HAZAAL MARKII AY GABAR WEYDIISO LAMBARKA KAFI ABDI MAXEY KU....

  Рет қаралды 55,797

Kafi Abdi

Kafi Abdi

7 ай бұрын

Пікірлер: 125
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭
@zamzamshyusuf4739
@zamzamshyusuf4739 7 ай бұрын
@user-jm7gq7hh6r
@user-jm7gq7hh6r 7 ай бұрын
Scw😊
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-et8gb4ug6w
@user-et8gb4ug6w 7 ай бұрын
Sallahu calayhi wasalam Sallahu calayhi wasalam Sallahu calayhi wasalam Sallahu calayhi wasalam Sallahu calayhi wasalam
@user-fy5gg5ve3o
@user-fy5gg5ve3o 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك عليه
@umofaduma7708
@umofaduma7708 7 ай бұрын
hasal iyo kafi waa iskusibaxayan iyana way jeceshahay wali isna wuujecelyahay allow calaf iskugudar🎉❤
@nimcoyusuf3326
@nimcoyusuf3326 7 ай бұрын
Hasal way kamuuqataa inay jeceshahay kaafi lkn waxay kudhaqmaso waxan filaa waa is adkayn dumar hasaal waxan kula talin lahaay cimritagay ceeb laguma sagoontiyee wiilkaas waad isjeceshiine hakudayicin jacaylka sadarmuuqda su,aal kadhane adna calfkaaga hayska dayicine sharafeey jacaylku ceeb maahan
@ahmedfarhan8636
@ahmedfarhan8636 7 ай бұрын
❤allahu❤akbar❤
@hibaaqxuseen3426
@hibaaqxuseen3426 7 ай бұрын
Sida ay aniga ila tahay kaafi cabdi kama muuqato inuu jaceyl saa u weyn u qabo hazaal laakiin maadaama uu hada singal yahay waa laga yaabaa inuu iska xareyso ku fekero waayo nimanku iskaabulo nimadu wey dhibtaa oo uma dulqaadan karaan in badan sidaa darteed waxaa badan iney ragu iska soo xareystaan gabar aanay dareen badan u haynin laakiin ey kumeel gaaraan hazaal dhankeedana waxaan ka dareemayaa iney weli jeceshahay balse dhankiisa saluug kaga jiro oo ay dareensan tahay inaan jaceylkiisu 100% aheyn marka waxaan dhihi lahaa hazal ninka ama iska imaanso oo guurso wixii aad kala kulantana arag ama isaga tag oo shaqo waad heleysaaye meel kale la raadso kuma jecli maanto dhan haku digrine
@saaraali9688
@saaraali9688 7 ай бұрын
isha aad kariday
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 7 ай бұрын
Imika waa maxay ruwaayadani waa ceeb waxaasi aad samaynaysaan anigu waxaan ifin leeyahay way jeceshay hasaal wiilka kaafi indhaheeda ayaa laga arkaa Wayna ka tagi lahayd oo may ag joogteen markaa ninka way jeceshahay markaa waa in ay intay dharafta leedahay waa in ay huursataa ninkan waa xaaraan laba qof oo had iyo jeer is ag jooga waana ceeb waar kaagiyoow inanta waa in laguu meheriyaa oo reer kooda waydiiso hasaal nin waa cadow intaad sharafta leedahay guurso ama ka ag tag raga lama ag joogo ama di sharf leh u guurso waan kula talinayaa
@user-fh9eg6jn1p
@user-fh9eg6jn1p 7 ай бұрын
Wow wiilkena welcome back
@KadroAhmed-bx4uo
@KadroAhmed-bx4uo 7 ай бұрын
Walaahay waan jeclahay kaafi hadaanan daawan maseexdo adna saasaad udhaqmaysaa ala ciilbadnaa
@qaalidcabdi5693
@qaalidcabdi5693 7 ай бұрын
Hasaalet hanoqon doqon loojabay ee heart usoco❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 7 ай бұрын
ku sali nabiga maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 7 ай бұрын
Hhhhhh mashalah waxasa jacaylah 💓💞💞🌷❤️👏👏💕💕💕💕👍👍
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 7 ай бұрын
🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯
@habibajamac9941
@habibajamac9941 7 ай бұрын
Masha alaha tabarakalaha
@user-fh8pr8eb6y
@user-fh8pr8eb6y 5 ай бұрын
Ma sheexdo. Naa. Aamus. Xishoo
@KadroAhmed-bx4uo
@KadroAhmed-bx4uo 7 ай бұрын
Naa waad rabtaaye ninka ama guurso ama nooga agdhamaw anagaa rabna oo naf u ah waayo waa qurux iyo dabeecad walaahay waan jeclahy
@caishacuudcaishacuud8562
@caishacuudcaishacuud8562 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 7 ай бұрын
Na sad wax yeshay😂
@farahdahir8554
@farahdahir8554 7 ай бұрын
KAAFI WAA JILAA QATAR AH XITAA WUXU AWOODAA INU JILO JACEYL BEEN AH GABDHAHANA QATAR AYEY KU YIHIIN RAGGA NOOCAAS AH.
@user-we8bd1cw3l
@user-we8bd1cw3l 7 ай бұрын
Waxa tihin labo funny ah ad ba uga helaa muqaladiina masha allah
@al-tawaabacdemycollegesc8281
@al-tawaabacdemycollegesc8281 7 ай бұрын
Allah ❤❤❤
@fatushxuseen2132
@fatushxuseen2132 7 ай бұрын
Challenge dil ama dooro ah next kafi abdi tageero buuxda hore usoco wll
@ICECREAMMAN300
@ICECREAMMAN300 7 ай бұрын
Asc insha Alaah Ale HAZAAL hakuusahlo
@sahrujagadakaroor8382
@sahrujagadakaroor8382 6 ай бұрын
Waryaa gabadha ha nooga ciyaarin oo barankiga waxyaalaha qaar ka,ilaali gabadha
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk kafi so funny
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 7 ай бұрын
Nio nin somaliyed caqli laguma tirin jirine waaxay gabadhaan dhiman dhimanta ah oo maalin walba jacaylka ninkaan ka sheekey la leeyahy ma jecli ma jecli uun ku hayso
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan 7 ай бұрын
Ayadaa codka noo badatay hazaal been badana
@nimcoxasan8783
@nimcoxasan8783 7 ай бұрын
Alla kafi umadena maha😂😂hasaal usheeg is adkaynta faraha bdn wax bdn by ku sejisaa dhe
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 7 ай бұрын
Heeeea habaar ah Mala helayaa😂😂😂😂😂
@shineabdirahman3685
@shineabdirahman3685 7 ай бұрын
Labadinaba wad isjeceshihin
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 7 ай бұрын
Asc bro usiache hazal day utatopoa inshaallah
@RaxmoXuseen-te7co
@RaxmoXuseen-te7co 6 ай бұрын
❤❤❤
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 7 ай бұрын
Kaafi & hazal waa idin wata😂😂
@calisiciid382
@calisiciid382 7 ай бұрын
Abowe gabadhu wexedu waa jes jes ee
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 7 ай бұрын
Kalgacal kii gaaxsana ma gurin weli waa gediisii Hazal intaas kabadan uma adkeeysan karno gadaal haka shalaayin
@Ginicabdule
@Ginicabdule 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SaynabCali-zf6rq
@SaynabCali-zf6rq 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 7 ай бұрын
Hazaal inaad kaafi jeceshahay illahayna waa ogyahay anaguna waan ognahay eeee is adkeeyta badan iska dhaaf
@user-hq1vm4ot9z
@user-hq1vm4ot9z 7 ай бұрын
Wixiinu jacayl mahe waa kala kacsi iyo vews
@Khadarcade11
@Khadarcade11 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-nz1xv3mu5r
@user-nz1xv3mu5r 7 ай бұрын
Alah is one❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 7 ай бұрын
Allaah ❤❤
@faadumoibraahim8918
@faadumoibraahim8918 7 ай бұрын
Waraysiga badane kolba laydinka qadayo iskadaya wad is jeceshine
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@sahrujagadakaroor8382
@sahrujagadakaroor8382 6 ай бұрын
Walee ninkaan hazal wuu waalayaa
@hamdaqurux907
@hamdaqurux907 7 ай бұрын
way jeceshay lkn isaga lamaba moodo
@XaliimoQalawe-pu4vx
@XaliimoQalawe-pu4vx 7 ай бұрын
Maadaba horey ujeclyd kulahaa😂😂😂 waa ayy wxan yari😅
@dr.bilaniitaahmed6306
@dr.bilaniitaahmed6306 7 ай бұрын
12:27 hhhhhh
@najmocabdulahi8743
@najmocabdulahi8743 7 ай бұрын
Hadal yout furo qali
@user-dc5zz3wz8w
@user-dc5zz3wz8w 7 ай бұрын
Hazaley abayo Hadi ad cafisay wilka kada hadalka dibaya Hadi aukuxumeyay adiga waxatahy qof jacelak waxkayaqane wadkasidibkise aunaxariso walashey waiagtalo
@user-uo5jx7wo6f
@user-uo5jx7wo6f 7 ай бұрын
Yaranka 😊
@user-mc6vh4ks3x
@user-mc6vh4ks3x 7 ай бұрын
Hortadadwaweniskadhiga❤maxaalawalantiin
@sahalhassan6606
@sahalhassan6606 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xusenbulshawi609
@xusenbulshawi609 7 ай бұрын
Sxp jaceylka cadii ayuu ku togtay wlhi yusan ku waline is badal kale raadi bal jaceylka halka mel ah wu ku dilayee
@degmoahmed8477
@degmoahmed8477 7 ай бұрын
Sheekadiina macaankii bad ka dhamaysaane please waxan nagasoogabagabeeye
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane 7 ай бұрын
Kaafi fadlan naagtan tus qiimaheeda cirkaa ayayba Isla maraysaa
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 7 ай бұрын
Gabadhan gabar qime leh way tahy gabar cirka iny islamarto uqalantana waytahy diraca uga fuq wagabadha yare quruxda badane xishodka badane maxayba sure isugu qadi wayday🎉
@aadancali13
@aadancali13 7 ай бұрын
Dadka kudhex in laigu duceeyo hazaal
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 7 ай бұрын
Hazaal feg buu ahaa jaceelkeeda hadeey jeceleed wali waa inuu jiro jaceelkeeda 😂😂😂😂
@hawohosh9198
@hawohosh9198 7 ай бұрын
Hadeyba jeceshahay ee waa go aan jilicsantahay waa qof aan iney ka go.do iyo iney ku qaadato midna aan awoodin
@user-ug8js5dt8h
@user-ug8js5dt8h 7 ай бұрын
Haa
@Raxmacllaahi-wi7ok
@Raxmacllaahi-wi7ok 7 ай бұрын
Kaafiyow ilkahan so astur😅
@user-mi8tu9pj5h
@user-mi8tu9pj5h 7 ай бұрын
KAAFI QAC AYAA KAA YEERTAY KKKKKKKKK
@user-pw4wj1ke3o
@user-pw4wj1ke3o 7 ай бұрын
wallee nin gaban wa mucjiido
@fatimaahmed946
@fatimaahmed946 7 ай бұрын
Inankan gaban waa cajiba noso badi waraysigisa
@MUNASARR23
@MUNASARR23 7 ай бұрын
Gabka su,aalo adka😂😂😂😂
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 7 ай бұрын
Hadaan kujeclaado kawaran kaafi
@TimmiSG256
@TimmiSG256 7 ай бұрын
❤😂
@maweelada.caruurta8187
@maweelada.caruurta8187 7 ай бұрын
Ninka gaaban.noosoo badi barnaamijyadiisa isagoo sheekaynaya waa wada qosol.ninkani waa kii kor.uqaadi lahaa kafi abdi chanel.awgaab caadi maaha
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 7 ай бұрын
Kashifaad ba kadhacday hhhhhh
@saynababdi6226
@saynababdi6226 7 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂😂 waxay indho sarcaadkani
@SawdaFaysal-uh9rv
@SawdaFaysal-uh9rv 7 ай бұрын
Naa codka siduu u badalay😂
@ibrahimissack9251
@ibrahimissack9251 7 ай бұрын
Kaafi kof kale rasoo
@BadridayibArinkeen
@BadridayibArinkeen 7 ай бұрын
KAAFI MA SAHLANA
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 7 ай бұрын
Waxan iska daaya iyo ruwaayadan inantu aad bay u jeceshahay kabadooda iyadaa aad u jecel hadayna jecleen Way ka agtagi lahayd inankanu wuu jecel yahay laakiin iyadaa xoog u jecel markaa hasaaleey Intaad sharafta leedahay guurso Raga lama ag joogo ee intaad sharafta leedahay guurso Ha Intaanu kaa xiiso dhicin hafii kale ka agtag
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 7 ай бұрын
Anigu argti ahaan laban qof aadby isu jeclyihin waayo laba Qalbi oon aan israbin my is ag fadhiisteen mrkaa ciyaarta nagdaaya baanu idin leenhy idin kuna su aalha dhagaxaa kadaaya
@user-kf4pz6pn6w
@user-kf4pz6pn6w 7 ай бұрын
Walhi inka waresi Mcn bu khaday oo Khac ah😂😂
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 7 ай бұрын
Hazal waad qaldan tahay oo adba madhaan tit siduu kuugalay waliba adaa kaxun,waayo isagu xaas isagoo leh buu hadana qalbigaga dhowri jiray. Hazaleey doqon lajecladay baad noqotay ee wiilka qalbi jabka kadaa. Hazaleey carhaday runka yahay shaqo waybadan tehee katag. Ogowna malintuu kaatago dibkugu soo jeesan maayo. Wallaahi waad kujes jeesaysaye aduunyadu waa wareegto.
@AliElmih
@AliElmih 7 ай бұрын
Aan idinla kaftamee sheekadiinu intaaa ma dhaafto miyaaa
@hodanahmed2786
@hodanahmed2786 7 ай бұрын
Kuwani prand bay jilaan riwayad
@suhuuraadan1561
@suhuuraadan1561 7 ай бұрын
Kafi hasal madhax niimada kada
@fxcooking9677
@fxcooking9677 7 ай бұрын
Waxaas jacayl maaha waa cudur alaah naguma naguma rido isgoon ogayn baan jeclaa markuu ijeclaadayna majeli waa habaar
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 7 ай бұрын
Horta hazal nacasta miyey matashaa mise wax baa ka khaldan
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 7 ай бұрын
Waa dhadhamas caadiya😂😂😂
@nimcoabdilahi4867
@nimcoabdilahi4867 7 ай бұрын
Nagasoo gabagabeeya akhyaar jacayl bad tihin haasalna weli wayku jeceshahay
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 7 ай бұрын
Shafkaada qari hazal
@user-er7rn9lv1n
@user-er7rn9lv1n 7 ай бұрын
Kaafi iska jooji waraysiga bahadilka ah
@fadumosaid114
@fadumosaid114 7 ай бұрын
Ways ogyihiin labadoodu
@NuuridiinCabdi-uv2gv
@NuuridiinCabdi-uv2gv 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@saynabhassan2
@saynabhassan2 7 ай бұрын
😂😂😂😂😅
@user-yd2jq2xp2k
@user-yd2jq2xp2k 7 ай бұрын
Dadkan waaweyn maxaa ka khalden
@user-pi3vr1bi8b
@user-pi3vr1bi8b 7 ай бұрын
ooyin miyaa ku qarinee ookiyaalaha
@KadroAhmed-bx4uo
@KadroAhmed-bx4uo 7 ай бұрын
Awal kulahaa naa khaakh baad ahayd waji dhuuban iyo ilka dhaadheer foolxumo
@TimmiSG256
@TimmiSG256 7 ай бұрын
Kafi manola dhag hadal baa dilay sorry 😂wllo
@user-sy1xu5kw9l
@user-sy1xu5kw9l 7 ай бұрын
tan.faiido.malahan.kafi.iska.fogey.
@khadromaxmud646
@khadromaxmud646 7 ай бұрын
qowda maqashii leewaaye
@user-hx2fw4lq7i
@user-hx2fw4lq7i 7 ай бұрын
Wixiba waxay ka dhigeen views raadin 😂 qalbi jabay maso noqdo si fudud
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 7 ай бұрын
Hadal wadnaha taabanaya ayey hasal ku dhahdaa kaafigii ay jecleyd balse ma oga waxa ay kulmi karto aayaha mustaqbalkaadu hadii asagoo ku jecel la qabsato mid kale waayo aragon ma timid isagu waxaan uarkaa nin is boxing karaoke marking horana xabadiisuu ilaalinayey wanna nin karmeed wuuna helaa naag fiican
@xilwafitbeautychannel3667
@xilwafitbeautychannel3667 7 ай бұрын
Anigu waxan ka mid ahay dadka idinku soo biray inti qisadina ridwan isaq ad kaga sheekaysen runtii xiiso ayay lahayd markii hore lkn hada sheekadina waa badhasuq micna bila milix ayay noqotay musalsalkan aan dhamadka lahayn naga daya oo laba qof oo wawayn badtihin waxkuso heshiya 😂
@deeqo1223
@deeqo1223 7 ай бұрын
Hhhhhhh
@bisharosalad8596
@bisharosalad8596 7 ай бұрын
Kafi waawil codjecel leh ee yokudhaafin maxaa islasuureynee naaya
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 7 ай бұрын
Funny calling for the kafi abdi is not easy
@IbraahimHaashim-bn2ix
@IbraahimHaashim-bn2ix 5 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 7 ай бұрын
Waar naagtan dhaqanka xun iska dhaaf qaar ka wanagsan aya buuxe
@aminaahmed7487
@aminaahmed7487 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 7 ай бұрын
Kaafi cabdi habartan iska eri gabdho quruxsan oo waxbartaa buxee bax habartan mj tag qurux maleh ixtiraam maleh bax dheh waxan rer badiyaha ah maxa ku falee ninyahow dookh xumidaa uuf
@IdirisCabdi-me8rp
@IdirisCabdi-me8rp 7 ай бұрын
Naa wiilka sas.ha ugallin
@user-sy1xu5kw9l
@user-sy1xu5kw9l 7 ай бұрын
kafi.abowe.dhiga.haygu..karin.nagta.tus.qimahaga.waxeda.wa.bahdil.waxatahay.wiil.qurux.badan.qofkasta.ku.jecel .hais.liidin.aboowe.tan.iska.daa.weyba.kibirtayee.naagta
@user-ug8js5dt8h
@user-ug8js5dt8h 7 ай бұрын
Adiiyoadiyadsikuobxsna
@farxiyoxuseen1102
@farxiyoxuseen1102 7 ай бұрын
Hasal.argoosi.aya.wada
Soo Qabo Xariif Sidan Wax U Shukaansada 😂😂😂
5:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 148
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
KAFI ABDI QISOOYINKA RUWAAYADAHA ISMADHAANTO
21:47
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 8 М.
PRANK HAZAAL O AY KA MASERTAY GABAR KAFI ABDI U LA,,,,,,,
12:27
Kafi Abdi
Рет қаралды 121 М.
Najmo Cudoon Aya Shegtay Inta Aysan Caanka Noqonin Inay…….
9:25
UGU DANBEN WAN GULEYSANAY
17:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 106 М.
HAZAL OON AABAHEED KA DOONTAY MAXAAN KALA KULMAY
10:13
Kafi Abdi
Рет қаралды 84 М.
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 23 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,3 МЛН
как пройти скулбоя за 36 секунд?
0:22
Holy Baam
Рет қаралды 1,4 МЛН
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58