Garacad - Nolosha Kaluumeysatada iyo dhibaato ay ka sheeganayaan .....

  Рет қаралды 15,713

HANOOLAATO

HANOOLAATO

8 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 42
@ahmedhussein5841
@ahmedhussein5841 8 ай бұрын
Mansha Allah ayanlow Allah ha ku barakeeyo runtii waxad tahay qof ku dayasha mudan
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 8 ай бұрын
Wariye sare Ayaanle iyo hanoolaato iyo xeebta quruxda badan masha Allaah❤
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 8 ай бұрын
HANOOLAATO. Ayaanle Xussen Cabdi. Barnaamijyada uu soo diyaariyo waa kuwa saamayn badan u leh,Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan.
@Abdihakem10
@Abdihakem10 8 ай бұрын
Illahey dowlad caadil ah somali weyn u siman hanoo keeno, qabiilka iyo qurunka dadkeena qalbiyadooda allaha ka saaro. War somaliyeey qabiil wax ma taro aan qaran awood leh noqono Badaheena qeyraadkeena aan difaacano.
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 8 ай бұрын
Aad iyo aad wll qaali Maasha allaah Illaahaay quluubteena burcad ha isu mariyo hana isku keen sakhiro soomaaliya ha waarto
@raxmaali6044
@raxmaali6044 7 ай бұрын
MASHA ALLAAH AYAALE
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 8 ай бұрын
Masha Allah wa rag shaqo yaqaaan ah oo xalaal quudato ah Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein Abdi shaqo wacan ayaad ayaad noo heysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 8 ай бұрын
Maasha'Allah! Maalkeenna weeyee Cuna Malleyga ❤
@user-hw6qc8ps4d
@user-hw6qc8ps4d 8 ай бұрын
Maa shaa allah Yaan lamoogaan bada moolka Wayn leh nicmooyin kala duwan Baa rabigeen dhexdhigaye Maa shaa allah ❤❤❤❤❤
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 8 ай бұрын
Wariye farxaan deex tv wanku salamy❤dakadiina Away
@fnw8688
@fnw8688 8 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 8 ай бұрын
Maasha Allah waa rag xalaal quudato ah oo dhulkooda hooyo Ku imaan qabba allaha u barakeeyo. Xoogoda.
@abshirali313
@abshirali313 8 ай бұрын
H noolaato. See u in Gaalkacyo
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 8 ай бұрын
Raggani daryeel bey mudan yihiin iyo in mar walbo dhagta loo taago, cabashadoodana wax laga qabto. Haddii ay dawladdu badda maalgashato dhaqaalo waali ah ayaa laga heli lahaay. Madax ikhlaas ah ilaahey dalkeenna haku hagaajiyo. Mahadi hakaa gaarto hanoolaato.
@JamacWaa-yz3bz
@JamacWaa-yz3bz 8 ай бұрын
Asc mashaa alaah waa muuqal aad u quruxbadan, ayaanle adiga mhand soo badi muuqaaladan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 8 ай бұрын
INSHAA'ALLAAHU TACAALAA
@midnimomedia198
@midnimomedia198 8 ай бұрын
legend wayn so dhawow oday somaliyeed madaxaan kugu wadanaa Welcome to Garacad
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 8 ай бұрын
Kaluunka iyo qudarta sida loo qalajiyo in la baro dadkan iyo beeralayda ayaan fiican si ay u dhoofsadaan
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 ай бұрын
Sidasaalarbaa. Manshalaa
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 8 ай бұрын
Nimanka badda lagu fasaxay oo nimcada guranaya Allaah ha naga qabto maamuladaan dhuuni Raaca ah oo danaystayaasha ah
@haawoali5442
@haawoali5442 8 ай бұрын
M.a xoogiina maala 😊
@yonisman2089
@yonisman2089 8 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 somali baa leh. Camuu videos kaan puntland waa kuheystaa ani.
@osmanhassan6601
@osmanhassan6601 8 ай бұрын
Moqokori ayaan ka sugeyna😊
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 8 ай бұрын
Libaaxa waan is aragnaaa kulahaa 😂😂😂
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 8 ай бұрын
Ilaahay baa u maqan umadda soomaaliyeed. Allah ha idiin kaalmeeyo, kuwa Garoowe isku haysta ee bad iyo beriba iibinaya Allah ha inaga qabto Budhcad badeed bilaaba oo iska celiya tuugta.
@AbdisalanIsmail-yo6qk
@AbdisalanIsmail-yo6qk 8 ай бұрын
Dal iyo dadba waa la burburay hadii Somalia halkan marayso xeebaha somalidu waa xaraash😢😢
@Liiloowe
@Liiloowe 7 ай бұрын
DADKA BADDA HALA BARO
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 8 ай бұрын
een ayaanle waxaan kula talin lahaa marka uu dadka waresanayo ka hor inuu dadka u sheego waxa uu awoodo hdii qof walbo oo so istaago uu yiraahdo ha la isoo caawiyo dadka sharafka iyo qiyamka baa ka dhimanaya arinkaa wax yar maha ayaanle waxaan kula talin inuu dadka ka hor istaago baryada
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 8 ай бұрын
dooma waweyn oo kaluumaysi ah Iyo container freezer oo kaluunka lagu kaydiyo waa inlahela siloo hala kaluun dadka kufilan.
@hargeisa24h
@hargeisa24h 7 ай бұрын
Garacad waa Dekeda Kali ah ee Maanta Somali Faraha ku hayso..Dekedihii kale Ragbaa ..Shisheeye kula Shuraakay ama wax yar ka Qaatay..Waraaqo Yar yar siiyay iyo Rag Ilaaliya oo 200 USD Qaata hadii Bilion Tan oo Kaluun ah la Jilaabto.kkk Somalia Booba Yaa Caalam...
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 8 ай бұрын
Waxaan maqli jiray cidna Uma maqna ceelna Uma qodna, waa dad noloshooda ladaalaa dhacaya oo dowladoodina gabtay, maxaan ulayaabaynaa inay intii karaankooda ah ay iska dhiciyaan jariifka.?
@fartunosman3503
@fartunosman3503 7 ай бұрын
Markii nalagudaneystey ayaa dabada laadnaloola dhacaa somali inta danbe haku quustaan waran jabkaan umadeena ku dhacey illaahow noo soo celi yaab rabi qabiilka naga tirtir
@Heimatar
@Heimatar 8 ай бұрын
sun dry it export to to west africa
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 8 ай бұрын
badiina ajnabi baa lawaregay barigiina inagaa isku heysana
@user-fj9kt4xh4j
@user-fj9kt4xh4j 8 ай бұрын
dadkani qalab ayay o baahan yihiin
@fartunosman3503
@fartunosman3503 7 ай бұрын
Qaran jabkii ummadi Ku dhacdey ayaa naheysta allow noo celi ha noolaato syl iyo leego iyo waxa wanaagsan dad isjecelka umadeena qabtey ee loo soo joogey somali ha noolaato
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 ай бұрын
Wadaninimo. Manitoba. Dadkiiwadankaudhy. Waxbakumhystan
@uptownmay9042
@uptownmay9042 8 ай бұрын
33 oo la galirabo aa badweyntaas Somaliyeed la xagaaye anako nool nool. Barwaaqada badweynta Somaliyeed barwaaqo ku jirto wa ogankarta, Hal page oo book marine aa aqrisiid aa ku shegayo, wa musibo qarniyeed
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 8 ай бұрын
Was barnamij muhim ah wan kaga mahadcelinaya
@mohamednur1696
@mohamednur1696 8 ай бұрын
NINKII SEEXDAA SICII DIBI DHALAY
@Siciid22
@Siciid22 8 ай бұрын
Somaliya waxa dowllda ka majiirto Ethiopian u fasxa
@shankaroon56
@shankaroon56 7 ай бұрын
Kabuhu ma xaflad baa loo xirtay, xeebta waxey leedahay kabo ugaar ah sida dacaska 😂😂😂
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Sidee ayay Somalidu ugu nool yihiin Angola
26:34
Hereri Media
Рет қаралды 45 М.
Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia
30:51
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 249 М.
Safar Baabuur ah ayaan uga gudubnay xuduudka Canada iyo USA
17:06
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Xasan Bariise - Waayihii Dalka iyo  wariyihii ugu weynaa Dalka
55:56
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН