5 SIFO LAGU GARTO DABEECADAHA DADKA ᴴᴰ | CILMI NAFSI | SALIM OMER

  Рет қаралды 30,834

Salim Omer

Salim Omer

Күн бұрын

Muuqaalkan wuxu ku saabsan yahay 5ta sifo ee la fiiriyo markii aad rabtid inaad ogatid qof dabeecadiisa/shakhsiyadiisa
Aan ban Ugu Faraxsanahay Inan Kuso Gudbiyo Muqaalkan
mahadsanid in badan
******
SO DHAWAYN - 00:00
1: Openness - 01:25
2: Conscientiousness - 02:23
3: Extraversion - 05:23
4: Agreeableness - 08:17
5: Neuroticism - 11:51
6: Dulmar - 13:42
7: Subscribe for future Videos- 15:33
******
SHAQOOYINKA AAN KU QABAN KARO
1: MUUQAAL DUUBIS
2:MUQAAL HAGAAJIN
3: WEBSITE SAMEEN
4: SOCIAL MEDIA MARKETING
5: DESIGN
******
Visit My Website salimomer.com/
******
𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐌𝐞 𝐅𝐨𝐫 𝐁𝐞𝐡𝐢𝐧𝐝 𝐭𝐡𝐞 𝐒𝐜𝐞𝐧𝐞𝐬:
📸 Instagram:_SalimOmer / _salimomer
📸 TikTok: @_SalimOmer / _salimomer
******
𝐒𝐨𝐮𝐫𝐜𝐞𝐬/𝐂𝐥𝐢𝐩𝐬 𝐔𝐬𝐞𝐝:
elements.envato.com/
******
📹𝗠𝘆 𝗘𝗾𝘂𝗶𝗽𝗺𝗲𝗻𝘁:
Camera: Canon 250D
Computer: Hp,
Ram: 24GB
Core i5
Graphics Card: Geforce GTX 1650
******
All materials in these videos are used for educational purposes, No copyright infringement is intended. If you are or represent the copyright owner, please contact me via my email Info@SalimOmer.com
elements.envato.com/
******
📹𝗠𝘆 𝗘𝗾𝘂𝗶𝗽𝗺𝗲𝗻𝘁:
Camera: Canon 250D
Computer: Hp,
Ram: 24GB
Core i5
Graphics Card: Geforce GTX 1650
******
All materials in these videos are used for educational purposes, No copyright infringement is intended. If you are or represent the copyright owner, please contact me via my email Info@SalimOmer.com
******
SO DHAWAYN - 00:00
1: DENIAL - 00:34
2: DISPLACEMENT - 01:23
3: RATIONALIZATION - 02:45
4: REACTION FORMATION - 04:10
5: REPRESSION - 06:14
6: SUBLIMATION (POSITIVE) - 08:49
SUBSCRIBE FOR PART 2 - 09: 58
SUBSCRIBE | LIKE | SHARE - 10:18

Пікірлер: 124
@user-rs5wn4qn5w
@user-rs5wn4qn5w 3 жыл бұрын
M.a wllkey Ilaahay ha ku xifdiyo cilmi somaalida kuyar ayaad soo gudbisaa hore u soco
@mariamhazzan1103
@mariamhazzan1103 3 жыл бұрын
Wll magacayga waa maryam hazzan Waxaan jeclahy inaan barto psychology Wll ma ila wadaagi kartaa sida aad u baratay psychology ama uu kuugu suura galay majiraan buugaag aad psychology ka qortay halka aan anigu rajeynaayo ayaa ah meel sare allah hanawada garab galo dhamaanteen ya allah (أمين )
@mohaa1645
@mohaa1645 3 жыл бұрын
Aaamin aaaamin allha kula gàrab galo
@user-hs5sc5tm4q
@user-hs5sc5tm4q 2 ай бұрын
❤❤5 0:29 ❤❤❤❤
@yasmiinmaxamud9124
@yasmiinmaxamud9124 Жыл бұрын
Masha allh thnkis ❤
@xamdaxasan6811
@xamdaxasan6811 3 жыл бұрын
Keep going my brother
@ahmedkalif3506
@ahmedkalif3506 3 жыл бұрын
Thanks allah yahfidak
@HamzaOnline10
@HamzaOnline10 Жыл бұрын
Clean video 💯💯💫
@nawaalgirl7830
@nawaalgirl7830 Жыл бұрын
Keep going my king 🤴
@hipakabdullahi614
@hipakabdullahi614 Жыл бұрын
Mashallaha sidaa noo dhirigalinysid wll❤🦁sfcn kula socdaa🫶
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 Жыл бұрын
Thanks walll
@cumarjiifyare323
@cumarjiifyare323 3 жыл бұрын
Masha allah hore u soco bro
@najaxjaamac9284
@najaxjaamac9284 3 жыл бұрын
Masha allah thanks 💯❣
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Jazakallah khyr wll najax 😍😍😍😍🔔
@fartunciise7871
@fartunciise7871 6 ай бұрын
M.a ilaahy ha ku barkeeyo
@mizkiahmet8090
@mizkiahmet8090 Жыл бұрын
Thanks❤️
@husseinomar2505
@husseinomar2505 3 жыл бұрын
M.a hore usoco masuul
@nimcaali3930
@nimcaali3930 Жыл бұрын
M.a wll wax badn ka fahmy thanks
@taqwamedia1369
@taqwamedia1369 Жыл бұрын
Allah haku xifdiyo walalkaY
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 Жыл бұрын
Walal kheyr allaha kusiiyo
@nacimomohameed6088
@nacimomohameed6088 3 жыл бұрын
Masha ALLH hbo fahasiintada iyo hadal faseexaga aad ayu u wanagsan yahy wax waxku oola ah oo miihim ahana wa ka hdashy oo fa ido leh masha ALAH hore u soco
@Nasrasheikh_12
@Nasrasheikh_12 Жыл бұрын
Shukran wlall . Wax badan ayn channel Kaga kafaiday .💯
@zamzamahmed6136
@zamzamahmed6136 Жыл бұрын
Mahadsanid inta bada. Dhex dhexaad baa ka ahay alx
@user-mj2dy5qp4f
@user-mj2dy5qp4f 3 ай бұрын
Wllky waa mahadsanid wn ku tashadaa muqalada ❤ wn kahelay😮
@maxamedcalifaarax36
@maxamedcalifaarax36 2 жыл бұрын
Haa. Thanks sxb waxaan kaafaa iiday macluumad waxtar le
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Ustaad wallhi waan jeclahay cilmi nafsiga ilaahy hakuu siyaadsho balaaqadaada iyo kartidaada
@salmakiinkiin3002
@salmakiinkiin3002 6 ай бұрын
Mahahsanin wll casharo badan ayyaan kaa bartay nolishayda dhan badalay
@zamiirduale8477
@zamiirduale8477 2 жыл бұрын
Talented Boy aan Darajaduu U qalmay La siin
@umumubashir653
@umumubashir653 2 жыл бұрын
Asc adigoo mahadsan sidee loi yareeyaa walwalka 👍👍👍
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf Жыл бұрын
Hor Mar qurxoon wllo
@Nasriin23-ko4dp
@Nasriin23-ko4dp Жыл бұрын
Qof aamuun
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 жыл бұрын
Maashaa alaah arintan Waa arin qofkasta u baahan tahay Labo qof oo is qabta ninba Meel buu ku fiican yahay
@kamaryusufahmed4659
@kamaryusufahmed4659 9 ай бұрын
Bro vidiogan wa vidioga aan wax badan kafaide aana ogade 4 qof qof kamid inan ahay tnx so much 🙏🏻
@nazliismail7963
@nazliismail7963 3 жыл бұрын
izka Jeclahay Dawashada🧡🧡🧡
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍🙏❤️. Waa frxdeyda
@mohafadal2112
@mohafadal2112 14 күн бұрын
Walalo ilaahay ban kugu dhaarshe waxad ishegta mel sida channelkaga oo kale ah an ka barto cilmi Nafsiga casharo malin walba an qqato aayan rabaa​@@SalimOmer
@Qasaac55
@Qasaac55 Жыл бұрын
Noosoo badi wall
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 11 ай бұрын
Horey usoco doctor psychology ayad aad uataqaanaaa aniga wx badan kaa faidy
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 3 жыл бұрын
cilmi naafica ayaan alle kuu weydiin wllkey, inestgrm iga so jawab waxban,ku weydin rabay salim 🌸💜
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Aaamin wll. Naima 😍😍 hye wll
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 Жыл бұрын
I love kalinimada😊💔
@kamaryusufahmed4659
@kamaryusufahmed4659 9 ай бұрын
Aniga waxan ahay qof sanguine plz mowducyadas inad wax yabo kale oo badan aad inogu faidesid aan jeclanlaha hade macqultahy tnx so much 🙏🏻 keep going .
@yuusufaxmad250
@yuusufaxmad250 3 жыл бұрын
MASHA ALLAAAH ZXP
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😍😍😍 shukran wll yuusuf.
@maxamedcalifaarax36
@maxamedcalifaarax36 2 жыл бұрын
M.sh haldoor waxaan kaa faa iiday macluumad waxtar iyo tayo leh
@KheireQabe
@KheireQabe 3 жыл бұрын
Masha Allah sxb mahadsanid
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Ada mudan wllin bdn. 😍😍😍
@mohamedturgoud
@mohamedturgoud 11 ай бұрын
Intaba dhexdaan ahay salimow Alhamdoulillah🤲
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 9 ай бұрын
Me to😊
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 3 жыл бұрын
Keep going bro
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Mhdsnid wllkey. Abdi so dhawow😍😍😍
@adeshkhanhussein2961
@adeshkhanhussein2961 Жыл бұрын
❤❤❤❤ m.a
@ahmedkalif3506
@ahmedkalif3506 3 жыл бұрын
Noo soo badi
@mahamedosmandalmar3240
@mahamedosmandalmar3240 3 жыл бұрын
Asc wll qaali aad baan kusalaamaya barnaamijkaana waa isoo jiitey waxaad na moodaa in aad la hadlayso qalbiyada dad lkn waxaan kugu talinayaa words/kamadaha aad u isticmaalayso barnaamijka somali hakuu ahaa daan sabab too ah bulshada somaaliyeed qaar badan oo kahelay barnaamijkaaga ayay culays ku tahay erayga english lanaguage aad baad u mahadsantahay !!!
@samirasamani8298
@samirasamani8298 11 ай бұрын
Aniga wxn ahay qof badankooda inta soo sheegtay aan u ahay dhexdhexaad
@sharmaalba5406
@sharmaalba5406 3 жыл бұрын
Jasakallah zxb mahadsanid
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Ada mudan wll sharma
@mohammedamin2609
@mohammedamin2609 Жыл бұрын
Ustaad midan kuweydiina ,tusaale physiology hdi aan barta ,anigoonan rabin inan kushaqaysta , mxaan ka faiidaya . Ugu horeyn markan aan dawanayey muuqaladada , ama weli an dawan raba kuwa badan , Nafteyda inan barto, xeelad iga caawineyso ayan u xiiseyaa . Physiology Wad mahadsanthay salim Omar
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 3 жыл бұрын
School of thoughts kan jeclan laha inad kahadasho
@captainshakra004
@captainshakra004 3 жыл бұрын
Masha Allah Bro so lawasho wacan
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😍😍😍 mhdsnid wll abdishukr waa frxdeyda
@hift8440
@hift8440 2 жыл бұрын
Aniga kelinimada Ayan jeclahy
@khadraali5985
@khadraali5985 3 жыл бұрын
Maa shaa allah aad ban kaga faa'iidnaa videos kaaga mar walba *xaaji saalim* cfmd ban kuu rajeyn.
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍 mhdanid wll khadra. Waa frxdeyda inaad ka faaidey❤️❤️
@Mohaan1234
@Mohaan1234 3 жыл бұрын
masha allah waa vedio wax badan laga faa,idaayo keep going bro 😍
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😍😍😍😍mshallah wll dhiirigaliye 🤲❤️
@raxmaahmed5812
@raxmaahmed5812 3 жыл бұрын
Masha allah Shukran shukran jazaakalahu akhii dhiirigaliyaha bulshada
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Ada mudan wll. 😍😍😍🤲
@raxmaahmed5812
@raxmaahmed5812 3 жыл бұрын
@@SalimOmer wall waxaan ka codsn video wakhtiga sida loo nidaamiyo ah hadad awoodo
@dadaalkaaga_ha_saluugin
@dadaalkaaga_ha_saluugin 3 жыл бұрын
Aqii horay u soco Mahadsanid walal
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Mhdsnid wllkey in bdn. 😍😍😍
@dekaadam8295
@dekaadam8295 3 жыл бұрын
Mash Allah runtii labo video Ayaan daawaday salim omer aad leedahay wax badan oo aan ahay Ayaan ka dhex arkay mahadsanid wll horay usoco in Sha Allah
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Inshallah. Wll Deka waa farxdeyda. Allah hku sharfo 😍❤️
@zmzmcardp
@zmzmcardp 2 жыл бұрын
Waan gartay Mahadsanid Saalim.. Sifooyinka ma yihiin kuwa la badali karo hadii ay haa tahay SIDEE ?
@faataxcomedyinter6093
@faataxcomedyinter6093 3 жыл бұрын
Maasha'allah sxb kun iyo kow jeer waan ku taageeraa guuleyso.
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Mhdsnid wll Faatax. Allah hku sharfo.
@faataxcomedyinter6093
@faataxcomedyinter6093 3 жыл бұрын
@@SalimOmer Sidoo kale Dhamaanteen.
@Awobmsjksn
@Awobmsjksn 5 ай бұрын
Waxan dareemaya in aan ahay qof dhexdhexad ah lkn waxyabaha qaar maka jawabi karo maba garanayo
@FaadumoCumar-dw6co
@FaadumoCumar-dw6co 6 ай бұрын
😮😮😮aniga Walwal jegaa badab😅😅
@nasrajam
@nasrajam Жыл бұрын
Aaad baan u walwal badanahay anigu😢
@faysalmire7624
@faysalmire7624 6 ай бұрын
Kk
@nazifa3400
@nazifa3400 11 ай бұрын
Waxaan ahay bulshaawi ma jeceli kali nimo 🎉
@abdifatahosmanali4615
@abdifatahosmanali4615 Жыл бұрын
Fadlan ninkan inte kala xariri kara. Ha laigu cawiyo
@iqruushinamacalininamacali
@iqruushinamacalininamacali 7 ай бұрын
ani xitaa waan rabi lahaa meel aan kala xariiro
@maxamuudakasayid6059
@maxamuudakasayid6059 4 ай бұрын
Aniga careebo ayaan ahay
@munacabdi7816
@munacabdi7816 Жыл бұрын
Soolaapd wcn lkn ustad ani ahaan xld kasta normal ka hay ilaa axad?!!
@husseinmuhumed4435
@husseinmuhumed4435 3 жыл бұрын
Wad Ku mashadsanthy in aad nala wadaagtid casharadaan aadka u muhiimkaa waxaana kaa codsanayaa in noo soo badiso waa hadii aad waqti u heli karo.Mahadsanid wll.
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Mhdsnid wll Hissein. Monday and Friday ayan so galiya wn ku raja weynahay hdan ka bdin kro inan ka bdiyo wll. Wn ku frxsnhy inaad ka heshey 😍😍😍
@libanabdirizak
@libanabdirizak 3 жыл бұрын
Pro xage lagala xarìri karaa ??
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 2 жыл бұрын
wll ani nidaamka qalbiga ka jeclahay lkn ficil ahan ma u sameyi markasta wxa jeclahay lacagt barega ina aruursado lkn ma i surtowdo mxa sameya😁🤔
@umumaariyasaleebaan4751
@umumaariyasaleebaan4751 Жыл бұрын
Waxaan ahay qof jecel inuu kalinimo ama cidyar oo aan kukal soonahay inaan jawiga qaato
@bazhirfanprojplay9339
@bazhirfanprojplay9339 3 жыл бұрын
Ilahy Haka abaal Mariyo walal Qali
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Aaamin wll. Mhdsnid in bdn 😍😍😍🙏
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha.
@fathiasvlogs8271
@fathiasvlogs8271 3 жыл бұрын
ممكن inaa vedio yaasha badiso walal
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😍😍😍 wll malinta, Isniinta iyo Jimcaha ayan nso galiyaaa. Waa rajaynaya inan ka badin karo inshallah. 👍😌❤️❤️ wd kaga mhdcelinaya sida wacan aad u daawatey.
@xeydarpoi7
@xeydarpoi7 3 жыл бұрын
M.a wll wn kgu cusubahay wxan halkana u imid inan wax ka faido ilen waqtigaga qaliga ah ayad ino hurta wll qli ilahey hkula garab galo howshan aad dadkaga u heysid 🥰❤🔥👀
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Aaamin wlkey Xeydar. Allah hku shrfo.
@xeydarpoi7
@xeydarpoi7 3 жыл бұрын
@@SalimOmer 🙏🙆‍♂️❤🔥
@haliimaelmi9469
@haliimaelmi9469 Жыл бұрын
Mala yeelankaraa sifada consciences ka
@faarax8038
@faarax8038 Жыл бұрын
Anigu neutral ayaan ja ahay dabecadahan ooodhan
@ayaanmahad9239
@ayaanmahad9239 8 ай бұрын
Waad isfashiidhayy markadaa.beenta sheegayyso qofkaa kuyaaqacn hadaa.waa kufahamay😂
@jabiibo
@jabiibo Жыл бұрын
Maxay ku kala duwan yihiin openness iyo extrovert
@umucalicali3777
@umucalicali3777 3 жыл бұрын
Asc sxb waxaa tahay dhaq tarkayga
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍 wcs wll umuali. Mhdsnid in bdn wll
@SasabmajiroXusen
@SasabmajiroXusen 2 ай бұрын
Miyuunajirikarin qof markudono dadka dhexgalikara markudonana isago Hady ku ah dadka kanasta o kufaracsan cidlada markudono shekeya dadkadhexdoda kolkudonana iyaga in dhagaysta kaasaan ahy aniguhadaba
@user-sf6uq1dp7w
@user-sf6uq1dp7w 6 ай бұрын
Aad aya u walwal badnhy ano aqonin waxa ka walwalayo😢 😊
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 5 ай бұрын
Wallo adkaarta badi waa dageysaa Astagfaarta 1 Alla xamdiga 2 Subxaanallaah 3 Allahu akbarta Badi insha Allah
@faysamaxamud5469
@faysamaxamud5469 Жыл бұрын
Asxaabay aqoon-yahan ka haloo share,gareeyo
@mujahidjobow
@mujahidjobow 3 жыл бұрын
Waan kuu saaray sxb subscribe maadaama aan anigu qof walba isaga saarin subscribe ilaa Inaan ka faaiidayo maahane
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
😁😁😁 thnkz zxp mcn
@deeqatusma8617
@deeqatusma8617 3 жыл бұрын
Waxaan Maanta fri January 29 2021😮 Kusoobiiray page kaaga adna waan Ugu Faraxsanahay Wll
@dadaalkaaga_ha_saluugin
@dadaalkaaga_ha_saluugin 3 жыл бұрын
Waxan ahay ruux ku cusub channelkaga sacado gudahood ayaan janis u helay dhowr video inaan daawado Bro mowducyada aad ka hadleyso ka dhig kuwa isla xariira oo numberasan Thanks allot
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
Adaa mudan Wllkey Dr Caseyr. Muqaalada qaab Playlist ah ayaan isku raacsiiya. Talo igu darso wllkey, aad bn uso dhaweynaya, qaabkee ayaan u numbreeya Muuqaalada?
@dadaalkaaga_ha_saluugin
@dadaalkaaga_ha_saluugin 3 жыл бұрын
Bro waxaa ila haboon playlist iga Inaad mowduuca ku qorto Ka dib role number ahan u raacsii eg: Folder = qabka maskasda wax u turjumto 01- qeybta occopitalka 02- temporal 03-------------- Run ahan ad ayeey xiso u yelan donaan Ruuxa si dhaqso leh ayuu fahmi doonaa Thanks bro
@SalimOmer
@SalimOmer 3 жыл бұрын
@@dadaalkaaga_ha_saluugin mshallah. Aad bn kugu mhdcelin waa igu ogthy.
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Ustaad macquul matahy qor iska xirxiran inuu isku badalo ruux furfuran
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
haa wll wey dhici krta
@sumayasuus2626
@sumayasuus2626 2 жыл бұрын
1=wa furfu ranahy 2=waxkasta wa isku dhax qasaa 3=tasasul ah 😂😂
@hibohappy6203
@hibohappy6203 Жыл бұрын
Waan xirxira nahay Wax kasta wa isku qasaa Kalinimo Saaid Tanasul badan Saaid welwel Bini,aadam ila noola karabo ma jiro 😂😂😢😢
@ridwaanburhaan859
@ridwaanburhaan859 Жыл бұрын
1 Wan furfurnhy lkn saaid maaha 2 nidaamq malihi 3 kalinimo 4 tanaasulkayha waa dhexdhexad 5 ma walwalo Naftii baa iga dhacday saa isugu dayay inaa nidaam yeesho
@SayidcaliCabdulahi-ro5bk
@SayidcaliCabdulahi-ro5bk 10 ай бұрын
@@ridwaanburhaan859 iskumida nahy zxp😂😂
@heersareheersare723
@heersareheersare723 10 ай бұрын
1,Furfuranahay 2,waxkasta waa hagaajiyaan 3,bulshaawi 4,zero welwel
RAALIGALINTA BEENTA AH | SIDEE LAGU GARTA | SALIM OMER
14:37
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 33 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 59 МЛН
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 229 М.
SIDEE WAX LOO KHIYANA | KHIYANO 101: P1
42:27
Salim Omer
Рет қаралды 11 М.
muhiimadda aamusnaanta, SOMALI
14:02
BARAARUJIN
Рет қаралды 8 М.
Raali galinta dadka waa farxad la’aantaada!
6:27
Nasir Cadceed
Рет қаралды 7 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН