Sundus “waxaan joogaa xili aan guursan laha aabahayna meel kuma sheego noloshayda ma arag”ayay tiri.

  Рет қаралды 6,791

Illintir

Illintir

26 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 30
@hawaalihersi188
@hawaalihersi188 24 күн бұрын
Allahay SWT waxaan kaga baryaa inaa hesho aabe iyo ehel kaag sundus habo mcn
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 25 күн бұрын
Ilaahay hooyo ha u naxariisto aabe iyo reer adeerna hakuu soo sahlo habaryar
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 25 күн бұрын
Ilaahay SWT waxaan uga baryeyaa Sundus inay hesho Aabaheed iyo ehelka Aabo ayagoo nabad qaba, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 25 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
@aminoaden6671
@aminoaden6671 25 күн бұрын
Allah ha u sahlo abahed asago nabad qabo
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 25 күн бұрын
ASC ALLAHA KUU SAHLO AABAHAA HADUU NOOLYAHAY IYO AYEYDAABA أللهم أمين يارب العالمين REER BOSASO USHEERGAREEYEY GUULEEYSO IDAM ILAAH ABDI AZIZ GUULEEYSO ADNA AMIIN
@selentboy5636
@selentboy5636 8 күн бұрын
we heshay all hamdulilah
@mancityfan660
@mancityfan660 24 күн бұрын
Alle ha u sahlo faaraxow caruurtada ha dayacin
@foozia426
@foozia426 25 күн бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah ❤
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 20 күн бұрын
Allah ha ku sahlo Aabbe macaan
@hawohosh9198
@hawohosh9198 25 күн бұрын
Allaha u sahlo waa gabaryaroo baahida waalidka dareemeyso
@ashawooo
@ashawooo 25 күн бұрын
illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeya inshallaha illahaya inta kala maqana rabi ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya
@AdenSicid-ml4so
@AdenSicid-ml4so 25 күн бұрын
Asc madaxweynaha umada ee mustaqbalka Mr.C/CASIIS RIYALY Alle Haku barakeeyo khayrna ha ku siiyo aduun iyo aakhiraba
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 25 күн бұрын
Illhey ha sahalo eheladeda
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 25 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo teamkaga💕
@user-is1cn5uc7p
@user-is1cn5uc7p 25 күн бұрын
Allaha kusahlo habo sarurow gabadha aabaheed uraadiya
@user-nx4vw8pj2q
@user-nx4vw8pj2q 7 күн бұрын
Waalahelay alxadulilaah
@Haashimhassanhh
@Haashimhassanhh 23 күн бұрын
Sundusey walaashey hadad dhib soo aragtey walashey si dag dag ah ha u guursan oo daruufta ayaan lagag faa,iideysan walshey nimanka somaliyed kuwa badan ba jira oo ka faa,iideysta gabdhah aan ahelka laheen hadhowna caruur markad u dhasho bey kaa tagayan hadad ehel la,aan tahay dhib kale ha is galin walaashey talada iga qaado hadad qoralkeyga aragto
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 25 күн бұрын
In shaa Allaha waat helesa habo 😢😢❤❤
@DeeqAbdikariim-fi2bq
@DeeqAbdikariim-fi2bq 25 күн бұрын
Abaayo ducayso insha allah waad helaysaa
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 25 күн бұрын
Reer bosaaso inanta yar caawiya siiba c/maxamud
@howdnugaal9607
@howdnugaal9607 10 күн бұрын
Waad ku shaqaysanaysaa😢😢😢
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 24 күн бұрын
Allaha usahlo abahed
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 25 күн бұрын
Ceyr iyo saruur isma waayi karaan ee iidaa ilmo ah. Qabiil aa Soomaali isku raadsadan.
@elmiali5073
@elmiali5073 25 күн бұрын
Halima Ibrahim saxiix
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 25 күн бұрын
Ilahayoow u sahal abaheed rabiyoow raxmanoow aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@user-no4kw6jl5s
@user-no4kw6jl5s 25 күн бұрын
Hg wanba faani jiray ilmahooda ma dayacan sharafey leyihin Ayan dhihi meqa xaban fiirsday
@elmiali5073
@elmiali5073 25 күн бұрын
Saxiix ikn 😂😂 ilmanimaa jirtee waa helee insha allaah
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 21 күн бұрын
Halkan Kudhal ee kadhaqaaq wadhibato soomaliyey caruurt xaqooda Hala ilaalsho oo ilaahey aan kacab sano
@Haashimhassanhh
@Haashimhassanhh 23 күн бұрын
Aaabaha hadii hooyadii cismaan mohamuud aheed waa la is yaqaan bosaso iyo qardho gabar walba cisman mohamuud ah oo caruur hawiya dhashay hadii la raadiyo waa la garanaa ee walaashey bosaso tag oo raadi cimaan mohamud dad ah raadi ayaga kula raadinaya
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 25 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 3,8 МЛН
Купили айфон для собачки #shorts #iribaby
00:31
DAAHIR CALASOW OO SI LIVE AH U OOYAY QISADA GABAR😭😭😭😭😭
35:47
Gabadha Hereri Waraystay Sheekadeeda & Sida Ay I Khusayso?😭
40:45
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 68 М.
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 25 МЛН