Sidaan Ugu Guuri Karaa Dortmund || Nolosha Somalida ee Magaalada Dortmund Waraysi Dhamaystiran

  Рет қаралды 8,688

AHMED BAQAYE

AHMED BAQAYE

3 жыл бұрын

Follow Garee Instagramka AHMED BAQAYE
#AHMEDBAQAYE
CHANNEL KAN HADAA KU CUSUB TAHAY SUBSCRIBE DHEH SI AANU KU DHAAFIN VIDEO WALBO OO WARAR IYO FUNNY AH AANU SOO GILINO MAHADSANID
Ahmed Baqaye Somali Ahaan Waa AxmedBaqaye
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
WELCOME TO MY CHANNEL! I MAKE WORLD NEWS VIDEOS AND FUNNY VIDEOS ALSO I MAKE REACTIONS FOR OTHER FUNNY SOMALI CLIPS; ALSO I MAKE EDICATION VIDEOS AND LIFE STYLS Ahmed Baqaye Afsomali Ahaan Waa Axmed Baqaye

Пікірлер: 72
@simancadeymacalin9837
@simancadeymacalin9837 3 жыл бұрын
Masha allah so dhawaw
@salmaaxmed2275
@salmaaxmed2275 3 жыл бұрын
Mansha allah soo dhowow
@gouledmohamedofficil7015
@gouledmohamedofficil7015 3 жыл бұрын
masha Allah wll
@mideeyemedia1898
@mideeyemedia1898 3 жыл бұрын
Mashllh Waa nin wax badan fahamsan
@oumyloukman7645
@oumyloukman7645 3 жыл бұрын
Mashallah Allah idiin xifdiyo adiga iyo gudomiyaa
@akramjama8698
@akramjama8698 3 жыл бұрын
MashaAllah
@AJreal04
@AJreal04 3 жыл бұрын
Bro qali horumar fican ayaaa samay naysa m.a bro keep going Sei il migliore fra
@zamzamahmed8643
@zamzamahmed8643 2 жыл бұрын
OxpwpLkki low8jinkwlnxlcl
@fardowsoabdilahi8271
@fardowsoabdilahi8271 3 жыл бұрын
Masha allah ahmed baqalaye soboqo Wiesbaden iyo Mainz wablabo magalo matanah ah somali badan ba kunola
@assowemo7241
@assowemo7241 Жыл бұрын
wll magaalada Mainz may fiican tahay ? guryo Malaga helaa mainz Waxaan rabaa inaan ku soo guru ?
@ifraaxahmed
@ifraaxahmed 3 жыл бұрын
Waa barnaamij fiican .khaasatan caruurta nosoo badi wll barnaamij Yada caruurta ka hadlaaya mahadsanid
@baashehassan3923
@baashehassan3923 3 жыл бұрын
Ahmed weraysi fiican weyaan lakiin waxaan samaysaa videogu wuu dheer yahay waxaad sameysaa part1part2 ilaa part3 si kolba qayb loo daawado mahadsanid
@khadrahasan7816
@khadrahasan7816 3 жыл бұрын
Asc wllo axmed waxan raba inan la xidhidho side uhelkara jaliyad
@rayaanmohammed6653
@rayaanmohammed6653 2 жыл бұрын
Wllo plz lanbarka jaliyada siyaa aniga raba in aan uu soo gure
@mukkarahmed3916
@mukkarahmed3916 3 жыл бұрын
Asc walalayaal cid amazon dortmund ka shaqeysa hadey meeshan ku jirto ila soo xidhiidh
@aishacud1895
@aishacud1895 2 жыл бұрын
Wad ku mahadsantahay wll su sl an ku weydiye ayan halkan ka helay jawabted marki hore wan mashqul sana hada ayan dhagestay video yadada
@rayaanmohammed6653
@rayaanmohammed6653 2 жыл бұрын
Wllo anig iga cawiya plz Sidan ug soo guro Dortmund
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 3 жыл бұрын
Maya
@monacali7366
@monacali7366 3 жыл бұрын
Asc wllo Ahmed baqaye waa ku salamay wllo jaliyada Dortmund halke Kala xaariri Kara wxana daganahay Nord Deutschland Ina Dortmund shaqo uguso guura raaba marka guuri baay Iga cawin lahayen . Danke
@Dhool2016
@Dhool2016 Жыл бұрын
Guri kama caawin karaan wll
@idilchennel1731
@idilchennel1731 3 жыл бұрын
manshaallaah wll adiga iyo gudomiyahaba mahadsanidiin
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Keep going wllo✊🏽
@rahmaadenwarsame178
@rahmaadenwarsame178 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabarkale
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 3 жыл бұрын
Dortmund qofki rabo Guri oo somali ah laba mid waa inuu sameeyaa mid waa inuu asiga shaqsi ahaan uraadsado taas oo howl badan ubaahan Ama waa inuu dalaal lacag yar siiyaa kadib nah guriga loo soo dhameeyaa waana tan oogu sahlan
@naimahassenaden5318
@naimahassenaden5318 2 жыл бұрын
Qofka sidee lagu Heli Kara
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 2 жыл бұрын
@@naimahassenaden5318 nambarkiisa kusiinaa
@naimahassenaden5318
@naimahassenaden5318 2 жыл бұрын
Isii Wall fadlan
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 3 жыл бұрын
Manshalaah.aniiga.waxaya.iga.hayasa.dortmuda
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 3 жыл бұрын
Usoo guur
@LEON-nv8ux
@LEON-nv8ux 3 жыл бұрын
Asc
@El_kant0
@El_kant0 3 жыл бұрын
Asc eedo hooyo caruur kaligeeda haysata oo luqadii iyo histariga wadanka baastay oo doonaysa inay baasa boorka xaraysata maxaa looga bahanyahay Bal la Soo hadal sharciga ween we wadanka see loo qadan karaa
@fatimamohamed3756
@fatimamohamed3756 3 жыл бұрын
Siden ugu soo guuri karaana
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 3 жыл бұрын
Dalaal Guri udirso bil gudaheed Guri uu ku keenaa
@ifraahmohamedwaasugey1243
@ifraahmohamedwaasugey1243 3 жыл бұрын
@@SKSabirKadiye walalo wiilka guryaha keno numbarkisa raab ma igu cawinkaartaa Ina sogura rabaa dortmund
@ifraahmohamedwaasugey1243
@ifraahmohamedwaasugey1243 3 жыл бұрын
Mahad sanit walalkis mid ba idhibay walalo ninkaan ma fiican yahay oo dhqasi ma igu keenaa
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 3 жыл бұрын
@@ifraahmohamedwaasugey1243 haa aniga 5 cisho uu Guri iigu keenay. Inkastoo ey ku xiran tahay guriga nuucaa dooneysid. Somalida badanaa waxey dalaalka ku xujeeyaan guriga Kindergarten,school dukaan ma udhaw yahay boos maka banaan yahay Kindergarten iyo schoolka waxaas asiga ma ogaan karo hadaneh xujo ey ooga dhigaan
@mahdiderosi9615
@mahdiderosi9615 2 жыл бұрын
M.haagan la xidhiidh baayo
@reallylive4467
@reallylive4467 3 жыл бұрын
Meel lagala xiriiro majirtaa ama Telefon ama meel kale
@saadoismailmashaaalaaha9403
@saadoismailmashaaalaaha9403 Жыл бұрын
Gudoomiye cali
@Barwaqo11
@Barwaqo11 3 жыл бұрын
Waxbaa ka qaldan
@AyarNoole
@AyarNoole 3 жыл бұрын
Asalamu alaykum cidii dhamaantiin walalayaal haadi aas Dortmund uga began tahay guri anigaa ila soo xidhiidha ishallah shirkad ayaan dilaal ahaan ugu shaqeeya guriyo single ah iyo guryo 3 qol ah ayaan idin hayaa lacagta dilalluna waan idib dhaqalaynaa ishallah hooyoyin badanbaa lagu dhibay magalada oo lacagtooda laga cunay lakiin markaad heshiishka sexexdo ayaan ka qadanayaa xoogayga yar ishLah 😂
@ifraahmohamedwaasugey1243
@ifraahmohamedwaasugey1243 3 жыл бұрын
Walalo numbarkaaga see lagu helaa
@suhurosman1007
@suhurosman1007 2 жыл бұрын
@@ifraahmohamedwaasugey1243 wllo aniga lanbarkaga isheeg dedna waxad dadka kuu weydinaya magalda qofdagan wlhi wanka naxay melkasdee qoralkaga yala marka aniga kuso egaya lanbarkaga un iso sheeeg inan anu is naqano ayaa kuu weydinaya mcnto
@mohanedhassan52
@mohanedhassan52 3 жыл бұрын
Xagee lagaa la soo xiriiri karaa su'aal ayan qabaaye nambarka ma qabanaysid qoraan kana ka ma jawabaysid
@saleebanfodcade2634
@saleebanfodcade2634 Жыл бұрын
Salan sare zxbyaal
@faridasomalbashoonbaaladha445
@faridasomalbashoonbaaladha445 3 жыл бұрын
Magalada aandaganahay qofka hadii loodiro oow keeni waayo loma jadiidinaayo
@Barwaqo11
@Barwaqo11 3 жыл бұрын
Makaroofankaaga
@maslahabsh5372
@maslahabsh5372 3 жыл бұрын
Munich Ku Xiji
@fatimamohamed3756
@fatimamohamed3756 3 жыл бұрын
Nabarka jaliyada igu cawiya wll in an u soo guro ayan donayaa
@kafiasaid9689
@kafiasaid9689 3 жыл бұрын
Ninbaa keeena wlllo AMA adaa raadsan kara
@hasanamir1282
@hasanamir1282 3 жыл бұрын
Nin ba guryaha keena o lacag qaata
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Xageed kagureysaa abaayo aniga münchen ayaan deganahay inan uguro waan rabay magaladaas lkn gurida masahlana ayaan maqlay
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 3 жыл бұрын
Dalaal guryaha keeno aa jiro Guri udirsada
@fatimamohamed3756
@fatimamohamed3756 3 жыл бұрын
@@fadumonuur7264 Hamburg ka soo gurayaa hada wn helay nin carab ag la xiriiray oo ii kano guriga wn ka sugaya hada
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Basaborka somaliga sidey donan unbey u ogoladan waa laguyimadaa wadanka markii qof dacwad ku imanayo anigaa ku imaday
@waryaa702
@waryaa702 3 жыл бұрын
Abyo Kenya Maad KabaxdaY, Tankale Basaborka Somaliga Ma Waxuu Kuufudu Deenaa Oo DHinaca Bixitaanka Eh Danke👍
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
@@waryaa702 haa kenya ayaan kasoo baxay basaborka sarafada ayaaba dadka udireysa ayagaa noo direen waan soo sameysanay
@ahmed13456
@ahmed13456 3 жыл бұрын
Nummer maxmed wll so qor
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 3 жыл бұрын
Yarka dalaalka maa rabtaa namnarkiisa
@ahmed13456
@ahmed13456 3 жыл бұрын
Ha bro
@ahmed13456
@ahmed13456 3 жыл бұрын
@@SKSabirKadiye MHD sanid sxb
@SKSabirKadiye
@SKSabirKadiye 3 жыл бұрын
@@ahmed13456 mudanid bro
@reallylive4467
@reallylive4467 3 жыл бұрын
@@SKSabirKadiye walal meel aan kala xiriiro hadaa taqan iisheg yacni xafiiska jaliyada
Dortmund Way iga Yaabisay
17:36
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 2,3 М.
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
GURIGA SOMALIDA DORTMUND
23:39
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 7 М.
Fahamka somalida iyo Coaching-ka (Film)
16:20
Mohamed Murzali
Рет қаралды 50
WIILKII WABIGU QAADAY JARMALKA || XOGTII U DANBAYSAY.
8:26
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 8 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
Warkii Maanta 02.07.2024
8:56
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 4,5 М.