GURIGA SOMALIDA DORTMUND

  Рет қаралды 6,923

AHMED BAQAYE

AHMED BAQAYE

3 жыл бұрын

Waa Booqasho aanu kusoo Dhex Marnay Guriga Jaaliyada Somalida Ee Magaalada Dortmund ee Gobolka NRW.
Barnaamijkan Waxaa Dhanka Camerada Duubay Camera Man HASAN NIJO, Sidoo Kale Dhanka Farsamada iyo Soosaarida Waxaa lahaa BAQAYE STUDIO GERMANY Halka Uu Inoogu Marti Ahaa Ali Gudoomiyaha Jaaliyada Magaalada Dortmund

Пікірлер: 45
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 3 жыл бұрын
Waraysiga ku Saabsan Magaalada iyo Qaabka loogudoo Guuro Arbacada ayaad Halkan Ka Daawan Doontaan inshaa allah.
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e 3 жыл бұрын
Wall See Ku Heli Karaa telka Gudomiyaha
@mohamedibrahim8585
@mohamedibrahim8585 3 жыл бұрын
Mansha Allah wa Jaliyada keliya sida saxda ah wiliba si hagar lacaan ah shacabkeeda u caawiso runti Allah nodaayo godomiye Cali iyo Morwadiisa iydana qeeb ween ka ah waxqabadka bulshada Somaliyeed wiliba qeebta dumarka iyo Aruurta Allah Nodaayo jaliyadeena waxan rajeynaya in ay kudayadaan magaloyinka kale e Jarmalka ah
@intaallejeceljecliyaa3852
@intaallejeceljecliyaa3852 3 жыл бұрын
Maasha Allah waa jaaliyad caafimaad qabta 😂😂😂😂
@ubahali6003
@ubahali6003 3 жыл бұрын
Asc walalo wax wanagsan baad qabataa oo lagu farxi karta masha allaah
@umufatmaabdullah9533
@umufatmaabdullah9533 3 жыл бұрын
Masha Allah 👏👏👏👏
@hanaadan8912
@hanaadan8912 3 жыл бұрын
Vielen Dank für den program
@leylaabdiosman5434
@leylaabdiosman5434 3 жыл бұрын
Mansha allah Ahmed baqaye hawl fican bad noheeysaa
@hanaadan8912
@hanaadan8912 3 жыл бұрын
👏👏👏👏 ماشاءالله
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 3 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka allah Jaaliyada Dortmund kudayasho ayey mudantahay waxan odhan lahaa Somaalida kale haku deydaan reer Dortmund Ahmed baqaye wll waad ku mahadsabthy dadaalkaga waxad tahay qof aad ufirfircoon Mansha allah hore usoco
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
ma deganthy dortmund
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 2 жыл бұрын
@@ugaasraage4178 maya wllo ma degani
@ayaanayaanle8750
@ayaanayaanle8750 3 жыл бұрын
Mancha allah wad mahadsantay ahmad wll wanku talajira inan uguro incha allah
@zariza897
@zariza897 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakkalah hore usoco insha allah barnamijyada nocan ah waa kuwo fican no so baddi insha allah ee ku aadan gobolada Bayern kalay insha allah
@muusemohamed4361
@muusemohamed4361 3 жыл бұрын
Alaylehe dadkanaa jaaliyad samaystay Walaalayaal waan idin hanbal yaynayaa war meeshan haloo guuro jaaliyadaha kale waa magac uyaal hanbalyo walaalayaal hanbalyo walaahi waan idin ku farxay sidaad isugu tashateen
@zamzamjama9652
@zamzamjama9652 3 жыл бұрын
Masha allaah waan tagersanaay Dadabaan kudarayaa
@canbarocali5763
@canbarocali5763 3 жыл бұрын
Gobal kan waa gobol qabow kulalku magadhin masha alaah
@safiyohussein7317
@safiyohussein7317 3 жыл бұрын
Guriyah malaga hela an isoo gure
@haniadan1810
@haniadan1810 3 жыл бұрын
Mahad sani wllo
@Nmc124
@Nmc124 3 жыл бұрын
Axmed baqow makrafonka iga badal wadan horomarsan ayaa joogtaaye dad badan neh hogaan ayaa u tahee danke chanalka iga dhis xaga makrafonka
@safiaxigmochannel3229
@safiaxigmochannel3229 3 жыл бұрын
Mansha hambalyo hambalyo
@caashasaid8991
@caashasaid8991 3 жыл бұрын
Asc wllo Ahmed baqsye salaam gobeed Jaliiyadaha Garmany ma magac uun baa waa ayo dadkay u shaqeeyaan Soomalida wadanka ku dhinaataysan Maxay u qabtaan? markasta waxaan aragnaa hooyo ooyaysa khayr Allr haka dhigo amiin yaa allaah
@muusemoono8813
@muusemoono8813 3 жыл бұрын
Axmadow labs qof aya midi dhintay imika oo carab ah Syrian midi ayeey isku filan koblenz Reihland pfalz
@mahdimahamadmahmud2767
@mahdimahamadmahmud2767 3 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂, odayga afkii ciyaalkii hore ayad kula hadashay wuu ku fahmi wayay, markad ku tiri hadan halkan ku so Barkiin gareyo ka wrn, wuxu ku tilmamay xaga gadhi lagu parking gareyo 😂😂 wad mahadsan tahay sxb
@jamiilanoor2085
@jamiilanoor2085 3 жыл бұрын
Magaladaydi baad timi wallo imikaan arkay so dhawoow
@hawashire833
@hawashire833 3 жыл бұрын
Wamsxay
@maslahabsh5372
@maslahabsh5372 3 жыл бұрын
m.a
@nimcomohammed199
@nimcomohammed199 3 жыл бұрын
Hessan imaw dee 🙄🤔🤔
@nimcomohammed199
@nimcomohammed199 3 жыл бұрын
Aqbartii wiilka somaliga aha no fahfahi wll
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 3 жыл бұрын
Horta jaalidadahan maxey uqabtan somalida hadii dadka wacyagaliney oo hooyooyinka caruuraha lagaqaatay eysan udoodeyn
@karimmohammed9508
@karimmohammed9508 3 жыл бұрын
Asm axmed baqaye waad ku mahad san tahay inaad Dortmund timaado Laakin dadka dortmund dagan maxaad ula kulmiwayday oo iyagana uwaraysan wayday waxaad ogaan lahay runta markaas bulsha dhex imow
@isiri.2835
@isiri.2835 3 жыл бұрын
GURIGIIN BA WAY ISKU DHEX DILIN
@zamzamjama9652
@zamzamjama9652 3 жыл бұрын
Dadaal baan kudaraya o
@habooncali1986
@habooncali1986 3 жыл бұрын
Axmadow wl augsburg imo
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
augsburg ma magaalo fcn baa
@captan2527
@captan2527 3 жыл бұрын
Kassel??????!!!!!!!
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Microphonka iska bedel Dadki afrika jooga casri isticmaalaya😊😊
@nimcomohammed199
@nimcomohammed199 3 жыл бұрын
Sax waaye😂😂🤣🤣
@asmamohamed3954
@asmamohamed3954 3 жыл бұрын
Makarofon fican yar sogado
@AhmedMohamed-kn7bs
@AhmedMohamed-kn7bs 3 жыл бұрын
Tiktok katedawaday
@AhmedMohamed-kn7bs
@AhmedMohamed-kn7bs 3 жыл бұрын
Kumem
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 3 жыл бұрын
Barnaamijkoo Dhamaystiran 13 Uhr ajuus hagada Soo Galayaa
@qadanhussen2902
@qadanhussen2902 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 жыл бұрын
Wa aqan kox aya jirto dhaho macas
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 28 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Dortmund Way iga Yaabisay
17:36
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 2,3 М.
SIDEE QOF DALKII JOOGA JARMALKA U KEENI KARTAA || Sharci Cusub ||
9:18
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 24 М.
Düsseldorf Magaalada Dhalinyarada Bilaa Guurka ah
10:57
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 5 М.
Maska ugu sunta badan Kenya ayan Garbaha usaaray 😳 @maryan_ahmedey
21:00
Somalis & COVID 19 - Suuqa Soomalida Jarmalka
9:02
Khadar Baashee
Рет қаралды 11 М.
Dortmund Jarmalka iyo Sahanka Shiine Culay ~ Vlog 1
19:31
Shiine Culay
Рет қаралды 147 М.
HOOYADA UURKA LEH EE DABAQA ISKASOO TUURTAY: Full Video
9:41
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 9 М.
Sidee Bremen Germany Looga Ciiday?
14:39
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 2,9 М.
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 28 МЛН