Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami

  Рет қаралды 2,488,819

Bulsho News

Bulsho News

3 жыл бұрын

Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - stream.iqbroadcast.tv/Bulsho/#
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved
Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 379
@AhmedZaki-sk3ls
@AhmedZaki-sk3ls 5 ай бұрын
Esha callaa hees iyo xasuusti maxamed Axmed kuluuc 2021 ila 2024 cida dawanaysaa, wan salaamayaa love ❤ sara😊
@shuceebasey3268
@shuceebasey3268 Жыл бұрын
Dadkii fanka iska laha reer waqooyi waN idin slmy😍
@abdulkadirnoor3527
@abdulkadirnoor3527 9 ай бұрын
Quraanka inaa sidaas ugu qushuucdan allah idinku toosiyo 😢
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
LYRICS Diiggaa habeenkiyoo Markuu waagu daalaco Duryama ood ogsoontoo Dayaxaa oo badh kaga maqan Dabuubta ugu yeedhaa Diinkunaa ma dhuunyadoo Dareemadaa abaartii Afka wuu u diidaa Halkuu gu'gii ku daaqee Anna dookhu yaab lehee Siduu iigu kaa diray Dawooy adiga mooyee Dumar kale ma yeelee Dan kaama lahee taa dhaaf Waa doqoone ha u jabin Dar baa ugu yidhaahdee Amba diradiraaha iyo Dadka kaa xanaaqee Dartay kuu colaadshaan Intaa daaya leeyee Addigunaa jacayl daran Sideed iigu daysaa Nafta waad damqaysaa Sideed ugu darnaataa Eed iiga durugtaa Hadal iigu diidaa Dadka iigu maqashaa 😭😭😭😭😭😭😭😭 Dayo awrka geeluba Wuxuu micida duugaa Dayrtiyo gu'gii buu Isba dayrcadkiisu Sheedda uga doobiyaa Markuu daaro xiisuhuu Uu kali dawaaffaa Dambarsamaaha cawlkaa Dabeylahaa ka faashee Anna dookhu yaab lehee Siduu iigu kaa diray Dawooy adiga mooyee Dumar kale ma yeelee Dan kaama lahee taa dhaaf Waa doqoone ha u jabin Dar baa ugu yidhaahdee Amba diradiraaha iyo Dadka kaa xanaaqee Dartay kuu colaadshaan Intaa daaya leeyee Addiguna jacayl daran Sideed iigu daysaa Nafta waad damqaysaa Sideed ugu darnaataa Eed iiga durugtaa Hadal iigu diidaa Dadka iigu maqashaa Ereyadii AUN abwaan Huryo
@garaadquruxbuub8728
@garaadquruxbuub8728 2 жыл бұрын
Wawo nice song
@mukhtaarmohamed6056
@mukhtaarmohamed6056 2 жыл бұрын
The best song 🎵 ❤ and real talent by Khaled is a making sense and good story with happiness.
@mukhtaarmohamed6056
@mukhtaarmohamed6056 2 жыл бұрын
The best song 🎵 ❤ and real talent by Khaled is a making sense and good story with happiness.
@engayaandugsiiye8075
@engayaandugsiiye8075 2 жыл бұрын
Kun like hadan ku awoodo wanku siin laha 🥰
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
@@engayaandugsiiye8075 mahadsanid wll
@Ali_Moh2023
@Ali_Moh2023 2 жыл бұрын
Xili danbe hapenkii Jawiga oo degan neecow yar dhaceyso keligaa aad tahay heestanina ku baxeyso 📌❤️‍🔥
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Lejen😂
@sadiiqmahamed3218
@sadiiqmahamed3218 Жыл бұрын
Waa runtaa wlhi
@queenhaldhaa8467
@queenhaldhaa8467 Жыл бұрын
Ooo ma Gaadh,kaad Gashaa Nio🤣🤣🤣
@farhanahmed-ii2lk
@farhanahmed-ii2lk 5 ай бұрын
❤❤😂cajiib weyan walhi 2.30pm markad ado mirqamaya hestan ku baxayaso walhi waa xalad kale
@ahmetsultan26
@ahmetsultan26 4 ай бұрын
Wlhi Hadda oo ay Tahau 2:29 gelin dambe ah Meel cidla ahna aan Joogo ban Dhageysanya mrkii 3aad waba igu socoTaa 😅
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 Жыл бұрын
Hada saan loo heesenin meel iska fadhista legend khalid dhoobo 🙏🙏🙏
@zaynabsalah8836
@zaynabsalah8836 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo maxamed axmed kuluc allahuma aamiin
@salmaiprahim8701
@salmaiprahim8701 3 жыл бұрын
Amien wlalO 😭😭😭😭😭
@UZAAME01
@UZAAME01 4 ай бұрын
Aniga heesaha qaramiga ah si gaar ah ii taabtaan siiba heestan mar walba wa dhagaysta cidlada isku dhaafiya ereyadeda wxd moda inay i khuseeyan😢 wxn dhagaysanaya 24/3/2024 qofki iga danbeya like hayla dhaafin
@muniramohmut6475
@muniramohmut6475 3 жыл бұрын
Heesti abtigay alle haku naxaristo abti macn😥😥💕💯
@muniirjr6856
@muniirjr6856 2 жыл бұрын
abtiga axmed kuluc
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia 3 жыл бұрын
Walahi waaan duuli gaadhay 5:55 laysma caasiyee cadawga unoolow 🙋‍♂️👑
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Anigu waaban duulayba
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
Heeta Maceyda waa Jaceyl Daran, Erayada Maxamed Cumar Huriya Xasuustii Naxamed Kuluc Khaalid Dhoobo Masha Alaah horay u soco❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 жыл бұрын
Huryo Ala ha u naxariisto Abwaan jilaa wax walba heesha khadra daahir cilgaal u qaaday abwaankii lahaa sida godadle
@aminomar9569
@aminomar9569 2 жыл бұрын
Sxb huryo malaha ee iska hubso heestan waxaa iskale oo erayada saneeyay boon xirsi
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 жыл бұрын
@@aminomar9569 *wax aanad hubin weliga lama sheego heestana cida leh waala wada ogyahee*
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 2 жыл бұрын
Wooow 😍😍dhoola Yare abtiyashay garxjis waa dadki fanka laha ilahay haw naxariisto awoowe mamhed kuluc❤😘
@hargeysamedianetwork2461
@hargeysamedianetwork2461 2 жыл бұрын
Kan yari waa isaxaaq
@RukiaAbdi-zd3rb
@RukiaAbdi-zd3rb 6 ай бұрын
Old is gold what's Amazing
@mubarikaar2131
@mubarikaar2131 3 жыл бұрын
Anna doookhu yaablee siduu iigu kaa direy ..... Heestan habeeenkii laba jeerbaan sii dhagaystaa intaanan seexan . 😍
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 2 жыл бұрын
Qur,aanka ku seexo bro 🙏
@russianqbc2996
@russianqbc2996 2 жыл бұрын
😣 Ana dooqu yableh sidu iigu kaa diray💔 Dareenka haa waxyeleynin adiga laftirkaguu Khalidow😣💔
@user-zh6kr5ri4v
@user-zh6kr5ri4v 4 ай бұрын
Dankama lahee taa dhaaf waa doqone haw jabin dabaa igu yidhaahdee Ana dira diraha iyo dadka kaa xanaqee dartay kugu colaadshaan intaa daaya leeyee 10:40pm dhegaysanayaa eeshcalaa hees dalka maraykanka magaalada miniswooto jawi degan Keep going khaalid dhoobo zxp legend xasuustii maxed Axmed kuluc diiga ❤
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid 3 жыл бұрын
Geesi habar yoonis ah khaalid vs kuluc 🥰💯💯
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 3 жыл бұрын
Reer abtigey jecaliya
@dgarb8353
@dgarb8353 3 жыл бұрын
Codki adeero wa keenay wale wan duuli gadhayba 😂🙋🏾‍♂️🙆🏽‍♂️
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Geesi somaliland hy waa reer somaliland maa kuukuuyo
@cqanihassanclaahi7733
@cqanihassanclaahi7733 2 жыл бұрын
Khaalid xuseen jaamac nuur bahdoon ( khaalid nafaqo ex laacib xaga dhaantadada ah u ciyaari jiray Kooxdi Socayo Band ) waa halku kula baxay Khalid nafaqo zhp Keep going Waa fanaan aad u cod macaan
@xasanmahdiaraye1027
@xasanmahdiaraye1027 3 жыл бұрын
Wlahi waa keenay khaalid AHUN Mohemed axmed kuluc wy adkyd in la keeno Codkiisa iyo laxankiisaba
@rafiiqofficial
@rafiiqofficial 3 жыл бұрын
Khalid dhobow zhp heestan wad ijeclaysiyay walhi. Thnkz zhp. Afkaga cano lagu qabay🎙🎸
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 3 жыл бұрын
Wiilkan kuluc wuu keenay nabee guulayao gacalee🖤💯🙏
@AM-jw3dr
@AM-jw3dr 3 жыл бұрын
Codka, jiibta iyo laxanka waxaan siiyay 100% , dhoobo waa fanaan hibo u leh qaaciga abaal marin aan uga dhigno bogaadin Khaalid dhoobo No more play back ❤😄
@yasminbashe9128
@yasminbashe9128 3 жыл бұрын
A
@yasminbashe9128
@yasminbashe9128 3 жыл бұрын
_
@mustafegarbo3392
@mustafegarbo3392 3 жыл бұрын
Heesta iyo fanaankuba way iga gadan yihiin👏👏👏👏👏dhoobo
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 3 жыл бұрын
Heestii aptigay iyo inaptigay pest cod Allah haydinka raali ahaado
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 жыл бұрын
Walahay kuluc fanaan waynbuu ahaa wakhtigii aan 25ka ahaa waan qiirooday rabow u naxariiso AAMIIN
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia 3 жыл бұрын
Yaa illaahal caalam eshcalaa codka idilay khaalid dhoobo maxaad samaysay.🙌👏👏🙋‍♂️ . Fankii dhintaad dibu nooldaaysay hore soco axsan fanaan. Hambalyo keep going 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@dgarb8353
@dgarb8353 3 жыл бұрын
Wan duuli gadhay wlhi 😂🙋🏾‍♂️🙆🏽‍♂️
@salmaiprahim8701
@salmaiprahim8701 3 жыл бұрын
Mohamed ahmeD kuluc alle haku naxariistO Awoowo mcn 😭😭😭🤲
@abdaleali6328
@abdaleali6328 3 жыл бұрын
Aamiin awoow
@abdaleali6328
@abdaleali6328 3 жыл бұрын
Aamiin awoow
@user-vn9rt7vz7g
@user-vn9rt7vz7g Жыл бұрын
Hees qudha mahn please waa niyad fadhiizin cadiya laxn muzak cod intupa waa izhayztan khaliD dhooPokeep goinG pro❤
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 3 жыл бұрын
Wow khalid dhoobo Kuluca cusub
@tvbulsho
@tvbulsho 3 жыл бұрын
waa talented dhoobo
@awomaan8385
@awomaan8385 3 жыл бұрын
M.allh wllky khalid cade waanku codeeyaay kor uu socooo wllo👏👏👏👏👏
@samirsaed4770
@samirsaed4770 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Kuluc. Adna cod aad u fiican ayad ku luqeysey ✅
@nuurakhadran4822
@nuurakhadran4822 2 жыл бұрын
Khalidow ku raxyso heesii aderada maxmed farx iyo Axmed Maxamed kuluc dhashii habaryoonis ❤
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 3 жыл бұрын
boqorka codka dhoobo yare😍🥰🤩
@inanabiadem2646
@inanabiadem2646 3 жыл бұрын
Ana dookhu yaab lahe Siduu iigu kaa darey Dawooy adiga mooye Dumarka kle ma eege 😢💔💔
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 2 жыл бұрын
Love has a pain bro an samirno 😪💔💔
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Wallhy wuxuu iso xasusisay legend kuluc ax xada i dhaqawday
@abubakarugaazofficial462
@abubakarugaazofficial462 8 ай бұрын
Sunday November 26 2023❤ Habeen xasuus mudan!! Iyo heestan qiimaha leh iyO nairobi☺️
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 3 жыл бұрын
Woow khalid dhoobo waa talanted mansha allah 🌹🌹👌
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane Жыл бұрын
🥺😭 Fanka yaa kaa xiga my singer Khaalid dhoobo 🤩🤩🤩
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Wooof noolow khaalid naxariis waasaca Allah ha ugu deeqo halyeeyadii fanka maxamed axmed kuluc iyo maxamed cumar huryo
@muqdishochannel3040
@muqdishochannel3040 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉Codka iyo dareenka uu ku qaaday heesta ayaa cajiib ah ❤❤gabadha agtaagan ayaa heesta kuusii maceenesa iney ka degto ma aheyn ❤❤❤❤
@MohamedHassan-hj3is
@MohamedHassan-hj3is Ай бұрын
Legend always legend of the most important to me saxib keep going 🎉❤
@Libaan99
@Libaan99 Жыл бұрын
Absolutely outstanding, keep going bro ❤ 👏 👌.
@cabdiqanimuxiyadin4791
@cabdiqanimuxiyadin4791 3 жыл бұрын
War odayga cumaamadiisa lama haysan karo alfa mabruuk
@amruunmohed739
@amruunmohed739 2 жыл бұрын
Caawa kaliya 5jeeer baa ku ceshtay waa ku faraxsanhy fanka in loo helo dhalinyaro khaalid dhoobo ookale ah
@deeqdarajo5542
@deeqdarajo5542 3 жыл бұрын
Waaw khalid dhobo horay usoco runti halkeda ayuu dhigay qasatan waxaba iiga daran sida qiradaleh oo uqaday
@maankanuriso1658
@maankanuriso1658 2 жыл бұрын
Ana dooqu yaab lehee siduu igu ka direy wiilow adiga mooye rag kale ma yeelee♥️😁😂
@claahiaxmed1788
@claahiaxmed1788 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maxamed Ahmed kuluc
@caytokayse4080
@caytokayse4080 3 жыл бұрын
Wan ka cajisi la'ahayba codka fiican uu ku qaaday kp gng bro 🎤
@ifrahomar8304
@ifrahomar8304 Жыл бұрын
Anaa dookhu yablehe sidu igu ka daraya deeqow adiga mooye raggakleba ma caashaqo😪❤💯
@maaramire3463
@maaramire3463 Жыл бұрын
Sas wye
@mhassan0163
@mhassan0163 8 ай бұрын
Dan kaa malahee Deeq iska daa, waa doqon ee how jabin.
@UZAAME01
@UZAAME01 4 ай бұрын
Haku dirin inanta ninka😂😂​@@mhassan0163
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 10 ай бұрын
Markuu daalo xiiisuhu😢 wuuu keli dawaaafaaa 💔🖤😭 inkastooon kaa dalay wlll dhaawacna iso gaadhsiisiy😢😢 peace and love wlll guulayso labada daarooodba
@nawaaldhako1758
@nawaaldhako1758 10 ай бұрын
Wllshy guulayso markasta ❤
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 10 ай бұрын
​​@@nawaaldhako1758amiin sisy❤😊
@hajivlogs1733
@hajivlogs1733 7 ай бұрын
huda wnku jacalhy feeling love😍😍
@LiveAlone-pf8gf
@LiveAlone-pf8gf 5 ай бұрын
😢 I am wating now my love 💔💔😭
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 5 ай бұрын
@@hajivlogs1733 ilove
@daahiryariisow
@daahiryariisow 3 жыл бұрын
Laxanka.100% music 100%
@ahmedshireh384
@ahmedshireh384 2 жыл бұрын
Asc, waa fanaan saxan Heeste mohd ahmed kuluc Sii fiican bu u qadaaya.
@khalidabdi502
@khalidabdi502 9 ай бұрын
Axsan fanan Khalid dhoobo yare
@xamseaadan4391
@xamseaadan4391 3 жыл бұрын
♥️♥️Wooow Waxba Lagama QabanKaro Codkan Waalida ah♥️♥️
@yahyaismail2038
@yahyaismail2038 Жыл бұрын
Khalid dhoobo.. keep up sxb.. Real Kuluc.
@amruunmohed739
@amruunmohed739 2 жыл бұрын
Alla dookhu yaablee siduu iigu kaa diray 😍😍😍😍😍
@rooble883
@rooble883 3 жыл бұрын
Bal erayadan eega aan mid kaliyi soo noq noqonayn. 1973kii ayuu nin ka dalbaday Abwaankii Max'd Cumar Huryo (aun) inuu hees ugu sameeya inan(gabadh) uu jeclaa oo schoolka Axmed Gurey dhiganaysay.
@ibnucheifcaaqil2653
@ibnucheifcaaqil2653 3 жыл бұрын
Iska hubso inder waa ereyadii CABDI IIDAN FAARAX ahun wxu ahaa nin aan ilaahay ubad siin, laba dumara guursdoo qabay, mid kamido danka gali wayday ayuu u tiriyey, sidaa weeye.
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
@@ibnucheifcaaqil2653 *adeer khayr helee wiilku waa kaa saxsan yahay heestana waxa iska leh MAXAMED CUMAR HURYOA waana sida ay diwaanka RADIO HARGEISA ku taalo CABDI IIDAANA FAARAX na heeso badan buu u dhiibay KULUC oo ugu caansan tahay heesta XURMO-DARAN*
@abwaanumal2506
@abwaanumal2506 3 жыл бұрын
Abwaan abdi iidaan ayaa erayada leh Waxay ka mid ahayd heestani 7 heesood ee xormadaran la odhan jiray waxana wada qaada heesahaa kuluc alle haw naxariistee Sixid
@muraadstudio1558
@muraadstudio1558 3 жыл бұрын
Woow waa la yaabay
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto mohamed ahmed kuluc
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Allah Yarxamu Mohamed Ahmed legend ayuu ahaa.
@ismaciilaxmed3667
@ismaciilaxmed3667 2 жыл бұрын
Dhoobo waa fanaan cod dahabi ah run ahaantii keeb going
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 3 жыл бұрын
5:55 bal wuxuu samaynayo day caleek caleek❤
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Rabbigu ha u naxariistee kuluc wuxuu ahaa fanaanka fanka qiimahiisa iyo macaankiisa aan ka bartay iyo murtidu siday somalida dhaxal ugu tahay
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 2 жыл бұрын
Wiilka sacabka siiya yaaqeyo
@maanxassan2362
@maanxassan2362 6 күн бұрын
Khaalid Dhoobo wa Fanan Da,yar oo cod macan aadbana Hestan Udhagaystaa inta badan marka Jawiga Ku Jiro
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
Waaaw dhoobo yare fanNkayga sanadka... the best
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805 3 жыл бұрын
khaalid dhoobo is legend
@yonezcrown1909
@yonezcrown1909 3 жыл бұрын
Dankaamale taa dhaaf waa doqone Ha ujabin ahsan khalid dhoobo yare hlked dhigtay
@user-dp5wu3vz1v
@user-dp5wu3vz1v 11 ай бұрын
MAXDAX
@AbdirazakDadaal.official
@AbdirazakDadaal.official 3 жыл бұрын
Khaalid dhoobo 💯💯💯💥💥
@sayidabdlahi2457
@sayidabdlahi2457 2 жыл бұрын
💯🔥
@tifowahmed7057
@tifowahmed7057 2 жыл бұрын
Xaqiiq waa iska aduun waan ogahy inaay danbi tahy lkn kama daalo codkaan walibaa wala ilmeeye heesta jclkaa niinow ka adag yahy ayan ahy
@abdifitahhassanismail
@abdifitahhassanismail Жыл бұрын
Legend wan keentay heesta❤
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707 Жыл бұрын
Wllhy heestan mar walba wan soo bookhda.
@mawlemagan
@mawlemagan 3 жыл бұрын
Mashallah, Wiilkaan yar anigu 5* ayaan siiyay. Waayo, heestaan halkeedii iyo kasaro ayuu dhigey.
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 2 жыл бұрын
Anna 10
@user-bh8ng9nv7i
@user-bh8ng9nv7i 8 күн бұрын
Alle how naxariiz mohmed kulucc😢2024 daawanayaa
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
Caleeeeeek fanaan iyo nus wweye👍
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Raga nimada ka muuqataa waa Gobalkii Raga Burco 💚❤🤍💯💯💯💯💯💋💋💋
@hargeysamedianetwork2461
@hargeysamedianetwork2461 2 жыл бұрын
Maaha ninkan waa isaxaaq carre rer hargeysa
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Ha haey mnsha Allah 4
@FaYzaLEto
@FaYzaLEto 11 ай бұрын
Bartedi ayad dhigtay😢😮
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 Жыл бұрын
Kuluc lama gaaree alaha unaxristo inshalh from galkacyo Somalia
@zhucaybaliofficial2791
@zhucaybaliofficial2791 3 жыл бұрын
Khalid yare walhi cimaamadaada waahoraan kusiiyay waadka dhex hadashay heeska
@caqli_same8270
@caqli_same8270 Жыл бұрын
Gacan malable nuuradiin cali amaan Khaalid yare oo keenay kuluc wax kale 25-nov-2022 jeedii wangsen😂
@qoormoh150
@qoormoh150 Жыл бұрын
Best song 🎵 ❤ ♥ 💕 💓 👌 🎵 kuluc
@msbuundo
@msbuundo 3 жыл бұрын
Waar ninkan caadi maaha wlhy lama eego kaliya codka lkn bal u fiirsada sida uu codka gaarka u samaynayo ama sidaa u heesa ama iska daaya boowayaal
@user-gm7fj4uf4n
@user-gm7fj4uf4n 6 ай бұрын
Masha alaah
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Dayax xidigaha labaduba waa somaliland dadka kale hawul idiin taala maaha from qol u jeed❤
@updysaidjama5869
@updysaidjama5869 Жыл бұрын
Absolutely ❤️
@guulmahad8993
@guulmahad8993 2 жыл бұрын
Omg 😲 ax yaaaa heees alla dooqu yaab lehe siduu iigu kaa diray🤔🥱🤷
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Khaalid dhokbo lgend wa ka baxsaty heestan barteeda dhigty🔥🥶👊
@XamdaOmar-yg1dt
@XamdaOmar-yg1dt 4 ай бұрын
Daaya isga loogu qaataye kuwakale oodhan waan ku taagera zxp waxaan ku leyahay noolow zxp ❤❤❤❤❤❤❤
@user-yv6ld8gf8t
@user-yv6ld8gf8t 8 ай бұрын
Khaalid dhoobo keep going
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Hees laxankeedu adag yahay, aad u ereyo macaan, uu qaasay aun Kuluc. Wuu keenay fannaankan da’da yar. Kooxda waan u mahadcelinayaa. Boongaga bishaar baa inagaga filnaa durbaanka oorganka, say ila tahay.
@dgarb8353
@dgarb8353 3 жыл бұрын
Kooxdan daaha gaas wato cumaamadoda lama haysan karo 🙋🏾‍♂️🙆🏽‍♂️
@hibonour9657
@hibonour9657 3 жыл бұрын
Copy of kuluc unbelievable
@najka4848
@najka4848 2 жыл бұрын
Khalid Dhoobo Legend Wad La Keentay Geeezi👌👌
@laylaqani8346
@laylaqani8346 3 жыл бұрын
Wu iga dhexbaxay Wiilka wlhi 😳🥰
@baabazaki
@baabazaki 10 ай бұрын
The voice of this artist is amazing
@zakikarazaay5483
@zakikarazaay5483 Жыл бұрын
Mansha allah codka
@abdullrazaqahmed9272
@abdullrazaqahmed9272 Жыл бұрын
Waaw waxaasa hees Iyo Cod macaan Marqaan ka aduunka 😂❤ Awesome voice
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Жыл бұрын
Tani waa heestayda 😊😊
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Khadra Saliimo - Heesta - Nabsigiyo Ayaankow - Astaan Music 2021
6:07
Astaan Music
Рет қаралды 1,4 МЛН
SICIID QALINLE - MAALMAHA QALOOCAA - XASUUSTII XASAN AADAN - DAYAX BAND 2020
8:11
Heesta Bishu weli ma Tobanbaa | Axmed Aarshe | Astaan | 2022
6:10
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19