2 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?

  Рет қаралды 22,075

Gelle Bashir

Gelle Bashir

2 ай бұрын

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 104
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
🔥Ogeysiis Week ga danbe course kii Crypto Currency ee aan waqti badan diyaarinayey , adinka aad si xoog ah nosoo weydiiseen 3 bilood ee igu danbeysay , waa diyaar asbuuca danbe . Crypto Bilow ilaa Dhamaad Af-Somaali ah weye .
@AbdullahiAbdurahman565
@AbdullahiAbdurahman565 2 ай бұрын
Ustaad ano computer lahayn ma baran karaa mana ku shaqeen kara iso sheg pls 🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Haa mobile kaliyah u baahantahey, casharada qeybta mobile wey ku jiraan oo qaabka ado mobile istcimalayo looga adeegta suuqan.
@AbdullahiAbdurahman565
@AbdullahiAbdurahman565 2 ай бұрын
@GelleBashir Thank you Ustaad wan rajeenaya inaan course ka qaato hadi iso suurto gasho 🙏
@Abdi8x
@Abdi8x 2 ай бұрын
Ustaadi meeqa waaye course $
@Noo60000
@Noo60000 2 ай бұрын
Asc ustaad iga caawi broker for stock market best one in Africa Kenya 🇰🇪
@SAID__APDULLAHI
@SAID__APDULLAHI 2 ай бұрын
Best KZfaqr in somalia
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@Suldanwarsame
@Suldanwarsame 2 ай бұрын
Best youTuber waa Asad Hagio🫡
@Wanaag-media24hour
@Wanaag-media24hour 2 ай бұрын
Mansha allah wll qof wax Laga faidayo ayad tahay wad kumahadsanthy dhirigalinta dhalinyarteena somaliyeed ee shaqalaaantu hayso
@abdi9733
@abdi9733 Ай бұрын
Maa shaa allh ustaad waad mahadsantahay dadaalka oogu jirto sidaad dhalinta noolashooda wax ooga badalilaheyd
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 2 ай бұрын
Mahad sanida zxb si fican bada ifahnsisa ● Thanks ❤
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 ай бұрын
Ustaad alle haku sharfo❤
@CabdikariinSaciid-ks3vh
@CabdikariinSaciid-ks3vh Ай бұрын
Su aal Aapka taleefonka gacanta loka❤isticmalooh
@sntv6182
@sntv6182 2 ай бұрын
Zxp wxbadn baan kaa faaiday thanks
@InaMohamed24
@InaMohamed24 2 ай бұрын
Wax badan Ayaan Ka Faaiida Walalkee 😊Kun Jeeer Mahadsanid ❤
@GibilGacal77
@GibilGacal77 2 ай бұрын
Aad baan uga xumahay inaan kaasoo daahay shb, best utuber bathy
@ShakraSolo
@ShakraSolo Ай бұрын
zxb wax ifahnasi 😮
@hibocabdi5207
@hibocabdi5207 2 ай бұрын
Mahadsanid wll waxban ka faiday
@AmiirZack
@AmiirZack 2 ай бұрын
🔥🔥
@user-yo3qj7py7e
@user-yo3qj7py7e 28 күн бұрын
Caanka miya😂
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 2 ай бұрын
❤❤thanks
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 2 ай бұрын
Wll miisaanka xasanaadka ee sharafta leh Allah hakuu saaro❤❤
@user-zz9ik6dc3c
@user-zz9ik6dc3c 11 күн бұрын
Sxb mahadsanid❤
@midnimochannel5815
@midnimochannel5815 2 ай бұрын
Gelle Sxp talooyin kaa rabaa ee intee kaa soo qabtaa
@Mustafexadi12
@Mustafexadi12 2 ай бұрын
Ustaad waad mahadsantay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa mudan wll
@faysalahmed5943
@faysalahmed5943 2 ай бұрын
xagan kalaso xidhidha saxiip
@sadamibrahimisack4283
@sadamibrahimisack4283 2 ай бұрын
Sxp xageen kaala soo xariida
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 2 ай бұрын
Gele bashir darufaha nagu gaddaman lakin maskax qoyan baanu hayna manslh
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
fursadaha igu fiican wadanki bu yaala , hala dadaalo guys
@andiali2256
@andiali2256 2 ай бұрын
Mashallah bro guru yasha kale waxad dertaxy cilmi Mashallah bro youtuber somali kawanagsan maarag waxan rajeyn maar uun inaad Nairobi imanthontid meeting noqowan dontiid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Nairobi sanadkan dhamaadkisa imanaya , siminars wan ku qabanaa wll , thanks .
@andiali2256
@andiali2256 2 ай бұрын
@@GelleBashir malintan athiga kubaranaye computer basics hata malahen lkn alx hada kabatha 2.5 k sameya bilwalbo thanks bro I appreciate it 🙏
@qaaliyaquruxchannel8311
@qaaliyaquruxchannel8311 2 ай бұрын
Xagee kala soo xaririnaa waxaan rabaah
@SuhaybKhadar-zy8gt
@SuhaybKhadar-zy8gt 2 ай бұрын
Ustaad mahadznty
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa mudan wll.
@Gole_sports-or3zt
@Gole_sports-or3zt 2 ай бұрын
First 🥇❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks
@Gole_sports-or3zt
@Gole_sports-or3zt 2 ай бұрын
@@GelleBashir My role model ustaad abdirahman Bashiiir
@sahraramos9421
@sahraramos9421 2 ай бұрын
Ustaaad Aad baad umhdsntny
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa mudan wll
@user-eh6xg1oy9n
@user-eh6xg1oy9n 2 ай бұрын
Asc wll waad ku mahadsanty sida aad ugarb istagytay walaalahaga o muslimintaha❤❤❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa mudan wll
@nuurmaxmuudcali1764
@nuurmaxmuudcali1764 2 ай бұрын
Mash Allah Ustaad aaad baad umahadsanthy. Onpassive ecosystem kasoo hadal ustaadow maxeey ahaaayeen.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa mudan wll
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 2 ай бұрын
Mi dear teacht🎉
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@omargarad6774
@omargarad6774 2 ай бұрын
Asc ugas waxaan arkay video two yrs ago aad leedahay Ethereum coin cost 💲 400. And now when check is showing $4,240. Sidaas miyuu saxsan mise?
@MaxamedAxmed-gv3es
@MaxamedAxmed-gv3es 2 ай бұрын
Zxp mcn mobile iigad
@user-cr2cw8yj7j
@user-cr2cw8yj7j 2 ай бұрын
Ustaad aad bad umahadan sidaas nala wadaagtay fursadahan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
ada. mudan wll.
@zuhaipahmeth
@zuhaipahmeth Ай бұрын
Zhp side ugu so biira online lacag laha sameynayo
@cabdinuurcabdixamiid
@cabdinuurcabdixamiid 2 ай бұрын
Shp somali joga macqul miya tell na malagu istcmali karaa
@user-ox9pr7of7s
@user-ox9pr7of7s 2 ай бұрын
Asc ustaad waxa nusamaysaa kuroob cusub kiriibtoon
@meeeeeeeeeeeeeessi
@meeeeeeeeeeeeeessi 2 ай бұрын
Fiiri laptop mahesti mana awoodo inaa ibsado hda telephone ka maka sameeska shaqoyinkan wll isoo jwb shaqa muhiim u ahay
@user-pp5wy2hp3y
@user-pp5wy2hp3y 2 ай бұрын
asc ustad waxan rabay in aan ku weydiiyo coinska ugu fiican ee aan maal gashan karo waqti xaadirkaan mailla wadaagi kartaa adigoo mahadsan
@Cakuurproduction
@Cakuurproduction 2 ай бұрын
Ustaad wad mahadsan thy✌️
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa mudan wll
@saciidsalaad569
@saciidsalaad569 2 ай бұрын
Waad mahad santaha wax badan baan kaa faaiidey intaan kugu xirnaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
adaa mudan wll
@azuu___7684
@azuu___7684 2 ай бұрын
Sidee baa loo maalagashada colryptocurrency Vidio noso gali
@ShaymaDakia
@ShaymaDakia 2 ай бұрын
Hye lkn noo sheeg imisa weeyr feega course
@Akram_alih
@Akram_alih 2 ай бұрын
Asc ustaad waxan ku waydiinaya apka 2139 skan miya mise waa light waa imuhiim jawaabtaado waayo waxan ahay qof maal gashday 2139
@FadumoAbdirahman-sx8gc
@FadumoAbdirahman-sx8gc 2 ай бұрын
2139 scan aya umaleyna app sx miya
@HiboAli-pb8uf
@HiboAli-pb8uf 2 ай бұрын
Alipapa course disa inte aydo dhmestrn ka heli kara
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
haa wll diyaar weeye so dalbo.
@SmilingBulldogPuppy-oe9pw
@SmilingBulldogPuppy-oe9pw 3 күн бұрын
Lacg guri kiro ah in lacag lasaarto waa ribo ama xaaran
@user-wm5eq4fv8s
@user-wm5eq4fv8s 2 ай бұрын
Masuul sual kale hadii an ku weeydiiyo taa oo an quseyn barnaamijkan iyo cruptka.. Filimaanta kujira google tv ee la iibiyo qofki soo iibsadaa masoo geli karaa youtube iyada oo copyrigt laguugu qabsan ? Meeshaa noo jilci thanks
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
xog kama hayo sxb lkn wn so baarin
@user-wm5eq4fv8s
@user-wm5eq4fv8s 2 ай бұрын
@@GelleBashir plz!
@maxamudcumarmaxamed8568
@maxamudcumarmaxamed8568 Ай бұрын
Mahad sanida ustaad
@user-eh6xg1oy9n
@user-eh6xg1oy9n 2 ай бұрын
Lkn coursadan waxey ku ficneed gruub whatsapp waa argtideedi maxaayeely meelaha kale dadka inta badan mahaleelaan o ani ka kow ah
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
courses wll si standard ah bey baxan oo website kayge gellebashir.com bey ka baxan
@nasmapea2673
@nasmapea2673 2 ай бұрын
Waad mahadsnthy ustaad lkn ani hada meel aan wax ka bilaabo waan garan kaa ahy 🤯😔😣
@HaidarAli-fp4yg
@HaidarAli-fp4yg 2 ай бұрын
Cajiib Ninkaan soomali miyaa Cilmi ayaa ku duugan wllhi m.a
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll , haha Soomaali in aan ahey wad aragtaaye mudane lol
@madbacadatawakal2187
@madbacadatawakal2187 2 ай бұрын
Qaab fudud ku baro ku hadalka Luqada English-ka kzfaq.info/get/bejne/mp9ho6qL35-2qaM.htmlsi=Ny1JzYfQhJ-sdz7-
@MASLAX4K
@MASLAX4K 2 ай бұрын
Ethiopia anigoo jooga Ma maal Gashan karaa criptaha
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Haa wll dabcan
@user-vl3ic2hu2u
@user-vl3ic2hu2u 8 күн бұрын
Hye
@Cabdallacazaam
@Cabdallacazaam 3 күн бұрын
Walal whatsapp ma isticma shaa 😢😊
@Curispodcast.
@Curispodcast. 2 ай бұрын
KZfaqkan waa iib qofkii ubaahan luuqa
@MohamudSaleban
@MohamudSaleban 2 ай бұрын
Anah raba shb xgee kala soo xidhah
@Feynuska-diinta.
@Feynuska-diinta. 2 ай бұрын
Abayo abowe yutubkeyga.boqo
@user-jr9hg3py6h
@user-jr9hg3py6h 2 ай бұрын
Wl adoo mahadsan appkan Ma runbaa Oo ma app shaqeya adoo mahadsan i jawaab plzz shein app gifts 😢
@user-hh8le7nl7g
@user-hh8le7nl7g 2 ай бұрын
Cammo sharaf io karaamo❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
Course dadka u so daa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Week danbe waa diyaar wll
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
@@GelleBashir thanks wll
@halganch123
@halganch123 2 ай бұрын
Mudo badan ayaad nalahayd $1000 kasamee Internet malinba barnaamij cusuba nookeenta nio oo aan sijiraynin
@MaxamedAli-un8vj
@MaxamedAli-un8vj 2 ай бұрын
Hhoyada wase dadkan aa lacagta ka samenesid e beenta u sheegayso ka daa😡😡🤬🤬😠
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 ай бұрын
Hooyo islaama Maxad ku Caayi Teedakale Adiga Muxu Kaa Dhacay War ilahay Ka Cabso Walal Cayda Xun jooji
shaqadan yaan lagaaga hormarin 2025 | Video Editing $300
13:19
Gelle Bashir
Рет қаралды 98 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Hamster Kombat Review | App-kan Cusub Muxu Yahay
10:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 62 М.
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 364 М.
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
Warsame Bade
Рет қаралды 27 М.
Trust Wallet Somalia |  Passport Uma Baahna | Crypto 🔥🚀
2:39
Gelle Bashir
Рет қаралды 11 М.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 27 М.
SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn
17:51
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 96 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 127 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 130 М.
Waxaan sameeyey $9,641 waa  sida ugu fudud lacag looga sameeyo
7:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 55 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН