Hees Cusub Ismaaciil Danan Faqri Caashaq HD

  Рет қаралды 135,413

Borama Media Group

Borama Media Group

9 жыл бұрын

Пікірлер: 101
@farxaanabiib969
@farxaanabiib969 4 күн бұрын
10/7/2023 maalin aan ilaabi doonin noloshayda inta ka dhiman wan xasuusan doona 😞
@isaxaqaxmed-ue2zq
@isaxaqaxmed-ue2zq 4 ай бұрын
Waxa lagu jiraa 2024: 3;02 xiligan ban dhagaysanayaa faqri caashaq kugu dilay halkay dadna 7 sano ka hor iyo 8 sano ka hor dhagaysanayeen🥺 Kolay kali ma ahiye imisaa igula isbitaalka heesan qofka samaha diidaan naxariis ka doonaa🥺💔
@Yazien.
@Yazien. 3 ай бұрын
Runtii waa hees dareen gara leh
@mohamedwardi2185
@mohamedwardi2185 5 жыл бұрын
Heestan Dhegeysigeeda Kama Daalo Waxan Oran Karaa Aaa Heesta An Hesaha Ugu Jeclhy😭😭 15/03/2019 yaa Ila Dawanaya
@cmhayir6240
@cmhayir6240 4 жыл бұрын
Faqri caashaq Kugu Diley Oo Haynta Kugu Dagay Show Maleh Dibiibo Dawadiisa Lama Helo e😭 Qofki 2019 ku Dawanayo Dareen qlpigiisa Gubayo Like Iisaar Sat 10 August 2019. 02:23 Pm
@shabcaanshaaca2158
@shabcaanshaaca2158 5 жыл бұрын
Ayaa ila faawanaaya 2019ka like saar
@saciidcabdi1811
@saciidcabdi1811 6 жыл бұрын
Heestaan saameen ayay igu leedahay runtii 😥😓
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 6 жыл бұрын
Sorry malaha ta jeclaydba duunyo ka raacde
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Ismacil danan big legend
@cadnanlovelybigix5083
@cadnanlovelybigix5083 5 жыл бұрын
Cadi maha Heesta Lajaan ismail Danan 😘😘
@abdicasiisbruno8003
@abdicasiisbruno8003 Жыл бұрын
Yaa dawadey 2023❤
@indho2294
@indho2294 6 ай бұрын
Still witching 2024 Marnaba kama dalo dhagaysiga hestan❤😢
@caziizaali468
@caziizaali468 4 жыл бұрын
Wlhi hestan isaga xiiisa😔2020/2/28 yaa ila dhageysanya
@jimcaaaleshaacir3582
@jimcaaaleshaacir3582 Жыл бұрын
Faqri caashaq wlhi waa hees aniga way igu socotaa
@mohagurbe5617
@mohagurbe5617 2 жыл бұрын
Still watching 2022 oh sorry Marnaba Kama dalo dhagaysiga 😭😭😭
@hoodaalechannel4622
@hoodaalechannel4622 3 жыл бұрын
Heestan waa my bes favourite song Danan 🔥🎶🎵
@saamimohamedshariif8009
@saamimohamedshariif8009 5 жыл бұрын
Waayo waxii i soo maray waanka meyran doona😭😭
@halaklkk3812
@halaklkk3812 Жыл бұрын
Love
@cabdiqanihassan7723
@cabdiqanihassan7723 6 жыл бұрын
😒😒😒 2018 yaa iladhagysnya hestn wlhi adbn ujeclhy😣😣😣😣 xasuuuso iYo WaaYo 👌👌👌👌👌👌😥
@mubarikabdikhalil5946
@mubarikabdikhalil5946 5 жыл бұрын
Yaaaa salama walhi wali wan dhegesata 19/12/2018
@c.yaalkaabahood955
@c.yaalkaabahood955 7 жыл бұрын
caaadi maaha hestani thanks ismacil dadanan
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Still 2020🙈🥰
@filsanqaali1104
@filsanqaali1104 6 жыл бұрын
Hestan wlhy xiiso com qofan jeclaa💔
@maxamedomar1152
@maxamedomar1152 5 жыл бұрын
2019 yaa dhegysanayaa
@abdishakurmuxiyadin1386
@abdishakurmuxiyadin1386 6 ай бұрын
😮😢 23/12/2023 maliin sabti ah
@maazimcaddeofficial4305
@maazimcaddeofficial4305 2 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanaYaa 7/2/2022 Maalin Isniin ah 😭😭😭
@khadarqabojiyekhaddo1787
@khadarqabojiyekhaddo1787 5 жыл бұрын
mnchalah wllhy izmaciil inkastood udirantahay ruuxa kudaran
@monica-jv2ny
@monica-jv2ny 3 жыл бұрын
Ax qisada heestani anigay is dhaba igu Socotaa maxaa yeelay jacayl daran oo hal dhinac ah ayaa qalbigayga gubaaya Iyadoo xaaladu igu xuntahay guri la aan shaqo la aan qofkii aduunka ugu jeclaana iga tagay xataa dhibaatooyinka ayaa halmar isugu kay yimi iso duceeya xldan xun inan ka baxo insh allah qurbo meel maaha 💔😭😭😭😭
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. 2 жыл бұрын
Waad ka baxday filayaa wll hda waqtigii adkaa
@sahalmuuse1456
@sahalmuuse1456 Жыл бұрын
Alle arimahaaga ha isugu kaa toosiyo
@maxamett1822
@maxamett1822 Жыл бұрын
Nolol qurux badan ban ku rajeynayaa walal
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 4 жыл бұрын
2020😥😥 so sad
@apdirahiimkayseomer3852
@apdirahiimkayseomer3852 4 жыл бұрын
Inta dwnysa 2020 like
@user-qd3tt5pz4h
@user-qd3tt5pz4h 11 ай бұрын
Heesku dareen waynaaaa
@mohamedamiin3381
@mohamedamiin3381 6 жыл бұрын
Faqri caashaq kugu dilay oo haynta kugu dagay show maleh dabiibo dawadiisa lama helo😢😢😢😢😢😢😢🙏🙏🙏🙏🙏💔💔💔💔💔💔💔😚😙😗touching heart oh my god
@libanabdi4978
@libanabdi4978 3 жыл бұрын
Heesta aan heesaha ugu jeclahay ayey kamid tahay, sidoo kale saameeyn weyn ayey igu leedahay marka aan dhageysanayo 5sano kahor ayaan dhageysan jiray xili aan xalad wnagsan kujiray
@api-azizahmet2918
@api-azizahmet2918 3 жыл бұрын
Wlhi heestan xusuus gaar ah ayey Igu LeedahaY
@NajmaAbdirahmaan-hf4zz
@NajmaAbdirahmaan-hf4zz Жыл бұрын
Iisoo duceeya inaan qofkyga si dhaba u hanto 😔😔 ma Aqaano waxaan ku tilmaamo jecelka i haayo
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Wad heli donta insha Allah Niyada khayr usheeg
@heestanmeelitaapanaysajace8475
@heestanmeelitaapanaysajace8475 6 жыл бұрын
Caadi maaha ismaaciil danan mahadsanid
@447MEDIA
@447MEDIA 3 жыл бұрын
Still 2002 wandaawanayaaaaa😭😭😭😭
@rahiimaomar4629
@rahiimaomar4629 3 жыл бұрын
2021 ayan dawanya😁
@umusucdamm751
@umusucdamm751 7 жыл бұрын
i love you walahi ismaaciil danan noolow abow
@Herer1
@Herer1 4 жыл бұрын
Legend ismail danan
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Wow ismaciil maxamed barqad fanan qaali ah guul
@cabdinaasirxasan9808
@cabdinaasirxasan9808 4 жыл бұрын
Zxp yaal hees aan jeclahay waaye 18/9/2019 ya a ila dhageysanaya
@axmedxuseen2445
@axmedxuseen2445 2 жыл бұрын
Who is waching 2021
@maxamudmaxamed-dk8bm
@maxamudmaxamed-dk8bm 11 ай бұрын
Caashaq daacad waayan Utumaa durbaanada Oon Wali daryeela 2023... 2.30am
@sihamahmeth3646
@sihamahmeth3646 3 ай бұрын
Waan rajaynaya qoralkan ina dip uso boqan dono malinta an xanunkan hada daremayo an kabaxo wxn jecladay qof addunyo iyo qurux keliya jecel an jcylka waxba ka aqon sa idna u khiyamo badan mxy intay naso radiyan hadhow no ciqaban 😔
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 6 жыл бұрын
Caadi matihid 2018
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 6 жыл бұрын
Waaw cadi mahan wlhy
@salmacabdirisaaq7009
@salmacabdirisaaq7009 3 жыл бұрын
Ma daawanaysaa 2021🥺
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 6 жыл бұрын
i watch 2017 tllhi
@axmedxuseen2445
@axmedxuseen2445 2 жыл бұрын
Emotional.song
@saadizalpha7514
@saadizalpha7514 7 жыл бұрын
izmaaciil danan fananu fanaaan
@abdikarinaden9839
@abdikarinaden9839 7 жыл бұрын
i
@iprahimmohamed3433
@iprahimmohamed3433 3 жыл бұрын
Still watching 2021,😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shabcaanshaaca2158
@shabcaanshaaca2158 5 жыл бұрын
Wlahi heeskan Anuu i khuseeyaa faqri. Caashaq kugu dilay kugu dilay oo xaynta kugu dagay show maleh dabiiboo dawadiisa lama helo ax yaa ax ismaaciil afkaaga lagu qabay caano
@cabdiqanixaad5329
@cabdiqanixaad5329 5 жыл бұрын
2019/6/28 Hees qiiro leh waye
@najmowarsame6450
@najmowarsame6450 4 жыл бұрын
Qofka samaha diidan naxariis ka doona 😭😭😭😓😓 hintaad unbaay hestu iga qusaysa (dokhaygan eersanaya wlhy xilli )
@harun9848
@harun9848 7 жыл бұрын
Woow sxb sare nice one super super cute
@farduuskeyze336
@farduuskeyze336 6 жыл бұрын
Harun Hussein woooow
@salmasiciid570
@salmasiciid570 4 жыл бұрын
2020 ayaan daawanaya
@umuamalcabdilaahi8697
@umuamalcabdilaahi8697 6 жыл бұрын
Esh cala hees iyo cod waxan dawaday2017 run ayd ka hadashay danan yare fanaan qaaliya
@halaklkk3812
@halaklkk3812 Жыл бұрын
Mashahla
@sonicblackbonz8304
@sonicblackbonz8304 3 жыл бұрын
Weewee Still am Here 😁
@khalidosman5708
@khalidosman5708 9 ай бұрын
Heeskan waxaa shageestay iyadoo maqala 2015 ka😢😢
@xaragosagal451
@xaragosagal451 3 жыл бұрын
Ruxa dortay rux kale hadu wayo dabacsani inu doqa ersado waxa kenay didmada😭😭😭 February 2021
@apdallaofficial1691
@apdallaofficial1691 3 жыл бұрын
Still 2020
@rahmahcadey996
@rahmahcadey996 5 жыл бұрын
😂😂😂😂ax wa hees dareen lee
@ducaysa1769
@ducaysa1769 Жыл бұрын
hestan waxn dhagaysanaya xili an wakhti murugo leh kaso baxay 💔🥲
@samdasuuban2368
@samdasuuban2368 5 жыл бұрын
2019
@moogeumal3989
@moogeumal3989 5 жыл бұрын
Taageero ruuxi ah baad tahay sidayda oo kale
@sahrasalad461
@sahrasalad461 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🌷💯
@MohamedAli-lq6yc
@MohamedAli-lq6yc 5 жыл бұрын
Ismaciil danaan xagu ku danbeeyay wiilka wn tageeri jiray sabaab la aan
@esmailsaid4794
@esmailsaid4794 4 жыл бұрын
Iswiidhan buu joogaa wllo
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 3 ай бұрын
Halka shay ee ugu muhiimsan een ka bartay jacaylka waa inaad dooratid qof daacad ku jecel oo adiga kuraba
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. Жыл бұрын
Maxaan nolo sameysanaa qalbigiiba dhagax buu na noqday naxariistiina waa naga guurtay😢
@farhiacabdicasisi6387
@farhiacabdicasisi6387 6 жыл бұрын
boqortooyo wlhi
@haajilacag1535
@haajilacag1535 4 жыл бұрын
ruux doortay ruux kale haduu waayo dabacsni inuu dookha eersado waxa keenay diiidmada 😥😥 xaqiiiiq weeyan wlhi waxkasta ood qofka kala kulanto waxad dib u eersanysaa uun dookhaaaga 😔
@xalimoxuseen5764
@xalimoxuseen5764 5 жыл бұрын
Axsan hes
@abdirahiimahmed7173
@abdirahiimahmed7173 5 жыл бұрын
Woow
@abdishakuurck9067
@abdishakuurck9067 4 жыл бұрын
Heez qir0 ah waLee
@zakariyesadiq1629
@zakariyesadiq1629 4 жыл бұрын
.
@afnaan637
@afnaan637 2 жыл бұрын
31/2/2022 khamiis ruux doortay ruux kale haduu waayo dabacsani waligii ha eersado waxa keenay diidmada 😭 Turki ✈️ muqdisho 🛩 Boorama ❤️‍🩹💝💘🔏🤲🏻 Ilaahoow rabadaanta caafimaad nagu gaarsii
@idilkaraani8707
@idilkaraani8707 6 жыл бұрын
Heestan waxa iqadi jiray wiil an is jclen mar waliba uu gur igal hdlo
@libanabdi7714
@libanabdi7714 6 жыл бұрын
idil karaani marka maka Aqbashay guurka...... 😢😕
@idilkaraani8707
@idilkaraani8707 6 жыл бұрын
Liban Abdi maye wllky waan is waynay oo hada qof baa wadan buu ku noolyahaylkn mar waliba uu isoo xirirya aniga waan ka niyad jabay
@libanabdi7714
@libanabdi7714 6 жыл бұрын
idil karaani 😢Wxkzta ma si dhayala ayd ku ilwday Mrwo mise Nolozha Kalinimo ayd ka baxdy........ Facebook{Haldoor Liban Abdi} Zry.......
@king-aadanaxmedofficial3791
@king-aadanaxmedofficial3791 7 жыл бұрын
hhhh
@agasanmahamux5231
@agasanmahamux5231 7 жыл бұрын
Cadimaha
@ina____waaberi
@ina____waaberi Ай бұрын
Ileen ninee sudohdii nooshahay ma dago ma daremo raxo
@aasiyagaabo2884
@aasiyagaabo2884 Жыл бұрын
Runtii waa dareen dhaba🥺
@halaklkk3812
@halaklkk3812 Жыл бұрын
Love
@cgcv963
@cgcv963 4 жыл бұрын
Still 2020
Ismaaciil Danan heesta  Cadrad
4:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
ISMAIL DANAN WAXAA KUBOODAY ADRESS KA UU USOCDAY QOFKA LEH
13:02
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 160 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 10 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 32 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 40 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 64 МЛН
Xulka iyo Xidiga Ismaaciil Danan Hawraar Live show
33:15
Hawraar Music Production
Рет қаралды 88 М.
Bandhiga Faneedka Sanadka Cusub 2014 HCTV Part Two
23:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 447 М.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 453 М.
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,1 МЛН
Maxaa ka soo kordhay xaalada fanaanka Ismaaciil Danan?
11:01
MM Somali TV
Рет қаралды 72 М.
Farxiya Fiska iyo Ilkacase Qays 2014 KABO HOO II KABO.webm
7:36
Aden Ali
Рет қаралды 1,8 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 10 МЛН