KANIISADOODA INTA UGU TAGAY AYAAN DIINTA ISLAAMKA SOO BARAY. 🇰🇪-🇪🇹-🇸🇴-🇩🇯 | Ep 15

  Рет қаралды 36,471

Faysal Shaik

Faysal Shaik

7 ай бұрын

#kenya #somali #travel #somaliland #djibouti #somalia #adventure #ethiopia #africa #automobile

Пікірлер: 110
@adanabdi2903
@adanabdi2903 7 ай бұрын
Walahay saxib nin wanagsan ayaa tahay Aan dhamanteen ku duceno ee adiga u kac oo samee hoshii allah uso diray nabi mohamed csw
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 7 ай бұрын
Waa usoo socdaa magaladaan. Waan kahelay Somali yee kusoo yaaca meesha wey qur xoon tahay an is ku abuur no
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 7 ай бұрын
Awooda Eebe dhan walba ayuu naga tusiyey Allah sw waa awood badanaha waxa uudoono sameeya sidu doono na usameeya 1 Cirka todobo Samo ayuu iskorsaray 2 dhulka Todobo ayuu iskorsaray 3 Maqluuqa na isaga ayaa abuuray 4 Adamaha Abihii adam Caro ayu ka abuuray Eve or Xawa na feertiisa ayuu kabuuray Nabiyu Allahi Ciise ( jesus ) Waa mucjiso Maryam / mery ayuu kaburay .Eebe waxwalba agtiisa waa كن فيكون ahoow wana uu ahaani
@siciidmaxamed8637
@siciidmaxamed8637 7 ай бұрын
Masha allah waan ubogay muuqaaladaad sooduubto waanad ku mahadsantahay walaal
@sahrasheikdon1801
@sahrasheikdon1801 7 ай бұрын
Walaahi masiixigii su aal fiican baa ugu jawaabtay Ala maxay halaagsameen ilaaahoow adigaa muslin Naga dhigay thanks faysal inaa noo soo gudbisay
@khadarjamaac1420
@khadarjamaac1420 7 ай бұрын
Part 2
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon 7 ай бұрын
Legend keep going
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 7 ай бұрын
Abowe mowlac ha dhihin a dheh kaniisad mansha allah wan kugu hambal yeynaya sidad nola wadageyso gobaha tariikhda iyo dhaqanada kala duwan mahadsanid walalkey hore u soco wa wax fcn❤👍🙏
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 7 ай бұрын
Bal arag sey u dhisteen anagana kii meel wax kanoqdaba wuu cunaa oo xoolihii uu dalka ku dhisi lahaa buu cunaa dadkaan oo aan usku diin aheyn dumm waaye raga soomaaliyeed oo dhan mid kii ia dhaha feker qabiil bey ku xiraan 😢😢😢😢😢
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 7 ай бұрын
Marsabit dhulka soomaalida ka mid ahan soo ma ahan Waxaa mooday NFD dhulka soomaalida oo kaliya in la oran jiray
@siyadosman6838
@siyadosman6838 7 ай бұрын
Masha Allah caawa anigoo iska dhex mushaaxaya KZfaq baan la kulmay chanel.kaan walaahi aad baan uga helay mahad aan lasoo koobi karin hakaa gaarto qof waalidki dhalay kusoo bar baariyeen diin & akhlaaq baad tahay keep going bro,. Sweden baan kaala socda guuleyso.
@user-by4bj6vq2i
@user-by4bj6vq2i 7 ай бұрын
Aniga ba walaahi
@user-yy3nj9et2v
@user-yy3nj9et2v 5 ай бұрын
Aniga xtaa anoo iska socodo aan arkay. Waa nice yarkan❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Marsabit waa qurux
@idalahow
@idalahow 7 ай бұрын
Mashallah atleast you are a learned guy in Islam....and your work in creating bridges is appreciated. Thr explanation of Pictures in Islam was understood
@maskiinciile
@maskiinciile 7 ай бұрын
My brother, you deserve to be encouraged. I love your programs and I watch them every day. God bless you❤🎉
@aydarusabubakar5052
@aydarusabubakar5052 6 ай бұрын
Actually I liked it I am your Family and I Live in USA but I never Saw Kenya because I am from Soomaali Galbeed Dhagaxbuur
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Dhagar Buur. Am heading there. Stay tuned and see your city.
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 7 ай бұрын
Mnsha Allah walal ilaahay ha ku barakeeyo aamiin
@yusufmohd192
@yusufmohd192 7 ай бұрын
Oh achristian person who knows every thing and refuse to be belive in the last prophet of Allah😢 may Allah guid her to right bath
@mlionea
@mlionea 7 ай бұрын
The last prophet? The father of terror? The Child marrying scam? The warlord ? The rapist ? The false prophet who lied about prophecies ??
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 7 ай бұрын
The Catholic Church has spending power in this region and some people cling onto catholism because of financial vested interests. Thats the bitter truth
@Msskorean
@Msskorean 7 ай бұрын
Amen
@yazissa6411
@yazissa6411 7 ай бұрын
Ameen ❤
@yohanaamorqos9193
@yohanaamorqos9193 7 ай бұрын
But as a cristian we are not believing that Mohamed was a prophet because this things Mohamed takes from the holly book so Islam is a human made religion so brother if you want to understand the truth you have to read the Bible I now you are afraid to read but try and then you will get the truth and the truth will set you free
@almiss.hamout
@almiss.hamout 7 ай бұрын
Hormr wngsn keep going melo anan aqon nabartee brother
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 7 ай бұрын
La Soo Dhaqso Qaybta Kalle 2 iyo 3
@AbdirahmanBashir-ii2tc
@AbdirahmanBashir-ii2tc 4 ай бұрын
You're scholar man ❤
@ChumanaSusi
@ChumanaSusi 2 ай бұрын
Kanisa la Catholic imefanya kazi kubwa sana Marsabit. Kujenga mashule na kupanua hasa masomo ya wasichana ,hospitali na nyumba za kuabudu mungu. Marsabit is what it is today because of the catholic church even the leaders
@MustafaAli-hs2qh
@MustafaAli-hs2qh 7 ай бұрын
Mansha allah allaha ku sharfo wll mcn ❤ sidaa diinta u fafineyso waaka Heleya wll ee qeebta kale laso dhaqso Horane u soco wllkeya
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 7 ай бұрын
waa la soconaa safarkaaga guulayso bro
@najaxaxmednalka4208
@najaxaxmednalka4208 7 ай бұрын
Codkaga waa qurux maasha,allah 🥰🥰
@user-yu5gn4nb1x
@user-yu5gn4nb1x 5 ай бұрын
Ma hubtaaaaa😂😂😂😂
@osmanali2900
@osmanali2900 7 ай бұрын
Wow,great job brother, gotea Mr Roba, fellow comrade 😂nitakuja pia marsabit.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Come man and see how beautiful is Roba's hometown. Fantastic.
@bgu5817
@bgu5817 7 ай бұрын
mashallah marsabit is a beautiful place
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 7 ай бұрын
Ilaahy haku garab galo Faysal
@abdirezaqgabow477
@abdirezaqgabow477 7 ай бұрын
Masha alah brother. Diinta markad taqan aqon fiican ad u leedahay keep going
@amranyasin6840
@amranyasin6840 7 ай бұрын
manshaa allaah walal halka kasi wad dacwada ajar alaha kasiyo hore usoco
@ibrahimhassan6912
@ibrahimhassan6912 7 ай бұрын
Walal dadkan ajuuran kaliya ma ahan khayb garra ah ayaa ku jira soo baar
@makoelmi1020
@makoelmi1020 7 ай бұрын
Masha Allah dintada Allah ku hafido wayo si wanagsan ayad wah uga dhadhicisay
@abdikafimohamedabdi2018
@abdikafimohamedabdi2018 7 ай бұрын
M.a wll allaha ku barakeyo guulayso
@malyunmoha5879
@malyunmoha5879 7 ай бұрын
Mahadsanid walal mcn horay usii soco xafida ka allah ❤❤safarka xiga 🎒 baga ayaa horay kugu qadaa iso ogaysii leee
@asiliborle6342
@asiliborle6342 7 ай бұрын
Maash allaah caaqil badaa taheya
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 7 ай бұрын
@ftlamela2958
@ftlamela2958 7 ай бұрын
Keep going sxb u will reach ur destination ✨️
@hosainabdirisak
@hosainabdirisak 7 ай бұрын
M.a Magaalo Yar oo qurxoon Wadoyin Fcn leh
@sahrasheikdon1801
@sahrasheikdon1801 7 ай бұрын
Reer hargaysa soo dhaweeya wiilka
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 7 ай бұрын
Maanshalaah wax wanaagsan ayaad samaysay
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 7 ай бұрын
Masha allah
@ibrahimwarsame1168
@ibrahimwarsame1168 7 ай бұрын
saxib, go visit Rindille tribe, the speak 70% somali.
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 7 ай бұрын
masha allah ❤
@AyaandhemanAyaan12-ye1xf
@AyaandhemanAyaan12-ye1xf 7 ай бұрын
Hore usoco
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 7 ай бұрын
MashaAllah
@Samiya1.
@Samiya1. 7 ай бұрын
Mowlac ha dhihin bal wa kaniisade
@omarfarhan-yi8gv
@omarfarhan-yi8gv 7 ай бұрын
Bro si aan wax badan oga barano magaloyinka noo kal sheeg dadka deganka,inta ku nool ,deganka waxa uu caanka ku yahy, qabiiladda dagan.
@Zola-bn2mv
@Zola-bn2mv 7 ай бұрын
keep going zhp reply isoogal
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Moto bicycle use helmet ⛑️ All was tel your friend
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 7 ай бұрын
Why was it changed from NFD to the Eastern regions? Or Gala regions or others. I have seen the demographics change from time to time, especially Somali inhabitant Places !
@GaaniYare-cv5xz
@GaaniYare-cv5xz 7 ай бұрын
Marsabit soomali wax maku leedahay
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 6 ай бұрын
Ilahaow dhulka Ethiopia iyo kenya haysto ilahow hogamiye so celiya ilahow inu same
@user-kk8ig1ux5t
@user-kk8ig1ux5t 5 ай бұрын
Aaamin
@Desert-wolf.28
@Desert-wolf.28 7 ай бұрын
Bro setahay am in marsabit can we meet if your still there
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Nope man. Am not around now.
@Desert-wolf.28
@Desert-wolf.28 7 ай бұрын
@@FaysalShaik1 it is ok bro
@mucurashmucuraj3177
@mucurashmucuraj3177 7 ай бұрын
Mashallah bro lakin music codkisa aad u sareyeaa inaa gaabiyo marka adiga hadlesid inaa dheereyo waaye xaga farsamada naga sax
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Inshallah walaal.
@AANOUR1
@AANOUR1 7 ай бұрын
Faisal Sheikh Hargeysa Somaliland ayaa kaala socdaa, Marsabir Soomaali intee leeg ayaa Degan sidaan filayo Qoomiyadaha kale ayaa u badan. Mahadsanid
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Way ku yar yihiin
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 7 ай бұрын
Garee aya ubadaan iyo xogahaa isaq aya dagaan ajuran iyo gabra xita
@Raysar_578
@Raysar_578 7 ай бұрын
​@@blessingchanne1866marsabit iyo isialo dhulbahante u badan deegaan ahaan markay soomaali noqoto
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 7 ай бұрын
saaxiib weligaa kama hadashid waxyaalo muhiim u ah dadka musaafirka ah sida cuntada iyo qiimayaasha alaabta! kusoo dar fiidiyowyadaaada dambe insha allah.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Inshallah walaal.
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982
@abwaanmaxamedaamiinchannel1982 7 ай бұрын
Hargaysa somaliya ayn kala socdaa
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 7 ай бұрын
Waxaan kaala socdaa HULLAND EUROPE, WAAN JECLAYSTAY BARNAAMIJKAAGA
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 7 ай бұрын
Marsabit waa meel qabow aan maqle aderkey baa mudo dagna marsabit iyo moyale waxaa nooga soo waranta qiimaha dhulalka, xoolaha baadiyaha, buuraha ,kirada guryaha,beeraha adigo mahadsan
@musemuse1507
@musemuse1507 7 ай бұрын
Xoolo dhaqato miyaa tahay?
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 7 ай бұрын
Aniga qoraalkega dib u aqri xooolo malihi
@Halima-gp3ge
@Halima-gp3ge 7 ай бұрын
Its a beautiful country did I hear garissa in the map I miss my childhood place keep going insha Allah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Yep.
@abusomali
@abusomali 7 ай бұрын
@@FaysalShaik1 sxb qeebta 2 baad kaama heeno wali waxa kugu dhiiti galina in gaalada dacda gaarsiiso
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 ай бұрын
Wax badan ayaa jira kirishtaanku ka qaateen Diinta😮
@boqorkajiifka1879
@boqorkajiifka1879 7 ай бұрын
Aniga waxaan ahay masiixi aaminsan jidka xaqa ah ee hadalka ilaah
@Raysar_578
@Raysar_578 7 ай бұрын
Nabi Muxammad ma aaminsan tahay?
@aydarusabubakar5052
@aydarusabubakar5052 6 ай бұрын
Kkkk this is not mawlac this is kaniisad
@tusechanell3669
@tusechanell3669 7 ай бұрын
Muuse samiri odaygii buurta sarnaa Lee ka maqli jiree
@sunguramwenyewe3989
@sunguramwenyewe3989 7 ай бұрын
Marsabit dhul booran
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 7 ай бұрын
Bal ilaahaan idinku dhaarshee isku fiiri marsabit kanti iyo gaarisa wajiya iyo mandhera ma labo la isbarbar dhigaa jawi ahaana Aad iyo Aad dhinacan Not isti baa fiican laakiin waa meel dad leh iyo meel Aan dad damiir leh Aan haysan ilaa xor nimadii markey doorasho jirto Ayaa kis lacaga loo daa diyaa danihii laga lahaa markii lagagaarana bye baa la yiraah ilaa markale looga soo baahdo sidaa ayaana shacabkii uga hareen bulshada kenya xataa maanta waxbarashadii ayuu galay dib u dhicii waan ka xumahay walaaleheen kenya in sidii Aan u dibdhacney dowlad la aan 30 ay iyagoo dowlad ka tirsan aysidaa u dib dhacaan
@AbdirisaqJamal14
@AbdirisaqJamal14 7 ай бұрын
Saa noga cabsada waligin 👊🗡️
@ismailmohedahmed4395
@ismailmohedahmed4395 7 ай бұрын
Kofiyad la an bad kufuushay
@dalqoshow4318
@dalqoshow4318 7 ай бұрын
Xog badan ayaa ka faa,iiday somalidu waa iska qabiilo jecel ,siiba sheekada qabiilka rindiile ilaa faracood sida ugu warantay. Waan kugu xidhnaan doonaa halkaasi hawsha ka wada sxb.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
OK, At least they Africanised the bible, All the drawings are locals or natives. Game for theological students and scholars.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Yeah. At least.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 7 ай бұрын
ROOPA WAA ROOBLE AFKA OROMADA LA KULAN WALAALAHEENNII INNAGA LUMAY RENDILE
@musemuse1507
@musemuse1507 7 ай бұрын
Cidkasta waa idinka dhuntay yaah
@mohamednur1696
@mohamednur1696 7 ай бұрын
@@musemuse1507 AFKA NOO DAA OO AF OROMO KU HADAL ,XABASHI AFKAYAGII BARATAY BAA TAHAY
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 7 ай бұрын
Quraanka waxaa laga copyeeyey Axdigii hore
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Gaal kaa dhaqan xun waligeey ma arkin
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 7 ай бұрын
@@futuredoctor1966 Waa xaqiiq Nabi Maxammed bini Mudalib Inuu quranka half kamid uu kasoo copyeeyey Kitaabka Quduuska ah, halfna ahayd gabay ùu jeebkisa kala soo baxay siduu Jihadist u sharciyeeyo
@boqorkajiifka1879
@boqorkajiifka1879 7 ай бұрын
Hadalka ay kaaga jawaabeyso maxaa udiiday inaa turjunto soo taasi kama dhigna inaa u cabsaneysid waxaad aaminsantahy
@Raysar_578
@Raysar_578 7 ай бұрын
Muxuu ugu cabsanayaa isagaaba u sharaxayaye qof aan diin saxa haysan baa u cabsada naftiisa
@blue19003
@blue19003 6 ай бұрын
cawaanimada dadka kala dultag qofkasta diinta waa uxor tiisaana ufiican marka dad baad inta gurigoodii ugu tagtay baad rabtaa inaad diintaada kadhaadhicisid inay dadku iskudhacaan taas baa usabab ah inay kusoodhaweeeen baad diimahooda faragashanasaa.
@DhoolDaher
@DhoolDaher 4 ай бұрын
Adigaaa Cawan ah doqon ah قال رسول الله (ص) {بلغوا عني ولو أية} nabigena Scw wuxu yiri war ayadba allaha ka dhigee Dadka diinta iga gaarsiya.marka qof Walba oo Muslim ah Waxa wa jib ah inuu dardaranka nabigeena oo fiyo ,wiilkan shaqo fican ayuu masha allah .
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 4 ай бұрын
Wiilkan hadu dintiisa xaq ah sharaxay oo isna wuxu amin san yahay sharaxay cawanimo miyaa . War diinta hala bartoo dunida an qabsano🖐
@mohamedfoox
@mohamedfoox 7 ай бұрын
Wiika kula socda ma muslim ba?
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Haa.
@shukriali5960
@shukriali5960 7 ай бұрын
MAANSHA ALLAH
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 31 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
RENDILLE | SOMALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 1 | Ep 16
12:13
Faysal Shaik
Рет қаралды 157 М.
Harada wayn ee Naivasha ee Kenya Iyo layaabkeedda.
14:28
Hereri Media
Рет қаралды 86 М.
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 6 М.
first impression of hargeisa somaliland 2024[Horn of Africa ]
26:50
BrownBoyTheTraveller
Рет қаралды 44 М.
Going on an EF Ultimate Break Trip 🐘 Kenya African Safari
22:15
GoAnnieWhere
Рет қаралды 13 М.
BUURTII LAGU BAABA'AY 1977 | KAARAMARDHA | Ep 44
27:01
Faysal Shaik
Рет қаралды 35 М.
This is The Best Food in Kenya 🇰🇪 vA 71
21:58
Kino Yves
Рет қаралды 221 М.
Отомстили ведьме😱
0:53
Следы времени
Рет қаралды 1,1 МЛН
И пусть весь мир подождёт 💞 «Постучись в мою дверь в Москве»
0:37