No video

Halkee Kasoo Jeedaan Qabaaliada Soomaalida? Xildhibaan Dalxa Ayaa Nooga Jawaabay

  Рет қаралды 11,131

Dalsoor

Dalsoor

5 жыл бұрын

Halkee Kasoo Jeedaan Qabaaliada Soomaalida? Xildhibaan Dalxa Ayaa Nooga Jawaabay

Пікірлер: 30
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 5 жыл бұрын
Aniga ayaa ka mid ah Ajuuraaan waliba kaboole Ajuuraaan ayaan ahay lkn xiligaan Hawiye ayaan kanahay Qabiil ku jira ee ku dhax leh miisaan culus tan xigta Ajuuraan waxow Dagaal la galye Portugal 1538 Ilà 1557 markii one markii labaad 1580 ilaa 1589 waana ka diidnay Gumaysi waayo sidha Latin American ayow.doonaaye in aw Somalia u Qabsayo xiligaas waaxiligii aw Barzil dalkaan ladhaho gumaysiga ka wadye Lkn Nasiib xumi Somalia waxaa Gumeeste keenay boqortooyadhi majeerteen meel kale ee aw ka soo galyo ma jirin wayna halaajiyeen ilaa maanta
@sumayamohamed5066
@sumayamohamed5066 3 жыл бұрын
Waryaaa. Gumaysigo iskiiso u yimi. Africa oo dhan boona qabsady jooji beenta qabiil nacayb ayaa ku waaalay
@KINGGAMER-nj1ly
@KINGGAMER-nj1ly 2 жыл бұрын
Ajuuraan wax la cunaayo miya 🤣 MJ aa gumaysi keenay wra DAROOD ba somalia difacay .... Adaa hawiye ku dhex dhumanaya cidna wax ha ka shegin
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
@@KINGGAMER-nj1ly ninka aad ku faantan sow kii taliyaniga u niikin jirey cebey tacaal somali anaga difacney kulaha dabada odeygiini ayaad difacan weyseen maxad somali difacaysan
@miimashariif2394
@miimashariif2394 5 жыл бұрын
Soomaalidu goormay qabiilka iska dhaafayaan😭
@sakariyecabdi3219
@sakariyecabdi3219 4 жыл бұрын
Way dhaafayan انشا الله walal😘♥️♥️
@adnanmax9797
@adnanmax9797 5 жыл бұрын
wll laheyga dalsoor waan u bognay barnamijkaan noo soo badiya☆☆☆
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 5 жыл бұрын
Derin iyo baat iyo garees la isku tolay waye u yiri qabiilada somaaliya 😂😂😂 Wa runtiisa waye walahi
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 5 жыл бұрын
Allaha cimriga kuu barakeeyo, aaamiin
@adnanmax9797
@adnanmax9797 5 жыл бұрын
dalxa wiligaaga doolow wadankeena u noloow cadowgaaga u nooloow
@hersijama6905
@hersijama6905 3 жыл бұрын
Prof Dalxa inta aan ku raacsanahay in aanu meelna naga soo galin CARABNIMO oo aan nahay African Soomaali ah.
@bisharhassan6883
@bisharhassan6883 5 жыл бұрын
Prof 💪💪
@faareey
@faareey 5 жыл бұрын
carab saalax? hahaha. war soomali ugaandhees waaye. magacyada fabrikada ay baxsadeen iska dhaafa.
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Walaahi waa iga qoslisay
@ahmetabtriciat9217
@ahmetabtriciat9217 5 жыл бұрын
Videoga mar labaad la soo dhigay
@KINGGAMER-nj1ly
@KINGGAMER-nj1ly 2 жыл бұрын
Meesha ka soo jedid waxba kuuma tareso ama carab ama cajam Muhiimaddu waa inad abtirsi iyo sharaf leedahay....professor kaaga maahane DAAROOD shaatigiisa inaa wasaqeeso ha isku dayin
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
Aad iyo aad waa dhab,CARAB IYO INAGA ISKU DNA MA NIHI ee xaggee layska soo galay anaga iyo carab. Waxay sameysteen abtirsiino been abuur ah.
@Batolaali
@Batolaali 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@GeeljirePower
@GeeljirePower 4 жыл бұрын
Ma waxaana majeerten aa niinkano adoon bu yahay zanzibari jareer kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@qalbisame7368
@qalbisame7368 4 жыл бұрын
Adba adoon baatahayee his xoreenin
@GeeljirePower
@GeeljirePower 4 жыл бұрын
@@qalbisame7368 Nacaas ba tahay, Ani geeljire ban ahay, Ninkanu wa jareer adoonimo wadanka lagu soo keenay
@qalbisame7368
@qalbisame7368 4 жыл бұрын
Wall macaan yasidbaa kugu jidhee ee uurkaaga hasamaado qabyaalad meel kugayn maysoee Wall soomaali adna soomaali baatahay waxba isma dhaantaan mahadsanid
@GeeljirePower
@GeeljirePower 4 жыл бұрын
Qalbi Same war ma walantahay, qabilist ma ihi, somali wal ba wa jecelahay, laakin ninkan wa bantu Maha somali cushite
@qalbisame7368
@qalbisame7368 4 жыл бұрын
Mahadsanid wall
@sarahadhi7594
@sarahadhi7594 5 жыл бұрын
Darood dhahayo carab baa nahey ma maqlin. Bal Isaaq saas dhahayo waan maqley.
@apdirizacktatiko65
@apdirizacktatiko65 3 жыл бұрын
Carab nimada daarood ayaa loo daba fadhiista sidaan maqlay nio 😅😅😅
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 5 жыл бұрын
YAAHUUU MASHUNGULIGII DALXA TUUUUUG QAA INUL WADAN QURUN LA ADOONSADE AQAS UF.
@qalbisame7368
@qalbisame7368 4 жыл бұрын
Aaaaaa cayda
@adnanmax9797
@adnanmax9797 5 жыл бұрын
wll laheyga dalsoor waan u bognay barnamijkaan noo soo badiya☆☆☆
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 31 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 7
20:06
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 587 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 24 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 10 МЛН
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 71 М.
Qabiilada ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee uu magacaabay Xamza
5:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН