Sucaado Daahir - Wareysi #2/2- Xabsigii aabbahay iyo xabaashi ninkeyga

  Рет қаралды 53,753

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 264
@farhiahassan6094
@farhiahassan6094 Ай бұрын
Waa muuruugo abaayo wana aduun iyo xaalkisa.aniga xaata wala diilaay niinkaygi waxan koriyay 5wiil.oo biila abee noqday waxanla maaray dhiibato haada waa raag waaweeyn waxan joogna yurub.
@shukriamohamoud1565
@shukriamohamoud1565 Ай бұрын
Maashaa Allaah! Illaahey ha kuu xifdiyo
@Saamiya33
@Saamiya33 Ай бұрын
Masha allah maamo iam proud of you you're strong mom 🎉🎉❤❤
@hussenabdihussen5464
@hussenabdihussen5464 Ай бұрын
Suad Dahir waa walashay maanta saan udeeramay xanuunkeeda horay uma dareemin Qalbiga alaha kuu qaboojiyo 🤲🏽🤲🏽
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd Ай бұрын
Walaal sucaad dhib weeyn ayaa kugu dhacay aad ayaan uga xumahay lakin waa qadar ilaaheey Allaha kaa ajir siiyo musiibadaada wax ka Kheyr badana Allaha kuugu badalo .
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Thanks for sharing with us.
@khadradalal2695
@khadradalal2695 Ай бұрын
Allah how naxariisto adigana qalbiga Allah hakuu dhayo wakhtii dheerbaaba kasoo wareegee.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Waxii Igu dhacay Ilaa maanta waan Damaqanayaa Weli hooyo iyo Inan Soomaaliya Ayaa Barooranaya Adag Loosaaraa Macana Daro iyo Reer Hebel Waa Murugo aan dhamaad Lahayen Ayaan Daranaa Dumarka Soomaaliyed Subaxanallah
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 Ай бұрын
Alla ha u naxariisto janadiina Alla haka waraabsho , waa xanuun really
@FadumoAwil-su2gn
@FadumoAwil-su2gn Ай бұрын
Ilahy ha u naxariisto amiin yarabi habo walahi mar Kii lagursadey wan Casiisa habo Xa aniga wali wu isiimuqda niin qurux badan labo qof oo isku qurux badan oo yar yar xafadayadi ba naladagneyd walahi Marka maqley wu ka dhintey adba iga naxay ilahy Samir Iyo iman alah kasiyo
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Ай бұрын
İlaahay ha u naxariisto odaygaaga noloshaasna ilaahay baa kaa saaray waxa jira hooyooyyin badan oo sidan ku dhacday walina noloshii dalka la rafaadsan xanuunkaasna ay u dheertahay dururrfta dalka iyo saboolnimo😢
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Ай бұрын
Sucaad abaayo macaanto masha allah waxaan kuugu hambalyaynaya samir kaaga iyo qalbi wanaaga masha allah tabarakallah illahay haku siyaadsho zawjkaagi illahay haw naxariisto ciribtaada dambe illahay haku xifdiyo somalina dhibaatada illahay haka kor qaado waxaan aad iyo aad iyo aad uga xumahay gabadha Ayeeyada ah wixii ku dhacay inay wali socdaan habeen kasta gabar yaroo aroosa asay loo saarayo goorma ayaan soomaliyey isisi sixidoonaa😢
@AmranIbrahim-oq4fz
@AmranIbrahim-oq4fz Ай бұрын
Waa very very emotional story 😢😢😢
@leylaali9564
@leylaali9564 Ай бұрын
Sucaada waxaa tahay gabar samir badan waan dareemay xanuunkaada allaha ku caawiyo amiin xak daro loo geestay lakiin hada ka baxtay maansha allah ♥️
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Walaashay Qalabiga Allah hakuu Qaboojiyo Raga Soomaaliyeed Cuqubadii Aye kagalen Dumarka Iyo Caruurta Ayaa dhigtay Halkay Maanta Joogaan Waan kula Damaqaday Anigaba Aabahay Jeel baalagu Riday Aakhirkii waa Ladilay Rajo ayaan Ahaa aabahayena Way iga Dileen Waanaka Soo Qaxay 1987 Allah baan u dacawoonayaa
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Ай бұрын
Abayo sorry ilah qalbiga hakuu qaboojiyo mcnto waa xanuun wllo adoo rajaa in aabena la dilo markasey doonayan iney somali degto mar hore iyo mar danbeba degi meyso adna abyo qoralkaga markan arkey qalbigaa i xanuuney abayo ilah baa ka jaraya insha allah sorry wllo 😢😢
@kdsowpod92fg16
@kdsowpod92fg16 Ай бұрын
Allah u naxariisto odaygaaga walaal.waayaha aduunku waa iska badan yahay.xisaabtuna waa aakhiro walaal.
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Ай бұрын
Waan ka xumahay wallahi Allaha Subxaana Watacaala qeeyr ha idin kugu badalo adiga iyo uwadka in shaa Allaha 😢😢❤❤
@cheyyene
@cheyyene Ай бұрын
Rahimahu Allah Seygaada, Samir iyo Iimaan, be strong as u are
@seynabmc3674
@seynabmc3674 Ай бұрын
Very emotional story 😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Allaha idin xafido adiga iyo caruurtaada.
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q Ай бұрын
Ilaahay aamin
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Ай бұрын
Aad baan ugu xumahay walaal❤❤❤ Dhibka kusoo gaaray Allah Tabaraka wtclaah haku saqiro Allahuma aamiin
@user-ev2hp8vz1z
@user-ev2hp8vz1z Ай бұрын
Waa ka xumahay dhibatada kugu dhacday walal. Balse degankaas ina ka dhacdo waa ka xumahay runti, allaha unaxaristo
@abuahmed5748
@abuahmed5748 Ай бұрын
Waa arrin xanuun badan !!! Allaha U naxariisto odeygaagii iyo intaa Dulmiga lagu dileyba Adigana Allaha Sabir ha kaa siiyo ,Dulmiga kugu dhacey kuwii galey ee ku badey in aad Aabo la'aan aad kusoo korto Agoona aad koriso Cadaalada Eebe ayey hor tegayaan Insha Allah ee taa ku Sabir.
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 Ай бұрын
Inaa lilaahi waa inaa ileehi eajucuun allaah ha u naxariisto walaal waan ka xumahay
@ibrahimhassan6912
@ibrahimhassan6912 Ай бұрын
Waladhey waan ka xumahay ilahay khalbiga ha kuu qaboojiyo
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Ай бұрын
Waa. Kugu raacsanahay!!!❤🇸🇴
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Ай бұрын
So sad😢 Walaalo waa kula dareemaynaa Xanuunka 😢 trauma si sahlan kaagama dhamaaneyso waa in lala noolaado😢Alle ha u naxariisto odaygaaga😢adigana Alle ha ku xafido awlaadaadana Alle ha xafido❤
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 Ай бұрын
Walaal ahaah sabir badan haku siiyo awlaadana allaah ha kugu asturo ❤
@SalahMuhidin
@SalahMuhidin Ай бұрын
Cuqubada gabadhaaas laga galay iyo kuwa badanoo lamid ah ayaa dalka ka jirtee xagee nabad lagu arkayaa qalbiga ALLAHA u qaboojiyo
@Azad3340
@Azad3340 26 күн бұрын
Walaahi waa sheeko murugo badan inaadeer waxaad tahay Hooyo adag oo Samir badan ilaahay ha unaxariisto aabo Daahir Xuseen iyo odaygaagii uhoreeyay oo labadaba xaqdaro ku dhacday ilaahay ha ku xafido Aamiin
@omarosman619
@omarosman619 Ай бұрын
Samaroon gabdhahooda waa dahab. Soomsali rag ma leh 85%
@user-el4pv9yd2s
@user-el4pv9yd2s Ай бұрын
ilaahay ha unaxariisto gacan ka xaqdaran baa dishay waliba asagoo sooman kuwii dilay baa dhib qaba asaga iyo kumaan lamida ilaahay ha u naxariisto cadaaladii ilaahay agtiisay taalaa xisaabina way danbaysaa
@hakemaali5055
@hakemaali5055 Ай бұрын
Ilahay haw Naxaristo dhaman inta xaqdaro Loo DILAY sucad iyo inta lamidkana ilahay qalbiga haw adkeyo
@user-gh7gi5nv9g
@user-gh7gi5nv9g Ай бұрын
Qalbiga allaha ku qaboojiyo.walaal
@axmedcali2415
@axmedcali2415 Ай бұрын
Wll sucaado samir iyo iman Alle hakaasiiyo isagana Alle ha unaxariisto 😢😢😢
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 Ай бұрын
Alle haunaxariisto dhamaantot
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op Ай бұрын
Wall sucaad allaha u naxariisto odaygaagii wan dareemayaa xanuunka aad dareenty 6 nano kahor ayuu iga dhinty odaygaygii waxan koriyaa 4 caruura anigu ma arag aabe wuxu dhinty anigoo jira hal bil 30 a maalmood alxamdulilah qadarka illahay ayuu qof walba marayaa allaha jinooyinkiisa inagu kulmiyo adigana qalbiga allaha kuu kabo
@kamaalusmaan3002
@kamaalusmaan3002 Ай бұрын
Waa sheeko aad iyo aad xanuun badan, runtii waan ilmeeyey. Soomaalidu marba ma degi doonto inta dulmigoodi wadaan, aanan Afkiisa guud lasameen, Dadkii Lugu tuntee oo masaankita ah OO loo magac bixiyey Bara kacayaasha Dibu dajinta loo sameen wiligeed saanun baa ahaan doonta.
@safiahussein7181
@safiahussein7181 Ай бұрын
Allaha u naxariisto 😢
@A__187
@A__187 Ай бұрын
عندما كنت صغيرٱ سمعت مثل هذه القصص من بعض الصوماليين وعندمٱ كبرت فهمت أن السبب هوا الجهل والقبيله والعنصرية كم من الأشخاص ماتو في سبيل ذالك وللأسف مازال مستمر وعند الله تجتمع الخصوم
@user-ev2hp8vz1z
@user-ev2hp8vz1z Ай бұрын
Sucaad, balcad ona tagto adiga iyo carurtada so siyarato qabriga odeygaga, taas waa ka cabinkara aniga, waa ila so xariri karta weli waxaa deganahay London marwabana waa taga wadanka, so dhawaw walaal
@tufahsayid2883
@tufahsayid2883 Ай бұрын
Ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo isagana ha u naxariisto.
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is Ай бұрын
Very emotional story
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse Ай бұрын
Habo sucaad illahey ha unaxaristo seygaagi 😢 Aniga oo uur leh wiilna ijoga ayaa subax subaxyada kamid ah alshabab guriga waliba qolkena jiifka ku dilen seygeyga anigo waliba mesha joga wiilkeygana uu aabihis agtisa ayu jogay Xabada dhaceeso ine wiilkeyga ku dhaceso iyo in ay seygeyga ku dhacesa kala garan weysana wlhi Xita xaladeyda side ahed ma ogi xaamilo 9bilod ahna wan ahaa nolosheyda malintas malin ka qaracan badan imaso mari ilmaheyga sdaas okale aye aabe la an korayan uurki anlahana gabar ayaku dhalay aabahed ilma saarin waana 9jir anna waqtigas uudhibka igu dhacaayo wan yara 20sana jiray Darenkad darentay habaryar anaa kula daremaayo illahey haku qalbi qabojiyo
@sacidomacalin6618
@sacidomacalin6618 Ай бұрын
Fawziamuuse aniga ayaa kulamida anoo 19 oo wiil iijogo uur waanlahaa 5 blood ah ayaa leeyga dila ilmaheeyga aamahood wilaba dulmigaan oo kale sucaad daahir waan kudareemaa habo😢😢😢😢😢😢
@sacidomacalin6618
@sacidomacalin6618 Ай бұрын
19 ayaan jir
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse Ай бұрын
@@sacidomacalin6618😢😢wlhi waa xanun hortada malagu dilay sideyda abayo mise dhimashadisa laguso shegay
@kamaaludiin6521
@kamaaludiin6521 Ай бұрын
waa arin xanuun badayn wllhi
@felishassan1146
@felishassan1146 Ай бұрын
Waa.qiso.aad.uxanuunbadan.allaha.kuqaboojiyo
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 Ай бұрын
Illahay maamo qalbigaaga ha kuu qaboojiyo kumanan kun oo somaliyed baa dhibkaas kula qabta anigu waxaan adunka imid anigoo agoon ah aabahayna waa la iga dilay kaliya inuu qabiilka uu ka dhashay yahay waligis qori maqaadan aad buu uyaraa inan dhalin yaro ah oo ilmihii u horeyay u dhashay kii labadna uu colosha ugu jiro ayuu adunka katagay waa la dulmiyay naftana ka dhaafiyay isagoo u kalahay goobtisa shaqo waxaase iga xanuun bdn inaysan familygayga wali maydkiisa arag qof kamid ah lkn la shegay in la laayay isaga iyo rag kale iyagoo maqayad shaah ka cabayaan xiligaas waa dagalkii afarbilodka Aabahay illahay naxaristii jano fardowsa hasiiyo isaga iyo intii muslimina Xanuunkas waligay qalbigayga kama tirmin yaa dilay maxaa loo dilay maydkisii away ma baday ku dareen Illahay baa iga cilmi bdn Soomali dhib badan ba garay Maamadan iyi hooyaday qisadoodu way is shabahdaa waliba wax bdn Yaa Rabbi soomali nabad waarta sii
@User-6788axcz
@User-6788axcz Ай бұрын
Aad baan uga xumahay ilaahay qalbigaga ha iinee qaboojiyo samir na idin siiyo Ameen ya Rabbi
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Caasha, I'm so sorry sister. Aabaha iyo sucaad odeygeedii iyo intii soomaali dulmi laga galey ee geeriyoodey Allah ha u wada naxariisto, idinkana qalbiga ha idiin adkeeyo macaanto.❤
@nimaahmed1446
@nimaahmed1446 Ай бұрын
Aad iyo aad ayaan uga xumahay waxaa kugu dhacay garhan Sucaad Dahir , balse dalkeeni ayaa sidå noqoday ila hadana dad wax ka badala lalayahay abaayo wali sidii unba ninka xaskisa logu hor dila wali sidii unba gabadhah loo kufsada wali sidii unba dalka loo boobaa wali sidii unba qabilku isu dila wali sidii unba walidka caruurta logu hor dilaa 😭😭 taa allahay tagi ilahayow garashada Ragayaga aamiin aamiin aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Allaha u naxariisto dhamaan ummadda la dulmay. 😢😢😢😢 waxaan ku waayey dagaalada sockeye Aabahay iyo walaalkeey.
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 Ай бұрын
I am very sorry sada is tromatis till now but she did not find any help from the her society even they criticised when she married a Muslim British man as she said sister all these were test you passed have a patience insha Allah will reward you the live her after
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Ай бұрын
I’m so sorry abaayo
@yuusufcumar9358
@yuusufcumar9358 Ай бұрын
Allaha unaxariisto qabrigana allaha u waasiciyo sabar iyo ii maan allaha idibka siiyo
@ubahali7258
@ubahali7258 Ай бұрын
Am sorry very emotional story ilaahay owlaada hakuu xafido sister 😢😢😢😢
@asiamusse4958
@asiamusse4958 Ай бұрын
Gabadhaa dhibbaa gaadhay allah qalbiga ha u qaboojiyo wa mama quruxbadan ❤❤❤
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 Ай бұрын
Cabdirisaaq allaha u naxariisto
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o Ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@NuuralceenHassan
@NuuralceenHassan Ай бұрын
Iska sawir dhibatada wey ina heysata aniga yar dhintey aabaheyga ilahey ha u Naxariisto janatul fardoosa ilahey ha geeyo alahuma amiin amiin amiin ya rabi
@qalinur3160
@qalinur3160 Ай бұрын
Waan ka xumahay walalo macaan qalbiga Allah ku qabojiyo sonali wey isdulmen 😢😢😢😢
@siradm
@siradm Ай бұрын
Waa runtaa waxan caadi ahayn oo dhan baa caadi noo noqday. Ilaahay xaqa ha tusso, colaad labadaas reer dhexmartay gaaraadkayga ma maqal. Baadicaddana inta aan ka bartay dad wax barta oo shaqaysta oo dhibyar ban ku aqaannaa.
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o Ай бұрын
Waa runtaa walaashey
@siradm
@siradm Ай бұрын
🥰​@@user-rv4wv5ko4o
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Ай бұрын
Subaxalaahay waa gabar adadag😢😢😢😢😢
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 Ай бұрын
Indr sucaad ALLAAH sabar ha ku siiyo bidnillaahi Raxmaan xumaanta dhexdeena Somali taal ALLAAH ha inaga dhameeyo
@aragsanmaxamed125
@aragsanmaxamed125 Ай бұрын
Mamadaan qisadeeda wlaahi waaxanun alle haunaxariis ninkeedii
@fatimahassan320
@fatimahassan320 Ай бұрын
Ilaahay Samir ha kaa siiyo isna janatul fardos ha geeyo walaal waan ku la dareemay waayoo waaba qisadeeyda ookale waxaa aabaheey ladilay xiligaas hooyo oo uur ka kusida walaasheey aseey ayeey uur kuqaaday waliba meey joogin meel dadkiisa iyo dadkeedaba joogaan cidlo iyo wax la aan hooyo nin danbe maguursan 2gabdhood kaliya ayeey dhashay aabo la aan ayaan ku kurnay mana naqaan meeshuu ku aasanyahay
@lagofleh9139
@lagofleh9139 Ай бұрын
Asc.Sacaada waan ku salaamay waa saaxiibta Layla from Canada.Illahay samir ha kugu arsaaqo.
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 Ай бұрын
Allah qalbiga hakuu qaboojiyo maamo Abaahaa iyo nikaagana in ay cadaalad helaan ayan u rajeynaa
@JibriilHandulehDoctor
@JibriilHandulehDoctor Ай бұрын
Dadku doctor u bahan yihiin in qof KZfaq leh watches ka raadiyo waa khalad. waa inay hospitals tagaan NHS services u bahan yihiin ee privacy in lagu ciyaaro looma baahna
@Mo77217
@Mo77217 Ай бұрын
💯
@sahroali9621
@sahroali9621 Ай бұрын
In uu qofka sheekeeyo ma Doctor u bashan yahay waxa wax aan fahansaneen ka mid tahay ee ha jeesjeesin Sucado waa qof ad adag.
@JibriilHandulehDoctor
@JibriilHandulehDoctor Ай бұрын
@@sahroali9621 Yes. period.
@sahroali9621
@sahroali9621 Ай бұрын
Doctor uma baahna ee in ay ka sheekeeyso dhibka soo amrey ceeb ma ahan
@sahroali9621
@sahroali9621 Ай бұрын
Sucad abayo alle kuu qalbi dhayo waxaad yahay mumo wanagsan odaygaadii alle ha u naxariisto aabahana alle ha uga badalo dulmigii laga galey jano
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Amiin
@salathaabdi2067
@salathaabdi2067 Ай бұрын
Wallahi wanlaoyay gabadhan
@abdinasirhassan8352
@abdinasirhassan8352 Ай бұрын
Qof walba oo dhageystey labada qeybood aad ayey u taabaneysaa cuqubada laga galey familkaan waa xaanuun 😥😥😥
@SalahMuhidin
@SalahMuhidin Ай бұрын
Cuqubada gabadhaaas laga galay iyo kuwa badanoo lamid ah ayaa dalka ka jirtee xagee nabad lagu arkayaa qalbiga ALLAHA u qaboojiyo
@khadijabandare776
@khadijabandare776 Ай бұрын
Ilaahay ha u naxaristo janadii fardowsa ha geeyo qabrigan ha nuuro amiin yaa rabii. Waxaan jeceĺahay in aan ku la kulmo sacaada.
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 Ай бұрын
Subxanalah malikiqudus
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Ай бұрын
Waa gabardh sharaf leh walaalo u samar sidii camaar bin yasir oo asigaba aabihii hooyadii si xun gaaladu ugu hordishay nabiguna ugu balan qaaday in janada wada geli doonaan aabana waan dhegaystay hadaad kusamartaan waxaad tihiin qawys aduunka balanqaadkii janada haysta. Mahad sanid ayaanle.
@h.nounni
@h.nounni Ай бұрын
Ameen Qof wanaagsan ayaad tahay 😢❤
@nimcosamsammaxamed8964
@nimcosamsammaxamed8964 Ай бұрын
Aad iyo aad ayaan ugu mahadsan tahay I aad sheekadan la wadaagto somalida illaahayna ha soo hadeeyo ragga soo maaliyeed
@sahraabdi8916
@sahraabdi8916 Ай бұрын
Inaderty macan waxa tahay hooyo adag Allha qalbiga ku qabojiyo
@ronny7suii3
@ronny7suii3 Ай бұрын
Walee maanta waxaa dhib haysta kuwii dadka maatada ahaa xasuuqa u gaystay , Ilaahay cadaaladiisa ayayna la hortagayaan maanta : Walaasheey samir iyo iimaan Allah Ilaahay ha kaa siiyo adiga iyo caruurtaada Amiin
@user-fz2nm2zn9i
@user-fz2nm2zn9i Ай бұрын
Abaayo ilahay qalbi hakuadkeyo isagan ilahay haunaxariisto
@umuzaki7515
@umuzaki7515 Ай бұрын
Waanka xumahay walaasheey dhibta ku soogaartay kuwii dilay Ninkaagi ayagaa dhib qabo maantey qalbiga Allaha kuu qaboojiyo samir iyo iimaan Allaha kaasiiyo ilmahaaga Aabahood
@ismailkashawito8619
@ismailkashawito8619 Ай бұрын
Dalkaan dad waalwaalan ayaa kunool oo dadka iska leynaya waxay ku leynayaana aan la garaneynin, waa umad wareer ku dhacay, gabadhaan Allaha murugada ka bi'iyo, balse dhibkaan keligeed ma gaarin boqolaal kun oo Soomaaliyeed ayaa la laayey, dadkii laayeyna ay weli noolyihiin
@samsamcali7152
@samsamcali7152 24 күн бұрын
Ilahay hawu naxariisto waa murugo runti
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 Ай бұрын
Inta Dhimatay Oo Muslim Ah Oo Somali Ah Allah UNAXARISTO Dhamantod
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 Ай бұрын
Qalbi xanuun illahaw adaa og meesha dadkan lagu kala xisaabin
@roodamaxamed
@roodamaxamed 25 күн бұрын
Waa rented
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 Ай бұрын
Allha unaxaristo iyadana qalbiga ha u qabojiyo dhibka ubadan e haysta wa iyada o lagu hor dilay dhawacs sida dhagso lagu ilawa ma fududa qalbiga alaha u qabojiyo
@nourmahamoud9793
@nourmahamoud9793 20 күн бұрын
waan la dareenay wlshy dareenka ay dareemaso Allaha u booga imikana qaar colaado hurinaya Allaha ka mashquuliyo oo ha qaboojiyo
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 Ай бұрын
Mushkiladoo Mushkiladoo dhan waa diin la,aanta aan lugu dhaqmay❤
@aminamohamed3112
@aminamohamed3112 Ай бұрын
Sucaad walaal alaha qalbiga kuu qabooji samir kaaga inshallaah damdhaaf alaha kugu siiyo. Laakiin waxaan leeyahay halays cafiyo. Hada tan socotana oo weli dhacaysana hala joojiyo soomaaliyeey inshallaah ilaahyna kaashada.
@abdifidow9106
@abdifidow9106 Ай бұрын
Sucaad waxaad tusaale u tahay Somalida birimagatada ah ee qaranka iyo raga soomaaliyeed ay godobta ka galeen. Labo dhibaato oo aad u weyn ayaa kugu dhacday in aad ka sheekeyneysana waa mahad Alla. Waxaan kuugu duceynayaa iimaankaadda oo sii bato.
@faadumoabdi5502
@faadumoabdi5502 Ай бұрын
😭😭😭
@Mariaabshir2
@Mariaabshir2 Ай бұрын
😭😭
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Ай бұрын
Sorry Abaayadiis Samirka Alaha Kuu Ziyaadsho Inshaalaahu Weli Dhibka Waka Jiraa Somaliya Hadiiba Alle Kaa Waday Oo UK Kunooshaya Alxamdulihaah Dheh Sister
@user-ie3zf1xl8j
@user-ie3zf1xl8j Ай бұрын
Waan la ilmeeyey. Illaahow cadaalad cadaalad
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Ай бұрын
Barito ayaa lasoo fasaxayaa insha allah
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Historie xanuun badan 😢
@sacdiya120saxdiysanka2
@sacdiya120saxdiysanka2 Ай бұрын
Axax wlhy gabadhan shekadeedu waa qalbi taabad abayo qalbiga allaha kuqabojiyo
@user-bo7ec2pu5v
@user-bo7ec2pu5v Ай бұрын
Sorry mom😢
@gooabo-tb2pe
@gooabo-tb2pe Ай бұрын
Srry walhi wan ilmeyyy
@badriahmed1417
@badriahmed1417 Ай бұрын
Allah u naxariisto Aniga xita Abahay xaqdara Lagu Dilay Abahey Allah u naxariisto😢 😢😢
@FadumoAwil-su2gn
@FadumoAwil-su2gn Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@siradm
@siradm Ай бұрын
Meeshu sideedi maaha oo hadda waa nabade gey walaaley ha ku soo sabraanee. Dadki dilay Ilaahay swt ayaa uga cadgoyn doona ee iska daaya
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 Ай бұрын
😢😢😢😢 ilahayoow adaa xaqsoora ah xigaas aniganah hoyadeey aseey baa u saarneed oo abaheed dagaladaas ayaa lagu dilay ayadoo xamilo ah ilmayar oo isku nuug ah wadata waa dareemayaa xanuunka 😢😢😢
@fartunosman3503
@fartunosman3503 Ай бұрын
Illaahow adaa weyn oo waaxid ah ee dadkeena oo ey isku danqadaan oo damiir ey yeeshaan oo xaqa tus soamlida waa la dhibey dhibkuna kama fogu fikirkooda iyo ficilkooda allaa weyn.
@user-ir2jg9di6d
@user-ir2jg9di6d Ай бұрын
Ilahay umahad naq isagaa dib udejin kuu sameeyee
КАХА и Джин 2
00:36
К-Media
Рет қаралды 4,2 МЛН
어른의 힘으로만 할 수 있는 버블티 마시는법
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 12 МЛН
1🥺🎉 #thankyou
00:29
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 78 МЛН
Тяжелые будни жены
00:46
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
WAR SI-WAYN OGA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN| ISRAEL - HAMAS WAR
10:26
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
КАХА и Джин 2
00:36
К-Media
Рет қаралды 4,2 МЛН