Hanti garayso boqolal kun dollar ayu ku radinaya dadkii ay ka luntay wuxuna diiday in uu iska qaato

  Рет қаралды 38,246

Illintir

Illintir

20 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 220
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 18 күн бұрын
Asc weli wey jiraan somaali iimaan leh ee alle ha noo badiyo aamiin yaarabi aamiin 🤲
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 18 күн бұрын
Allah ha noo saaidiyo inta wanaagsan ee aqli iyo iimaanka leh ee ku danbeeyo dhexdeena aamiin
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 18 күн бұрын
ALLAAHU AKBAR , ILAAHAY AYAA KU MAHADSAN INAY SOOMAALI KU HADHEEN DADKANI OO KALE.
@kalafazii7055
@kalafazii7055 18 күн бұрын
Somalida waa dad iimaan iyo diin leh wlhi lkn dad yar ayaa meel kasta ka muuqdo oo na waji xumeeyey oo aduun iyo aakhiro na seejiye Subxanallaah. Dadka wanaagsan waa dad aamusan oo indhaha ka daawanaaya wax kasta oo xumaan ah ayagoo isleh ha isku dhiiqeen ama wajiga ha iska xumeen. Ilaahow inteena xun naga qabo oo soo hadee, kuweena wanaagsan talada iyo maamulka noogu dhiib yaaa allaaaah 🤲🤲
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 18 күн бұрын
Masha Allh waa haduu yahay qof xaas laheeyn Wiilkaan gabadh buu iga istaahilaa Daacadiyoo qof ah weli nagamaa dhamaan dadka xalaal quudatada ah Really igu soo xer Jazaaka Allhu kheyr.
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 17 күн бұрын
Guul wiilkayar ibnixalaal ibnixalaal dhalay guuleeyso wiilka tar ee iibaankubuuxdhaafiyey. Dadkiilahaa hantida allaha sahlo❤❤❤❤❤❤❤
@jamilamahad6093
@jamilamahad6093 18 күн бұрын
Qabiil haduu qiima leeyahay soomaali ayaa daraja Ku heli laheyd Aduun waa maalmo yar Aakhiraa wanag badan in loo shaqeysto Wuu mahadsanyahay walal qiima leh iimaanka Allaha uziyaadsho
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 18 күн бұрын
Maashaa allaah iimaankiisa ayuu qaba allaha u siyaadiyo xoolo islaameed faa iido malahan❤❤❤
@aarboy2305
@aarboy2305 17 күн бұрын
ALLAAHU AKBAR YAA ALLAAH QULUUBTEENA MIDEEY OO WANAAG IYO ALLE KACABSI KU MIDEEY ALLAAHUMA AAMIIN.
@malyunukash2975
@malyunukash2975 2 күн бұрын
MashaAlaah MashaAlaah. Amiin Amiin. Alaahu Akbar. Qabiil Alaah wuxu yiri isku aqoonsada. Ee Alaah aan ka baqno.
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 16 күн бұрын
Allaahu Akbar madhamaan dadkeenii fiicnaaa
@user-ph3qf9qy7f
@user-ph3qf9qy7f 16 күн бұрын
Maashaa Allah Tabaarakallah , Aakhira ayaad heleysaa Jannatul firdowsa , bi idnillahil kariim . Waxaad tahay nin iimaan badan , waxaan Allah kaaga baryayaa : Cimri dheer , Caafimaad , iyo Cibaado wanaagsan , Aamiin .
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 18 күн бұрын
Jizaakumu Allah kheyr Aduunku waa waqti yar, ee ilaahay ha ugu badalo janatul fardowsa Aclaa .
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te 17 күн бұрын
alaahu akbar dadkii wanaagsanaa weli waa jiraan alaha kaa abaalmariyo,teeda kale waa mudan tahay one million abdiaziiz
@NasiibCabdi-cv7eh
@NasiibCabdi-cv7eh 18 күн бұрын
Mashaallh barakallah illahow xafid waaxalaal qutado
@maslah345
@maslah345 18 күн бұрын
ALLAHA QAYR SIIYO WAA AHLU IIMAN
@user-sw4qk8jb7c
@user-sw4qk8jb7c 17 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah wallahi walaalkaani waa ibnul Xalaal oo wuxuu mudanyahay in lagu daydo illahay kheyr badan Allah ha siiyo ❤️❤️❤️
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 14 күн бұрын
Adiga iyo Ciisaba allaah ha xafido
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 18 күн бұрын
MashaAllaah Allaha ajer lasiiyo Allaha iimanka usa'idiyo wiilkas Aduun mafiirin wuxuu fiiriyey Aakhiradiisa Alle kabaqdey Allaa abaalkiisa siinayo Allaha kheyr siiyo
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 18 күн бұрын
Goormaa iigu dambaysey Somali sidaan oo kale Illaahayoow ku barakee 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fardowsaabdi949
@fardowsaabdi949 14 күн бұрын
Mashallah wiillan ilaagay ha barakeeyo
@xaawosalad9415
@xaawosalad9415 18 күн бұрын
Maashaaalaha. Tabaarkalaha sidaad u xafidey. Amaanada dhuntey. Adiganah. Ilaahay haku xafiddo
@mahmoudjama8582
@mahmoudjama8582 18 күн бұрын
MashaAllah waa xalaal miir Ilahay ha ka jaza siiyo
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 18 күн бұрын
Maasha Allaah Jasaaka Allaahu Kheyr Allaha Ku Xafido Dadkii Lahaa Allaha U Sahlo Dokomeentigaas
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 18 күн бұрын
Mashlhaa ilhaay hakusiiyo hanti xaalalah❤
@user-vv8nv2er4t
@user-vv8nv2er4t 17 күн бұрын
Masha allaah ilaaheey cafimaad allaah siiyo ajar iyo xasanaad ilaheey haka siiyoo aamiiin ❤
@rukiahassan206
@rukiahassan206 15 күн бұрын
Masha allah illaahay ha barakeeyo
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 18 күн бұрын
Ajar alaha ka siiyo soomaalida hogaan suuban alaha siiyo soomaaliya nabad alaha ka dhigo alaha mideeyo faqriga alaha ka baxsho inta jiran alaha caafiyo inta dhimatay alaha u naxariisto allahuma aamiin
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 18 күн бұрын
Mashaa,allaah walaal ciise qof iimaan leh
@user-ni1yx5py1v
@user-ni1yx5py1v 18 күн бұрын
Waa khalad inad magaca seegto laakn inaad dhaho waraaqo guryo ayaan hayaa eeqofkii ay ka maqantahay halkaan ha yimaado
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp 18 күн бұрын
Saaxiib magac dhib ma leh .meeshii ku yaalaa laga Rabaa iyo deriskii cadeyaan
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 18 күн бұрын
Magaca wuu sheegay.
@II-vd4ih
@II-vd4ih 18 күн бұрын
Hadii magaca la sheegin dadka lahaay sidee lagu helaa 😂😂😂
@madinoiman3508
@madinoiman3508 17 күн бұрын
Inmagaca lashego qalad maahan sababto ah dadbadan aya dukumintiyo kamaqanyihin balse waxay ahayd in cabirka dhulka iyo meshuu kuyalo dhulka uusan shegin si dhulkas cidii soshegato lowaydiyo cabirka booskaska iyo meshay kuyalin.
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 17 күн бұрын
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉
@nasraadan2862
@nasraadan2862 17 күн бұрын
masha Allah illahay ha u siaadiyo iimaankisa irsaaqad xalalaha rabbi haku irsaaqad xalaala
@dekakhalif1504
@dekakhalif1504 18 күн бұрын
Alaahu. Akbar. Ilaahow. Ciisoo. Kale. Ilaahow. Kuwo. Amaanada. Guta. Naga. Dhig. Sida. Ciise. Oo. Kale. Ciisena. Alaha. Barakeeyo
@noofosman4061
@noofosman4061 16 күн бұрын
Masha allah alaha kaa awalmariyo
@user-in8cr2bz8b
@user-in8cr2bz8b 16 күн бұрын
Walaahi wajigiisa iimaan ayaa ka muuqata❤
@cumaryuusuf7836
@cumaryuusuf7836 14 күн бұрын
Qoraalka iska sax xoolo uusanlahee sidee uu kuqaadanaaa acuudu billaah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 18 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran walal cabdicasiis iyo teamkaga, guuleysta💕
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 17 күн бұрын
Ilaahay ha soo sahlo qofkii lahaa boosaskaan dadka iimaanka leh sida wiilkaana rabi ha inoo badiyo
@aminanur110
@aminanur110 15 күн бұрын
Maa Shaa Allah . AMiina
@sadiyaiman7531
@sadiyaiman7531 17 күн бұрын
Mashallah allaha ha ku barakeeyo Aamiin yaa rabi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@canabosman4171
@canabosman4171 15 күн бұрын
Allaha xafido naftisa iyo elladisa iyo malkisaba xafida u xafiday malka islaamka Allaha kuu xafido
@mohaisse8887
@mohaisse8887 17 күн бұрын
Masha allah ilahay ha usahlo dadki lahaa adigana ajar iyo xasanad alle haka siiyo
@celimataan4923
@celimataan4923 17 күн бұрын
MAASHAA ALAAH ALLE HAKU XAFIDO HANA KU SAHLO DADKII LAHAA HANTIDAAS
@sucaado24
@sucaado24 18 күн бұрын
M,allah waa dadkii iimaanka lahaa xaraanta wax ka yaqaan iimaankaana ilaahaa bixiyo allaahayow xaqa nagu dil iyo tooba wanaagsan 😢❤
@user-bs9do4en8y
@user-bs9do4en8y 18 күн бұрын
Gob ninkay ku abtirsato ayaa dhalay cali ibraahiim❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 18 күн бұрын
CIISE Noolow Allahana ku barakeeyo. Well done 👍🏽 keep going bro 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@user-fm4nf7kl1x
@user-fm4nf7kl1x 4 сағат бұрын
Masha allah allahu akbar❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 18 күн бұрын
Mashaa Allah Waa nin imaan leh Alle ha xifdiyo, Aamiin Aamiin❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 17 күн бұрын
Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭🤲 Ameen Allaahu ma barakallaah jazakumullaah kheyr walalayaaal somalinimo ⁉️‼️
@fathyamoussa4861
@fathyamoussa4861 17 күн бұрын
Mansha alla allahu akbar waa qofjiraallahu akbar
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 18 күн бұрын
Asc wallaahay waa wiil fiican waa Somalidii Xalaal quudatada ahaa.
@IsmahanAbdi-qv3cg
@IsmahanAbdi-qv3cg 18 күн бұрын
Alahaku xifdiyo adigana
@user-ny6zh2dz1g
@user-ny6zh2dz1g 18 күн бұрын
Dhuul aan iib gelin oo gacantii koowaad ee dowlada siisey miyaa??
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 17 күн бұрын
Illhey ha sahalo dadkii lahaay
@amalabdisamed4367
@amalabdisamed4367 18 күн бұрын
Mnshaa allaah alle haka ajarsiiyo
@yusufaxmed4481
@yusufaxmed4481 17 күн бұрын
Ninkaan waa nin Abgaal ah Barakalaah
@niyaaladem
@niyaaladem 17 күн бұрын
😳😳😳 CIISE WAA SOOMAALIDII XALAASHAA AHAA.
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 18 күн бұрын
Allahu akbar dadkale wiilkan haku deydaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 16 күн бұрын
M.A ALAAH MEEL LAHUBO IYO QOF LAHUBO AYAA LAGULA KALA WAREEGAYAA
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 16 күн бұрын
Amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d 12 күн бұрын
Qof walba siduu adduunka dhaqankiisi yahay ayuu AAKHIRO kuhelaa abaal marinta allaah Allaha kubarakeeyo tusaale kudauasha mudan madax weerearaysa hanti shacab iyo masaakiin baafinaysa ammaano ay Heleen waa calaamadaha aakhiru zamaanka jazaakallaahu khayra jazaa
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 18 күн бұрын
Allaahu akbar waa nin iimaanle maashaa allaah
@user-cw4km1pm9q
@user-cw4km1pm9q 17 күн бұрын
كثر الله مثله
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 16 күн бұрын
ALLAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR QAYR ALAHA SIIYO WIILKAS C CASIIS ADNA QAYR ALAHA KU SIIYO AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN
@zeinabs678
@zeinabs678 18 күн бұрын
Kheer allaah ha ku siiyo Cabdicaziiz
@farhaana8584
@farhaana8584 18 күн бұрын
❤❤❤❤one love Somalia ❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 18 күн бұрын
Allaahu Akbar Takbiir ❤❤❤❤
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 17 күн бұрын
Mashallah Allahu Akbar
@hawaali4211
@hawaali4211 18 күн бұрын
Mashaa alaahu tabaaraka laah Walaal Ciise ilaahay ha ku xafido adiga iyo familkaagaba iimaanka aad leedahay ilaahay ha kuu saaidiyo shar iyo sheydaana alle subxaanahu watacaalaa ha kaa xijaabo caqligaaga iyo cimrigaaga ha kuu barakeeyo Walaal Cabdi caziizw adigana caqligaaga iyo cimrigaaga ha kuu barakeeyo Alaahuma Aamiin Aamiin
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 17 күн бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@foozia426
@foozia426 17 күн бұрын
Maasha allaah ilahay wiilkaa khayr bada hasiiyo insha allaah ❤
@saleemaanaxmed2786
@saleemaanaxmed2786 17 күн бұрын
Masha alh wlhi dadko dhan muxumada ciise wxan ilhy oga barya Cumri dher iyo cafimata ilhy hasiyo Ilhy ha xafido wx wlbo oo qeer niyadiis oku jiro ilhy hasiiyo Dadkii dukumentigas lahaane ilhy hasalo
@fadumo2199
@fadumo2199 18 күн бұрын
Mashallah illahay ha usiyaadiyo iimaankiisa ajarbadan allaha ka siiyo ❤❤❤❤❤
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 17 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@farahjama6460
@farahjama6460 14 күн бұрын
Muuse suudi ha loo sheego In ay jiraan dad iimaan leh ee Ha ku daydo oo ha baneeyo Xerada ciidanka bada somaliyed Ee uu ku haysto xooga
@AhmedDeq683
@AhmedDeq683 17 күн бұрын
Mash ahala wall kan
@user-vs6gh7mc9r
@user-vs6gh7mc9r 18 күн бұрын
Maasha allaah allaha barakeeyo aamiin.
@ashawooo
@ashawooo 18 күн бұрын
Mashallaha tabarkallah illahaya qeer ha siya waa qafa xala Quta ah rabi ha ku xafida
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 18 күн бұрын
waa qof ii man leh masha allaah allaha kuu siyadiyo wll
@muunahasan1238
@muunahasan1238 17 күн бұрын
Masha alaaah ilaaahey ha u sahlo dadki lahaa inankane rabi haka amaal mariyo
@abduhakim1
@abduhakim1 18 күн бұрын
Masha allaah waa wll muslim ah oo iimaan leh
@mariansaid1129
@mariansaid1129 18 күн бұрын
Masha Allah tabaraka Allah waax. khayr qaba Allaha ugu badalo 🙏
@user-dh1us6hu6q
@user-dh1us6hu6q 17 күн бұрын
Masha’Allah TabarakaAllah, Ciise kheyr Farabadan Iyo Nimco Farabadan Allah haku siiyo Adduun Iyo Aakhiro Intaba. ILaahay haku Xafido Amiin
@yahyajama8319
@yahyajama8319 17 күн бұрын
Mashllah, Allow no Danbi dhaaf Akhiro iyo Aduun ba Aamiin❤❤❤💯💯💯🤲🤲🤲
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 18 күн бұрын
Marshall Allan barakee wallpaper muslimkah allaahu akbar imankiisa Allah hakuubarkeeyo
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 18 күн бұрын
Ninkani waa xlaal miirad,ibnu xalaal Ilaahay isaga iyo awlaadiisaba Ilaahay ha xafido.
@maryambishar1913
@maryambishar1913 17 күн бұрын
Allahu akbar ☝️🤲🤲🏃🏃🤝♥️♥️
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 17 күн бұрын
Ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo waa xafiiday❤❤❤❤
@oordiinauush4940
@oordiinauush4940 18 күн бұрын
Mzha alah waa qof wangsan
@nasraaxmed6598
@nasraaxmed6598 18 күн бұрын
Maash Allah ilaah ha ku caawiyo ❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 16 күн бұрын
Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 18 күн бұрын
Maashaa allaah allaah ha barakeeyo isagoo kalana allaah ha badiyo ❤
@user-gx7bp3cu5q
@user-gx7bp3cu5q 8 күн бұрын
Mashaa alaaj❤❤❤❤❤
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 18 күн бұрын
Masha allah tabarakalah jazakalah kheyr
@sahrajimale820
@sahrajimale820 18 күн бұрын
Maasha allaah allaah barakeeyo
@abwaanosmanbulaleh9002
@abwaanosmanbulaleh9002 18 күн бұрын
Masha'Allah Allah ha xafido waa xalaal can Illahay dayuci maaayo.
@elmi925
@elmi925 18 күн бұрын
Masha allaah allaha ku xifdiyo aduun iyo aqiro
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 18 күн бұрын
Masha Allah tabarkallah ciise allaha barakeeyimaankiisa buuxa rabbi aduun iyo kharaba ha liibaano cabdicaziiz ilaahay khayr ha ku siiyo
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 17 күн бұрын
Maasha Allah illahay ha ku xafiido Aamiin
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 18 күн бұрын
adigoò kale Allaha noo badiyo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 18 күн бұрын
mansha allah iimankiisa ale ha u siyadiyo wiilkaas
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 18 күн бұрын
Dadka iimaanka ama Diintooda ka run sheegaaya, waa sida CIISE oo kale, halka kuwii madaxda sheeganaayay ay boobabayaan hantidii qaranka iyo tii gaarka loo lahaa.🫢 waa KAAF iyo kala dheeri.
@Quickdeen_tube
@Quickdeen_tube 17 күн бұрын
Alaahu akbar alaha barakeyo wiilkaan
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 112 М.
ОДИН ДОМА #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
ISSEI funny story😂😂😂Strange World | Magic Lips💋
00:36
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 155 МЛН
Uma Ki Super Power To Dekho 😂
00:15
Uma Bai
Рет қаралды 55 МЛН
когда одна дома // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 13 МЛН
Garmaqalka Dil ka Dhashay Muran kala Horeyn Timo-jare.
13:07
Somali National Television
Рет қаралды 157 М.
Oomaar Barbar iyo Khadra Qaran "Roodo Keyf ayaa Aduunka ugu jeclahay"
57:08
MAXAAN KUSOO ARKAY SUUQA XOOLAHA UGU WEYN SOMALIDA.
10:06
Mustafe Dayo
Рет қаралды 3,5 М.
1846 - قصة الفرنسية والضابط المغربي!!
33:18
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 544 М.
ОДИН ДОМА #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН