No video

AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI

  Рет қаралды 96,674

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 42
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 8 ай бұрын
Erayadii abwaan dun-carbeed Waxa hore u kala qaaday Ahmed Mooge Faysal mushteek Dararamle iyo Shay mire dacar Allah ha u naxariisto dhamantood
@filfilstudioproduction
@filfilstudioproduction 19 сағат бұрын
Wa Aun faysal mushyeek
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 Ай бұрын
Who is listening at 2142hrs 2024 Midab aan caddaan iyo, Cawl aan ahayn oo, Daymada cajabiyoo, Lagu caajisayn iyo, Waxaatahay mas ciideed, Wali waa carruur oo, Waa laan curdinah oo, Waxaa loo carbinayaa, Sida faras colaad iyo, Dakano u cug tamayee. Cambaruud ka naasaha, Caaradaha madaw oo, Luquntaa cabaadhkale, Iyo cidudeheediyo, Kubabkaa is celiyee, Wali waa carruur oo, Waa laan curdinah oo, Waxaa loo carbinayaa, Sida faras colaad iyo, Dakano u cugtamayee. Dadkii hore waa xigmad miidhan
@abdikarinsuleimanali5518
@abdikarinsuleimanali5518 Жыл бұрын
Sixid Erayga☝️ “Waxaa loo carbinayaa Sida faras colaad iyo dakano u cugtamayee” Faras dagaal loo tababarayo baa laga hadlayaa. Xiliyada Colaada qaab gooniya baa loo carbiyaa ama loo jara baraa🎉🎉❤ hees iyo badh
@caynaanshecaligeelle6779
@caynaanshecaligeelle6779 Жыл бұрын
waad mahadsantahay sxb anoo sidaas ku xifdiyey buuba iga sheki siiyey 😂🥰
@ahmedadanhassan5718
@ahmedadanhassan5718 9 ай бұрын
Waa runtaa libax Sida faras collaad iyo dakanoo cugtamayee ❤
@mahamoudmahamed2718
@mahamoudmahamed2718 9 ай бұрын
Sax weeeye walal
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli Ай бұрын
​@@caynaanshecaligeelle6779sax aad iyo aad zxp
@sayidcalicismaan4293
@sayidcalicismaan4293 2 ай бұрын
Axmed cali haaruun dararmaal axyaa cod
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 Ай бұрын
Midab aan caddaan iyo, Cawl aan ahayn oo, Daymada cajabiyoo, Lagu caajisayn iyo, Waxaatahay mas ciideed, Wali waa carruur oo, Waa laan curdinah oo, Waxaa loo carbinayaa, Sida faras colaad iyo, Dakano u cug tamayee. Cambaruud ka naasaha, Caaradaha madaw oo, Luquntaa cabaadhkale, Iyo cidudeheediyo, Kubabkaa is celiyee, Wali waa carruur oo, Waa laan curdinah oo, Waxaa loo carbinayaa, Sida faras colaad iyo, Dakano u cugtamayee.
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 2 ай бұрын
Waxaas ayaa fanaan laga dhaha duni kle cajayib❤❤
@AxmedMahmed-wv1bw
@AxmedMahmed-wv1bw Ай бұрын
Yuotoub
@user-eq4lp4jr1v
@user-eq4lp4jr1v Ай бұрын
❤❤❤
@khadarilyo4838
@khadarilyo4838 8 ай бұрын
Caarada madow waa intaa gacantu kubadan
@hindamawliidcumar1372
@hindamawliidcumar1372 Ай бұрын
Heestan aad Ayan u xiiseyaa sababtana ma aqaan /2024 /7 l16/
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 Жыл бұрын
Hala yaa hala Allah ha u naxariisto axmed cali haaruun dararamle 20/07/2023 11:23 pm at hargaisa goljano area
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 ай бұрын
Dararmle iyo faysal saxbay ahayen meel ku soo wada koray sidan maqley ma hubee ilmahahabreed ayey ahayen
@cabdomohd7282
@cabdomohd7282 Жыл бұрын
Cajiip waa ximadii suugaantii aabihii labaad ee tacliinta yuusuf x aadan cilmi qabile
@abshircraxman9402
@abshircraxman9402 Ай бұрын
Hees iyo bar caadi maaha ❤
@nimcaale5797
@nimcaale5797 Ай бұрын
Luquntaa cabaadhka leh iyo cudaheediyo kubabka,is celiyee
@CumarMire-dx4yc
@CumarMire-dx4yc 9 ай бұрын
Cawa wa hbn salasa 14 11 2023 ban dhagestay hesta qaramiga ah sadex fanan wabari qaday mushteg ahmd mge dararamle runti ani ahan ninka ugu codka macan waxan siyey dararmle
@ahmedadanhassan5718
@ahmedadanhassan5718 9 ай бұрын
Dararamle iyo Mushteeg codkooda Maxa u dhaxeeya Markaad egtaan labadaa nin ama fanaan
@user-qp4ei5xi9w
@user-qp4ei5xi9w 24 күн бұрын
2024 shay mire dacar waa qaday 4 iska daba qaaday
@apdihoorri4371
@apdihoorri4371 5 ай бұрын
One of the never get bored songs
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 Жыл бұрын
Darmaanle wuu cod wacan yahay lkn mala helayaa origanalki faysal cumar mushteek
@user-bc7yu3qq3y
@user-bc7yu3qq3y 6 ай бұрын
Heesta Original keeda waxa qaada Dararamle. Faysal dib ayuu u qaaday. F.g: Dararamle iyo Mushteeg waa ilma habreed ama habro wadaag waana saaxiib heesahana way wada lahaayeen.
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Amazing 2024
@mrobot3677
@mrobot3677 2 жыл бұрын
Sidee ku dhacday in heestaan comment laga soo bixinin?maxaa qaldan dadki leega beeroow
@barremusse1464
@barremusse1464 Жыл бұрын
Dakana u cugtamaya waaye
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Heestan fanaaniin badan baa qaaday Markii hore Ahmed Cali Haaruun Dararamle ayaa heesta loo dhiibay oo abwaan Yuusuf Xaaji aadan qabile u dhiibay Lkn heesta oo midhaheeda iyo laxankeeduba aad wacnaayeen ayaa waxa jeclaaday Ustaad faysal Cumar Mushteeg oo isna qaaday Intaa kadib Mohamed Mooge AHUN Ayaa isna qaaday fanaaniin kale oo badanina sidaas ayey heesta ku qaadeen. Sidda Shay mire Dacar oo isna qaaday Erayadii Yuusuf Xaaji Aadan Qabile AHUN Laxanka Mohamoud Ismail Hudeidi. AHUN Luuqda Ahmed C Haaruun Dararamle AHUN
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli Ай бұрын
Mxmed mooge maahn zxp axmed mooge ayu aha
@alleyaqaanawliyo8410
@alleyaqaanawliyo8410 Жыл бұрын
Lkn codku waa faysal cumar mushteg
@warcusub2047
@warcusub2047 Жыл бұрын
Codkan waa DARARAMLE WLL
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Sixid' Waxaa loo carbinayaa sida faras collaad iyo Dakanow cugtamaye(Dakano ucugtamaye)
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Dekeno u cugtamayee macnaha dagaal hhhh tartanoo kulahaa.
@abwaanumal2506
@abwaanumal2506 Жыл бұрын
Adaa khaldan ninka qoraalka saaray wuu sax san yahay
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 Жыл бұрын
Sida Faras colaadiyo Dakano u cugtamayee
@Clkariimdaahir
@Clkariimdaahir 8 ай бұрын
Sunayaal carceeree cidhifkaysla gaadhiyo indho cawl la moodoo caashaqa abuuraa igu beeray cudurkee Ax yaa hees qoftaas meel halaygu sheego somaaliyeey
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 8 ай бұрын
200 oo sano ka hor bay dhimatay cago wadaadley baa la oran jirey reer sanaag bay aheyd sxb ee u soo ducee,
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 3 ай бұрын
❤ Ahmed Cali Harun iyo Faysal Cumar mushteeg oo Hoolkii Hargeisa Club ku dhex baashaalaya Heestana ku mirqaamaya ayaan u soo galay 😂😂😂🎉😊 Sheegi maayo Taariikh da. So,you will not calculate my age.😂😂 Waayoo waayo😊😊
@ahmeddarwiish2455
@ahmeddarwiish2455 Жыл бұрын
Waw wxkle
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 296 М.
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 3,9 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 47 МЛН
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,5 МЛН
Waan maaganee ||Axmed Gacayte yuusuf || HD +lyrics
7:46
MIDAAYS
Рет қаралды 43 М.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 85 М.
Axmed Mooge,Heesta,Wali-waa caruuro|| Qaraami Group||.
10:06
Heeso Qaraami
Рет қаралды 1,9 М.
HEES | Bureeqo | Cumar Dhuule Cali |▪︎With Lyrics
6:10
MAADEYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 159 М.
Meeday dahabadaydii
9:57
kawsar caalin
Рет қаралды 30 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
SALUUGLA' | CUMAR DHUULE | LYRICS
11:38
Qaraamyahan
Рет қаралды 26 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 298 М.
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 3,9 МЛН