"Halgankii iyo dhiigii waan bixinay..." Mujaahid Siciid Indhoole.

  Рет қаралды 16,779

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 39
@ibadofarah9914
@ibadofarah9914 2 жыл бұрын
Mansha Allaah tabaraka Allaah HALA SO DHOWEYO. MU JAHIDKA 💚🤍❤️
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Manshalhaa siciid idhoole madax sare alle cafimad ha ku siiyo
@AxmedKayse-ej3nw
@AxmedKayse-ej3nw 11 ай бұрын
😢😢 asma aadan waa hooyadey iminka iyadaa iga sheekeysey mujaahid kan iyo halgankii siduu u dhacey dhawan ayey geeriyootey hooyadey alle haw naxariisto 22/11/2022
@mohamedmoalin4954
@mohamedmoalin4954 2 жыл бұрын
Ax allaw caafimad team aha sii allaw usoo celi nuurka indhaha
@abdifataaxxumaandiid1939
@abdifataaxxumaandiid1939 2 жыл бұрын
Maansha allah siciidoo waad mudan tahay halganka qimaha badan ee aad soo gashay waajibkaagiu ku saarnaana ama kaaga aadanaa waad gudatay abaal marina allaa ky siin
@Daudpost
@Daudpost 2 жыл бұрын
Insha Allah Mar ay noqotaba taariikhda aad halganka ku lahaydeen adiga iyo in kale oo badanba waala xusidoonaa waana la idinka abaal Marin doonaa waxaan ku leeyahay waad mahadsantihiin Alle ha idinka abaal mariyo
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
Mashallah
@jamalali7626
@jamalali7626 2 жыл бұрын
Indhihii siciid anigaa ku nuursanaya maanta oo ku guureeya habeenkii illaahay cimrigiisa haraajiye waxaan balan qaadaya inaan maanta soomaaliland ku difaaci doono ku eegi doono cadowga qarankan waxaan balan qaadaynaa inaan dalka difaacayno dhiigayaga uhibeyndoono sidii lixle harag waafi hayliqin koodbuur ugu shahiideen gobonimada dadkoogu maanta ku tamashleynaayo aan anaguna dhiigayaga ugu shubi doono insha alah
@khaalidsandheere3188
@khaalidsandheere3188 2 жыл бұрын
Waa mujaahid weeye adeerkay waa in xaqiisa lagartaa hala ogaado
@abdisalad6879
@abdisalad6879 2 жыл бұрын
Anaa huba waa dir koonfureed, Burcuu ku dhaawacmay, SNM baa meel walba gaysay, ilaa Ethiopia ilaa Moscow ilaa Sweden. 🟢⚪🔴💚🤍❤. Abaalkiisii hel oo lahagaaji, Maansha Allah ha yidhaahdo.
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 2 жыл бұрын
MUJAHIDOOW XALQADO ALLAH YAHDIIK
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Melwalba waa lageyay alle uu gartay idhoo laa aanta alle magacosuna waa.siiciid nuur
@yassinawil5158
@yassinawil5158 2 жыл бұрын
Snm meey nimankaa hala ogaado
@deeqmoha1158
@deeqmoha1158 2 жыл бұрын
Waa wax laga xumaado in dadkii usoo halgamay SNM Inay ilowdo
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
waa dhab guul dir usoo hodey
@yaxyexusen6208
@yaxyexusen6208 2 жыл бұрын
Ninkan halaga garbaxo isaaq
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk koonfurtii baanu Ku liinbaxnay rusheeg😂😂😂😂🤣🤣👍👍🙌🥳😍
@khaalidgobdon3214
@khaalidgobdon3214 2 жыл бұрын
Waa qolama ?
@cabdilahi4256
@cabdilahi4256 2 жыл бұрын
Surre
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 жыл бұрын
Hadrawi mu dhinty
@A-Dirir11
@A-Dirir11 2 жыл бұрын
May Abdwaan/muj Hadraawi wuu noolyahay. Alla haw naxaristo buu yidhi qof waliba naxariista wuu u baahan yahay
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Hahah ciro doesn’t t look happy 😆
@GAME-mm3ys
@GAME-mm3ys 9 ай бұрын
Ilmadeerayaal inta aan beenta iska dhaafno maad inaga daysaan waxaas dagaalkii SNM waxa keliya oo galay ee ku hoobty waa isaaq wllhi dirtoy ilmaderayaal isaaq halgankii lagu cidhib tiray ee hadan markii danbe aan guulaysaney inaad tidhaahaan dagaal baan idinla gal idinka yeeli mayno smaaroon baa cid koogu dhow iyaguna basaasiin ayey ahaayeen waa sababta dila loogu xasuuqay beenta naga daaya ilmadeerayaal maanta hadaad wax nala qabsanaysaan waa caadi se 1988 isaaq oo keliya ayaa dagaalka ku jiray
@abdicash8787
@abdicash8787 2 жыл бұрын
Lacag doon
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 2 жыл бұрын
Adigaa Ilaahay la hor-tegi!
@user-nf5po4ws5t
@user-nf5po4ws5t 2 жыл бұрын
Waar ilahay u toobadkeena nimankiinani oo diinta barta intay goori goor tahay jihaadka saxda ahna ha ku gafina, dad xamaasad qabiil u dagaalamayay oo cid walba iska dilayay ayaad mujaahidiin tidhaahdiin
@jamalali7626
@jamalali7626 2 жыл бұрын
Haa oo gaalaan ku shahiidney diintii caasiyey culumadii laayey qowlkii alle iyo kalaamkiisii qurxoona ku jeesjeesay afweyne fircoon buu ahaa waana lahalaagey masiibo kastuu kuhalaagmaba ruuxii rabigii caasiyaa ma masii raago
@user-nf5po4ws5t
@user-nf5po4ws5t 2 жыл бұрын
@@jamalali7626 waar heedhe jahliga kabaxa oo wax barta markaas ayaad wax ka la garan kartaane idinka iyo kuwii ad la dagaalanteen mid diin kuma shuqul lihidinee
@abdiaadanwaris7308
@abdiaadanwaris7308 2 жыл бұрын
Waxaad sheegaysaa waa been qof aan Isaaq aheyn dagaalkii SNM ma galin markaa beenta naga daa
@zuldanofficial5252
@zuldanofficial5252 2 жыл бұрын
WAAR MA HUBNE HA INAGU DAMBAAJIN
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 2 жыл бұрын
Wllo sidaa ha odhan dirku way inala halgameen oo waxay lahaayeen urur la odhan jirey SSNM oo looga jeedo Southern Snm.
@abdisalad6879
@abdisalad6879 2 жыл бұрын
Anaa huba waa dir koonfureed, Burcuu ku dhaawacmay, SNM baa meel walba gaysay, ilaa Ethiopia ilaa Moscow ilaa Sweden. 🟢⚪🔴💚🤍❤. Abaalkiisii hel oo lahagaaji, Maansha Allah ha yidhaahdo.
@stronglady7424
@stronglady7424 Жыл бұрын
Alla wuxu ilaan abaal maleh i saraakiil badan oo surre iyo gaadsan iyo biyamaal ba leh baa snm kudhimatay iyadoo dirnimo laidinkugu hiilinayay
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 79 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 73 М.