Sagal Arts Naf 2013

  Рет қаралды 227,341

AHMED HEYKAL

AHMED HEYKAL

11 жыл бұрын

Sagal Arts
Directed by Ahmed Heykal
Produced by Ibrahim Eagle
Camera by Ahmed Heykal
Edit By Ibrahim Eagle
Erayadii Yasin Aden
Laxankii Jim sh Mumin
Music by Cujer Cajami
Production of Mali Entertainment and Eagle Media Pro 2013.

Пікірлер: 152
@cilmashuceyb1576
@cilmashuceyb1576 5 жыл бұрын
Hestaan xasus qaaas ay igu ledahaay😢😢😢😢marka.la.leyahaay calafka jecelka.calafka ween been mahaan😭😭😭😭yaa dawanaayo 2019 plz qof jeceel so.maraay like ha iga ilawin
@abdiazizhassan8826
@abdiazizhassan8826
Mid kamida fanaaniinta fanka dhexe kuwoodii ugu cajiibsanaa bay kamid tahay sagal arts waxaan heestan aad udhegaysan jirey 2013 muddo badan kadib maantaan dib halkan uga helay aan wakhti ku qaatay waa 15/12/2023 maalmo yarbaa inaga xiga sanadkii cusbaa ee 2024 waxaan idin rajeeyay sanad wacan oo wanaagsan iyo in qofwalba hamiga uu nolosha ka leeyahay ilaahay urumeeyo haddii aad heestan soo doontid 2024 nasiib wacan saaxibkayow kuna raaxayso jawi degana ku qaado heestan cajiibka ah iyo fanaanadeenii cajiibka ahayd ee sagal arts
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Sagal arts😭😭ilaahoow u gargaar gabadhan nolosheedu aad bay iiga oohisay😭😭markasta oo aan arko hooyo silicsan waa markasta oo aan sii noco ninba😭😭 waxay ku dhibaataysan tahay Kenya ciyaal lagu furay oo lagu dayacayna way haysataa waa bukaan la nool cudurro macaan iyo dhiig_karba ma awoodo xitaa inay dawooyinak gadato😭😭waa rajo iyo agoon iyo madi 😭😭 ninkeedii wuu iskaga tagay iyadiyo caruurteedaba😭😭ilaahay adhaxda kaa jebi oo xadhigaad qabsataaba kula go' oo ifka ku caarcaar aakhirana lagugu cadaab ilaahay baan kuu baryee
@GaraadHassen-mj6st
@GaraadHassen-mj6st
Heestan cajiibka ah wxaa xiisaha goonida uyelaya wa laxanka cajiibka ah oo uu saray aabihi mulaxanada iyo kabbanka jiim shiikh muumin oo qaraamiga kuwa uulaxameyey ugu macaan yihiin. Aun isaga io inta islamka ah oo geriyotay anagana hanoga daba naxariisto aamin
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
SAGAL ARTS Fanaanadii Nairobi u shidneed 2010-2011
@user-xb3yz6ob1f
@user-xb3yz6ob1f
Heestaan waxaan daawanayaa anoon jaceyl waligay sameyn waxna jeclaan lkn maalintoo jeceyl igalo ama aan yeesho 😢come back if Allah say 5/10/2023 ❤❤
@abdallaeid045
@abdallaeid045
27/May/2024 ayaan dhagaysanayaa heestaan ashaqaraarka ah alla maxeey hees aheeyd what a melody Jiim sheik muumin rabi ku jannee
@mohamedomar2343
@mohamedomar2343
2024 yaa dhageysanaya 😢jaceyl waa waxjiro waleee😢😢😢😢❤
@shugrishire3592
@shugrishire3592 2 жыл бұрын
Heestan hooyaday macan ayan ku xasusta ilahay ha u naxaristo 😭😭😭😭😭😭
@Hafsahubi
@Hafsahubi
2024 baan dib usoo booqday😢❤
@user-xb3yz6ob1f
@user-xb3yz6ob1f
Still 26/9/2023 habeen arbaco baxeyso khamiis soo galayso saacad
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 5 жыл бұрын
Heestaan si bay caloolxumo iigalisaa ilahay amarkiis
@kubaddamaanta6461
@kubaddamaanta6461 28 күн бұрын
Xasuus. 2013. Heesta kolkii ay cusbeed ayaan dhageesan jiray ❤. Xasuus dib ayee ii celisay😂😂
@axmedqadar699
@axmedqadar699 Жыл бұрын
Cawo oo aay Tarikhda tahay 31 bisha 8 aad 2022 haben arbaco ah sacadana
@dhaleroble6090
@dhaleroble6090 8 жыл бұрын
one of the greatest of any music, certainly.
@mrmohammedgeedi8572
@mrmohammedgeedi8572 3 жыл бұрын
Yaa dhegeysanaaya 2021
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 4 жыл бұрын
Heestaan anoo jaceyl ihaayo😥😥😥baa dhageeysan jiray 😥😥😥 caawana anoo wax dhan dareemeen baa dhageeysanayaa ax😥😥😥
@arbazciiltire1290
@arbazciiltire1290 11 жыл бұрын
wow..wow..wow...The best video song and romantic seen. I love it. thank you Ahmed Heykal you are the best director bro. Thank you again.
@mahamedyare1153
@mahamedyare1153 5 жыл бұрын
waaaaawa waligey man arag hees lamid ah jeestaan wallhi wahaa dareemikaro naf wah jecel axxxxxxx
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Yaa salaam Ramadaan Kariim
IQRA Yarey Dhakafaar 2013
5:51
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 669 М.
Fatima Haryan Muqdisho 2013
4:27
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 1 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 59 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
HEES CUSUB UMULKIISA CAASHAQA SAGAL ARTS & FEYSAL HANAD 2013
8:19
Sagal Haldhaa | Heesta Maxaa keenay ceebaha | Music iyo Madadaalo
4:42
Soo Jaleec. Fartuun Omar 2011 - Directed by Nabiil Nur
4:47
NABIIL NUR
Рет қаралды 671 М.
Sagal arts '''''walaalow 2011''''.flv
6:28
cimran dahir
Рет қаралды 144 М.
sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021
6:26
faahiye lyrisc
Рет қаралды 262 М.
Gaf Badaneey Sagal Arts - Jawaabtii Gardaran (Soomaalo.com) 2012
5:56
Somali Multimedia
Рет қаралды 426 М.
Abuurka-Feysal Hanad & Sagal Arts New 2011.flv
5:11
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 195 М.
sagal arts heestii  intey i dhaliilayaan
4:56
MrMoha141
Рет қаралды 900 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН