Go’aanka aniga ee Barnamijka illin tir, safarkaga caawa iyo fariin ku aadan dadka…see more

  Рет қаралды 8,785

Illintir

Illintir

Ай бұрын

Пікірлер: 66
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 Ай бұрын
Asc cabdicaziiz ilaahay cimrada ha kaa aqablo sida quruxuda badan a aad u wado barnamijka iliintir masha Allah tabarkallah aniga mar walba waan kuu duceeya aduunkana filnicima akharan fil jana guulayso ilaahay dhib ha kaahay
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 Ай бұрын
Wall wllaahi wiilasha soomaaliyeed ee miidiyaha isticmaala kuwa ugu sharfanbaad tahay Waligaa qabiil iyo qudhun kuma madhquushid waxad la ooydaa lana farxdaa dadka dhobaataysan Allaah haku barakeeyo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
Asc Ilaahay hakaa aqbalo cumrada Illin tir ha xidhin ajir alaha kaa siiyo Farxad ku noolow 👍✅🙏🙏🙏🙏
@user-sl5jd3rx3g
@user-sl5jd3rx3g Ай бұрын
Jazaka Alahu khreer brother Abdul Aziz
@adamosman4185
@adamosman4185 Ай бұрын
Aamiin yaa rabbi dhamaanteena brother ducada qalbiga waa dhankaada cabdicaziz ❤❤❤❤
@abdisamatderow7484
@abdisamatderow7484 Ай бұрын
Ma Sha Allah..safar salamo
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h Ай бұрын
masha allah ❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
You're one of the best. Allaha ku karaameeyo adiga iyo waalidkaa❤❤❤❤
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 Ай бұрын
Masha.Allah❤❤❤❤
@cibadoabdi
@cibadoabdi Ай бұрын
Masha Allah xafiduhullaah cimri dheef iyo caafimaad allaha ku siiyo
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o Ай бұрын
Masha allaah guleyso qeyr allaha ku siiyo amiin
@djcriminelff5517
@djcriminelff5517 Ай бұрын
Masha allah
@baladomar7798
@baladomar7798 Ай бұрын
Koofida iska daa wll waa kuufi badanaa yuhuud qaadato ama colar Kala ka dhigo
@jesshalan6325
@jesshalan6325 Ай бұрын
Ilaahay khayr badan haku siiyo
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 Ай бұрын
Kheyr allaha ku siiyo mm
@CabdiraxmaanaxmedMaxamed
@CabdiraxmaanaxmedMaxamed Ай бұрын
Wll alaah hakuu fududayo safarka
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك امين امين يارب العالمين
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Ай бұрын
Maashaa allaah noosooducee
@najmayusuf6106
@najmayusuf6106 Ай бұрын
masha allah abdiasis allah ka aqbalo cumradada walahi dar allah ayan ku jeclahay ilintir walahi wuxu noqday barnamij aan sugo waxa ku farxa dad kala dhumay mudo fog oo isku heshay qayr allah ka siyo waa jacayl waxa lagu dhahayo so noqo maybe aniga camal ayu barnamijka dadka qabta waa ku salamay
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Ай бұрын
mansha allah ❤walalkey cabdiasiis comrade ale haka aqbalo alena haku barekeeyo dadka door muhiim baad u heysa
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u Ай бұрын
Masha allaah allaha kaa ajar siyo
@abdirashidabey831
@abdirashidabey831 Ай бұрын
Well done brother
@SacdiyaAhmed-sf7tr
@SacdiyaAhmed-sf7tr Ай бұрын
Masha Allah Allaha ku xafido wll
@canabomar2250
@canabomar2250 Ай бұрын
Horey u soco haberyer ilaahey haku xifdiyo
@marwo1162
@marwo1162 Ай бұрын
Alllah kuxafido wll
@Oxamsa
@Oxamsa Ай бұрын
Baaraka laah fiika
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 Ай бұрын
Maashaa allaah ilaahay haku barakeeyo Hana ku soo nabad celiyo
@aminoaden6671
@aminoaden6671 Ай бұрын
Guuleyso wllkey qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@masertoy2328
@masertoy2328 Ай бұрын
Ilahey hakuxafido walalkeyga 🥰
@fottballetids
@fottballetids Ай бұрын
Illahaay haku nabad genom wllo❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
FROM WESTERN OF COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t Ай бұрын
Manshallh wll rabi ha kaa aqbalo camalka suuban❤❤❤
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Ай бұрын
Allaah haku xifdiyo meelkastood joogtaba
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Ilaahay haku nabad geeyo dalkii
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really ❤❤❤❤ Allah macaka, wa jizaaka Allah kheyr ❤️ 🙏 😊
@ruqiyoosman7122
@ruqiyoosman7122 Ай бұрын
Insha Allah allaahuma baarik walalken qaali cimrigaaga allaha barakeeyo ❤
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Ай бұрын
Aamin aamin yaa Alllaah 🤲Acmaash Allaah ha idin ka aqbalo Cabdicasiis Alllaah ha ku Nabad keeno safarkaada safar salamo
@osmanwarsame5078
@osmanwarsame5078 Ай бұрын
Waa haddsantahey adeer
@maryansheikh4128
@maryansheikh4128 Ай бұрын
ALLAHA KU XIFDIYO MEEL WALBOOD JOOGTO . JZK QEYR SOMALI OODHAN SAAD UJECESHAHAY AYEY KU JECL YIHIIN
@fowziyamohamedhussein4510
@fowziyamohamedhussein4510 Ай бұрын
Mashaa allah illah Haku Sama keeno maamo ilxaasid Kuma aragto
@user-lo1bh7wb9j
@user-lo1bh7wb9j Ай бұрын
❤c/siis rabihaku barakeeyo ajar alaha kusiiyo maamo
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
ALLE HAYDIN NABAD GELIYO AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
M.a safar salaamo walalkey
@xamdimahadhassen8460
@xamdimahadhassen8460 Ай бұрын
Safar salaama allaa macak
@user-ko2gk5qh9c
@user-ko2gk5qh9c Ай бұрын
Asc wllky qaaali waaa.kubaaanyh wllhi
@sahalfantastic2181
@sahalfantastic2181 Ай бұрын
Cabdicasiis Wad ku mahadsantahay shaqada aad umadda soomaaliyeed u Hayso allah kugu garab galo insha allah
@arwamustapha8969
@arwamustapha8969 Ай бұрын
Mansha allaha illahaya ha ka aqabalo acamasha cimrada
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l Ай бұрын
AAMIIIIN
@mr-kw6ry
@mr-kw6ry Ай бұрын
❤❤❤
@aminamohamed7417
@aminamohamed7417 Ай бұрын
Asc abowe ciid mabarak kuli caam bii qer adeer naga salan ciimarada waa rabay waa waye ilahayvhaa no fudey xafadi Abu dabe adeer manta kasa qarabtay llacagtadey kaso qatay 🌙🌙🤲🤲🤲🕋🕋🌙🤲🎉🇦🇪🇦🇪🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇴💯💯💯🌴🌴🕋🌙🌙🤲❣️🌴💕💖💟🇦🇹🇦🇹🇦🇹
@astaghfirullah4406
@astaghfirullah4406 Ай бұрын
❤❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
SXB CIID MUBAARIK WAA ANTU BIL KHAYR AMEEN ALLAHAYOOW AMEEN
@Cadey12345
@Cadey12345 Ай бұрын
Anagaba waan ku jecel nahay waana kuu duceeynaa qeyr badan Allah ha ku siiyo aamin mahadsanid
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Sida aad nojeceshahay Allah hakuu jeclaado
@ZakiyaAbdi
@ZakiyaAbdi Ай бұрын
ءمین یارب
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
ADNA WAANNU KU JACEL NAHAY SAMA FALLE CULUS ADIGA IYO REER KAAGA ALLE HAYDIN BARA KEEYO ANAGANNA SIDOO KALLE AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Ай бұрын
Walaa😅 ma arkin shaqa kafiican shaqadaas
@maryanmursalmaxamed6517
@maryanmursalmaxamed6517 Ай бұрын
Mnsha alh mhd sanid wl amìiin amiiin amiiin
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Ай бұрын
Allaah ayaa ku mahadsan wanaaga ummadda aad u heyso,ka dib adiga,waxaan ku leeyahay horey usii soco ummadda Soomaaliyeed howl muhiim ah ayaad u heysaa,Allaah hakaa abaal mariyo,waxaa iga talk ah inaad u qabato ummadda Soomaaliyeed wadaado ka wacyi gelisa ummadda Soomaaliyeed dadka la dhibaateynaaya ee waalid la'aanta ku dhacdey in laga joojiyo dhibka,aflagaadada,xumaanta,caayda iwm in laga joojiyo waayo qofka isaga ma dooran ee halagula hadlo af macaan iwm.
@osmanhassan7906
@osmanhassan7906 Ай бұрын
aad baan kuugu hambalyaynayaa shaqadan ilahay hakaa abaal mariyo,kordhi program kale ku dar dadkeenu waa day acanyahay ka shaqee is bedel.
@ahirsi3991
@ahirsi3991 Ай бұрын
Isku tag maaha، ee waa bowortooyadda sacuudi Arabia
@sadaamgaaraneinabixi9475
@sadaamgaaraneinabixi9475 Ай бұрын
Ani dada IGa maqan zhp ilhy Inuu Ducada Ka aqbalo Dartii IGu bafi hataa Watsapka wakaso qabty
@user-te6oo5oz2c
@user-te6oo5oz2c Ай бұрын
Waan naxaye in aad joojinays baan moode
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 Ай бұрын
Allan ka aqbalo huuno
@CabdiraxmaanaxmedMaxamed
@CabdiraxmaanaxmedMaxamed Ай бұрын
Anigaa gamida dafka kusuvaayo
@user-te6oo5oz2c
@user-te6oo5oz2c Ай бұрын
Face halkaan Soo dhige
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 40 AAD
27:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 278 М.
Follow @karina-kola please 🙏🥺
00:21
Andrey Grechka
Рет қаралды 23 МЛН
Kitten has a slime in her diaper?! 🙀 #cat #kitten #cute
00:28
Don't eat centipede 🪱😂
00:19
Nadir Sailov
Рет қаралды 22 МЛН
Azkar Al Sabah  أذكار الصباح
21:49
Dua & Azkar
Рет қаралды 10 МЛН
5 Arrimood Haka Sheekaynin《Talo Part 1》#Abdiaziz #Really
9:41
ABDIFATAH YARE OO SU AALO  QOSOL BADAN WEYDIIYAY SHAADIYA SHARAF
10:02
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 131 М.
Part 3: DAHABKI SO XADAY WA DHUNTAY WA GURSADAY WA LA IFURAY
37:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 97 М.
PART 2: XANUN & CIIL LA OYDAY QISADA XANUNKA BADAN E SABIRIN
39:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 109 М.