
@AhmedBaari-st7qe 2 ай бұрын
Luxembroug gormaa tageysaa vlogas waa sugoya🎉
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 3 ай бұрын
Masha Allah muuqaal qurux badan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 ай бұрын
Masha allah
@user-jt8oc8sb9v
@user-jt8oc8sb9v 2 ай бұрын
ماشاءالله منورين
@ajanmohamed8524
@ajanmohamed8524 3 ай бұрын
Ascwrwb. Ceebta heysata maser waa walalhood Qaza waa baahan yahin subhana Allaah.
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 3 ай бұрын
2nin oo culus masha allah barnamij qurux badan bad no so bandhigteen
@hassan6692
@hassan6692 3 ай бұрын
Great vlogg boys. This was interesting and informative film to watch. I wish you would say Hi to a friend of mine from cairo who was my classmate( lost her contact yrs ago).
@kadarabdimohamed6944
@kadarabdimohamed6944 3 ай бұрын
Masha alah
@NimoMohammed-xj7ro
@NimoMohammed-xj7ro 3 ай бұрын
Asc ramadan Mubarak soo fiiri xafada somalida ee hayel-asher i Boobad iyo gamac
@AdarHussein-jd7pz
@AdarHussein-jd7pz 3 ай бұрын
Mahadsnd walal soo badi
@xareedshow6011
@xareedshow6011 3 ай бұрын
Maashaa allaah
@Bintiiidow
@Bintiiidow 3 ай бұрын
Welcome back ❤sifiican uga soo hadal❤
@Elmoge1131
@Elmoge1131 2 ай бұрын
Kan yare dhakhtar laleyhy wa yara carur❤maraxle ah
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 3 ай бұрын
Geedi lacagtii waa dhamaysaysaad unbuu ku hayaa waa sidee
@ClaahiQaliif-nn4fw
@ClaahiQaliif-nn4fw 3 ай бұрын
Geedi sahan wllkey please masar un ma igaysid waxbrsho in aan u aado jeclahy wlhi mana awodo😢
@yasiincusmaan560
@yasiincusmaan560 3 ай бұрын
Sxb erayga ah lacagteyda wad dhameysay jooji😢eray fcn mahan
@user-vd5tz7zb3q
@user-vd5tz7zb3q 3 ай бұрын
Walaal nolosha family caruurta haysta kirooyinka ka soo warama
@SuleymaanShaafi
@SuleymaanShaafi Ай бұрын
Walahey wawadan fican maser
@muktardhancade526
@muktardhancade526 3 ай бұрын
Sxb dhakhtarow muusiga ka daa video yadaada waa ramadaane inaan daawanaan waan rabnaa muusigana ma rabno
@bondheere..s
@bondheere..s 3 ай бұрын
Thanks bro😊
@abdulahimohamud-yp4oo
@abdulahimohamud-yp4oo 3 ай бұрын
War geedi sahan waa tageraa sxb noolow
@hassanali5088
@hassanali5088 3 ай бұрын
@GeediSahan,lacagta igabihi😅.cidkasta wad martiyaaysa nin ficanbatahay.horeey usuco brother From Djibouti 🇩🇯.
@zakariaMoheddin
@zakariaMoheddin 3 ай бұрын
Guul geedi sahan Luxembourg imow sxp
@nrcabdi
@nrcabdi 3 ай бұрын
🥺🥺🥺 😴 😴 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi.
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 3 ай бұрын
Wllo ILLAHAY hakuu gargaaro oo nolol farxad leh ALLAHA kugu nooleeyo
@xawom3016
@xawom3016 3 ай бұрын
Walal maxa kugu dhacay
@abdimajiiduzeer1432
@abdimajiiduzeer1432 3 ай бұрын
Bil Ramadan lagu jira haduu Dhib ku haysto Ilkahu bari baniaadam waxba kuma qaban karo.Baryada ILAHAY wu kugu jeclada ina bariso lkn insaanka wu kugu naca
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 3 ай бұрын
Meeshu waa bay nolol jabantee 😂
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 3 ай бұрын
Geedisahan iyo Dacay ayaa isla socda
@dheereye4040
@dheereye4040 3 ай бұрын
Muuqalkani waa cajiib
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 3 ай бұрын
dhakhtar next time-ka ha bixiyo kharajka insha allah
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 3 ай бұрын
Amal bank❤
@user-jz7rr1gq2t
@user-jz7rr1gq2t 3 ай бұрын
Masar waa jano manahallah
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 3 ай бұрын
Barisamadki dhee akheer saca Tamar wa sharab “tamarind” XAMAAR Basbusa macmacaan SO BOGDA NADIGA SOMALIDA EE SHARAC SHARIF OO TARIIKH WEYN AH
@feysalcali9337
@feysalcali9337 2 ай бұрын
Acww geeddi sahan waan ku salaamayaa waa afsax iyo faysal iska eeg qoraalka 10 doollar maxay kuu goysaa masar mahadsanid
@DakaneAbdi-jr4tz
@DakaneAbdi-jr4tz 3 ай бұрын
Aduunyo in ayna qiima lahayn waxaad ku garanaysaa ilmaha yar ee gh...za ku nool wuxuu cunto iska daaye wuxuu u dhimanaya harraad halka carabtii dariska la ahayd ay dibro iyo dharag la dhibanyihiin imtixaan ka wayn miyaad aragtay?
@Monicaa_ahmed
@Monicaa_ahmed 3 ай бұрын
Carabi halkay kaa xigto mayd baa kaa xiga huno 💔
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 3 ай бұрын
Somalide ka hadel Dhulkaa Ethiopia Laga ibanayo ka sheekee
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 3 ай бұрын
​@@Monicaa_ahmedwar Carab ha u gafin rasuulkeenii wanaagsanaa baa ka dhashay diintaan waxa u soo huray naf iyo maal oo ILAAAHAY fadligiis ka gadaal ku soo gaarsiiyey waa Carab kuwaan maanta joogana waa kuwii aakhiru sabaanka. Tankale reer Qza islaam oo idil baa dhibaatada ku daawanaya
@mohamedyuusuf1568
@mohamedyuusuf1568 3 ай бұрын
Waa dad wangsan lakiin hadii jaanis kugu hilaan marka eey wax kala gadaneesiin wey ku gadayaan Kan ayaa ku gaaday ma garto in uu aamuso ee mid kale aad wax kala gadaneesin ayuu leeyahay ku yaac hada ayaa ku soo yaacay
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 3 ай бұрын
Qiimaha guryaha kaso waran wallo xaafada dhanbaa uguuraysee
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls Ай бұрын
❤❤❤
@cabdirixiincali8033
@cabdirixiincali8033 3 ай бұрын
War saaxiib fircoon so qabo😅😅❤😊
@roomie37
@roomie37 3 ай бұрын
😂😂
@axia.famforever
@axia.famforever 3 ай бұрын
Waad mahadsantahay Walaalo ,kirada guryaha ma noo soo gudbi kartaa?
@bobena84
@bobena84 3 ай бұрын
Videoga caadi ma ahaa
@user-eq3oq4uz5m
@user-eq3oq4uz5m 3 ай бұрын
اول تعليق
@navergiveup9578
@navergiveup9578 3 ай бұрын
Vl qurux badan 😊
@Theblazingfirewithinme
@Theblazingfirewithinme 3 ай бұрын
Salaam Alaikum Geedi Sahan. Insha’Allah you are well. I love your videos mashAllah. You are such a hardworking man. Come to UK insha’Allah.
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 3 ай бұрын
Bangiyadu hadda waxay adeegsadaan aaladaha caalamiga sida Visa ama Mastercard, meel walba waad ka saaran kartaa lacagta.
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 ай бұрын
Guleyso sxp
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 3 ай бұрын
GEEDI SAHAN IS GEEDI SAHAN
@Geoteprincemahaad
@Geoteprincemahaad 3 ай бұрын
Asc Geedi sahan lacagta machine ka hakala soo bixin bro somali xawaalad kudirso waxay ku siinayaan 100 dolar 5000 geny lkn machine ka 3400 kusiinaa
@im7somali
@im7somali 3 ай бұрын
Bro waxaad booqataan xaafada xayya al caashir ama ardu libaa waa meesha somalida dagto 👍👍
@abdiyare2025
@abdiyare2025 3 ай бұрын
Sxb geedi xadka falastiñ aad ee noosoduub xqladeda
@haachannel8793
@haachannel8793 3 ай бұрын
Camera manka dadhan siiya
@user-uu5wr5yx8f
@user-uu5wr5yx8f 3 ай бұрын
Ramadan Mubarak Somali qaado lek sher iyo cometn
@ZakGele
@ZakGele Ай бұрын
200--500
@hamcumc4549
@hamcumc4549 3 ай бұрын
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i 3 ай бұрын
qeybta dhaqaalaha abaaba macmacaanka magaciis
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 256 М.
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 36 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 190 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 11 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 33 МЛН
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 202 М.
SOMALIA : A Journey to Peace | Cinematic Film
6:28
Vincent MITSINDO
Рет қаралды 18 М.
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 175 М.
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 129 М.
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 251 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 205 М.
Magaalada Marrakech
8:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 247 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 190 МЛН