GULLED SIMBA - AHOOW MARWO II AHOOW - ( Official Music Lyrics )

  Рет қаралды 122,582

SOMALI STUDIO 🎧

SOMALI STUDIO 🎧

2 ай бұрын

GULLED SIMBA - AHOOW MARWO II AHOOW 2024
All Rights Reserved
©️2024 SOMALI BEATS

Пікірлер: 18
@ilyasmuse-eq4bb
@ilyasmuse-eq4bb Ай бұрын
Miyay dhaayihu arkaan midaan kula dhigo aduunkee🌎 Miyay dhaguhuba maqlaan 👂 midaan kula simo hablaha 👧 Adaa marwoy maankiyo Naftaba ❤ Muxibo galiyee🎉 Adaa maskaxdiyo dareenka dhamaan wada mushaaxoo❤❤ Rabi kuu milgeeyay Akhlaaqdee🤲🏾🤲🏾 Ahow ahow ii ahow Ahow marwo ii ahow😊 Man iyo ubax muunadloo 💐😍 Ahow ahow ii ahow Ahow marwo ii ahow😊 Mid jacaylka ❤ meel sariyo maqaam wacan u yeesho 😮 Marnaba aanan waayin abid☝ Ruux kaa mudan wanaag miyuu dhawrtaa qalbiga❤ Miyaan kula meel dhigaa inta maanta nool dumar 👧 Adaa marwooy mukri iyo xumaanta ka maydhanoo😊 Adaa muhashada kalgacal misbaax iyo nuur u daaroo😮 Marnaba kaa maarmi karin☝ Ahow ahow ii ahow Ahow marwo ii ahow Man iyo ubax muunad loo🎉 Rabi kuu milgeeyay Akhlaaqdee🤲🏾🤲🏾 Ahow ahow ii ahow Ahow marwo ii ahow😊 Man iyo ubax muunadloo 💐😍 Mid jacaylka ❤ meel sariyo maqaam wacan u yeesho 😮 Marnaba aanan waayin abid☝❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RahmaHoussein-r2p
@RahmaHoussein-r2p 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤habibi AR ❤❤❤❤habibi AR thank you habibi for your
@cabdimahad4698
@cabdimahad4698 Ай бұрын
Walaahi ninkaan codbuuhayaa m.a 😊
@Degaliah
@Degaliah 2 ай бұрын
Khadar keyow hestisi❤
@giftjewellers514
@giftjewellers514 Ай бұрын
The Best Song Of the Year &Sweet Voice Thanks Guuleed
@user-cy9zt5sq7o
@user-cy9zt5sq7o Ай бұрын
guled sinba ay ay dhalay lengd
@lakicali1565
@lakicali1565 Ай бұрын
My favorite song ❤
@XasanMahadnur
@XasanMahadnur Ай бұрын
Ish calaa hees wlhi
@Sahraahmed1
@Sahraahmed1 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️
@Ismail-kp7dx
@Ismail-kp7dx Ай бұрын
Guled
@maryanmohamed9892
@maryanmohamed9892 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@BasraAhmed-fg7vr
@BasraAhmed-fg7vr Ай бұрын
Fv song I like codkisa
@IlhaanmahamdeIlhaan
@IlhaanmahamdeIlhaan Ай бұрын
❤❤
@SaabirinmohamudMohamed
@SaabirinmohamudMohamed Ай бұрын
❤❤❤
@XasanMahadnur
@XasanMahadnur Ай бұрын
@MohamedAhmedAbdula
@MohamedAhmedAbdula 2 ай бұрын
V
@JannahAbdi
@JannahAbdi Ай бұрын
My favorite person
@BasraAhmed-fg7vr
@BasraAhmed-fg7vr Ай бұрын
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
SULDAAN SEERAAR - DASTUUR - (OFFICIAL AUDIO 2024)
4:47
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 1,3 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
MUSTAFE KANTE - QALBI KULA MIDOOBAY - ( Official Music Lyrics )
4:50
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 58 М.
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 49 М.
GULLED SIMBA 2022 | WAAN DAALEE | XASUUSTII TUBEEC
4:39
CASKA FILMS
Рет қаралды 2,1 МЛН
MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
5:46
Abdi Dahir official
Рет қаралды 578 М.
GULLED SIMBA - SUMAYA - AROOS 2024 HEES CUSUB LYRICS
4:29
DJ SHUEIB OFFICIAL
Рет қаралды 13 М.
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
GULLED SIMBA 2024 | MURUG BAAD KA DAWO TAHAY | HEES CUSUB
3:47
Mattan Pro
Рет қаралды 49 М.
Gulled Simba
4:52
Release - Topic
Рет қаралды 939
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 281 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН