Halista Kaluunka Tuunaha Ee Qasacacadaysan Iyo Cilladaha Uu Keeno

  Рет қаралды 1,185

Daryeel Magazine

Daryeel Magazine

Күн бұрын

Kalluunka noociisa Tuunaha loo yaqaanno oo hilibku ku badan yahay waa kan inta badan la warshadeeyo ee qasacadaha isaga oo ah la iibiyo. Waa kaluun cilmi baadhisyo badan lagu sameeyay.
Muuqaalkeenna waxaan ku faahfaahin doonaa dhibaatooyinka caafimaad ee kaluunka tuunaha ee qasacadaha ku jira.
Kaluunka tuunaha waxaa ku jirta maado kiimiko ah oo loo yaqaanno "mercury" oo ah maado sun ku ah caafimaadka. Illaa hadda inta cilmi ahaan la og yahay Mercury waa sun si toos ah u abbaarta maskaxda, taas oo awood u leh in ay burburiso hab-dhiska neerfayaasha.

Пікірлер: 1
@Sheekopro11
@Sheekopro11 6 ай бұрын
Asbuuci xadaan 2 jeer kaisticmaalo anoo nin ah dhibaatadan miyey igu dhacaysa
Malaay/Kaluun Saliid La'aan Ladubay ka Fa'ideysi wacan
4:17
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 131 М.
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 21 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 1,5 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 4,9 МЛН
Malay umitato KA FAIDESO
10:17
shukri masala
Рет қаралды 42 М.
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
Nidaamka Beerashada Qamadiga Degmada Awbarre.
10:29
Jigjiga Tube
Рет қаралды 6 М.
CUDURKA GAASKA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAAWEEYO
8:06
Dr CK
Рет қаралды 48 М.
Sababaha Joogtaynta Toonta Ay Ugu Fiican Tahay Ragga
4:28
Daryeel Magazine
Рет қаралды 1,8 М.
HOOYO SOMALIYED KA FIICNAATAY Cudurka Kansarka IYO Waxey Cuntay
36:05
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 102 М.