No video

Ha Derderin Carrada! || Faysal Cumar Mushteeg AHUN || HD +Lyrics

  Рет қаралды 398,411

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: HA DERDERIN CARRADA
EREYADA, LAXANKA CODKABA: AQOONYAHAN/MACALLIN FAYSAL CUMAR MUSHTEEG (AHUN)
_______________________________________________________
LYRICS BY: XASAN ABSHIR
SOO SAARISTII: QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
QARAAM CHANNEL - LYRICS
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 149
@hassanhiir9969
@hassanhiir9969 2 жыл бұрын
Run ahantii reer waqoyi...gacan ayan u tagay dhan walba ..sida fanka...oo dhan ..sida heesaha..gabayada..qasiidoyinka.....
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 3 жыл бұрын
Aniguna Ku doortoo kuma deyn karaayee Nacas duunyo heystiyo Doqon hayga raacine😍 Faysal Cumar allow kuu Naxariiso 🤲 From Melbourne Victoria 🇦🇺
@kylehorn9933
@kylehorn9933 2 жыл бұрын
Anoo ku dootaye ila joog haweenku ma qoraan. Dantooda
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 3 жыл бұрын
Aniguba daraadaa dibahada wareegoo Dadku way ila yaaboo doqon iimaleeyee Qalbigii ku doortuu nabarkii danqanayaa Dumar haigu noqonine waainaad dadaashaa😪 Hees aan marnaba qalbigayga ka go'ayn xasuus gaar ahna igu leh runtii😭😓faysal cumar mushteeg❤💯🙏 01/09/2021 waqti habeenimo arboco ay baxayso khamiisna aysoo galeyso iga dambeeyow👉👍🙏
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
Aww! Xasuus iyo macalinyagii Allaah u naxaristo Macalin Faysal Cumar Mushteeg iyo sugaantiisa ka hadlaysay jacaylkiisi. Cudkii mulaxankii, hobolkii waynaa Cabduqaadir Muuse Lugeey. Hageisa oon 40 sano tagin ayaan dib u tagay qofkii igu horaysay xasuustayda kusi dhaca ayuu ahaa Allow ku janee ameen
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 2 ай бұрын
Nasiib badnida faysal cumar mushteeg baa macalin kuu noqday!! Tolow ma schoolkii dayax ayaad ka baxday?
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 жыл бұрын
Faysal Cumar Mushteeg The leading Somali poet, Faysal Omer Mushteeg Faysal 1945-2012), tragically passed away on 20th September in Dacarburuq on his way to Addis Ababa to apply for a UK visa to attend Somali Week Festival 2012, where he was eagerly expected. Unfortunately, he became very unwell and he had to be taken back to Hargeysa. Sadly he died on the way to the village of Dacarburuq. Faysal was born in 1945 in Hargeysa. He studied in Hargeysa and Borame, before moving to Mogadishu to train as a teacher. He became not only a well-respected teacher, but also an exceptional musician, vocalist and composer. Faysal Umar Mushteeg’s distinctive voice and gift for incorporating poetry into his songs earned him the respect of his peers and the love of public audiences. He composed mainly Qaraami music, a style that has recently become endangered, but which is deeply ingrained in Somali art. Faysal is appreciated for his heartfelt and honest lyrics. He made a major contribution to the evolution of Somali music over several decades. In July 2012, at the Hargeysa International Book Fair, Faysal collaborated with the award-winning New Orleans jazz musician, Evan Christopher, and with the 'King of the Oud', Hudeydi, to perform his Qaraami music. He was expected to perform again with both Evan and Hudeydi at the 2012 Somali Week Festival in London and everyone is devastated by his loss.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Wow!!! what an incredible and impressive career he had!!, he'll always be unique and remembered and no one else can ever posses such multi talents like the way he did as you mentioned. May Allah grant him his highest level of Jannah Fardawsah (Aamiin). Thanks wll for sharing.
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
Horta waxaa ayaan daro ah in heesku afkeena somaliga yahay idinkana aad af shisheeye hormar moodin War dadka aad lahadleysan wa somali maha British marka luqadiina ku faana dhakinyarow dhaqankena iyo luqadena hani ahaadano mid aad ku faantaan
@cabdixakiincabdilaahi5303
@cabdixakiincabdilaahi5303 3 жыл бұрын
Dhibkasta oo jira maanta waxa xalkooda kuso heesay ragii hore, kuwa maanta heesana way shax guureen.👑
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
29 /1/2023 Balack day ii tahay Qalbi jab ku nolahay Wlhi Yaa Rabii Dhibka iga Saar Said baan u Daalay wlhi 💔🥺😢😢
@iskakaliahaw4834
@iskakaliahaw4834 Жыл бұрын
Alle hakasaro qalbi jabka walal waxan rajaynya inad hada faraxsantahy😢
@aayaabdirashid3560
@aayaabdirashid3560 Жыл бұрын
Sorry Wlky ilaahay Qalbiga hakuu Qaboojiyo😰😰
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
​@@aayaabdirashid3560 Mahadsanid Wllsheyda Alx Hada Waan bogsaday Waliba gurkeyga ayaa waxa ka dhiman Waxana Helay gawar wanagsn I qalbi dhaydo isma laheen nolasha adag ayaa malin un ka baxeysaa Dhaman Dhibka Aa somaray Waxa ka bartay Daruuso Hada Farxad ku nolahay 🥰✌️
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 Жыл бұрын
​@@iskakaliahaw4834Wll Mcn Haa Hada Wan bogsaday Comantican waba ilaway gorta bixiyay Farxad ku nolahay Guleyso 🙈😂😂
@lacagtafarxada
@lacagtafarxada 9 ай бұрын
sorry pro never give up
@rashiidgaballaax.777
@rashiidgaballaax.777 2 жыл бұрын
Ereyada walaal Xasan Qawdhan yaa lehe, Alle ha u naxariisto labadabee, Sugaanta u kala saar wax aanad ubinna dadka ha u soo galin, haddii kale waxa innugu dhaca taariikh habaab,
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 жыл бұрын
Haa saasan maqlay
@awralamohamed4093
@awralamohamed4093 3 ай бұрын
Adeero Naxariistii Jano Rabbi ha kaa warabiyo qabrigana ha kuu waasiciyo kuu nuuri🤲🤲 kinz baad noga tagtay👑❤
@gureymohamed679
@gureymohamed679 2 жыл бұрын
Faysal shakhsiyadiisa qoraal kuma soo koobi karno balse waxa aynu ku dhaafi karnaa uun in uu ahaa. Macalin,mulaxan, musician iyo waliba hal abuur sameeya heesaha. AHUN
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
AUN Feisal Cumar Mushteeg❤Qof codkiisi xabeebta lahaa kkeenikarro lama heli doono😭
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin
@musbaaxmaxamedmusbaax4476
@musbaaxmaxamedmusbaax4476 3 жыл бұрын
Dalka waxan kunoco mahayo waxan ku jeceladana garan mayo si waliba idaran Allow sahal
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 2 жыл бұрын
Anigu sidan u soo labanlahaa ayaa igu adag
@abdallakaariye7169
@abdallakaariye7169 8 ай бұрын
Yaa waduud Calayk yaa Mushteeg heesihiisa oo dhan baa ahaa Heeso qiima iyo qaayasoor ba ku leh Ummadii soomaaliyeed ee uu Hal abuurka Mulaxinka iyo fanaanka ba u ahaa AHU Ustaad Faysal Cumar Mushteeg
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Allahaw naxariisto aqoonyahan iyo fanaan faysal cumar mushteeg Fanaankii fanaaniinta somaliyeed
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aaamiin.
@mursaladan9239
@mursaladan9239 3 жыл бұрын
Illahow jidhkiisa cadaab ka dhawr
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Aniguna ku doortoo Kuma dayn karaayee Nacas duunyo haystiyo Doqon hayga raacin🙇‍♂️
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 3 жыл бұрын
Illaah haku naxariisto murti hadeey wax tareeysi dadkii horaa lahaa😢🥀 aniguna ku doorto kuma deyn karee😢😍
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aaamiin.
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 2 жыл бұрын
Ahu naxariisto Faysal cumar mushteeg aameen yaa Rabbi
@hamdaindhocashaaq8090
@hamdaindhocashaaq8090 3 жыл бұрын
Qalbigii ku doortuu nabarkii damqanya yasaaalm💔💯🎻
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
magaca i deqoo ku dacad bane dunidan an jognana dacalked ka jogta xamda indho cashaq 😍🙏✔️ 😅
@hamdaindhocashaaq8090
@hamdaindhocashaaq8090 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 😂😂
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@hamdaindhocashaaq8090 qosolkagan ka arka inad ii qushucde qalbigagu sebu jacaylka u qadariya 👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🤣😂😂😂🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂 wanaguna wa is afgarashe belo haygu surayn 🙏
@wiilhog6788
@wiilhog6788 3 жыл бұрын
dadkii hore maxe uga shaqeen wayeen in esan dowlada burburiin wayo dad badan ayaa bada iyo saxara iyo xabsiyada bu baaba.ay 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 3 жыл бұрын
Siwalba way ulahadleen dawladii xiligaas jirtay ayaa dhag udhigi wayday
@hoodohussein4536
@hoodohussein4536 2 жыл бұрын
Markii l riday maxaa mid kale loo dhisan waayay
@baxsanbilanofficial8066
@baxsanbilanofficial8066 2 жыл бұрын
Walahay heesatani aniga ayey igu socotaa ilahay haku naxarito fanan codo hala siyaa
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 жыл бұрын
Esh Cala Faysal Omar Musteeg Allow U Naxariiso Allahuma Amiin 🤲
@camirduale563
@camirduale563 Жыл бұрын
Erayada heeska waxa leh xasan qawdhan waa iga afeef musheeg AHUN
@mohamudabdirahmanjama1359
@mohamudabdirahmanjama1359 Жыл бұрын
Waa heestii qisadii shamis ibrahim ee faysal heclaaday ee ninka dabad ka yimi ka raacday
@anepsamantar2744
@anepsamantar2744 2 жыл бұрын
ILAHAY Naxaritisa ha kugu waariyo always you will be universal pure Poetry ❤️
@farahabdullahi7801
@farahabdullahi7801 2 жыл бұрын
aamiin yaarabi
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Hay dayrin naftaydaay" Hay dhigin daleel nacab Duufaan jacayl iyo" Wahsi haygu dayrin Duulkaan la ababiyo" da'day hayga reebin Oo doqon ka dheerid'e" Nabsi hayga doonin Ha derderin carrada Ha duulin Ha degdegine joog iska joog Dalka lama necbaadoo Dibadaha lama jeclaadee😓 Naftaydaay war maqal oo iska joog Wednesday night 2:55 AM 12-6-2024✍
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 3 ай бұрын
Addduunyooy xaalka be Allow u naxariisto Abtigay faysal Omer mushtek
@aasiyaahmed2586
@aasiyaahmed2586 3 жыл бұрын
26 Dec 2020 9:35pm Allah yarxamak Legand mushTeeG🤲
@mohaisse8887
@mohaisse8887 4 ай бұрын
Ilahay ha unaxristo Faisal cumar mushteg
@aftagmuse811
@aftagmuse811 2 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariso murtidii oo qof ah weye feysal
@mowliidibrahim2650
@mowliidibrahim2650 2 жыл бұрын
Rabi naxariistii jano haka warabiyo abwaan xasan qawdhan iyo faysal cumar mushteeg
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 3 жыл бұрын
Anigu ku doortoo Kuma deyn karaaye Nacas duunyo haystiyo Doqon ha iga raacine Cajiiib hadal qalbiga taabanaayo allow kuu naxariiso
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiiin
@allamericantvshow7694
@allamericantvshow7694 Жыл бұрын
Ma maqasheen jacaylkii macalimadii reer borama iyo faysal cumar mushteeg heestani waa markii gabadha laga guursadey ee nin inaderked ah oo maraykan ka yimid uu kaga jeeb roonaadey shamis xudhun waana qiso dheer inta badana heesihiisu gabadhaas ayay khusaysay
@ahmedyusuf5553
@ahmedyusuf5553 3 жыл бұрын
Iska joog dalka lama necbaadee
@maxamedcabdiwargaf5700
@maxamedcabdiwargaf5700 3 жыл бұрын
Wah wah heeso aad umacan wakhti fogbaa igu danbaysa salan sare zxp
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Soo dhowoow sxb.
@faadumojaamac2637
@faadumojaamac2637 3 жыл бұрын
Yaa salaam, Old is gold. Alla yaaraxma
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@mumuu2599
@mumuu2599 2 жыл бұрын
9:11 pm, friday, 19/9/2k21.💔😭
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
You wanted to type November there, looks like you said September
@SHORTVIDEO_10
@SHORTVIDEO_10 Жыл бұрын
💔😭
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Mushteeg Fanankii Codka xabebta yar oo macan laha Hobol Qaaliya Rabow kuu naxariiso
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo wuxuu ahaa xidig ka mida xidigaha fanka
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@aqaanastar7906
@aqaanastar7906 3 жыл бұрын
2021 hada firsanesid like i saar
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
MARRRRR MARRRR BAAN FAYSALOW IS IDHAAA MA DUUSHAA DHAWAAN WAAN KAA DABA IMMANE MACRADKAAN KU RAAGAY MANAAN MOODAYN IN AY SIDAN U DHEERTAHAY.
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Miyaad kadaba tagaysaa wll
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 2 жыл бұрын
🥺nacas duunyo haystiyo doqon hayga raacine 😪
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Feysal xabeeeb ninkii saxiixisa gabdhaha jarmalka feylka ugaleen cajiiiib oreginal voice hadaa maqasho waa kaas car yaa soo koobiyeeya oo wir waliba🤣
@abwaanumal2506
@abwaanumal2506 Жыл бұрын
Ana soo qaadayaa
@mohamedmoalim3175
@mohamedmoalim3175 3 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@dhool1724
@dhool1724 Жыл бұрын
19/10/2022😭😭 9:03pm Wednesday 😢debadaha lama jeclaadee😭ax
@samsamibro603
@samsamibro603 Жыл бұрын
😭😭😭
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
@@samsamibro603 nacas Duunyo haystiyo Doqon Hayga raacin 😭😭
@shucaybcaddebagaf3236
@shucaybcaddebagaf3236 3 жыл бұрын
Mahad sanid pro noo soobadi
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Insha Allah walaal, mudnaantana adigaa leh. Soo dhowoow.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto faysal
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin
@QadarKadaree-vv3zr
@QadarKadaree-vv3zr 9 ай бұрын
2024 Bilbaa Ka Hadhsan Insha Allh Waxan Rajaynayaa Dalkayga Saan U Jeclhay Inan U Necbaado Qurbaha Aan Joogow Illhow Intaan Dhiman Wadankayga Aan Ku Qaataa Noloshayda Inta Ugu Qruxda Badan Nabad Alle Haka Dhigo Degaanada Dagaalku Ka Socdo laascaanod Iyo Degaanada Somaliyed Ee Kaleba❤
@ahmedqaylo3424
@ahmedqaylo3424 2 жыл бұрын
Faysal cumar mushteeg alaw kuu naxariiso
@hamdaaahassan9158
@hamdaaahassan9158 Жыл бұрын
Alle qalisanaaya rabi yarxamuka adeero 😢😢😢😢
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 3 жыл бұрын
23/12/2020 galab casara oo xulka puntland iyo jupaland dheelayaan
@jaamacapdi1286
@jaamacapdi1286 3 жыл бұрын
Hi
@jaamacapdi1286
@jaamacapdi1286 3 жыл бұрын
Hi
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
kuwa badan ayaa lakoo biyeeyay lkn adiga my waa sababta aad utahay mid iiqaasa
@feisalomar219
@feisalomar219 2 жыл бұрын
Fananka laigu samiye AUN legend 😭💔
@ahmedshcni2185
@ahmedshcni2185 2 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto
@ridwaangoohe344
@ridwaangoohe344 3 жыл бұрын
Aaax ilahey narata haka Ilalio Adro qli lengend
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@Abdulwahed.m45
@Abdulwahed.m45 Жыл бұрын
Yaa salaam❤.
@mahdibra8592
@mahdibra8592 2 жыл бұрын
Ya Salam AHU Teacher Faisal Omar Mushteg rip 🙏
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 2 жыл бұрын
2022 baan dhagaysanaynaa!!!???
@armaanxaaji1872
@armaanxaaji1872 12 күн бұрын
11/ 8/2024 haben igu adkey xalada
@abdifatahdahir9112
@abdifatahdahir9112 8 ай бұрын
Marba hadaa waysay qofka jeclayd marnaba yusan ku helin adigana qof ku jecel 🤸‍♂️😂
@aabeykannaa4908
@aabeykannaa4908 3 жыл бұрын
Barigi siyaad barana buufis maa dadka hayey yaab
@amin-magio
@amin-magio Жыл бұрын
Allow kuunaxaristo 💔💔💔
@rashidyusuf107
@rashidyusuf107 Жыл бұрын
Aad iyo ayay u fiicantahay
@daahirabdi3221
@daahirabdi3221 3 жыл бұрын
Ale haw naxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 7 ай бұрын
Allow ku naxriiso 😢
@dheegismail3761
@dheegismail3761 3 жыл бұрын
Yaa ila fiirsanaya 6/20/2021
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 Жыл бұрын
Cod macaanaa Feysal Cumar mushteeg
@jasmine-007
@jasmine-007 3 жыл бұрын
AUN 🤲
@reeqacarab
@reeqacarab 3 жыл бұрын
mahadsanid QARAAMI
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Mudnaanta adigaa leh wll. Soo dhowoow.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
waxa wax walba isku dhama laxankisa subcis e yabka le
@cawobilan
@cawobilan 2 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya 2021
@aminabdillahiomar9282
@aminabdillahiomar9282 Жыл бұрын
Haa dulin caajib gabdha ika maah duliin lakin aniga ayah gaah dulahy wan ka shaley wlhi waah qiso iku dhacdahy wanka yabhy melan gala xidhin mah lahan
@feysalowelnur3133
@feysalowelnur3133 8 ай бұрын
Aniguna ku doortoo kuuma deyn karaayeee nacas duunyo heystiyo doqon hayga raacine
@hassanjamac1124
@hassanjamac1124 3 жыл бұрын
Hestani waa heesta kaliya anan ka xisa jabin maxan ku dayamay
@garadagmediaproductiongara4636
@garadagmediaproductiongara4636 2 ай бұрын
29/6/2024 sabti xasuus
@dirhamfilms6720
@dirhamfilms6720 3 жыл бұрын
20/07/2021 Habeen ay tahay ciidii carafa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan.
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
FAYSAL CUMAR MUSHTEEG OLD IN OLD.
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 2 жыл бұрын
3/AUG/2022 habeen khamiis Soo gelayso, 7:19.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Жыл бұрын
AUN MARXUUMKA
@lukhmaanpato8308
@lukhmaanpato8308 8 ай бұрын
20/Dec/2023
@mustafawazeri377
@mustafawazeri377 3 жыл бұрын
Heestan dhankasta wey iga tabaneysaaa hadey ahan lahed jecel ama bufir
@zakomar8981
@zakomar8981 Жыл бұрын
03/08/2023
@khaalidfarduus1742
@khaalidfarduus1742 3 жыл бұрын
Ragii hore
@hamdaindhocashaaq8090
@hamdaindhocashaaq8090 3 жыл бұрын
Rabi yarxamka adero
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@NNnnn751
@NNnnn751 Жыл бұрын
💔💔
@abdirahmanmohamed2955
@abdirahmanmohamed2955 Жыл бұрын
05/06/2023 lottery 😄😄😄😄😄
@farhannuur1185
@farhannuur1185 Жыл бұрын
13.11.2022 maalin maalmaha Alle ah balse Aan noqday qof anan filayn inaan noqon doono 🎭🥲 4:26
@user-uy7su6wj2s
@user-uy7su6wj2s Жыл бұрын
11.7.2023😢
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 3 жыл бұрын
The old is gold
@waanasiibnololaduun4853
@waanasiibnololaduun4853 10 күн бұрын
Marka kaliyan ee Aan dhibsado haweenka😡
@khadardeek7387
@khadardeek7387 8 ай бұрын
19 Dec/2023
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 жыл бұрын
waaqoloma
@Somalioz2020
@Somalioz2020 3 жыл бұрын
Somali
@hallakasirrun9814
@hallakasirrun9814 3 жыл бұрын
@@Somalioz2020 legend ❤️👋
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Why do you care
@mustafeabdilahi5613
@mustafeabdilahi5613 3 жыл бұрын
Hhh makahiil Ayu aha Alle ha u naxariste ¡
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 жыл бұрын
@@mustafeabdilahi5613 makaahiil yuu galaa ma hj
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shares
@samirahassan794
@samirahassan794 Жыл бұрын
The ring nois play toront your jack cycle bag mony sorry uncle
@sadiqcumar7226
@sadiqcumar7226 Жыл бұрын
Y
@samirahassan794
@samirahassan794 Жыл бұрын
Drity crcl noisring used your jackt
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 2,8 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)
10:49
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 201 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 29 М.
RIFTOOR | MUSHTEEG | XUDAYDI | LYRICS
12:39
Qaraamyahan
Рет қаралды 50 М.
Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg
12:21
Hirad Channel
Рет қаралды 469 М.
Ustaad Faysal Cumar Mushteeg Heestii Heedhe Gabadh Yahay Heedhe Lyrics
5:46
Heedhe Gabadhyay Heedhe|Faysal cumar mushteeg|
6:10
Mulaax Media
Рет қаралды 71 М.