No video

HEES CUSUB UMULKIISA CAASHAQA SAGAL ARTS & FEYSAL HANAD 2013

  Рет қаралды 93,620

somalipage

somalipage

11 жыл бұрын

UBAX IYO UDGOONEEY ( UMULKIISA CAASHAQA )HEES CUSUB UMALKIISA CAASHAQA SAGAL ARTS & FEYSAL HANAD 2013 ERAYADII ABWAAN MOHMAED DEEQ ALFA LAXANKII WADANOOLE MUUSIGII XASAN CUJEER CAJAMI NAIROBI KENYA MOGADISHU HARGEYSA LAASCAANOOD BOSAASO BUUHOODLE BELEDWEYNE BOORAME JABUUTI BURCO KISMAAYO GARBAHAREY JIGJIGA SEYLAC GABILEY BAYDHABO TORONTO LONDON UK

Пікірлер: 45
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
heestan wllh gabar aya iso diri jirtay maryan maxamd axmed amishaa wa gabadhii ugu horeyse nolosheyda ee an jeclaaday lakin Alle calaf iiguma derin maante wa marwo olaad xalal ah heysato m.A Allaha u barakeeyo Heestan waxan dhageysanayaa anoo so arky sagal arts oo dhawac ah kana shekeyneyso waayihi nolosheeda inta iga dambeysow like dhac igu siiya iso xasuusiya❤✋
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
User kale anigoo wato ayaan comments iska dhiibay jaceyl an u Qabo heestan waxay isoo xasuusisaaa Aabe oo nool Walalahey oo dhamantood guriga isla wada joogno Ismaciil aarka oo an fanan aheyn school isla dhigano maalintina xafadeyda kuwada bashaaalno Iyo maryan maxamed axmed amishaa oo an saaid u jeclaaay waqtigu wuu cararayaa noloshuna way is badashay Cawa anigoo safar igu jiro maalmihi igu danbeeye somaliyana ku jiro ayey heestan ii shidan tahay😭❤️
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 2 жыл бұрын
Markale 8/7/2022 habeen Ciid ah ayaan markale dawanaayaa😭
@honetacabdi2312
@honetacabdi2312 2 жыл бұрын
@@abdirahmanmohammedwehlie4383 aniga ayaa arkay sheekadaada wll Allaha unaxariisto aabahaa aamin
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
Wan isku dhacna hadana makala dhamano oo wan iskuso labana😭🥺
@mataanahmedgurey9309
@mataanahmedgurey9309 Жыл бұрын
Waa jaceylka dhabta ah sxb
@abdulaahiahmed1893
@abdulaahiahmed1893 4 жыл бұрын
Fanaanada aan dunida ugu jeclahay ma aqaan waxaa ku abaal mariyo Noolaaw cimri dheer iyo caafinaad
@jasminehassanahmed304
@jasminehassanahmed304 Жыл бұрын
Heestan xasus lama ilawan ah igu tahay 2013 sxbkeyga ayaa iso diri jiri ina dari jiri waqtigas Baladweyna wada jognay balsa nasiib dara manta inaa dhagesta markala heestan nasib uyeshay asiga manta wuu guursaday ilaah caruur uweydina ane mustaqbal wangsan ilaah weydisana 🥺💔
@fardowsomacalinissack5155
@fardowsomacalinissack5155 Жыл бұрын
Wllhi 2014 aya exkeygii marwalibo Isla joognoo inoo shid jiiraney markan schoolka kaso baxanoo runtii 😭😭lkn waa aduuniyo manta waa nin reer leh oo carurur ujoogtoo 🤗isku waraa wll qaali
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 2 жыл бұрын
Heestan waxay ii qabataa sida shaaxa ama Qaxwada waxay isoo xasuusisaa waayo waayo hore iyo gabar an ifka u jeclaaay maryan maxamed axmed amishaa waayahan ama mudo 6sano ah ma anan arag oo berigi ay guursate ban iska niyad jabay balse caawa saaid ban ugu xiisay wlh userkeedi ayan raadshe waxana u reebay qoraal yar oo salaaan ah inkastoo rabbi calaf igu derin hadana wa gabadha kaliya ee maante an si dhab ah u caashaqay balse ku guuldareyste calaacalku raga waku ceeb balse waxas doqon ah kii jabkiisa qarsado rag jabka Soo wada mar mariyooy Ilahey waxan ka baryaa adiga iyo caruurtaba inu rabbi idin xifdiyo❤️🤲
@somalistarstudio
@somalistarstudio Жыл бұрын
Wlhay legend nin ragi waa kii jaba ee hadana la bogsada
@maxaxasan9116
@maxaxasan9116 Жыл бұрын
Hestan ad ayey umacan tahay hada so booqday 21/11/2022
@shinemohamed5209
@shinemohamed5209 6 жыл бұрын
alla yacizak mrnaba kama daalo dhageysigeda hestan❤
@a_afro1
@a_afro1 19 күн бұрын
Who's listening 2024
@ifraxifrax6985
@ifraxifrax6985 4 жыл бұрын
Inyahow laanta olol bayga baxayo😢❤️💕👍
@ayaanali62
@ayaanali62 Жыл бұрын
Still watching 2022 🥺
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 Жыл бұрын
Listening 17~09~2022 Can't wait for my Day With my Darling ✋🏾👸
@Aidarus_A_Farah
@Aidarus_A_Farah 6 жыл бұрын
sxbtey oo aan isku dhacnay ayaan heestaan dhagysan jiray hada hadaan heestaan maqlo ayada leeba igu soo dhacdo xasuus wlh 2013
@alixasanburale1198
@alixasanburale1198 4 жыл бұрын
Kula mid baan ahay bro wlh
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
Heesta kaliya ee duq naqan❤️
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad Жыл бұрын
Axdigii aan dhowrnee kaalay🙋‍♂️
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
Alla maxay heesahani qiimo lahayeen xilliyadaaa. Noolaada ilma adeerayaal.
@fatahalpha1695
@fatahalpha1695 5 жыл бұрын
Heestan marbaaa liigu qalday 😣😣
@leylociise3533
@leylociise3533 5 жыл бұрын
Umulkiisa caashaqa ka adkeeysawaayee
@cabdulahicalixusen6109
@cabdulahicalixusen6109 2 жыл бұрын
Ma soomaali ayaa d tahay
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 6 жыл бұрын
what a voice mashaa Allah 💕 beautiful 💃💃💃🌸🌸🌸💕💕😍
@rosiina1120
@rosiina1120 4 жыл бұрын
Caawa xasuus baan dhax mushaxayaa cidlo ruux looga tagay calaancal kama dhamadee
@abdulaahiahmed1893
@abdulaahiahmed1893 4 жыл бұрын
Iga daa calaacal caloosha xiro My sis Rihaam
@zhakuurtaatiko252
@zhakuurtaatiko252 3 жыл бұрын
Sad ss...😥😥
@panina583
@panina583 9 жыл бұрын
Esh cala hes💋👌👍
@alixasanburale1198
@alixasanburale1198 4 жыл бұрын
Xusuuus 2014
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
Waah waah 😂😂💙💙💙
@ashraffsharfane3825
@ashraffsharfane3825 9 жыл бұрын
Am looking more
@mahad_daacad1
@mahad_daacad1 Жыл бұрын
Hand up 👆still in 2023
@ahlaammohamed6427
@ahlaammohamed6427 8 жыл бұрын
Nice song😍😍😍😍😍😍
@abokor-abokor3682
@abokor-abokor3682 11 жыл бұрын
Sagal arts Heesahaga danbe kama helin looli baanu gu danbaysay Marlabaad waanu kusugaynaa xeesi xulka ahaaaa waxaad tahay fanaanad mashraxiyada ku fiicane naga giiji erayada laxanka musica Quruxey
@libandenapoli1
@libandenapoli1 11 жыл бұрын
ERAYO MACAAN IYO FANAANAD SUPER SAGAL ARTS AND ALFANAAN FAYSAL HANAD,AXSAN CALAYK HASAN CUJER CAJAMI,LAXANKII WADANOOLE IYO ABWAANKA WAYN MOHAMED DEEQ ALFA... OLOL BAA IGA BAXAY
@hodanabdikarim7931
@hodanabdikarim7931 6 жыл бұрын
Yaa ilaa dhaageysanaya heestan 2018 like sar
@saeddayib6752
@saeddayib6752 2 жыл бұрын
\8\10\2021 🔥🔥
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 8 жыл бұрын
Axsan hees adigan kusugaye kaalay 💕💕💕💕💕👌👌
@osoboissack1823
@osoboissack1823 8 жыл бұрын
h
@osoboissack1823
@osoboissack1823 8 жыл бұрын
hani uk
@captainoamar1390
@captainoamar1390 6 жыл бұрын
a Ali
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 5 жыл бұрын
Aqbalay warkaagee kaalay
@saeddayib6752
@saeddayib6752 2 жыл бұрын
\8\10\2021
Abuurka-Feysal Hanad & Sagal Arts New 2011.flv
5:11
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 197 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021
6:26
faahiye lyrisc
Рет қаралды 293 М.
Sagal Arts Iyo Feysal Hanad Heestii Aroos .mp4
4:34
Aflaanta Studio
Рет қаралды 944 М.
sagal arts heestii  intey i dhaliilayaan
4:56
MrMoha141
Рет қаралды 921 М.
Sagal Arts Heestii GUDI New Video 2011 HD
4:30
somali658
Рет қаралды 22 М.
ISSASIIN JACAYL FAYSALHANAD IYO FARTUUN BIRIMO  2013
11:56
filfil studio production
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sagal Arts Naf 2013
6:17
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 229 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН