Somalis & COVID 19 - Suuqa Soomalida Jarmalka

  Рет қаралды 11,078

Khadar Baashee

Khadar Baashee

3 жыл бұрын

Somalis & COVID 19 - Suuqa Soomalida Jarmalka
Mohamed Siciid talks in this video about his life and about the city he lives in (Mönchengladbach). He shows us where the somalis meet and how the Corona-Virus has impacted the city
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Maxamad sicid waa wiil dhalinyara oo ku nool magalada Mönchengladbach ee dalka jarmalka waxa inooga warami dona mudadada udaganana magalada Mönchengladbach iyo waxyabihi uu kala kulmay iyo xanuunka COVID 19.
Any questions/suggestions/tips ?
Instagram ►►► / ​
Facebook ►►► / kudhufo.ent​
Tiktok ►►► www.tiktok.com/@kudhufo.ent?l...
Email ►►► kudhufo.ent@gmail.com

Пікірлер: 50
@abdirazakfarah4127
@abdirazakfarah4127 3 жыл бұрын
Channel kaan Qofka iska leh waa qof caqli badan Masha Allah, qaabka uu Dadka u waraysanaayo iyo sidha u u duubaayo GENIUS 🔥🔥 noolow bro Wxn kasoo taageraaya Minnesota
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
Thank u very much
@shadaliabdullahi840
@shadaliabdullahi840 3 жыл бұрын
Willkommen in Mönchengladbach.👍🏿
@famfam4729
@famfam4729 3 жыл бұрын
Maasha allah waan kuugu bishaareynayaa barnaamij tayo leh well done
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 3 жыл бұрын
Mnsha Allah waa chanel aad u wngsn horumar wngsn bro keep going
@idilchennel1731
@idilchennel1731 3 жыл бұрын
Keep going wllo alle ha ku barakeyo
@abdiasis2428
@abdiasis2428 3 жыл бұрын
Maasha Allah, walalo barnaamijyadan noo soo badi,jarmalka ku saabsan❤🙏🏽
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 3 жыл бұрын
Masha alah waa barnamij lo bahna , hore uu soco
@user-vf3wd9sn4w
@user-vf3wd9sn4w 3 жыл бұрын
ما شاء الله
@mursaltahlil4739
@mursaltahlil4739 3 жыл бұрын
First view aniga
@keynaan5gkeynaan5g29
@keynaan5gkeynaan5g29 3 жыл бұрын
thanks
@hamzabokah
@hamzabokah 3 жыл бұрын
keep it up‼️‼️
@riyoxidhohawdgunti3179
@riyoxidhohawdgunti3179 3 жыл бұрын
Ninkan burco ayan ku garanaya oo aanu isku reer burco ayan ahaan jirnay
@Qaliiji
@Qaliiji 3 жыл бұрын
Horay usoco sxb. Wax fcn ayaa sameeneesa.
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 3 жыл бұрын
Waxaan idinka soo salaamaayaa Duisburg..
@Zamzam-we2wt
@Zamzam-we2wt 3 жыл бұрын
👌👌👌
@salluadow9649
@salluadow9649 3 жыл бұрын
Good job waxad qabatay arin muhiim ah Iyo waqtigeeda brother ogow waxad heysa shaqa aad u wngsan horu mari ku dadaal Adiguna khibrad baad ka heleysa Insha Allaah
@MalaCVB
@MalaCVB 3 жыл бұрын
👍🏽
@abdirazakbashiir7199
@abdirazakbashiir7199 3 жыл бұрын
❤❤👍
@khaalidhussein4646
@khaalidhussein4646 3 жыл бұрын
Gifta nin qaali ah
@sumayamuhumed1678
@sumayamuhumed1678 3 жыл бұрын
Amazing Content😁
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaaliga ha duugin mudane Violence = rabshad Rabshad inaad hoos kuqorteeyaheyd iyo caabuqakoroona ✅ Ereyadaan qalaadna wexeey aheyd inaad muuqaalka ku dhexqorto ayagoo yaryar. Mahadsanid Mudane
@keynaan5gkeynaan5g29
@keynaan5gkeynaan5g29 3 жыл бұрын
wlhi ninkaan hadalkiisa dad badan aa ku waana qaada doona
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 3 жыл бұрын
OHIO STATE 😊😊😊
@sugalesalebaan2064
@sugalesalebaan2064 3 жыл бұрын
Maxamed siciid farax gifta hayaa la odjanjiray nikaa waa ciyartoy hore oo u ciyaari jiray nafiyasha gobolka togdheer
@homerkmsimpson
@homerkmsimpson 3 жыл бұрын
Mashallah good coach...but violence with messaa very haram
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Jaaliyad ( afcarabi ) = bulsho ( afsoomaali) Mahadsanid mudane
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Talo Goortaan adag lagu dhexnoolahay waa inaadan dadbadan la kulmin laakiin aad majabaxsataa 3 maalin illaa todobadaba maalinba ee todobaadka ka koobanyahay waqtiga udhaxeeya si aadan xanuun uga qaadin tusaale walwal , jirkaadoo tamartiisa iyo tayadiisa lumiya , jilca iyo maskaxdaba
@fifthocean8265
@fifthocean8265 3 жыл бұрын
mönchengladbach meel maha,dhalasho iyo dagansho ma bixiso.
@abdiqani396
@abdiqani396 3 жыл бұрын
ex burco maxamed ayaad so qabatay ninkaasi masuul ayuu ahaa ilaaa wadankii .chanelkani faaido badan ayuu leeyahay Austrai ayaan kla socdaa
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Family = qoys/ cid/ reer ✅ Koroona ✅ Stress = cadaadis ✅ Rush = dagdag ✅ Maschera = gafuurdabool ✅
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
@Feisal Toronto Narcissistic Gafuur = sanka , afka , qanjaha ama daamanka, labada dhagood inta udhaxeeysa, indhaha hoostooda illaa lagugeeyo jocorta ama lafta dhuutna ee kor iyo hoos aada . Daboolid = xijaabid
@mustafefarah7711
@mustafefarah7711 3 жыл бұрын
Wallhy ninkasi waa qadha
@naimaabdiahmed2813
@naimaabdiahmed2813 3 жыл бұрын
Asc wall waxan donayaa inana usoo guro halke idinka soo xarira
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 3 жыл бұрын
Deutschland dadkii joogay balwadabaa waashay
@waryashacro3700
@waryashacro3700 3 жыл бұрын
Reer Germany mindidu way ka soo horaysaba shubaa dhashee😁
@kayseamin9452
@kayseamin9452 3 жыл бұрын
Xoolo adu miyey shub kudhashay
@waryashacro3700
@waryashacro3700 3 жыл бұрын
Halt die Schnauze🤫
@kayseamin9452
@kayseamin9452 3 жыл бұрын
@@waryashacro3700 war waxad ku hadlayso Ma fahmaye dad ka cayda kada have some respect ✌️😉
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 3 жыл бұрын
Somali,!! Europe!! 90% WALK 🤨🤨😟🤪🤪
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Qof walba Siduu dalki ku aha ayuunbu xagaana ku noqonaya Dadnimadana waalo kala dhashaa
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@truthwillsetyoufree4816 Tusaale adigu qof doqona hadaad u dhalatay ma Cidkala fariid kaa dhigi karTa? jawabTa waa maya
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@truthwillsetyoufree4816 Anu waxad ka sheekaynayso ma garanayo Caadi iska dhig Siduu alle kuu abuurayba waa inad abaal ugu haysa alhamdulilah aad Dhahdo
@umumuna2441
@umumuna2441 3 жыл бұрын
Kudhuf side kula xidhidha wlo waxban Rabay inan kuwaydiyo
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
fb, instagram ama email.
@usamamohamed9755
@usamamohamed9755 3 жыл бұрын
@@khadarbaashee Numbarkaaaga Ma Heli Karaaa ina adeer Waan ku baahnaa
@ahmedhadid8493
@ahmedhadid8493 3 жыл бұрын
Meeshey somali iskugu timaado balaaya kadhacda waa waxa dagaalka ugu wacan wadankooda.
@TheAMINAW1
@TheAMINAW1 2 ай бұрын
The war is over go back home. There is so much empty land there you an live of the land.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 1,6 МЛН
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 9 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 25 МЛН
Sneaking From MECCA To MEDINA For Free! (500km)
20:37
Obayd Fox
Рет қаралды 1,2 МЛН
Life Of A Nomad Somalia - Nolosha Miyiga Gaalkacyo
14:08
Khadar Baashee
Рет қаралды 40 М.
Somali Refugee now Busdriver - Sidee Jarmalka Darawal Looga noqda
11:17
Maxay dhalinyaradii Tahriibtay kala kulantay Qaaradda Yurub?
13:52
Khaalid Foodhaadhi
Рет қаралды 4,1 М.
Tareen hawada mara oo ka shaqeeya Jarmalka - Mucjiso yaab leh
11:10
Shiine Culay
Рет қаралды 156 М.
Left Hargeysa When I Was 10 - Markan Soo Qaxnay Waxan Ahaa 10 Jir
15:12
100 Years Old in Hargeysa  - Ayeeyo Boqol Sano Jir Ah
10:25
Khadar Baashee
Рет қаралды 67 М.
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 11 М.
Sababta ay dhalinyaro badan Nolosha uga dhaceen Dalka Germany | WAREYSI
29:44
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 9 МЛН