Waxaan sameeyey $9,641 waa sida ugu fudud lacag looga sameeyo

  Рет қаралды 55,201

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

10 ай бұрын

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Пікірлер: 371
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 10 ай бұрын
Hadii uu jiro mowduuc aad daneeneyso ii soo qor wll
@MohamedOmar-mb1ec
@MohamedOmar-mb1ec 10 ай бұрын
Mahad sanid wll
@ina_axmed
@ina_axmed 10 ай бұрын
mayga hubtaa macalin.
@warbixinadaciyaaraha
@warbixinadaciyaaraha 10 ай бұрын
​@@ina_axmedhaa
@macaash_real_estate
@macaash_real_estate 10 ай бұрын
Sxb waxan kuleyahay illahey ka cabso Wali ma baartay kolkad xayeysiiska furato waxa aad xayeysiisneyso kolki la jogo Facebook Amiga waxan ku leyahay 10,000 oo xaraan ayad cuntay Hadii ay kugu sogashay xayeysiska aad furatay Waxaa xaqiiq ah Facebook markad furato xayeysis inaad ogolaatay in wax walba lagu xayeysiiyo waxan arkay muqal Alle kacabsi kahadlayo oo uu soodhexgalay sex iyo qooma luud marka walalow dad ka xaraan habarin
@bashir871
@bashir871 10 ай бұрын
Szb video ga noo jilci oo si practical ah noogu samee, Facebook profile ayan haystaa ay daawaden 210kun marka lacag mala samayn karaa
@alkheyr4
@alkheyr4 10 ай бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ
@khadkaoogle4754
@khadkaoogle4754 10 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sida daacada ah ee aad noo hagto iyo sida hagar la aanta aad wax noogu sheego Alle khayr haku siiyo
@abdiaziizgani3472
@abdiaziizgani3472 8 ай бұрын
Waad mahadsantahay
@user-jl7hn6hx2k
@user-jl7hn6hx2k 7 ай бұрын
Brother hadda. Ayaan dadaaali rabaa Insha.allah ilaahay ayaan khair karajaynayaaa
@abdirisakhusseingallaydh3965
@abdirisakhusseingallaydh3965 10 ай бұрын
Mahadsanid pro 💯
@great.jafaromeri7558
@great.jafaromeri7558 6 ай бұрын
Eng Abdishakur excellent
@user-hw9yl6gc5q
@user-hw9yl6gc5q 5 ай бұрын
Mahadsanid ustad Abdi Shakur
@khadar.ahmed123
@khadar.ahmed123 8 ай бұрын
waan ku wadanaa eng.. mahadsanid❤
@IsmailDanane-nb8me
@IsmailDanane-nb8me 10 ай бұрын
Thanks ustaad alle hakaa abaal mariyo garab istaagaaga
@Almistech
@Almistech 10 ай бұрын
Good teacher
@whizzzakipoi9829
@whizzzakipoi9829 10 ай бұрын
Tnx ustaad
@Goonnidaaq
@Goonnidaaq 10 ай бұрын
Thanks legend
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 10 ай бұрын
Big legend abdishakur gulayso walal
@zamriyeyaazin10-fo5ge
@zamriyeyaazin10-fo5ge 4 ай бұрын
Thanks brother for your topic
@AbdiqaadirAhmed-re1pc
@AbdiqaadirAhmed-re1pc Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@gooxfamilyofficial5991
@gooxfamilyofficial5991 10 ай бұрын
nasoo badi wll alle haku shrfo Zxp hore u soco pro
@MaxamedOmer99
@MaxamedOmer99 10 ай бұрын
Ustad aad ayaad u mahadsanatahay
@ayanlejaamac1008
@ayanlejaamac1008 9 ай бұрын
Waad mahadsantahay Abdishakur waana kahelay barnaamijyadada is badal inaan sameeyo waan rabaa shaqaalnimo baa na dishay
@user-mb7pg5vr1h
@user-mb7pg5vr1h 6 ай бұрын
Wad ku mahad santahay wll maclumadka ❤ gul incha allah
@khadarkeyow8538
@khadarkeyow8538 10 ай бұрын
macalinkeyga 🙏
@hufaneali4599
@hufaneali4599 6 ай бұрын
Waa sho fiican kawran xalalnimadeeda mudane
@Deekhbile
@Deekhbile 4 ай бұрын
Mashaa alaah walal waad mahasantay
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 10 ай бұрын
Waa u mahad celinayaa saaxibada qaaska ah ee KZfaq macluumaadka isku dhaafsano aquaarta notifications furta kana war haaya qaybta community KZfaq ka wax badana soo dhigaa oo idiin antacaya mahadsanidiin.
@nidaamiyepro9805
@nidaamiyepro9805 10 ай бұрын
Talo siin
@KHAAMIS
@KHAAMIS 10 ай бұрын
Ustaat mahadsanid
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 10 ай бұрын
Wllo ijawab waxyabaha labarayo maqali ba dadba lacag badan hayn majir course yo lacag badan ahay mise dad lacag badan haysta aya baraysa wax
@abwaandhiidhiye
@abwaandhiidhiye 10 ай бұрын
Taliye masoomalia bisaa mise???
@user-jm3cp9gh7v
@user-jm3cp9gh7v 9 ай бұрын
Mafahminbxge kala so xariira arday ayan ahay waliba snadka 8a ayan ahay examka dowlada isugayo noloshayda ina mel kaso sara raba wlhi hami ayan le yahy abti xge kala so xarira si tartap ifahamai ado an dhip iy arkaynin i am orphan ❤😢😢
@user-wp7dj2vy5s
@user-wp7dj2vy5s 8 ай бұрын
Tnz zxp ❤
@user-es6dr9ch8o
@user-es6dr9ch8o 7 ай бұрын
Eng Guulayso waad kamahadsantahay macluumaadka
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 10 ай бұрын
Ustaad wad mahadsan tahay
@user-hv3sx7gs1y
@user-hv3sx7gs1y 5 ай бұрын
Thnks guulayso zxb
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 10 ай бұрын
Wll inta lagala so xirira hdd na tusto sida lo sameyo o practical ah soma fcna Tnx wll
@daljirofficial3302
@daljirofficial3302 7 ай бұрын
War nio wad ku mahadsan tahay maclumadkad noo soo gudbisey runtii wana kgu tagersanahy howshada guul io gabinimo ku waar sxp ✊
@QALBI51
@QALBI51 10 ай бұрын
Waad Mahadsan Tahay
@shaafofficial
@shaafofficial 10 ай бұрын
Muqaal aan sugayay wax badan
@mohannour1802
@mohannour1802 10 ай бұрын
Aad iyo aad ayad umahadsan tahay allaha kaaa Awal mariyo❤
@idirioz4k
@idirioz4k 8 ай бұрын
Sidee yuopka lacag looga sameeyaa❤❤ isoosheg pls
@user-tw8eu4tc9o
@user-tw8eu4tc9o 6 ай бұрын
Thanks
@Abdisamad__
@Abdisamad__ 10 ай бұрын
Ustad aad ayad ugu mhdsnthy ustad wax badan oo iga qarsona ayaad ii tilmamte mar labaad waka mahadcelinaya Waxa raba inaad i fahansiiso shardiga 3aad oo ah in lagu daawada 60000 oo daqiiqo ma fahmin ma waxa laga wada views inta aad heshid mise daqiiqada caadiga ah ayad ka wada #mhdsnd
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Thanks for your information
@CllaahiXasan-sl8or
@CllaahiXasan-sl8or 5 ай бұрын
❤❤❤
@CabdiDaahirAxmed-pr3rd
@CabdiDaahirAxmed-pr3rd 9 ай бұрын
Mahadsanid wllo Anigu bage waan samaystay waanu iishaqayn waayey 😢
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 5 ай бұрын
Maasha Allah
@muqtaar1722
@muqtaar1722 10 ай бұрын
#ustaad mashaa Allah dumaashi alle ha noo dhaafo waxaa kaa muuqdo is bedel weey mashaa allah
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 10 ай бұрын
Mahadsanid ustaad 😂🎉
@mohamedabdihussien4088
@mohamedabdihussien4088 10 ай бұрын
adiga yaa kuu dirsade 😂😂😂
@mahamedmahamed13
@mahamedmahamed13 23 күн бұрын
haa😭😢
@user-tw8qj2ns2g
@user-tw8qj2ns2g 10 ай бұрын
Aad baad umahadsantahay macalin
@libaanmo
@libaanmo 10 ай бұрын
Eng abdi shukuur waxaan joogaa south Africa ee masameynkaraa lacagtaas iyo mid kabadan taas iga jaahil bixi tankale peypal wow kashaqeyaa
@mohar_adow3753
@mohar_adow3753 10 ай бұрын
Dadka somalia like hakusaran broh
@CabdiXabiib-tt9pg
@CabdiXabiib-tt9pg 4 ай бұрын
Sxb horay usoco❤❤❤
@alimahamed2717
@alimahamed2717 10 ай бұрын
Continua brother
@user-jd4ze8pi6i
@user-jd4ze8pi6i 7 ай бұрын
Lambarkas,igaso qabo
@shimaaliahmed
@shimaaliahmed 7 ай бұрын
Xgee kaala soo xiriira wlle
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Point ka ugu muhimsan server in lagi xidho shegtay ee sida logu xidhaayo iyo steps ka maxad u shegi wayday qofka raba inu sameyo mise wa teenii ?
@tayoxasan4197
@tayoxasan4197 4 ай бұрын
Thanks
@Abdisamad__
@Abdisamad__ 10 ай бұрын
Ustad hadii facebook page dibada laiga sameyo oo aan ani admin ka ahy ma waxan u bahanhy server ina kiciyo mise aniga oo somalia joogo ayaan waxa rabo soo publish gareen karaa ?
@Cabdiqani1122
@Cabdiqani1122 6 ай бұрын
Nafansii sxp
@Aminaabtidoon326
@Aminaabtidoon326 10 ай бұрын
Aniga followers bes an ubahne tnx walal
@muscabtatikoofficial2344
@muscabtatikoofficial2344 10 ай бұрын
Shuurada dhan waan buuxiyay ustaad Kalia waxaa iga dhiman inaan lacag kasameey saxiip iga caawi oo igarab istaag 😢
@hazaanibaidoastudio7778
@hazaanibaidoastudio7778 10 ай бұрын
Waxaan run miyaa 😳
@AbukarAbukar-ub4fg
@AbukarAbukar-ub4fg 8 ай бұрын
Mashallah
@qamaraden2108
@qamaraden2108 7 ай бұрын
aslm clykum abdishakur weli markin sidaan si iigu sharxay face book in laga sameeya thank you brother I am Mamma living NZ
@Usman070
@Usman070 10 ай бұрын
Asc wll muuqaaladan run ahaantii xiisa gar aha ayay leeyihiin ee soo badi takale facbook provil sidee lacag looga samaynkaraa wll adoo mahad san ✅️
@feysalabdiaden1095
@feysalabdiaden1095 9 ай бұрын
Wll abdi shakuur qofkii kenya jogo kwrn soma cawini kartid hadan lacagaha so diyarsado wll
@user-er4pq7ug7h
@user-er4pq7ug7h 7 ай бұрын
Acounkeyga seen qof ugu dhiibtaa
@suldaan12
@suldaan12 10 ай бұрын
Isooqawo sxb😮
@Ahmedmohamed-zc1cv
@Ahmedmohamed-zc1cv 10 ай бұрын
Walal Kenya Ayaan jogaa .asameynraa wllka lkin intee lagaa la soo xarrreyaa wll
@ustaadxalaalquute9339
@ustaadxalaalquute9339 10 ай бұрын
Muqaalkaan waxba kamafahmon kaliyaa waxaan un fahmay inaad tiri intaasaan sameeyayaa ee see kusameeysay iyo steps ka aad raacday nalawadaag mcln
@user-wo2sl2wx8f
@user-wo2sl2wx8f 10 ай бұрын
Sxpow shuruudihii facebook page waan buuxiyey waxaa la igu heestaa facebook page monetisation iyo eligible country Ee maxaan sameeyaa
@nasteehohirse4056
@nasteehohirse4056 8 ай бұрын
Dee sifiican wax noo fahansii
@abwaanxuseen1865
@abwaanxuseen1865 10 ай бұрын
Fb page waa leeyahay waxaanse kasamaystay Soomaaliya sidee u geyn karaa wadamada adsheegtay? Mahadsanid
@4166Ama
@4166Ama 10 ай бұрын
Wll 50$ hadan bixiyo miya la igu xidhaya account wadamada u aqbalayo mise markasta wa inan radiyo qof wadama joga ?
@kaafiyacooking2
@kaafiyacooking2 10 ай бұрын
Sheekada waxad kusoo koobtay kaalaya wax iga iibsada
@user-eb1on5wg9w
@user-eb1on5wg9w 9 ай бұрын
Abdishakur wall Kenya wadamada eligibleka makujidhaa ? Jwb I.a
@ApdulaahixasanApdulahiyowpolla
@ApdulaahixasanApdulahiyowpolla 10 ай бұрын
Aniga qof caan ma ahi sidee ku sameeya ustaadka
@Cayaisom_On_YouTube
@Cayaisom_On_YouTube 10 ай бұрын
Sxb Facebook Profile markuu isku beddelo (Professional Mode) lacag maka sameyn karaa Facebook gaas?
@AbdifatahAAhmed-mf8kq
@AbdifatahAAhmed-mf8kq 18 күн бұрын
Ustad abdishakur suasheyba waxay tahay sidee Google translate lacag logu sameeyo
@user-xj3li7gu3f
@user-xj3li7gu3f 8 ай бұрын
Xgee lagala soo xiriiri karaa
@user-on8wf8zg9i
@user-on8wf8zg9i 5 ай бұрын
Zxb tellkaga waa ii muhim zxb 🙏
@Saedfarhaan
@Saedfarhaan 4 ай бұрын
Zxp eng apdishakuuroow waaxn aahay wiil dhalinyaro ah waxan rabaa inaa waxa badan ii faaidaysid xmarna waan kula joogaa ee ma kula kulmi karaa inaad I caawis rabaa waliba xga barah bulshada
@mohamedshugri3285
@mohamedshugri3285 10 ай бұрын
Eng. Wd mahadsantahy contacts kaaga iireeb macluumaad dheeriyaa kaaga baahnahay
@NimcoNuura-iy4yn
@NimcoNuura-iy4yn 7 ай бұрын
Hadaan itobiya joogo miyaan ka samayn karaa wllky isoo jawaab
@faatumoisse3035
@faatumoisse3035 8 ай бұрын
Kenya ma kujiraa eligibile😊
@user-vz5qh5xk1r
@user-vz5qh5xk1r 10 ай бұрын
Ustaaad aad baad umahdsantahy
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 8 ай бұрын
Waad mahadsanthy Lkiin waa Haddii waxani ay run yiin
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 19 күн бұрын
Run miyaa❤hee
@Saxansaxo4817
@Saxansaxo4817 10 ай бұрын
Masha Allah walalkey waxaad na siisay fursad aad u qaali ah balanwaaye waan kula so xiriiraa
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 10 ай бұрын
Mahadsanid wll
@saynabyasin8649
@saynabyasin8649 10 ай бұрын
​@@AbdishakurHMsee loo gayn karaa wadamaa yacni ma in jooga ku save garayn
@Saxansaxo4817
@Saxansaxo4817 10 ай бұрын
@@AbdishakurHM Walalkey ma aragtay fariinteyda Instagram aan kugu so diray
@fadumokayton
@fadumokayton 10 ай бұрын
wlle aniga page wan haystaa 2sano balse imadhaqaqayo yutubka alx lkn asxb kenya jogaa waxay dhahaan waa been yutubkaa kafican fcbokga
@relaxreallychannal
@relaxreallychannal 10 ай бұрын
Wll markastan kula socoda macluumadka wll manta waxa rabaa in aad iga caawiso f&B waxan ahay hooyo caruur waxa ka sugayaan fadlna si aan caruurtas bariska oga dhiciyo adigan aduun iyo aqiro allha ku barakeeyo🙏
@fadumoismail2059
@fadumoismail2059 10 ай бұрын
Xagee lagaaala so xiriir karaa bro
@dreamboy8888
@dreamboy8888 10 ай бұрын
Meel aan kala soxiro iisheg macaliye 🙏
@CiiroCosto-kq2nb
@CiiroCosto-kq2nb 10 ай бұрын
Ustaad page 1.3 wa dhaafi l,yhy mxa sameyaa si an ugu yra 5k ugaato
@Haniabdirahman7283
@Haniabdirahman7283 10 ай бұрын
Asc wllky qaali si gar ah rabaa inaa kula hadlo please iso jwb
@Eng.mubarik
@Eng.mubarik 10 ай бұрын
Video yada KZfaq ka noosoo badi beryahaaa waxba maad soo geline Alle haku sharfo ustaad🙏💯
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 10 ай бұрын
Haye insha Allah
@sahrajaamac7865
@sahrajaamac7865 3 ай бұрын
Asc.walal anaa ubaahan inaan kashaqaste see igucawinkart
@samiirocali4825
@samiirocali4825 10 ай бұрын
Sidee server usookacsadaaa sxb qaasli noogusooceli mawduucaas asagoo faahfaahsan please and please bro
@perfectfootball8996
@perfectfootball8996 10 ай бұрын
Eng.wa mahadsantahay hal sual ayaan qabay kawran AWS marka sameysto server-kas hadaan FB akoon ka furto halkii aan qof qurbaha ku nool FB isoo furi lahaa ? Iso jawaab insha'aah Mahadsanid
@Qudusmediapro
@Qudusmediapro 10 ай бұрын
waa Sax walal wad samayn karta. anigubaa sidaa ayaan sameeyay facebook ayaa ka dhex furtay anigoo servalka amazon ku dhex jira. Sweden ayaan ku xidhay inuu joogo. meel kalena fb kama galo, mobilka macalaa kama galo. kaliya servalka amazon ayaa ku dhex isticmaal. uu iisheeqayayna
@Cabdikhayr-oj7ch
@Cabdikhayr-oj7ch 9 ай бұрын
M ash sxb see uga sameeyaa faysbuug lacag
@Eng.mubarik
@Eng.mubarik 10 ай бұрын
Cryptocurrency qaybta trading ka si Malin le ah malooga shaqaysan karaa ustaad suaashaa jeclaa inaan ku weydiyo
@Barkhad181
@Barkhad181 10 ай бұрын
Ani waxan raba server side ibhone loogu dhex gali kara pro
@Abdishakour_technology
@Abdishakour_technology 10 ай бұрын
Wll mcn ethiopia ma lamidbaa somalia🙏
@user-wh7td1gi5u
@user-wh7td1gi5u 5 ай бұрын
Sxb waxaad kasoo hadashaa ablikeeshinka Deal blaystore kaqor kana soohadal sxb mcn
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 10 ай бұрын
Sxp aad ayad u mahad santahay sida wanagsan ee ad dadkaga hormarka ola jeceshahay
@Ahmed1l316
@Ahmed1l316 6 ай бұрын
Waxan rabaa wll Facebook page in aan furto ood iga caafiso lacagta wan labaa wllo mahad sanid?
@ummumuxamad2046
@ummumuxamad2046 10 ай бұрын
Asc mhdsnd abdishakur mel lagaso xariro fadlan
@user-rz6wv9kt6n
@user-rz6wv9kt6n 3 ай бұрын
South Africa kawaran
@romanzaosman4221
@romanzaosman4221 10 ай бұрын
Asc ustad waxa aad sheegtey oo dhan waa wax jira thnks lkn ustad marka aad rabto inaad post dhigto facebook page isagaaba lacag ku weydiinaaya ugu yaraan $10 doolar taas waan fahmi waayey maxay tahay mise anigaa si kale u isticmaaley i fahamsii ustad mhdsnd
@darwiiish.dambe.2588
@darwiiish.dambe.2588 10 ай бұрын
Walaalow somaliya kali majoogno ee reekenya hadaanunahahy waxan isticmaali karno iyo waxaanan isticmaali karinbo nooosogudbi
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 6 ай бұрын
cabdishakuur wll hadii aan page kasamaystay somalia oo aan buuxiyey dhamaan shuruudihii kadibna aan samaysto serverka sow caadi maaha oo lacag kama samayn karo
@libanmursal9047
@libanmursal9047 10 ай бұрын
Ustaad waxa raba in shuurudaha laygu buuxiyo youtube, shaqadaaas ma qabatan
@QuraabwiGandaay-fd4ko
@QuraabwiGandaay-fd4ko 10 ай бұрын
Waxan jogaa south Africa sidee
@fadumokayton
@fadumokayton 10 ай бұрын
somalia bas mahan waa afrika dhan wlle
@caliwayl6414
@caliwayl6414 10 ай бұрын
Ustaaad wixiiba sow kaad ku soo gabagbaysay anaagaa idiin qabanayna e lacag 100 dollar ah bixiya😂😂 aan helno horta
Cryptocurrency sida looga shaqaysto adigoo Somalia jooga
27:37
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 7 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
FACEBOOK Sidee lacag looga sameeyaa SOMALIA? FREE COURSE
33:42
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 87 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 127 М.
5 qaab sax ah oo lacag lagu sameyn karo 2024
7:19
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 45 М.
Sidee u sameeyey my first $10k? 6 qodob oo aad raaci karto
15:56
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 28 М.
DROPSHIPPING | SIDEE LACAG LOOGA SAMEEN KARAA 2023
4:38
Gamadid
Рет қаралды 44 М.
6 DUMARKA KA MIDA HA GUURSAN💔
12:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Cryptocurrency: Sideen lacag uga sameeyey Bitcoin in ka badan $10,000
17:05
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 28 М.
$700 Sidee lacag looga sameeyaa Blogging ? Google Adsense
9:58
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 43 М.
SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn
17:51
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 96 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН