GOORMA AYU JACAYLKA ABUURMA ? ♥♥♥ PSYCHOLOGY OF LOVE

  Рет қаралды 10,437

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

the potential benefits of idolizing someone and giving space for it to happen:
Idolizing someone can be a powerful and positive force in a relationship, leading to feelings of admiration, inspiration, and even love. While it is true that idolizing can sometimes create unrealistic expectations, it can also foster a deep appreciation and respect for the person being idolized. By seeing someone in a positive light and focusing on their strengths and virtues, we can be inspired to be our best selves and strive for greatness.
Giving someone space can also be an important factor in the development of idolization. When we spend time away from the person we love, we have the opportunity to reflect on their positive qualities and imagine them in an idealized light. This can lead to feelings of longing and admiration that may deepen our connection and lead to stronger feelings of love.
Furthermore, giving someone space can allow them to pursue their own interests and passions, which can make them more interesting and attractive to us. By respecting their individuality and allowing them the freedom to be themselves, we can create a more fulfilling and meaningful relationship. This can also lead to feelings of admiration and respect, which can foster the development of idolization.
It is important to note, however, that idolizing someone should not come at the expense of their individuality or personal boundaries. We should respect and appreciate the person we love for who they truly are, flaws and all, and not try to mold them into an idealized version of themselves. Additionally, we should be mindful of the potential downsides of idolization, such as creating unrealistic expectations or putting too much pressure on the relationship.
In conclusion, while idolization can have its downsides, it can also be a powerful and positive force in a relationship. By focusing on the strengths and virtues of the person we love and giving them space to pursue their own interests, we can deepen our connection and foster feelings of admiration and love. It is important to maintain a healthy balance and respect the individuality of our partners, but with the right mindset and approach, idolization can lead to a more fulfilling and meaningful relationship.

Пікірлер: 57
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Aniga sawirkaan naftayda ka heysto waa mid aan isku aqaan qofkan in uu sawirkiisa saxan am xaqiiqdiisa ii sheego ayaa ii fican kadibna uu idhoho maxaad go'aan ah oo aad iga gaadhey kadibna aan runta u sheego ayaa aniga caafimadkeygu ku jiraah ,waayo sawir been ah wax uu ii tarayo malah ,sida saxda ah marka waa taas ,jaceylkuna am dareenkuna wax uu ku bilowdaa is xushmeyna ,ixtiraamka ,is qadarinta ,xoriyad isasiinta iyo iska war heynta iyo run isku sheegida 💯💯👏👏mahadsanid ustaad💯💯👏👏
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Aaad iyo aad. Well said 🎉
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 11 ай бұрын
Mahadsanid wll runtii waa sax arrinkaas
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Жыл бұрын
Mahadsanid saad nogu gudbinayso Casharantada soo gudbinysa wax badan ayaa laga faaidya guul bdn ki rajaynaya wll
@RUKIA43
@RUKIA43 Жыл бұрын
Masha Allah, mahadsanid
@asmacusman6399
@asmacusman6399 Жыл бұрын
masha Allah xaqiiq ayaad ka hadashey
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Casharkii ugu kharaaraa ee jacayl layga sheego Noolow ustaad salim 💚
@somalidaoodhan12
@somalidaoodhan12 Жыл бұрын
mahadsanid macalin
@hamdahennabeauty6058
@hamdahennabeauty6058 Жыл бұрын
Wallkey saalim omar aad ayan jeclhy ilaahey haku jeclade❤
@umalkhairmohamed7134
@umalkhairmohamed7134 Жыл бұрын
Amazing 😮😮😮😮 Mahadsanid wll
@loolon
@loolon Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
My teacher alle haku barakeeyo💝
@NajmaDek-ft4hd
@NajmaDek-ft4hd Жыл бұрын
Alle cilmiga hakuu siyaadiyo walal mcn❤
@queennaima1645
@queennaima1645 Жыл бұрын
Mahdsanid impdan pwe❤
@rayancabdi9753
@rayancabdi9753 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@sumar4007
@sumar4007 Жыл бұрын
Mahadsanid
@user-un8ch7yd1j
@user-un8ch7yd1j 23 күн бұрын
ASC Walaal run badanidaa thank you
@ARAGSTYLE6409
@ARAGSTYLE6409 Жыл бұрын
aadbaan ugu faraxsanahy inaan 100 xidhasid adogoon one day qona so fadhisin
@somalidaoodhan12
@somalidaoodhan12 Жыл бұрын
ustaad noosoo badi casharada cilmi nafsiga waliba dhinac walba oo nolosha ah fadlan kasoo qaado mawduucyo channelkani waa channel ka keliya ee somali leedahay ee cilmi magsiga si cilmiyaysan uga hadla halkaa dadaalkaaga kasii wad istaad anaguna waanu ku garab taaganahay mar walba magacaygu waa abdiqani ku magac dheer budhle waad igu xusi kartaa video yadaaada dhexdooda hadaaad doonto
@shariif163
@shariif163 Жыл бұрын
Tnx wll ❤️
@IbrahimAbdiAli-er6gg
@IbrahimAbdiAli-er6gg 3 ай бұрын
Tnks
@abdirahmanahmeddalmar4334
@abdirahmanahmeddalmar4334 Жыл бұрын
Waa ku tageera ShP Guulyzo
@bahjaahmed936
@bahjaahmed936 Жыл бұрын
cajayib weeye wallhie anyway thankas walallo
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Salim ani waan ku jeclahy hadaa ku dhaho ka waran sawir imajinayshan ahna kaama samaynin kaalay horta jacaylku miyuuna qaybo lahayn
@mahadkamaal129
@mahadkamaal129 Жыл бұрын
wll waad kumadsanthy 🎉
@princessamira4542
@princessamira4542 Жыл бұрын
Such a beautiful episode Masha Allah Jazaakallahu khyran ❤
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Aaamin ❤️❤️
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 Жыл бұрын
Watched from fb but I need to come here also #It is wat it is 😂❤ salan sare walal 🎉
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 Жыл бұрын
Watched from fb but I need to come here also #It is wat it is 😂❤ salan sare walal 🫡🎉
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Wll Mahadsanid, balse erayga my be fadlan waxaa inoogu badashaa, waxa laga yabaa, ..
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 Жыл бұрын
M.a wll wan kula socdaaaa❤❤❤
@nimcohassan1495
@nimcohassan1495 Жыл бұрын
Exactly 😢
@loolon
@loolon Жыл бұрын
Ustaal suaal ayaan qabaaah waxaana jeclan lahaa in aad videoga ku xiga ka dhigto taas oo ah sideen qofka jacel ugu abuuri karaaah jaceel if iyo aakhiro jirah.
@ayanali2300
@ayanali2300 Жыл бұрын
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 6 ай бұрын
mxaa xala waayahee gormaa jcylka dhabtaa imanayaa wayahe salim😊
@fadumoabdikarimmohamed3717
@fadumoabdikarimmohamed3717 Жыл бұрын
Kuwo dayn aad ku so qadatey aad ku darsatid 😂 ayaaba iga dan mahadsanid 😊😊
@loolon
@loolon Жыл бұрын
Q2. Ustaad waxaan isku arkay waxaana isku arki jirin taas oo ah in marba matka ka danbeysa aanusnaateyda siiy badaneyso cabaar qof aana sheeko la wadi karin oo aan iska soo koobayo marka ey qof sheeko iiy biylowdo maxaa iga qaldan ustaad. Mahadsanid.
@fatmasheekh2073
@fatmasheekh2073 Жыл бұрын
Wale taas aniga ogaday 2 sano gudihisa 3 qof is jeclesiyay si qiyali ah wana iska saray 🤣🤣yaab jecelka dhabta waa after guur 👀👀 waxa kale waa qiyali
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 Жыл бұрын
Sidee la sikaga daaya marka zxp
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
Oxeygan ta qofka hala wadaagin, oraahdaas ayaa badashay xiriirka aan la leeyahay gabdhaha
@QalinuurQadjjo-hw5re
@QalinuurQadjjo-hw5re Жыл бұрын
Cajiib
@user-wi2cv4kf6r
@user-wi2cv4kf6r 2 ай бұрын
Iskala hadal bey iga ehed lkn siduu qiyali igu shegayay waba anigoyo jecel yaab ileen😮😂
@nimcoawil6401
@nimcoawil6401 Жыл бұрын
Salim omer wll aad baan ku taageraa wlhi waxn raby ina ku waydiyo suaal aan xoog u jeclahy in aad iga jwaabto wll xidhiidh kasta aan sameeyo qofka hduu hal qald iga galo waxn jeclahy ina nolosha dhan soo af jary xtaa hdan aduunka ugu jeclahy qofkas
@Faadumo455
@Faadumo455 6 ай бұрын
Kliga maha abyo
@hamdiabdullahi7847
@hamdiabdullahi7847 Жыл бұрын
Ustaada salim thanks Waxan kaqaatay vediokaaga in space aad qof siiso ugu yaraan 1 week ayaa siisay bal kwrn ado space samaysay haduu qofka kula fahmi waayo .
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
😂😂😂 astaqfurallah asbuuc wa maxay. Waxas kala tag ba la dhaha. Qofka wanaaji, la hadal, ee hadaa u fiirsatid, qofka sida uu u falcelinayo, qaabka uu kula hadlayo, energy nocee ah. Waxyabaas oo dhan. Wa garan karta marka aad xiriirinta ka badbadineesid. Wxas oo dhan ka sokow adi xata wa dreemi karta marka aad qofka ku badbadatid. Space maha ina qofka jartid, ee wa in adan ka badbadin 😁
@hamdiabdullahi7847
@hamdiabdullahi7847 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaada
@TAARIKH202
@TAARIKH202 Жыл бұрын
Salimow casharadu ma bilaabmaan miyaa😅
@xre-ow7ux
@xre-ow7ux Жыл бұрын
Aboowe waxan ku weydina qof marka jeclaado walwal ba ibilaabma asagon wax iga sameen kaligge baa obsessed noqda walwal iyo fakar an kala joogsi lahayn iyo emotions aan xakameen karin dareema maxaa iga qaldan ayaad isleedahay ? 😢😢
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
wll wlhi waa arin dad badan hysta, hal muqaal xata kuma so koobi kro, waxan diyaariyey course 70 video ah. oo indhaha ku furi doonta. aad waxkasta ku fahmi doontid. inshallah jimcaha kahor ayan so deyn wll mcn
@abdullahi9794
@abdullahi9794 Жыл бұрын
Salim wan kusalamay sxb qali
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
wanka qadey wll
@19_.
@19_. Жыл бұрын
Nacasnimadada😢😂
@SaydaliXasan-sp8wn
@SaydaliXasan-sp8wn 5 ай бұрын
SIDEE QOF LAGU SO JIITA | TALOOYIN KHALDAN | PSYCHOLOGY
8:57
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
30 SUALOOD KU BARO QOF NOCEE AH BA TAHAY? | PSYCHOLOGY
12:37
Salim Omer
Рет қаралды 17 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
#قانون #الجذب -10#خطوات #Law of Attraction#مع #كارول
18:23
Tell her what you want
11:55
ManTalks
Рет қаралды 21 М.
Horowmari dabeecadahaaga si aad uyeelato qofnimo aad u saraysa
5:23
Sofiane Abraham
Рет қаралды 4 М.
How to forget about them
10:04
Evan Thomas
Рет қаралды 9 М.
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
DILAAGA AAMUSAN EE FARXADA IYO GUUSHA  | OVERTHINKING
11:51
Salim Omer
Рет қаралды 12 М.
Calamadan ku garo qofka iska daba marinaya | Manipulation
4:56
Salim Omer
Рет қаралды 10 М.