GODEY TO DHANAAN | WAY AAMINI WAAYEEN SAFARKA BAYSKIILKA NAIROBI ILAA IYO GODEY | PART | Ep 27

  Рет қаралды 30,466

Faysal Shaik

Faysal Shaik

6 ай бұрын

#somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
#kenya #travel #somali #somaliland #somalia #djibouti #ethiopia #adventure #africa #automobile

Пікірлер: 170
@Roob..
@Roob.. 6 ай бұрын
Bedankt
@abdulahiconsulting
@abdulahiconsulting 6 ай бұрын
Sxb Talo, hadii aad laamiga seexanaysid waxaad soo qaadataa 2 triangle ( kuwa ifa) iska dhig labada dhinac, safety jacket (mida iftana waad u baahan tahay) si aad ugu sheegto inaad meesha joogtid.Laga yaabe tuulooynka yar yar inaadan ka helin laakiin isku day markaad Jig-Jiga tagtid ka iibso. waxay kaloo muhiim u tahay hadaad habeen safraysid, Safe travels.
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 6 ай бұрын
Beautiful Somali galbeed and I hope for freedom against Ethiopia regime
@engineersom
@engineersom 6 ай бұрын
İna marka hore Turkiga ayaan kaa soo salaamay marka xigta magaalooyinka aad tagto dadka dhexgal oo warayso wadada dadka u istaag oo wax ka waydii dhaqanka, xoolaha,Taariikhda magaalooyinka iyo dhan kastaba isku day inaad meelaha bulshadu ku kulanto tagtid oo aad dadka dhexgashid si aad khibrad fiican u heshid annaganu aan kaaga faaido sidii marki aad kenya joogtay samaynaysau cml; socod uun yayna kaa noqon oo documentry cml ka dhig. Mahadsanid saaxiib howl fiican baad haysaaye guulayso✊🏽
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
In ka badan lix(6) saacadood ayeey igu qaadatay inaan muuqaalkaan soo galiyo qad xumo awgeed. Waxaan rajeynayaa inay sidaan ka wanaagsanaan doonto.
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 6 ай бұрын
I am watching you in Galkio, brother, don't break the law. There is a war between Somalia and Ethiopia, so be careful.
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 6 ай бұрын
Service dowli ah oo Tayo leh wuu yaryahay. Isgaarsiinta dowlada itoobiyo ayaa leh khadkeeda waa daciif isticmaalkana waa waali.
@Samatalis382
@Samatalis382 6 ай бұрын
Faysal sheekh welcome bro we are waiting Ku sodhawoow D.D.S waa inoo jigjiga bro nabad imow insha allah
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Ethiopia aduunka 100 sano ayey ka dambaysaa ee horay u soco dan ha ka galin
@qoranecadde3007
@qoranecadde3007 6 ай бұрын
Masuul guuleyso never give up
@user-zh5os8le8g
@user-zh5os8le8g 6 ай бұрын
Asa. Great job, good content and very captivating videos. Brother please show your audience how the Somali’s are very hospitable, peaceful, friendly, and funny people they are. Please promote Somali culture, values and unity. SOMALIA HANOOLAATO. ❤❤❤
@mohaalucky4483
@mohaalucky4483 6 ай бұрын
dhulku waa nabad runtii 😮 saaxiib godey hadaa tagto dadka joogo lahjadooda noo soo gudbi❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 ай бұрын
MASHALLAH you are doing a wonderful job, our reer miyi/badiyo people really need to educate the children in quran and maadi you are right.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 6 ай бұрын
Watching you from California. May Allah protect you .
@lukmankoraneali6533
@lukmankoraneali6533 6 ай бұрын
M.a can't wait until you Reach Your point ❤ keep going bro
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 6 ай бұрын
Bro you got to remember somali state region is neglected and lacking basic infrastructure due to the occupation by Ethiopia regime but insha Allah it will be free
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 6 ай бұрын
ماشا الله 1#Alla haku gu amansado safarkaaga sxp wll. Oo haku gu kalmeeyo. 2# Waan kula soconaa . 3#Wax badan ayaad na bartay si dhib la'aan ah .
@najiiptube1939
@najiiptube1939 6 ай бұрын
Faysal wll safarkaga alle hkuu fududeeyo
@ishowspace1
@ishowspace1 6 ай бұрын
Sxb faysal can make ur videos longer we really enjoy ur video to be honest 🇸🇴❤ guuleyso
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
Excellent tour. Somali waxay dib ugu noqotay "Oral society" lagu sheegi jiray 21st century waxba uma kordhin an dib uu socod aheyn.
@loso5930
@loso5930 6 ай бұрын
Ma sha Allah nice video bro!
@user-qz5or7xv9k
@user-qz5or7xv9k 6 ай бұрын
Faysaloow Inna Adeer Markaad Jigjiga Imaato Isoo Qabo Aan Kusoo Dhaweeye Insha Allah.
@najibjama4025
@najibjama4025 6 ай бұрын
👍👍👍
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
14:45 desertification sadly too common dhulka Somalida.
@neymarjr8516
@neymarjr8516 6 ай бұрын
Keep going
@Mimihxo
@Mimihxo 6 ай бұрын
MashaAllah Ogadenia Allow barake
@hodanc6255
@hodanc6255 6 ай бұрын
Kada magacas somalida kale ba dhibsanaya
@siciidmaxamed8637
@siciidmaxamed8637 6 ай бұрын
Goor maad hargaysa imanaysaa alla haku xafidee
@soyananow165
@soyananow165 6 ай бұрын
Maah allah fei ilahay nabad hakugu celiyo garis iyo godey waad noga shekan doonta inslh
@cccanthang
@cccanthang 6 ай бұрын
Please don't get so close to the people because it is flu season. I know you're doing something good for the community and country, but just stay safe. I work at a hospital and see people getting sick because of the flu.
@rewritefinance2007
@rewritefinance2007 6 ай бұрын
Absolutely the best documentary. Watching from Minnesota. Cannot wait the next episodes. Well done Faysal.
@umaaisha9876
@umaaisha9876 6 ай бұрын
Maasha Allah, how beautiful our land is. Welcome to Homeland, Hargeisa waaguso dhaweynayna walal kayar, kusodhawoow Hargeisa hadhwabaag hoygi funky iyo sugaanta iyo gobanimada😊
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 6 ай бұрын
"Dhexyar dhuubooy Dhanaan dhar makaaga gadaa.."
@ahmedabdiali1296
@ahmedabdiali1296 6 ай бұрын
Never give zxp waad kamirii daliin i.a maar dawaan i.a Road to 20k let's go ❤😊
@Muhanat744
@Muhanat744 6 ай бұрын
Ninkan waa libaax mashaallah keep goin sxb hormar wcn i.a
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 6 ай бұрын
Wiil cajiib ah wAllahi... Faysal
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 6 ай бұрын
Sxb kabaha aad wadato waa size weyn oo waa culeys ee isticmaal kabaha bayskiilka loogu Tala galay oo ah kabo qafiif oo fudud oo ku sahlaya safarkaaga cabitaanka energy drinks isticmaal maa dama energy badan aad loss gareyneyso ama Tamar badan aad isticmaleyso waxa u bahantahay oo kale mineral 💦 water asc safer wanaagsan brother
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 5 ай бұрын
Dhalkan qarbaa kulule qarna waqabow bro
@ahmed_goat4264
@ahmed_goat4264 6 ай бұрын
Be careful my brother guul baan kuu rajeynayaa ❤insha Allah ❤ one love❤
@gabileychannel9921
@gabileychannel9921 6 ай бұрын
Saxiib waan ku taageraa horey usoco guul
@farabenben2125
@farabenben2125 6 ай бұрын
Hambalyo faisal good job🎉🎉🎉
@axmednuurshmuuse147
@axmednuurshmuuse147 6 ай бұрын
Man Sha Allah zxb dhulkaga hoyo❤
@shineabdirahman3685
@shineabdirahman3685 6 ай бұрын
Ilahay hakufududeyk safarka
@farhiyak
@farhiyak 6 ай бұрын
Good job ! appreciating your work , the way you greet everyone and advice. Stay positiv and keep going.
@warsamefx3349
@warsamefx3349 6 ай бұрын
faysaloow sxb salaan diiran dhaantooyinkii deegaanka noosaar markaa socodid maalin kasta dhanto cusub kutuur guulayso
@abdixareed4087
@abdixareed4087 6 ай бұрын
Faysal my bro shaqo wanagssn bad hysaa dadka warayso sifiican keep going bro aad ban kuugu xidhanahy una sugaa videos kaga safarkan niyadan kaala socdaa from Sweden
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 6 ай бұрын
masha allah wa ino Dhanaan ❤
@user-kg9tb9fx9e
@user-kg9tb9fx9e 6 ай бұрын
Geedka quruc baaladhahaa xajiin buuleyahy ee iska ilaali wllo alalha kufudeyo safarkaga
@Yaaser_Ahmed
@Yaaser_Ahmed 6 ай бұрын
I vividly remember this road 2020😂 it was awesome trip
@user-gz1xd4zb1l
@user-gz1xd4zb1l 5 ай бұрын
Festsal Shaik waa ku salaamay waxaa tahay geesi,waxaad tahay caaqil,waxaad tahay nin haysta qalbi nadiif ah,taasoo ilaahay uu siiyo qofka uu ugu tala galay janadiisa,waxaan ahay min reer muqdisho ah,aad ayaan uga helay dadaalkaaga iyo borogaraamadaada (program)KZfaq kaaga,waan kuu hanbalyeynayaa,hore u soco,mahadsanid.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@hazanmoha6845
@hazanmoha6845 6 ай бұрын
Keep goin you will never walk alone i suport it ihope healthy i.a
@Yaaser_Ahmed
@Yaaser_Ahmed 6 ай бұрын
Cant wait to see you in my hometown Qabridahar❤️ Take care of yourself brother❤
@hodanc6255
@hodanc6255 6 ай бұрын
Wa magaladi abahay ka yimid edo kuma dhalan kuma korin mana boqan
@Yaaser_Ahmed
@Yaaser_Ahmed 5 ай бұрын
Anigaba kumadhalanin waan arkay 2020❤
@hodanc6255
@hodanc6255 5 ай бұрын
Sax anad I dhanta magaca magalada abahay Allah u naxaristo ban ku xasusta
@Yaaser_Ahmed
@Yaaser_Ahmed 5 ай бұрын
Xgeeed kunooshahay?
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 5 ай бұрын
Wabiga iyo buundada godey inaad soo booqato ayaa fiicnayd
@omarheban7323
@omarheban7323 6 ай бұрын
Horay usoco oo dhanaan sifiican usoodub
@Yamakuzi007
@Yamakuzi007 6 ай бұрын
Hore I soco saxiib
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 6 ай бұрын
Safe journey bro. Put the advices into consideration. Take care.
@aminaomar6271
@aminaomar6271 6 ай бұрын
Aqoon la,aan wa iftiin la aan. Horay u soc
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 6 ай бұрын
Carry on kaka but here are my advices: -Look for a reflector saxib. For safety purposes. -Due to the scorching sun and the harsh climate, carry more bottles of water on your way to the villages. -Use both the Kenyan flag(to show your nationality) and the Ogadenia region. one. Wish you the very best ndugu. Take great care of yourself and Bon voyages.
@BOYWHITHHISDREAMS
@BOYWHITHHISDREAMS 6 ай бұрын
Dhagaxbuur na soo mar boy❤
@ahmedabdi696
@ahmedabdi696 6 ай бұрын
Mansha Allah baga nabad timi dhulkenii dhagax bur igu salan meshan ku dhashay from USA
@CR71987
@CR71987 6 ай бұрын
Wlhi libaax ayaad tahay sxb masha Allah
@abdirahimali3758
@abdirahimali3758 6 ай бұрын
Hargeisa kugu sugaynaa prother ❤
@abshirmohamed4269
@abshirmohamed4269 6 ай бұрын
QURAN MAAD SARATID
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 5 ай бұрын
Nice one
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Faysal socdaalkaagii doolo illaa godey waxba kamaynaan arag Maadaama aanu baaskiil ku safrayno meel kasta inaan aragno ayaan jeclaan lahayn please👍✌️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Sxb kaas muuqaal kama hayo.
@HamdiJamac-un1mw
@HamdiJamac-un1mw 6 ай бұрын
faysalow dhanan igu salaan❤
@warsamehaji2346
@warsamehaji2346 5 ай бұрын
Nin noolow xaa aragti kulaaban aar xuu yiri baskiil aa ku safraa kan wa geesi yaaab
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Aree way dhacday kwrn hee😂😂
@xamsecisman439
@xamsecisman439 6 ай бұрын
Qabale waa tuulo ama xaafad (Village)
@AbdirisaqJamal14
@AbdirisaqJamal14 6 ай бұрын
Legend 👊😎
@mohamedhadi5544
@mohamedhadi5544 6 ай бұрын
Faisal cabdalla ur kuus igusaln sxb wa hadi
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
War kadaa 😂😂🙌
@user-ls2wh8gt4q
@user-ls2wh8gt4q 6 ай бұрын
Asc walaalke waxaa tahay gesi illaahay haku xifdiyo
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 6 ай бұрын
Mashaa allaah 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@mohammedahmedomarzl9319
@mohammedahmedomarzl9319 6 ай бұрын
Waydalka waxaa igu dambeysay 10 Sano ka hore wllhi waa uxiisey godey gacalo faysal you're doing good jobs
@dantaadamedia3354
@dantaadamedia3354 6 ай бұрын
Sxb qabalaga Dalaad iiso duub i can't wait it wlhi.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 6 ай бұрын
Great journey
@dhaashka
@dhaashka 6 ай бұрын
Asc Bro this land is your second Country, i welcome you and i say you feel like your motherland. On the other hand, I want give you some advice about the flagship. Bro always use two flags first you haven’t changed your national flag, but every time you enter a new country you take their flag but yours should always be on your bike, So that’s how international cyclists use it. So finally i am Ahmed from Jigjiga.
@ridwangibson2160
@ridwangibson2160 6 ай бұрын
Gabiley baan kugu sugayaa insha allah
@madadaaloofficial6783
@madadaaloofficial6783 6 ай бұрын
Dhawr jeer maqlay adoo le qoraxda kulul markaa sun cream marso walal faladha cadeeda waa halis Ethiopia inkastoo qaboo dahay
@user-sw4oz9ll3y
@user-sw4oz9ll3y 6 ай бұрын
Masha Allah
@user-bm1xs9um9p
@user-bm1xs9um9p 6 ай бұрын
❤❤ indhahaaa uurona
@muxyadiindiyeeshe2351
@muxyadiindiyeeshe2351 6 ай бұрын
Filinka aan dhamadka laheen waa qasaro
@drabdurahman_mohamoud_ali
@drabdurahman_mohamoud_ali 6 ай бұрын
faysaloow sxb markaad hargeisa timaado ila soo xidhiidh ilaa jabuuti aana kusii raacaye
@AbdirisaqJamal14
@AbdirisaqJamal14 6 ай бұрын
Sxb dadkeyga lahjadoda iiso duub waa jeclhy runti😢
@Geelle754
@Geelle754 6 ай бұрын
Masha allah sxp keep going bro hargeisa markaad timaado isoo qabo anigaa ku soo dhawaynayee
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 6 ай бұрын
ma galadeydi dhanan mshlh
@user-sw4oz9ll3y
@user-sw4oz9ll3y 6 ай бұрын
Allah haku fududeeyo
@akhalif579
@akhalif579 6 ай бұрын
Wadooyinka waa heersare ilaa godey in kastoo hal wado tahay, waa hor u kac.
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 6 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤👍
@saddamhussein8566
@saddamhussein8566 6 ай бұрын
Save journey abti
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 6 ай бұрын
Allaha ku badbaadiyo
@Laasgeeltravel
@Laasgeeltravel 6 ай бұрын
Waxa jira wiil somali ah oo baaskiilka ku safra cadnaan cadceed kaa mataqaanaa
@mussali3427
@mussali3427 6 ай бұрын
waar jidka ka raac dhinaca midigta, hamarin bidix sidii kenya. waa khatar
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 5 ай бұрын
Saxb waan kulasocdaa inta u dhaxayso Dolow iyo Goday madan duubin miyaa ma arkin
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 ай бұрын
Wa fursad ad umacan in dhulka lagu maro dalxiis sxbkay cadi maha
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 6 ай бұрын
Dabaysha wareygaysa waxaa looyaqaana cir curiso
@maxamud9825
@maxamud9825 6 ай бұрын
M...a Dhulkaygiii Baadtagtay Zxbky Faysal waxaan ka sosalamayaa Garissa Cadey igu Salaan Dhamaan Asxabta❤❤
@apasyusuf1461
@apasyusuf1461 6 ай бұрын
Welcome qabri dahar bro
@user-bs6fw4hn7z
@user-bs6fw4hn7z 6 ай бұрын
Asc sxb wanku tagera lk hesaha mad naga deysid oad nagu badashid quranka ado mahadsan
@Mubarak_sulthan
@Mubarak_sulthan 6 ай бұрын
Be safe brother
@dradnanabdull5079
@dradnanabdull5079 6 ай бұрын
The videos should be a bit longer otherwise keep going brother
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 6 ай бұрын
Laamiga 10 sano xitaa ma dhamo aniga ka imaaday 2005 mana dhisnayn
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Cirboor ayaa layiraahdaa dabaysha sidaa u kacda
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 6 ай бұрын
Be save ❤
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 6 ай бұрын
Markaad Qabri dahar Gaadho soo booqo Labada geed ee caanka ah (Ilmi iyo Magan)
@abdullahimacow3490
@abdullahimacow3490 6 ай бұрын
Asc sxb hajusexan laamiga kulul waxaa laga qadaa xanuun and udaran xanuunkas waxaa kubislaanayo beerka waxana laga qadaa cudur lagahelo asiyad Bari iska ilaali meelaha kulul eed jusexaneyso waa iga Tala walaalinimo waana kugutixanahay sxb
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 5 ай бұрын
Dabeyl miya dhacaysa
@abwaandaahir8673
@abwaandaahir8673 6 ай бұрын
Dabeeshu markeey nuucaa cirka u gasho..DALUUN.. ayaa layiraahdaa
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 123 МЛН
Naicom Real Estate
12:20
Abdirizak Atosh
Рет қаралды 67 М.
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 6 М.
MAALINKI UGU DANBEEYAY GEELJIRONIMADAYDI!
28:07
Caalin Abyan
Рет қаралды 10 М.
Где твоё гостеприимство? 😂
0:54
Иви
Рет қаралды 1,5 МЛН
И пусть весь мир подождёт 💞 «Постучись в мою дверь в Москве»
0:37
The little boy had to do this || Please subscribe #ruthkadiri247 #comedy
1:01
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,4 МЛН