Habboon Nuura - Heesta - Haddaad Ruux Is Barataan - Astaan Music 2022

  Рет қаралды 839,640

Astaan Music

Astaan Music

Жыл бұрын

Waxaa Hore U Qaaday Seynab Cige

Пікірлер: 151
@MohamedJamaal-id7jd
@MohamedJamaal-id7jd Жыл бұрын
Waan ku haystaa heestan wllhy cod dahab ah qurux iyo jawi Degan nasri iyo nasiib wacan igu beeg allahoow 🥺🥺🥺
@cabiir9011
@cabiir9011 Жыл бұрын
Hestaan Markan dhagestay waan ilmeyay wlhi murug badan Ayaan daremaa ilahow farxad igu badal yaa allah😢
@maandeeqqaasim1586
@maandeeqqaasim1586 Жыл бұрын
Aamiin 🥺
@hassanyare1287
@hassanyare1287 Жыл бұрын
À
@umaymaapdirahman2939
@umaymaapdirahman2939 Жыл бұрын
Amiin😢
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 ай бұрын
Aamiin
@sqynz7592
@sqynz7592 Жыл бұрын
Aan baadi goobe nasri iyo nasiib wacan. Ilaahow xaajigeygi jannada igula kulmi🤲🤲🤲 mid aan u dhigo dunida ma jiro.Ilaahow sabar isii 😭😭😭
@ruwaydaxussen5321
@ruwaydaxussen5321 Жыл бұрын
😭🥺amiin
@HabonAbdi-kr4fb
@HabonAbdi-kr4fb 2 ай бұрын
Aamii ❤
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 Ай бұрын
Aamiin mcny😢😢
@user-kp2cz2cj5v
@user-kp2cz2cj5v 17 күн бұрын
Amiin 😢
@axmedraja1089
@axmedraja1089 Жыл бұрын
Xusus qaaliya caawa i galisay waan ilmeyay walahy ax ax haboon nuura codkaga mcan
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 8 ай бұрын
Magic Atmosphere and Gorgeous Song 🎵 🎶
@ismailyusuf6375
@ismailyusuf6375 Жыл бұрын
Cod macaan iyo jilid fiican. Labiska iyo haybada ayaaban ka helay. Astaan Music fankii boodhkay ka tumeen.
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 Жыл бұрын
Waxaa nasiib daro Ah in aysan dhalin yarada hada jooga ixtiramka Aqoon baal daya gabadhaan way kaga ciyartay mamada hesteedii kulahaa narsi iyo nasiib wacan❌ waana bogsi iyo nasiib wacan ✅ Haboon nuura Waxan kula talineh in aysan Kabtan gashan🙏
@Hurre43
@Hurre43 Жыл бұрын
Ninyahow, waxaa jirta hal cillad oo fannaaniinta dambe qaarkood ka simman yihiin, xooggaba ma saaraan in ay saxaan ereyada heesta taas oo aan anigu dhihi karo waa waxa ugu horreeya ee ay tahay in mudnaanta kowaad la siiyaa. Waa cod wacan tahay gabadha, se keliya in ay ereyada heesaha ay qaadayso saxdaa ka dhimman.
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 Жыл бұрын
Waa nasir heesto lkn sida kale ayeyba ugu ciyaartay
@nimoosmansalad2424
@nimoosmansalad2424 Жыл бұрын
wuxu awalba quraan maahayn ereyaya waa la bad badli karaa qofba duu urabo ugu baxayso awalba waa la danbaabayayd
@pillanoozahmed7069
@pillanoozahmed7069 Жыл бұрын
Awalba sidan bay ku wacnayde afka jeedi oday😏🤨
@joker_pro670
@joker_pro670 Жыл бұрын
Deel qaaf ahaan xitaa uma dareemeyso miyaa ? Heestu Wxy Ku Dhisanthy Xarafka B Tuduc Aanu Xarafkaasi Ku Jirina Maba Jiri karo
@claahi4095
@claahi4095 Жыл бұрын
Codku waa100 heestu waaa 1000 saynab cigaa igusodhacaday haboon cood iyo faan ba ku jirah jawi dagan iyo hees macan ❤ habenimo .arbaca lul/17/7/2023/
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 Жыл бұрын
Hadad ruux is baratan🫂 Uu balad fog kaa tago✈✈ Balanna aad lahaydeen🤝 Ay kaa raaagto boostuna📝📝 I miss u so much my🌍🌍 Aan baadi goobe😔 Nasri iyo nasiib wacan ❤ Igu beeg allahayow🤲🤲
@sahrasahra6766
@sahrasahra6766 Жыл бұрын
Aamiin
@sodhawaada
@sodhawaada Жыл бұрын
Aan baadi goobe bogsi iyo nasiib wacag nagu beeg Alla hayow
@axmedismacil1186
@axmedismacil1186 Жыл бұрын
Cod bay ahaysa maansha allaah haboon nuura
@Mohameddhegayare
@Mohameddhegayare Жыл бұрын
Mazha allah way cod ficantahay
@BouhOmaros-u6v
@BouhOmaros-u6v 25 күн бұрын
Machaallah tank you
@user-fi2gb1qg6r
@user-fi2gb1qg6r 9 ай бұрын
Masha alah❤
@shuceybhussienissack3737
@shuceybhussienissack3737 Жыл бұрын
Whenever I listened 🎶 this song I cry 😢 for remembering 😢 bad days
@FahadAadan-ic1sw
@FahadAadan-ic1sw 8 ай бұрын
Oh sorry don’t forget bad days 😢please
@SAAZA_POI
@SAAZA_POI Жыл бұрын
Astaan music 🎶 top LVL 👌 🙌 Waxaan hees waa dhaaftay 📈❤❤💯
@kandarabi927
@kandarabi927 Жыл бұрын
I love it. And Habboon is both beautiful and amazing indeed!
@user-fp6pg2hq4z
@user-fp6pg2hq4z 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gr6hd1bo9o
@user-gr6hd1bo9o 11 ай бұрын
Amazing haboon nura fananta an kili tagero hore usoqo my sista
@asadsalad5752
@asadsalad5752 Жыл бұрын
Absolutely she’s gorgeous I really felt it my memories love story honestly i to her honored another one’s ❤❤❤is fabulous
@justnow7263
@justnow7263 Жыл бұрын
Kaban ka uun baa ka xun. Saalax qaasim muu halkaas joogo bal waa la yaabi lahaa.
@kopend8638
@kopend8638 Жыл бұрын
Wow beautiful voice
@drsmunabileabdi6092
@drsmunabileabdi6092 Жыл бұрын
Nasri iyo nasiib wacan igu beeg alahayoow 😢
@xiskaal24
@xiskaal24 Жыл бұрын
Bogsi iyo nasiib wacan nasiib ✅✅
@ythhythh4218
@ythhythh4218 Жыл бұрын
Ismaa lihi fananad kaa cod macan ayaa laa helay haboon yar
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 Жыл бұрын
Indr rooda kayf maidan daawan 😂
@mahadabdullahi2653
@mahadabdullahi2653 Жыл бұрын
Keep going wll
@ITSIDABOSS
@ITSIDABOSS Жыл бұрын
Astaan Music 💯📌
@drsmunabileabdi6092
@drsmunabileabdi6092 Жыл бұрын
Quruxsantayda ❤
@daysanejrlyrics9796
@daysanejrlyrics9796 Жыл бұрын
hees way dhaftay😎
@riitapella14
@riitapella14 Жыл бұрын
Heeestan aad bay ukufsatay inantu waykaga ciyartay mamadii
@xamseriiraash2433
@xamseriiraash2433 Жыл бұрын
Woow qurux codba u dheer
@NajiibMaxamuud-rd2rn
@NajiibMaxamuud-rd2rn Ай бұрын
best song❤
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 6 ай бұрын
Mar walboo heestaan aan maqlo waan yara ilmeeyaa,😢 qofki si dhab wax ujecel hadana ruuxuu jeclaa ay 2 wadan kala joogaan ayaa dareemi karo 😢 allow adigaa caadil ehee mar un iqradeyda dib noo kulmi
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 3 ай бұрын
Alle haydin kulmiyo wll mcn wn kuso ducynaaa
@cigaalciyaaye8188
@cigaalciyaaye8188 Жыл бұрын
Cajiib ❤
@zakeriye6995
@zakeriye6995 Жыл бұрын
Eyadii Bay khaldaysaa
@salmanali2584
@salmanali2584 5 ай бұрын
Nasri iyo Nasiib Wacan Nagu Beeg Alahayoow
@NasteexoShariif
@NasteexoShariif 11 ай бұрын
Nasri io nasiib wacan igu beeg allahoyow🤲🤲 2023/8/29
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 5 ай бұрын
Haboon waa fanaanad bal eeg siday mic ugu cayaareyso
@abdiabdullahi4020
@abdiabdullahi4020 Жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedfaarah3710
@ahmedfaarah3710 6 ай бұрын
Jawi aad u degan ban ku dhegaysanyaa caawa heestay aniga iyo dumaashidiin. Jan/2024
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
Bogsi iyo nasiib wacan nagu beeg Allahayow
@mohamedoday4767
@mohamedoday4767 Жыл бұрын
Jah cod macaaanaa
@kamadhelo
@kamadhelo Жыл бұрын
Masha allh
@SOMALI.CONNECT.MEDIA79
@SOMALI.CONNECT.MEDIA79 Жыл бұрын
Cod wanaag haboon nuura
@xamsemaxamed3931
@xamsemaxamed3931 Жыл бұрын
Masha allah
@user-nf3xr6it6e
@user-nf3xr6it6e 6 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤
@AndirahmanMohamed-k6o
@AndirahmanMohamed-k6o Күн бұрын
Xasuus wakhti aan goobaha raga kuso qatay xabsiga madhera guriga 9aad waa zer timo mantan dib ugu dhagaysanaya magalada adis Ababa
@nasradinabdi6646
@nasradinabdi6646 Жыл бұрын
Cod dahabi ah my cousin fatxi nuura.
@user-ht2lj9iy1k
@user-ht2lj9iy1k Жыл бұрын
Gacaliye rajada kaliya ee an aad usugo ayaathy❤❤❤😢Ali osman ❤❤❤❤❤❤
@xiisali
@xiisali 10 ай бұрын
🥺🫶
@Abdi_nazir
@Abdi_nazir Жыл бұрын
Haboon nuura
@sahalyare1167
@sahalyare1167 Жыл бұрын
Heestiiba Sawtan Kufasatay heestu waa saddex bayd baydkii uhoreeyay iyo kii udanbeeyay bay qaadayoo erayadii way wada khaladay fan soo noolayn maahee fan was weeyaan sidani waayo Heesuhu waa suugaan iyo af somaligii saxda ahaa marka waxan jirin lagu heeso af baabiin weeyaan astaan heesaha masaxaan video qurux badani ma fan noolaynbaa hunguri bay u ordayaane nasri iyo waxani heesta kumaba jiraan bogsi iyo nasiib wacan nagu beeg allahayoow weeyaan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@shaakiraxmed5004
@shaakiraxmed5004 Жыл бұрын
thanks
@mohamed24736
@mohamed24736 8 ай бұрын
Very loved
@zhaqirizhaqiri9174
@zhaqirizhaqiri9174 Жыл бұрын
Mnsha alha cod mcaan thy
@natasha_naina4646
@natasha_naina4646 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@faysalmahamed6698
@faysalmahamed6698 11 ай бұрын
Yasalaam cod macaan
@fartuuncali3271
@fartuuncali3271 Жыл бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤
@maxamadcumar4120
@maxamadcumar4120 Жыл бұрын
Haboon nuura Hibo nuurada samankan
@badalcabdimuumin7055
@badalcabdimuumin7055 Жыл бұрын
Ax ax heesta yurub geenyo😭😭sawtu raxma kuwacnayd dawacaa heesta iga cuntay
@zahrabon
@zahrabon Жыл бұрын
Adiga yuur ah
@GaalxasuuqeKing
@GaalxasuuqeKing 6 ай бұрын
nasri iyo nasib wcn nagu beeeg alaha yow
@nastehoahmed7354
@nastehoahmed7354 Жыл бұрын
Waaw
@dekowomar056-qc4fv
@dekowomar056-qc4fv Жыл бұрын
Nasri iyo Nasiib wacan nagu beeg Allahayyow, Xasuus iyo waaayo.
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
Nasri maahan ee waa bogsi. Heestu waa B-lay ee N-lay Maahan
@AdanJamac-ys4og
@AdanJamac-ys4og 3 ай бұрын
Ok cadi😂mahan
@yaasmiinmacalin5559
@yaasmiinmacalin5559 Жыл бұрын
5k commi soon
@faysalmaxamd7603
@faysalmaxamd7603 Жыл бұрын
Wow
@abdiabdullahi4020
@abdiabdullahi4020 Жыл бұрын
Waw
@GaalxasuuqeKing
@GaalxasuuqeKing 6 ай бұрын
Cabdiraxmaan
@ayaanmahamed4284
@ayaanmahamed4284 Жыл бұрын
Hadaad ruux iz barataan uu balad fog kaa tago😭💔
@mohamednuri8
@mohamednuri8 Жыл бұрын
💔💔😭
@nugaal7690
@nugaal7690 6 ай бұрын
Pest❤
@shukrimaxamed2770
@shukrimaxamed2770 Жыл бұрын
Bogsi iyo nasiib wacan weeye Hesta xarafka b Bay ku soctaa
@xamsemaxamed3931
@xamsemaxamed3931 Жыл бұрын
Hboon ruura
@sicidacaydiis8545
@sicidacaydiis8545 Жыл бұрын
Burji iyo nasiib wacan inanta intaas ayaa hoos martaye balse waxa na deeqay codkaeeda iyo quruxda ay la wadaagto hablaha somaaliyeed xasuus
@AbdalleAbdirisakXiirey-kd7sr
@AbdalleAbdirisakXiirey-kd7sr 8 ай бұрын
Hees
@BarkhadTech
@BarkhadTech Жыл бұрын
Inanta yar heesta way waashay waayo heesta ereyadeeda dhan qaarba khalad ah iminka tusaale ahaan (Nasri iyo nasiib waxan maaha) ee waa {bogsi iyo nasiib wacan}
@subaidamohamed4
@subaidamohamed4 Жыл бұрын
Absolutely
@Heartfeltlessons-cx3qr
@Heartfeltlessons-cx3qr 2 ай бұрын
Quraan maaha jaahilaw heesta iska dhagayso
@dayaxaadano8644
@dayaxaadano8644 Жыл бұрын
Alla maxan jelka ku dhagaystay xasuus gapilay 🕶
@AhmedHussein-mq2uv
@AhmedHussein-mq2uv 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zi2my5rj3h
@user-zi2my5rj3h 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
GEFE KEFE QEXWE GEFE KEFE KEFE GEFE QEXWE KEFE GEFE KEFE
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
1111
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
WORLD
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
QEXWE
@NasteexoCabdi-dc3sh
@NasteexoCabdi-dc3sh 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiAbokor-dz5nq
@AbdiAbokor-dz5nq 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@cali2119
@cali2119 Жыл бұрын
Nasri iyo nasiib wacaan nagu beeg alla hayow
@maslahsugow5929
@maslahsugow5929 Жыл бұрын
Nooo noo hesta waku ciyarti
@mohamedjama6882
@mohamedjama6882 Жыл бұрын
War waxan aad codka korsreysan ka daaya codka ayuu helynaya
@AbdilaahiMuxumed-id4eb
@AbdilaahiMuxumed-id4eb 11 ай бұрын
No sida aan arko iyo sawir mida xagaga inan ugtagali ogan sawira maku dharta
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Amiin aamiin yaa raxmaan
@abdishakurshafiemohamed-zl2dq
@abdishakurshafiemohamed-zl2dq Жыл бұрын
Subax qamiis ah sacadu waa 11:00 🕚 morning waxa joga kampla uganda waxa I bilabaneyso jamacad subax qabow bdn jawi❤mcn yahay Xalyna aan so daawady real vs Liverpool 1-0 loga bdiyay Liverpool 6-2 agree benzema vini asist habinki jawi mcn bannka iska fadhiyy ano fero qawn ani iyo wiil baafo la dhaho o isla tagn wa habin mcn bdn
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
heestaan waxaan dhagasaneyey anoo s afrika jooga 2008dii oo tukaankeeyga la boobay, ar maxeey balaayo igu dhigeen waagaas
@xiisali
@xiisali 10 ай бұрын
Sorry wllo 😢
@maxamedmursal8535
@maxamedmursal8535 Жыл бұрын
Heesta waad kufsatay bada la dubaayo wamaxay teeda kale bogsi iyo nasiib wacan ayeey aheyd mana ku soocelin jirin seynab cige war heeska karamada ha ka qaadin
@user-xc6ic2kj9j
@user-xc6ic2kj9j 9 күн бұрын
wiwnsk😮😮😮
@KhaalidNuurjaamac-le1el
@KhaalidNuurjaamac-le1el Жыл бұрын
2
@user-ye4qp6kn6s
@user-ye4qp6kn6s 10 ай бұрын
HaBoon ina nuura wxaan QoraY awoowe oo aY tidhi bar baarrti Baxssan inan YaQooo Murra ku kxe bananads
@xamseadan6392
@xamseadan6392 Жыл бұрын
ax yaa cod
@abdihakimbashir9867
@abdihakimbashir9867 8 ай бұрын
Qoftan quruh lagu sheeko malaha balse sojidasho qurux badan bey ledahy
@BisharoFarah-bs5zi
@BisharoFarah-bs5zi 10 ай бұрын
Cod macan
@bilanbellobeautysalon1336
@bilanbellobeautysalon1336 Жыл бұрын
👀👀👀
@GoodHart-xp3mg
@GoodHart-xp3mg 2 ай бұрын
J
@muhamouse449
@muhamouse449 Жыл бұрын
ax yaa qaraami inantu cod bey Hysaa lkn midhaha yra qaldaysaa
@safiyamohamed782
@safiyamohamed782 Жыл бұрын
Bogsi iyo nasiib wacan Nagu beeg allahayow🙄 Wx kleba ku ciyaaroo hesaha saynab cige ciyarta ka daya hdi aydaan cadi u qaadayn🤦‍♀️
@jeynaboy7045
@jeynaboy7045 Жыл бұрын
somalida mawa bugaan dhamantod😂
@EBYAN5
@EBYAN5 10 ай бұрын
Waa mida aan layaabay 😂😂 istaaqfurulaah way isku daba daydaan malaha
@EBYAN5
@EBYAN5 10 ай бұрын
Ani waaba kuraxaystaa heesaha jclka ah jclna mahaysto kwrn qof aankala tagnayna xasuusta iiguma jiro😂😂😂
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
🥴
@Nuuriita767
@Nuuriita767 Жыл бұрын
Dadkan leh gabadhu hesta way kaga ciyartay mamadi wuxu ma aayad qurana manay kolayba hes ahayn Xagad xadis uga dhigaysan siday surad qaladay gabadhu uff iska amusa nio ha kufsato haday donte ka dhamada gabadha mise waxad qortanbad la’adihin😏😏
@munamohamed4305
@munamohamed4305 Жыл бұрын
0
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
WeleIK
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
1111 : 42 WELEK : GRAY
Habboon - Nuura - Heesta Muhasho - Astaan Music 2022
7:36
Astaan Music
Рет қаралды 357 М.
Rooda Kayf - Heesta - Gugeenii Waakaa Samaadey - Astaan Music 2022
4:56
Astaan Music
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 27 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 16 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
Amina Xasan & Maxamed Xasan Lafoole | Amar Alle
4:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,3 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Habboon Nuura - Heesta - Qabrigii Jacaylka - Astaan Music 2022
3:04
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
YURUB GEENYO FT ABDIWAHAAB BOOSKA LAGAMA MAARMAN VIDEO 2023
3:56
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 4 МЛН
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 2,9 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 27 МЛН