Ismaaciil Danan heesta Cadrad

  Рет қаралды 1,106,006

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

9 жыл бұрын

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...

Пікірлер: 301
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 9 ай бұрын
Barigeysoo baxdey ardey yar ahaa maantana nin gadhle ahay heesaha ismail danan tan ugu jecelahay weeye wllhi 1510/2023/7:07 hadaad iga danbeyso like isaar😢❤ wllhi amazing song😢
@Faadumo455
@Faadumo455 7 ай бұрын
Wli wan dhagysta wagan yara talefanka hoyo ka dhagaysan jiry
@MaxamedBar
@MaxamedBar Ай бұрын
Isba arday yarbuu ahaa
@user-ob1vf6jh8z
@user-ob1vf6jh8z 2 ай бұрын
Allow Xabsiga Mareykanka ka soo dah 22/4/2024😢😢
@hiiradyare2403
@hiiradyare2403 Жыл бұрын
Still watching 2023 amazing wlhi I love this song
@ChakiraMeachel
@ChakiraMeachel 3 ай бұрын
Good where are you
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
Ismaaciil danan wadankii waa ka soo wada baxnay suudaan ayaa isku kaaya danbaysay caawa ayaanu sweden dib isugu aragnay Liketa igu caawiya inta daawanaysa 5/12/2018 Mittwoch
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
😘danan ugee dhunkashadas😂😂
@mohamett6581
@mohamett6581 5 жыл бұрын
Pro hadaad argti uzheeg inaan abwzn ahay ooo u hayo hees aan lajclaaday izagah pecouse of waan taageerah
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
@@asacadaani7814 inapti aniga maad idhunkatid ana kaaga mudan
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
@@wardaamiizha3661 qof dhunksho kula dhaafaya miyn kula ekahy😂 adign kusiyybe
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
@@asacadaani7814 hhhhhh sidoo kle huno 💋💋💋💋😂😂
@zeynabmohamed2550
@zeynabmohamed2550 5 жыл бұрын
2019 qofkiii dagaysatay like iiisaaaara😃😃😃😃
@azhrafadnaan8139
@azhrafadnaan8139 Жыл бұрын
8/10/22, 7 Sanno ka dib habeen axada ayaan dib u dhagaysanayaa aniga oo haysta qof aan dunida ugu jeclahay 🌍❤️
@husseinathebossman3362
@husseinathebossman3362 11 ай бұрын
Yaa daawanooYo 13/8/2023 Kama daaLo heesTaan alfanaan danan legend ❤❤
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 10 ай бұрын
Hadaad mar kale soo boqotay is muuji😂❤
@fatumatube5042
@fatumatube5042 4 жыл бұрын
Xasuusta 2014 waxan classka 3 dugsiga sare bosaso inta waqtigas dhageysaty pleas like😍😍😍
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 4 жыл бұрын
heestii jaleeco ayaa inta ikeentay yaa ila mida danan ilen waa nin hore
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 4 жыл бұрын
Reer xamar maad ahayd? 😂😂
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 4 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 haa noh😂
@abdisalaan1531
@abdisalaan1531 4 жыл бұрын
Ha wa dadkii 2014 so baxay
@qaasimmohamed7891
@qaasimmohamed7891 3 жыл бұрын
Nio anigaba hadda arkaa ninku ileen waa soo halgammay 2020 nin so baxxay umalenayay
@billecaddebaariyow9510
@billecaddebaariyow9510 5 жыл бұрын
Inta Stylka iyo sheenaha Ismail danan ka hesha 2019 Hestan dawaneyso Like ii saar
@sundusyassin3829
@sundusyassin3829 4 жыл бұрын
2020 yaaa dheegaysanaya
@abdixakiinmohamed5837
@abdixakiinmohamed5837 5 жыл бұрын
ismaciil danan isku doon baanu ahayn heestan ayuu no qaaday annagoo badda marayna liibiya iyo talyaaniga u dhaxaysa xusuus bay igu leedahay
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 5 жыл бұрын
hada fanka ma iska daayay
@abdixakiinmohamed5837
@abdixakiinmohamed5837 5 жыл бұрын
@@fatimadagan8541 may ee heeso cusub ayaanu soo saarin dhawaan
@KaderHussein
@KaderHussein 5 жыл бұрын
@@abdixakiinmohamed5837 Kkk rageedi idinkoo bad kudhexjira oo nolol iyo geeri udhaxeya bad hees kutuuraten
@abdixakiinmohamed5837
@abdixakiinmohamed5837 5 жыл бұрын
@@KaderHussein haa Anagaaba isla yaabnay markaanu dib u xasuusano sxb
@mariaseid9247
@mariaseid9247 5 жыл бұрын
Hhh wlhy waa yaby bad lasarnhy hees idin shidn dad adg wlhy
@xafsoloveasd4770
@xafsoloveasd4770 6 жыл бұрын
Masha Allah codka mcn 😍😍 ciyarta ayanba ka heli wwww 2018
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
2021 Ismail danan intuu say wlhi da noqday kadib yaa dawanaya 🥰😂
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 7 ай бұрын
Still #1, my favourite ismail danan songs 25 November 2023 8: 20 morning
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 3 жыл бұрын
Who's Watching 2020 Super Star Ismail Danan ❤🥰🙏
@maxamedcabdi3149
@maxamedcabdi3149 3 жыл бұрын
Barii samaad ban soo xasustay 2016 ila dawanya 2020 like haayla dhafiin
@haadicabdi9643
@haadicabdi9643 11 күн бұрын
Still watching 2024 best song
@mohamoudmohamednuur3118
@mohamoudmohamednuur3118 Жыл бұрын
inta ila daawanasa 2022 farta taaga ismail Danan fanaan Hibofaneed leh
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Күн бұрын
Erayadii abwaan maxamud abdullahi gees diir Best song 🎵
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 Ай бұрын
2024 hada dawaneysid legend baa tahay ee like ii saar❤😂
@Sportschannel721
@Sportschannel721 Ай бұрын
Best song
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
indhuhu cishadey ku arag jawiga noloshu cakiran codkaada markaan maqlaa cuntadu iga daa dagtaa unforgettable song ☝😎
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Nimco Nalka bbe kume
@mohamett6581
@mohamett6581 5 жыл бұрын
Zi aanan ukala cidloon cajizka erayada tir tira marwalba igu zoo cel celi
@shucaypapdirashiid5155
@shucaypapdirashiid5155 5 жыл бұрын
2019 waan dhagaysanayaa hees mcn iga dheH ismaaiL danan
@keynunziadabdi567
@keynunziadabdi567 9 жыл бұрын
Woooow hees qiimo leg ish qiyaasak Alfanaan danan
@queenamiish8541
@queenamiish8541 4 жыл бұрын
2019ka dawanaya I love u ismacil danan❤❤
@nouradinibrahimsaalah
@nouradinibrahimsaalah Жыл бұрын
Waan dhagaysanayaa 2014 ilaa 30/April/2023 Waan Salaamayaa Dadkii aanu Xiligaa wada dhagaysan jirnay
@cabdijibaarrendy3526
@cabdijibaarrendy3526 6 жыл бұрын
Xidigaha geeska ninkii ugu jaaska macanaa ee soomara Abdi waa ismaacil Danan mecal Jackson xigaha geeska
@mariaseid9247
@mariaseid9247 5 жыл бұрын
Wlhy farxda aad ba ujeclhy dholcadiinta kaliya fiiriya wlhy qurx rbbi hakudysto bwe
@ShadariHabaysan
@ShadariHabaysan Ай бұрын
Ismail danan wlhi waaa fanan aaaan sigaaar ah uxiiseeyo
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 8 ай бұрын
Still 2023 daawanaya 😮
@faadumoqalanjo1511
@faadumoqalanjo1511 4 жыл бұрын
Heestan fanank qada ma aqoon runti inbadan baan radinayay xajigayga said ahmed ayaa 2016 gurkayaga kahor igu cabiray jcylku ii qbo runtii waan xasusta erafon ayuu iga codsaday inan ku dhagaysto inkasto anan markas micne ila lahayd lkn kadib ayan bartay micneheda 3sano dhodhow radinayAy maanta ayasn helay 💚💙💗 said ahmed kuma ilobi dono my dear 💋💋💗💚
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
MnzhallaH wll
@mukhtarcaashaq5663
@mukhtarcaashaq5663 Жыл бұрын
17/05/2023 8 sano ka dib baan dib u dawanaya heestan ismail danan legend faneed
@samiyamohamed4244
@samiyamohamed4244 2 жыл бұрын
2021 wan so raadiyay heestan Jawiga nolashu cakiran
@deeqoballe2857
@deeqoballe2857 4 жыл бұрын
QoF ku jCL hadu hestaN ku daray likE 😢❤️ iLaa hada waN dhageysNa 24 saaC ii darNTHY
@maxamedcabdi1917
@maxamedcabdi1917 6 жыл бұрын
woow ismacil danan waxaan maqlay waa tahriibay runtii waa fanaan cod macaan
@nemofarhan6903
@nemofarhan6903 5 жыл бұрын
Wlhi xasuus ayay igu leedahay mesgkii u horeeyey ee laysoo qaro ayay ahayd intani Si aynaan u kala cidloon caajiska ereyada tir rira mar walba iigu soo celceli
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
IsmaciL Danan inTa iLaa 2019 ka War zugayza like👍
@abdirashiidcali4582
@abdirashiidcali4582 4 ай бұрын
Lisening Since 2014 Until 2024
@libanmathieu4696
@libanmathieu4696 5 жыл бұрын
Wlhi waan taageeri jirey Imikana heesi hiisa waaban jecelahy
@mohamedokali3817
@mohamedokali3817 6 жыл бұрын
ismaaciil danan saxbky canjeex borama jogadeee
@maxamedcumar1696
@maxamedcumar1696 4 жыл бұрын
Hbn aan gabadh latagay ayuu ilakaxeeyay ayuu nooqaadayey anagoo lugaynayna
@kaydqowrax8517
@kaydqowrax8517 4 жыл бұрын
Hesdaan waxaan dawaday 2013 anoo joga wadankii Ethiopia magalada jaare ee dagmada awbare hadana waa 2020 /1/25 iyo Germany yaaa ilaahow inabd gee wadankii
@xalimoxasanshire5665
@xalimoxasanshire5665 3 жыл бұрын
Maxa marki horeba kaa waday
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 жыл бұрын
@@xalimoxasanshire5665 runtad u sheegatay hhh
@Istahil416
@Istahil416 4 жыл бұрын
Nin aan jeclaa ayaa heestan igu siri jirey. Imika lkn nin u qalma waxkasta ayuu ilahey iigu badaley
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@amira5248
@amira5248 4 жыл бұрын
😂😂😂
@abdishakurhussein3427
@abdishakurhussein3427 4 жыл бұрын
Masha allah
@abdirahimhassanmohamed3678
@abdirahimhassanmohamed3678 4 жыл бұрын
naak markazto niinkey gubogtahy weey faniisa
@ayanshafia7307
@ayanshafia7307 4 жыл бұрын
😂
@lakilove7955
@lakilove7955 9 жыл бұрын
waaaaaw nice hees wlhi wa ku ceshceshta heestan halka kasi wad bro
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 жыл бұрын
Ayaa dawayna cawa oo markay Soo baxday heesta Yar ee gaban ee uu Soo wado hada ee aan dhamaystirnayn ee dib isoo dawasho tagay hesihiisii like igu shiid waxkle oo aan KU dhaho garanmayee
@zakiali6576
@zakiali6576 3 жыл бұрын
2021 inta ila dawanoyso like ta away he🤣🤣
@maaxinho8938
@maaxinho8938 3 жыл бұрын
2021 hadaad daawanayso like iisaar bro
@ahmedartan360
@ahmedartan360 4 жыл бұрын
Hees dareen leh "Ismaaciil Danan" Mustaqbal faneed oo la mahdiyo baan kuu rajaynayaa sxb.
@user-by5tc4bm5q
@user-by5tc4bm5q 9 ай бұрын
Maanta heerka rajeyneysey uu taagan yahay😢
@warsamebuuleali7313
@warsamebuuleali7313 2 жыл бұрын
Who is watching 2021
@munamuuse9910
@munamuuse9910 2 жыл бұрын
2021qofki dib udawanayow like dhac igusi cajiska ereyada tirtira marwalba igusocelceli
@liibaancumar4928
@liibaancumar4928 5 жыл бұрын
Fanaan qaaliya markii igu horaysay waxaay ahayd showgii sanaadka cusub ee cawke iyo nimco samriye 2014 ila maantana waan tageera ismaacil danan waa fanaan aad uu cod wanaagsan cawana tariikhdu waa 10:51 night hargeisa thursday walee wakhtigu wuu caraaraya Illahaw hawla sikhiir
@liibaancumar4928
@liibaancumar4928 5 жыл бұрын
8/11/208
@maxamuudfaarax116
@maxamuudfaarax116 3 жыл бұрын
My boy danan❣🙏💪
@superherohdsomaliboy3286
@superherohdsomaliboy3286 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019 march 28
@husenabukar7798
@husenabukar7798 3 жыл бұрын
Masha Allah heestan xasuus ayn cawe u dhegaayste 27/1/2021
@aishaluul319
@aishaluul319 10 ай бұрын
7/9/2023 aa dib udaaawnooyaa wxaana isoo xsuusiyey sxp igu qaaliyaa❤🎉
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
2020/8/10 watching 💯❤
@laylaidiris9295
@laylaidiris9295 5 жыл бұрын
danan dalka markuu joogay ayuu quruxbadnaaa
@hanihurfe6192
@hanihurfe6192 4 ай бұрын
Heestan 2014 ilaa 2024 ban dhagayanya i like it ❤
@saafifilms762
@saafifilms762 Жыл бұрын
Heestan xasuus bey ii ledahay beerta nabada ku dhageysau aniga iyo gabdh habeen an safar ahaa waxa ay i dhahdey hestan igu so xasuuso ila iyo hada wan xasust 5 sano kaso wreygtey adunka said bu u ordaya wllhi😢
@bashiirsiciid6569
@bashiirsiciid6569 7 ай бұрын
Cidaad neceptee ku neceb dhankaygan colaadiyaa ❤ 12/12/2023
@mohamett6581
@mohamett6581 5 жыл бұрын
Hees aad umacaan xambaarsan dareen macha alah izmail danan
@hasanelmi1564
@hasanelmi1564 8 жыл бұрын
walee waa hees macal RAAF iyo eroyo musc bay axmed wali ibaarin furunle
@kaafiyasomali3878
@kaafiyasomali3878 9 жыл бұрын
Wooow waa hees aad iyo aad u mcn Waliba aniga i cajabisay Viiva danan
@abdiqani2256
@abdiqani2256 7 жыл бұрын
yaa salaam wlhy qaaliya aniga waaba kahelay
@abdiqani2256
@abdiqani2256 7 жыл бұрын
hee Stan aadbaan uga helay
@user-ss5ht1bw9m
@user-ss5ht1bw9m 2 ай бұрын
Fanka soomaalida ismail danan oo kale inay usoo baxaan ayuu ubaahanyhy marka laga eego codkiisa iyo qaabka qoob ciyaarkiisa
@farxiyocalinuur8625
@farxiyocalinuur8625 Жыл бұрын
2023 inta dawanayaa
@abdinasirabdilahi-xj6ik
@abdinasirabdilahi-xj6ik Жыл бұрын
Wakhti dheer kadib waan uxisay 2023
@xasanibraahim6818
@xasanibraahim6818 2 жыл бұрын
iwad iwad zxp ismaciil
@hibaknuora486
@hibaknuora486 6 жыл бұрын
xazuuz wlhi jcylkygii iga tagay aya izo diray 2016
@mohamoudhaji3341
@mohamoudhaji3341 6 жыл бұрын
sorry sister
@mohamoudhaji3341
@mohamoudhaji3341 6 жыл бұрын
xasuus lama ilowi karo
@hibaknuora486
@hibaknuora486 6 жыл бұрын
alx hada wn hayzta jcylkygi ilhy igma qaado
@abokormaxamed8782
@abokormaxamed8782 5 жыл бұрын
Anaa kuu bedeli
@Daljirkii101
@Daljirkii101 5 жыл бұрын
@@hibaknuora486 I'm so sorry To hear that Human Rights kaan u qaabilsanahay Xaga Heartbreaking keep🙂🤗
@abdirahimadam9179
@abdirahimadam9179 2 жыл бұрын
2022 ya inta jooga
@ilyasmahamed6757
@ilyasmahamed6757 2 жыл бұрын
Woooow
@yonizamin5298
@yonizamin5298 9 жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan
@ruwaydabarkhad9976
@ruwaydabarkhad9976 5 жыл бұрын
love love love Danan fanaan jiraa
@najiyaabdull853
@najiyaabdull853 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️indhuhuu cishayd ku araag jawiga Nolosha cagiran
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Codkaaga markaan maqlo Cuntada iga daa dagtaa❤️🥰❤️
@nastaadam
@nastaadam Жыл бұрын
24/6/2016 Aya Wil an jeclhy I qadi jiry 2023 Aya Dib mmi dawaday aniga o qofka haysta alxmdulilaah wa he's xasuus I leh 😢😢😢
@bashiirbatzhaa2345
@bashiirbatzhaa2345 6 жыл бұрын
Wwww hees macaan iga dhah ismaacil zxp noolaw
@harun9848
@harun9848 6 жыл бұрын
Woow super super bro 😍😍
@omarbariyow9537
@omarbariyow9537 6 жыл бұрын
Harun Hussein and awwwefl
@sammaahmed6768
@sammaahmed6768 8 жыл бұрын
goooooood xayaaaaa fanaaaan
@ridwanmireh3216
@ridwanmireh3216 5 жыл бұрын
Inta dawanysa 2019 june 13
@katromuhumed7182
@katromuhumed7182 9 жыл бұрын
Waw nice song
@ismahanhassan5581
@ismahanhassan5581 9 жыл бұрын
Waaaaaw ismaan ciil danan
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 жыл бұрын
Cudoonida degenidaa hablaha kaga canbaxdaa labtayda carbunato waxaan ku cadeynaya.............😍😍😍😍
@user-ry7tx6cl8u
@user-ry7tx6cl8u 7 ай бұрын
Heston xasuus igu leydahay wlhi qof aan ogyhy ayan u qaadi jiirey wlhi
@fardosadaud8589
@fardosadaud8589 6 жыл бұрын
Ninkan dartisa hargeysa uimaanaya wallahi pliz meel iigu sheega
@garadagmediaproductiongara4636
@garadagmediaproductiongara4636 6 жыл бұрын
fardosa daud sxp amba heeskas qan jecelee ii kaalay aniga ayaa ku qaadayee
@qaaliluula9951
@qaaliluula9951 5 жыл бұрын
Sweden ka raadi now
@caliwasaaye.5728
@caliwasaaye.5728 5 жыл бұрын
fardosa daud Ninkani wuxuu joogaa Sweden. Waa WASAA wayn. Hadaad rabto Aniga Telkiisa ku siinaya
@user-fw8gm2vh3d
@user-fw8gm2vh3d 5 жыл бұрын
@@caliwasaaye.5728 Hadalkaa haddii walaasha lagu dhaho kawaran bro.
@Fafa22
@Fafa22 4 жыл бұрын
أبو طارق أحمد wlhi kama fikiraan waxaas subxalaah
@abdifitahali8522
@abdifitahali8522 Жыл бұрын
Talented man danan
@shamsomohamedsheikh5755
@shamsomohamedsheikh5755 4 жыл бұрын
Indhuhu cishidey ku arg jawiga nolozhu cakiran 2019🥰🥰🥰
@waniskadhaafaychanelkannos1026
@waniskadhaafaychanelkannos1026 3 жыл бұрын
2020 inta dib u daalacatay kaalaya
@Jama.Abdinur
@Jama.Abdinur 7 ай бұрын
Heestan xasuus baan udawan galabta Cajiska erayada tittira marwalbo igusoo celceli
@drrashiid5533
@drrashiid5533 3 ай бұрын
Heestan berigay soo baxday ayaan jamacada bilaabay
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 2 ай бұрын
ilaa hadana waa ku jirtaa
@hooyomacaan3892
@hooyomacaan3892 Жыл бұрын
Xasuus wlhi heestaan 2015 dhageesanjiray 2022 yaa ila daawanaayo 🙆🏽‍♂️
@ckaafihassan2910
@ckaafihassan2910 2 жыл бұрын
inta ila dawanysa 2021 like sara
@abdiwali5033
@abdiwali5033 8 жыл бұрын
furule waaa qashaalaysaa bro
@ZaidWaQalka-d2q
@ZaidWaQalka-d2q 10 күн бұрын
Who is Watching 2024😢❤
@shiruugedoo2662
@shiruugedoo2662 5 жыл бұрын
al Fanaan Danan Al Samarooniya From Boqortooyadi Adal Empire
@noonewillgonnaknow9786
@noonewillgonnaknow9786 6 жыл бұрын
2k18 watching like if you
@mohammedwalibaddal1388
@mohammedwalibaddal1388 3 жыл бұрын
2020 daawanayaa
@abdifatah1939
@abdifatah1939 8 жыл бұрын
Ismacil danan ma Maykal jackson ba isu bedeshay yaabe
@saafifilms762
@saafifilms762 4 жыл бұрын
Like inta daawaneysa 2020 Please
@adnhuhmeth7945
@adnhuhmeth7945 5 жыл бұрын
2019 👍🌻
@adamasta8400
@adamasta8400 6 жыл бұрын
love from pakistan
Yurub Geenyo & Ismaciil Danan
4:49
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 23 М.
ISMAACIIL DANAN QUDH QUDHI OFFICIAL VIDEO 2014
7:15
Hawraar Music Production
Рет қаралды 700 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 109 МЛН
12 July 2024
5:17
Queen dhowrsan
Рет қаралды 170
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
Maxaa ka soo kordhay xaalada fanaanka Ismaaciil Danan?
11:01
MM Somali TV
Рет қаралды 72 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
habad muusa heesti xasiiliya
6:51
neima egueh
Рет қаралды 11 МЛН
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 1,8 МЛН
ISMAIL DANAN |  DEYMO (HIBAAQ  | New Somali Music lyric Video 2020
4:03
Heesta Ciida l Iskalaaji l Nimco Yaasiin l Ogoow l 2016
7:12
Jigjiga Tube
Рет қаралды 2,7 МЛН
Biladda Quruxda Sahra By Maxamed Bk HCTV HD
6:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 249 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 60 МЛН