No video

gud Faysal Cali waraabe oo Cadowgii JSL Weer Madow uso Xidhay siro Culusna kashifay

  Рет қаралды 6,197

Maal Tv

Maal Tv

Ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 61
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Geesi qaran liibaxi somaliland mujihid faysal cali warabee jiro joog halyayga somaliland madaxwaynah muuse kadsbeeya allaw faysal nogadhig nodor adigu aamin aamin
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
1 July waa Maalin Madow.
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Feysal waa Somali lander sax ah Guul Somaliland
@user-qr6mv8rk9p
@user-qr6mv8rk9p Ай бұрын
Mujaahid Faysal noolow Allah ha ku xafido. Geesi qaran noolow.
@calisidiiqomaralisidiiqomar
@calisidiiqomaralisidiiqomar Ай бұрын
Madaxwaynaha ayaamha yar uhadhay eng faysal cali waraabe guul somalilan waar ninku hadal cadaa isha cadawgu kaadedan madaxwayne
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Waligeey dulmi Maanan Sameeyn. Laascaanood Yaa 9 Bilood Madaafiic Ladhacaye. War Reerkaan Waaba Ebber wallahi.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Faysal cali waraabe geesi qaran ❤❤❤❤
@HabiibaApdi
@HabiibaApdi Ай бұрын
Ninja faysl waa mujahid mujahid dhalay
@user-nr8sb8ls6y
@user-nr8sb8ls6y Ай бұрын
Faysal loow. Hg gidir tii inoo hiili Jir Tay baynu ugu jecelnahay Somalia ee caydii ka dhashy amaan ku hg baa xaq inagu leh
@abdi5852
@abdi5852 Ай бұрын
Khaniis khaniis dhaley gawaad ah oo Gen. Morgan naagaha Isaaq u geeyn jirey indha adakaa
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Ай бұрын
Waa runti ithiopia ayaa nooga dhaw xamar. Viva Faysal
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Majeerteen haddweynu Nahay, Dhulka Inaa idinla jarno Oo Sool Iyo Sanaag idinka Sifeeyno baanu inaga go'an. Waxba Majeerteeniya Annaga Hana oran. Idoor Waxaad tihiin Duul Siyaasadda Ka Arraddan Oo Wareersan.
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Ай бұрын
Waar manta faysal mj buu aamnay waa taariiq walee 😂😂😂 waxaan is lahaa qudbada wuxuu ku dhamaynayaa insha Allah garoowe inoo balan ah
@Miicaadyare
@Miicaadyare Ай бұрын
Afxumo Nabadna waykaa fogaysaa Colaadna wax Kama tarto.
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Ай бұрын
Isaaq Jabuuti iyo xamar ayaa ka maseersan oo lugta hayo laakin wax ka qaadayan ayaa iska yar. اللهم نعوذ بك من عيون الحاسدين والحاقدين والساحرين. أمين يارب العالمين
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Maxaad heeysataan Oo la idinkaga maseeraa? War Dee isyara Adkeeya Siddii Qoowmuluud kii baad Waanalaga maseersanyahay Waanalaga xunyahay Haku heenina 35 Sanno. Subhana'Allah.
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 Ай бұрын
Wale Faysal waa geesi Qaran guul
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 Ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah Faysal
@Jamac20
@Jamac20 Ай бұрын
Odey cabtoy weeyan u dhimo somali naceyb
@user-xo1ez4lu4i
@user-xo1ez4lu4i Ай бұрын
Saxibi odiga aderkeega cafis ii weedii hadal qaldan ayaa dhahay ee pls brother 🙏 😢
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule Ай бұрын
Yaa sababay inaad damodar sheegato ssc hanoolaato ssc yaa weeks kuu x-ray ssc isaaq dhulbahantaa yaqaana
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 Ай бұрын
Maanta mujahiidki maa madaxa xanuunaya
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Ай бұрын
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe noolow
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Qalbiga ku madoobaa qabyaaladiiste munaafaq ah
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Nin ku yiri sinaan mayno adna diid sarayentiisa, Sadka waad u simantihiin ma 90ba tiisu.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Wallahay Reerkayaganba Ubadnaa Waxay Kaqaadeen $2000 A Week Kasta Laba ama Midbaynaga qabanjireen. Hudheel Geesoole Burco La Othanjirey Xaafadayda Odhan Kuxeraynjirneen Ilaa Labadakun($2000 E Lagakeeno Waynahayn jireen
@user-nr8sb8ls6y
@user-nr8sb8ls6y Ай бұрын
Faysal loow maxaad ku falaysaa puntland. Galmudug baanu jecenahay
@salemanhusseen9189
@salemanhusseen9189 Ай бұрын
Runta
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Ай бұрын
Feysal faaruqow ama maro cas xidho ama mid madow xidho ama dadka aflagaadee cid ku dooran meyso
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Geesi dhiigle baad tahay waxay inagu batay huwan taageerayaal qudhu cadownimadeenu ku badanaty ayaa la mooday ehel
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Faysal lion 🦁🦁
@user-yc3uy4sg3b
@user-yc3uy4sg3b Ай бұрын
Ninkan miyuu waashay ?
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Faysal hala doorto hadii aad gob tihiin. Maanta isagaa u qalma.
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
GUUL & GOBANIMO SOMALIA HAMBALYO 1 JULY 1960- 2024 WALI CAJIB WEER MADOW DHEE HAYE XASUGI GOBOLKA SOOL & GOBOLKA AWDAL OO MAXKABADA ICJ HOR YALA????
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Mashaallah
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Maal TV waxan ha soo gudbin Umada inagu ceebaynaya Faysal sawdigii xamar waligaa ku noolaa
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Waa muwaadin jecel wadankiisa feysal adigaa ah huwan ee xamar iska tag hadaad xamar uxiistey
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k Ай бұрын
Subxanalla Ceeb intaasi noogu filan Garxjs Oodaygaa na cebeeyey, Wuxuu waa sac sac muse, Wakaa Islaamaha weerka la’xidhay Shame on you, Cajuus
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Soomali oo dhan oo jabuuti ku jirto hada way wada arkeen in soomali qanjidhka ku jiraa uu yahay iidoor waxaana hada la isku wada raacay in reerkan maalaycniga ah la soo afjaro oo xaqiiqda indhaha loo saaro inay yihiin maamul goboleed hadanu nahay reer khaatumo in badan baanu soomali ku lahayn reerkan kibir doqoniimo ah baa haya mar hadii hada lanala arkay waa ilaahay mahadii xitaa xishoon maayaan 32 sano waa nalala laayay bay la soo fadhiyaan shalay miyaanay ahayn kuwii 8 bilood laascaanood madaafiic la dhacayay bisha danbe waxaanu maxkamad soo saaraynaa saraakiishii snm ee duqaynta ka geystay laascaanood soomali oo wada daawanaysana fagaaraha goojacade banu ku toogan doonaa viva ssc khaatumo !
@ruunabdi7363
@ruunabdi7363 Ай бұрын
Odaygaan mj jacayl baa kasoo haray waryaa waxa ku jebiyay waa dani oo ciidankii qaranka jabiyay ee Hawiye afkaaga ka saar oday asaasaqay baad tahaye.
@Koosmusemouse-qn5cy
@Koosmusemouse-qn5cy Ай бұрын
FAYSAL ILAHAYOW BERYO CIMRIGA U DHEEREE MUXU RAG HADALKA KA XIDHAY😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Ma sirqaygaan gambadda Uxiran baa Ragg Haddal kaxirikara. Idoor Waa Masaakiin Wallaahi.
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 Ай бұрын
faatuq😅
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Ragii soomaalidu waa kuwaa sida gambayarta cay uun la soo taagan meadiyaha
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Hawiye waa walaaladayo been nadanaa majeerteen waligeen ismaynu guursan dhulbahante haa waxan oo been ah iska daa faysalaw
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Majeerteen Nasab dhibanka abuugadhaada ah ismagayaan. Dhulbahante waanu kadhaqeeynaa idoor Oo Ilaahay beey utoobad Keenin.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Daney miyaanu ahayn ninkii ciidanka u soo diray sool ee baabi,iyay sool kaasaad amaanaysa walee waad xanuunsanaysay faysalaw waa waxa laguu dooranwaayay
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Denni Sool Asagaa leh Nayaahee. Addoo idoora Maxaa Ilmo Harti kudhex dhigay. Qayaali Iyo Baqbaq Noola kaallaya Annaga.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
adiga siyaad baa la socoteyey yaa dameer fataal amxaaro hablo la II biya malaha iyagaa is geeya ee iska aamus
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Amxaaradu waka koonfur gabdhihiina kala wada
@bashe3051
@bashe3051 Ай бұрын
Ethiopia waa saaxiib wanagsan!❤!Waryaa... Xaarmajo horta xaarka iska biiiii... uuf... yaa faqash huwan
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Ina cabdule xasan meel ku yidhi halyey haweye ma leeyahey majidho below taariiqda majiro haweye la qixiyey ayaa ku xureyey isaaq jasaar bacaac bacaac
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Majidho ma Addaa leh maad Dadka lahjadoodda udeeysid.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
@@Cici_mimi majidho mudug ayaa looga hadla inta qabiil ee degts cid aay u gooni tahey majidho tan kale heer abtigey beenta uu fataalkii hablaha raga u geen jidhey in aan ka difaaco xaq aan u leeyahey
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 Ай бұрын
Odaygu illeen BEENLOW AYUU NOQDA😅😅😅😅
@cabdicabdulahi
@cabdicabdulahi Ай бұрын
subxaan Allah war ninkaan faysal miyuusan tol waxa u sheegay laheyan war ninkan dhaqtar ayuu u baahanyahay ee dhaqtarka geeya🤔
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 4,7 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 8 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 34 МЛН
Kaftanka Siyaasada 512 oo aad u xiisa badan
38:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 52 М.
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 15 М.
Sir Culus Dilka Fihiima Quuje ee Garoowe yaa ka Danbeeya
24:55
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 4,7 МЛН