Heesta Dalsankii Widhiidh Oo 12 Fanaan Kufsadeen

  Рет қаралды 28,317

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

2 ай бұрын

#CABDIKARIIN RAAS #ISMAACIIL AARKA #CABDISALAAN BADACAS #ALI HARARE #QARYAAN HADALO

Пікірлер: 108
@mohamedyousuf6132
@mohamedyousuf6132 2 ай бұрын
I like marnaamijkan …….aad baan u jeclaystay in laga daba tago kuwa heesaha kufsada xataa waxay marin habaabinayaan jiilasha soo kacaya oo af soomaliga laga sii habaabinayo aad baan u hambalyaynayaa wariye a/qani sh xasan oo halgamka ku jira sii u illalin lahaa sugaantii kala duwan ee somaalida iyo afkeena hodan ka ah thanks wariye cali xaraare
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
Wiilkani waa CABQARI(Masha “LLAH)!! dadka ISAAQA, SIYAASAD iyo QABYAALAD , Waan ku nici karaa!! Laakiin Raga Libinta waa loo qiraa!! GABAYADA, CURINTA, MIDHAHA, CIDI kuma gaadho!!
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Ай бұрын
Runtaa weryaan runtaaa
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Alla muxuu waqti ku bixiyey heeso qurun ah
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 ай бұрын
Barakalah fiikum Ali Harare Cali xarare noolow.❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 ай бұрын
Fankii iyo fanaaniintiiba dawladdii dhexe ayay raaceen sidaan dawladdi Somaliya ugu jiran ayaan fana uga jirin
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
Annaguna markaa miyaanu raacnaa 😂😂😂
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 ай бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi dee waa runtay sxb ma nadaam baa jira
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
@@samowsamale3490Waa runtaa Nidaam ma jiro waddadii lagu heli lahaana haba sheegin 🫡
@ahmadsayid7249
@ahmadsayid7249 2 ай бұрын
Waaa yaaabnahayb nio . Dadka fanka galaya waxaaaba qasab ahayd inay yihiin dad suganta yaqaaan ama dhadhan ama barasho . Sugaantu waxayleedahay qodobo la raaco oo ay ugu waawayn yihiin in kalmaduhu xidhidh lahaadaan macnaha in gabyga ama heestu ay lahaayo dhex roor ama xaraf soo noq noqda . Ragan bal kalmadaha kale isticmaalaya intaas kaliya ma arki wayeen ❤
@qodaal5098
@qodaal5098 2 ай бұрын
Heestii aan heesaha ugu jeclaa ba,day walee
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 2 ай бұрын
Ku soco cabdiqaniyoow barnaamijkani waa mid qiimo badane❤
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Erayadaba ma fahmayaan,wan heesay uun bay ka wadaan,waa wax lagu Qoslo,Runtii waa Aray bixin aad u Qiimo badan,way Adag tahay qof siday ay yihiin u sheega Midhaha,Abwaan Xasan wuxuu ka mid yahay Abwaanada sugaanta ilaahay ku manaystay
@bashiressa2999
@bashiressa2999 2 ай бұрын
Afsoomaaligii Ayaa Sii lumayaa
@user-ys5pj2dk7n
@user-ys5pj2dk7n 2 ай бұрын
Waa dalsan kii wiriiroo
@abshirgaydh8893
@abshirgaydh8893 Ай бұрын
Wiriir weey weraygu
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Waa bernaamij caqiibo leh
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 2 ай бұрын
Khayr alaha kusiiyo cabdiqani. Erayadan maanan fahmeen ee adigaa noo fasiray.
@ClaahiyusufXasan
@ClaahiyusufXasan 2 ай бұрын
Maasha ala waanaga qosliseen
@Waloos
@Waloos 2 ай бұрын
Af Soomaaligii iyo suugaantiiba way is raaceen, maba jiraan hada, anigu waxaan kaloo arkay nin ku luuqaynaaya heestii Xaliimo muuse Milaano, oo ahayd sida rubta naasahaan hadba soo ruxaayo qosol kugu rakaadaa, oo sidii gabadhu u qaaday u qaadaaya, sidiitoo uu naaso leeyahay.
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
Mid kaas oo kalaa ayaa uu ku yidhi Adeer Abwaan Axmed Saleebaan Biddoow iga eeg heesta miyaanan kaga wanaagsanayn inantii qaaday 😂😂😂 Abwaankii intii xanaaqay ayuu yidhi “Haddii aanan Alle ka baqayn qoorta ka gooya ayaan odhan lahaa “ 😂😂😂
@keenodiidchenal9669
@keenodiidchenal9669 2 ай бұрын
Walaigay ma mqal faniinta aad sheegayso
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Cajiib
@ummaisha876
@ummaisha876 2 ай бұрын
Umadadan af,dhaqan,diin,iyo dalba waa ka dhinteen.Dowlad la,aanay ba ahay ah ahay ah. Ilaahow na daba qabo
@user-mg2ks7hj7t
@user-mg2ks7hj7t 2 ай бұрын
Hambalyo abdiqani iyo Ali Harare War ka qabto macdi fananti hoore ayay magici ayay ka dilen
@caydaruusmuumin4582
@caydaruusmuumin4582 Ай бұрын
wlhay sifiican baan uga helay barmaamujkan
@user-mg2ks7hj7t
@user-mg2ks7hj7t 2 ай бұрын
Hadal anad lahayn iyo hungori ba wa laga dambeya
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
C/qani waa nin adag waa inla saxaa dadka lumay,
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
waa loo baahnaa bernaamijkan. waan u mahadnaqayaa.
@user-gf2pw5br3f
@user-gf2pw5br3f 2 ай бұрын
Sobadiya waxan naga dhiman ayaa no bayamisene
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 ай бұрын
❤❤ xeeso waa kuwi hore wana nin lobahnaaa tahay afsomaliga maay iyo maxaa wixi qallad ah dib usax
@xaqdhowrmediagroup9485
@xaqdhowrmediagroup9485 2 ай бұрын
Lkn xasan aadan iyo allaha unaxriistee magoolba lahjada waqooya ayay ku heesan
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Ай бұрын
Abwaan hassan xji c/dillahi X ganay ayaa u dhiibi jiray heesaha sidaa awadeed ayay lahjaddaa abwaanka ugu heesen
@nastehcabdullahi850
@nastehcabdullahi850 28 күн бұрын
Erayga Kufsi hadaad badasho kawaran masuul
@user-vl1ul3dt1k
@user-vl1ul3dt1k Ай бұрын
Kheir. Hela labadiinuba
@hanadolad2061
@hanadolad2061 2 ай бұрын
Well done
@khadadhash
@khadadhash 2 ай бұрын
Waxaad Moodaa dhamaan fanaaniinta dib u qaadey iney iyagu uun kala copy Gareeyeen ee aanay diba ugu noqon Original-kii Heesta.
@SAMATALIS998
@SAMATALIS998 2 ай бұрын
Waa wiriir
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 2 ай бұрын
Fankii baa la kufsaday ayan maqlin jirey hada Erayadii ba si toosa loo kufsaday si aan raxmadi ku jirin ma tidhi haleys wada kufsado Ayaa so socota 😂😂
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Widhiidh iyo widh widh baa jira ,
@mohamedguudcade
@mohamedguudcade 2 ай бұрын
Iyaaaaa
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 Ай бұрын
Cabdi Qani sxb mahadsanid nagaqabo ciyaalkan gaaja ugaysaye
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Cirjiidh ayaa somali ah comet
@MouhoumedDjirdeh-kn3st
@MouhoumedDjirdeh-kn3st 2 ай бұрын
A d i g a a y a a g a r ac ah
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Ciwaankiinaaba khaldan waa dalsankii wiriir widhiidh maaha
@mowlidodowaa4000
@mowlidodowaa4000 2 ай бұрын
Hada dhulkayagi miyaad no sheegaysa. Cilmi yaradi wa mushkilad wayn
@user-ni4tr1ut4j
@user-ni4tr1ut4j 2 ай бұрын
Afkayagu ba ma karo.... Wiriir ma af oromaa.... Widhiidh waa deegan Reer Sheikh Isaxaaq. Xasan Adan ba Kuma dhaco inu afkagaga khaldu ya baajuuni
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 ай бұрын
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 2 ай бұрын
WAAR GARAAACA
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 ай бұрын
⚠️💯🎯HEESTAAN GUUD AHAAN DADKA ISUGU TAGAY MIRAHA , CODKA & LAXANKABA WAA HEES 🦁🤴🏾🇸🇴👸🏽🐯HAWIYE OO ☪️SHEEKHAAL 🇸🇴&🇸🇴 🦁🤴🏾HG👸🏽🐯 AYAA ISUGU TEGAY💯👌🏾🙏🏾🤩😇😍😇. ⚠️🎯ISAAQOOW HEESTAAN IDINKOO SHEEGANAYA AYAAN TOBAN GOOR AARKAY EE DHIGA WAA HEES🎶 🎵 🖇🩸HAWIYE 🤴🏾🧬🩸💯HAWIYE🩸SONG🎵🎶🎵💯🎯👌🏾😍😇😇😇
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
Midhaha cidii leh ayaa heesta iska leh, ee Ma bililiqaddii ayaanu ku darnaa?? 😂😂😂 Widhiidh waa deegaankayaga 🫡 Abwaan Xassan Cabdillahi Ganeyna Ma Hawiye ayuu noqday? Abwaanku waa nin Reer Sheikh Isxaaq ah 🫡
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud Ай бұрын
War waxaas fanaaniin ha ku sheegine
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 Ай бұрын
Waxa ka hiraysa waxn laga hadlayaba ma fahansana ahay ah garanayaa garanaya
@hafsaabdullahi8289
@hafsaabdullahi8289 2 ай бұрын
Kkkk
@SamatarNour-gi6nw
@SamatarNour-gi6nw 2 ай бұрын
Heestan qaarbaa ku sheegay maxamed cali kaariye inuu leeyahay
@taqwatube1372
@taqwatube1372 2 ай бұрын
Heestii xasan ganeey.
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 ай бұрын
Halkaas waxaa ka cad in afku daber go ayo
@mohamedhashi2726
@mohamedhashi2726 2 ай бұрын
Heesta dhamaan waa la khaday midhaheeda waxa weeyaan sida dalsankii wireero xilguu ku dijiray damasamuhu ku onkoday darantu ugbaad tahay ee maaxa xilgu ugu diyi jray jilaal ayaa la joogaa sax ee gu lama gaadhin
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 ай бұрын
Xidigahaaas waxaa la dhahaa cirjiidh
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 ай бұрын
Waxba laga ma fahmo Warrii waaba wax quransho camar oo dadka qaniino 😂😂❤🇸🇴
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
Widhiidh waa deegaan magacii 😂😂😂
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Ай бұрын
Xiddigta dagaara dayaxa io cadceeddu 3 daasi mar ma wada kulmi karaan. Cadceedda io dayaxu way kulmikaran maalintii xiddigta io dayaxuna way kulmikaran hbnkii lkn xiddigu malintii way maqantahy qoraxduna hbnki majito saassay ilatahay inkastoo xiddigtaa aan maqlay uun
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 2 ай бұрын
Dalsankii Wiriiroo weeye ma aha widhiidh
@user-ni4tr1ut4j
@user-ni4tr1ut4j 2 ай бұрын
Xasan geney waa Reer Somaliland wiriiro # widiidho
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Ай бұрын
Erayga Madar af somali wuxu ku noqonayaa Kulan. ama shir. sidan ku maqlay
@user-yc3pl7gw8q
@user-yc3pl7gw8q Ай бұрын
Madal weeye midaas show
@user-um7kr6zd1d
@user-um7kr6zd1d Ай бұрын
Abwaan.ayaaxafidsiiyay.xasan.caruurtahalayaabina.labadoqon.ayaadtihiin 4:10 😂😂😂😂😂
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 Ай бұрын
Laxada Samada daaqda😂
@hah7064
@hah7064 2 ай бұрын
Hhhĥ magacu idinka laftiinuu idinka khaldanyahay WIRIIR weeyaan ee maaha Widhiidh. Xasan Aadan laftiisa ayaa khalday. Banka wiriir iyo Diimis way isku xigaan waxaanay galbeed ka xigeen Bulaxaar. Doog iyo dhir fiican baa ka baxa labadaas banaan, waa WIRIIR IYO DIIMIS.
@AbdullahiHassan-qq9gb
@AbdullahiHassan-qq9gb 2 ай бұрын
Asc ALI & ABDI HASSAN&MAGOOL AUN HASSAN GANEY ABWAANKAA SAXAYEY TAA KU. DARA XISAABTA QOOMKAAN YAA SAXAyA ANIGA WAXEY ILATAHAY IN AAD U MAHADISAAN SIISAANA FANAANTAAS AAD U GEFEEN APOLOGIES
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 2 ай бұрын
War bahasha lyrics usoo yeel
@Idiris17
@Idiris17 2 ай бұрын
Hala jafo dadka fanka ku caaraya😂 si aysan khaladka ugu laaban
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 2 ай бұрын
Waryaa ali faqash gabileh waa meel jirta waana janadii aduunka waana u gas
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
😂😂😂!! QABYAALAD iyo CALOOL Xanuun baa kuhaya!! CAYDAABU U DIIDAYEY😂!!
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 2 ай бұрын
Beeshayda taayir ka la mariyay
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 ай бұрын
Abwaankii heesta curiyay baa noole may weydiyaan ereyada !!! 😂Marooradilaacii fanka😂😂😂
@cabdimaxamed60
@cabdimaxamed60 2 ай бұрын
Heestan maxamed cali kaariye leh ereyada
@mohametdacar6568
@mohametdacar6568 2 ай бұрын
​@@cabdimaxamed60 war saaxiib xasan ganey baa leh walaahi
@caydaruusmuumin4582
@caydaruusmuumin4582 Ай бұрын
cali way badan tahay 4 sano ee wax ka dhin kkkkk
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Bernaamijkan waa loo baahnaa waayo intii burburku dhacay wax yaalo badan baa dhacay.
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 ай бұрын
Kkķkk
@fanah58
@fanah58 2 ай бұрын
Dhalinyaradaan la yiraahdo dhaqaaq laguma dhaamee, waxaa habboon haddi ay qaadayaan hees ayna laheyn in ay u fiirsadaan qaafiyada ama erayada heesta, haddii ay garan waayaana iney la kaashadaan ciddii ku aqoon dhaanto,
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
AFSOMALIGA RER KAN IIDOORE LEH MAA LOO DHAAFO SOmali waxba isku ma ogola
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
Intaa Soomaali ugu dhaaro 😂😂😂
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi DHAARTAD RABTO MAC NAHEED AFSOMALIGA ADIGU CULAYS WAXAN AHAYN MA KU SO KORDHISAYY
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
@@Halgame334 Aniga oo ayo ah? 🤔
@abshirofficial9474
@abshirofficial9474 2 ай бұрын
Awalba khayr malahayn heesiye ha iska ciyarane iskadaa maxad adigu kasiixi sido ado khayr kaheli😂😂
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 ай бұрын
adigoo is leh wax sax hadana wax hasii qaldin xiliguu ku di'i jiray weeye danbar samahuhu ku onkoday ,danbar same waa roob wakhtiga xagaaga dhulka xeebta xiga ka da'a gu iyo danbar samena isku mid maaha
@hah7064
@hah7064 2 ай бұрын
Sidaas aad u sheegtay weeyaan, erayada inta hore inta danbe ayay is dhamayatiraan suugaantu. Sidoo kale banka caanka ah ee Wiriir ayay ku sheegayaan Widhiidh. Magacu waa wiriir ee widhiidh maaha. Bulaxaar bay ku dhowyihiin Wiriir iyo Diimis.
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 2 ай бұрын
DALSANKII "WIRIIR" WAA DHUL BAN AH OO BUURO KU XEERAN YIHIIN BADA CAS NA KULAALAYA OO DAAQSINKA XOOLAHA KU FIICAN BAY SAX KU TAHAY ..... IDINKA QUDHIINU ISA SAXA 😅😅😅😅😅😅😅😅
@Ali-rk2yp
@Ali-rk2yp Ай бұрын
Cali xaraare ninkan maqaaxidaadu way ubaahnayd
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 2 ай бұрын
Waxa soo badanaya dadka xaalkoodu yahay lagu dhaamee dhawaaq iyo laguma dhaamee dhaqaaq. Dhibaato ka wayni ma jirto qof heesaya oon aqoon waxa uu gudbinayo, inay heeso macno leh diyaarsadan daaye xataa kuwii u diyaarsanaa bay fahmila'yihiin yaaaba
@sunnibarre33
@sunnibarre33 Ай бұрын
Cayr cabsiiye Hassan Adan iyo halima khalif
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 2 ай бұрын
😂😂😂😂 kufsi xun baa kadhacay
@cabdullaahixasan8298
@cabdullaahixasan8298 2 ай бұрын
Waar waa dooxadiii wiriiiir
@maxamedjaamac5758
@maxamedjaamac5758 2 ай бұрын
Dalsankii wirir weeye meeshay kutaalaana waa saraar
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 2 ай бұрын
waar waxay ku taala woqooyiga hargaysa waa bulxaar agteeda waa meelaha uu ku dhashay abwaanka xasan ganey
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 2 ай бұрын
Sax waa bulaxaar agteeda
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 ай бұрын
Wxan hishi ku ciyarya yaa dadka gabta ee
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 ай бұрын
dee adaaba khaldaya heestu waa heestu waa daqsiikii wiiriroo waa magalo ku tala saraar oo xasan geenay xaal uu siyay ku surmiiyay sarar godaan xal keedi ayuu ahaa ee aduugu quudhadu ha khaldamiin heestu waa wiiriir wiiriir na waa saraar godan heesuna waa xaal xasan geenay uu siyaay heestii ku surmiyay saraar goodan markaa fahaan
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Ай бұрын
waxa iga daran siiday isku lulayso kkkk
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 ай бұрын
Copy wax ladhegaysto malahan belo idinka baqaaq siisay.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Sida siyaasadi loo kufsaday ayaa Heesihina loo kufsaday kufsaday
@cabdilaahimaxamed4295
@cabdilaahimaxamed4295 2 ай бұрын
widhiidh maaha ee waa wiriir tuulo ka tirsan gobolka saraar,waayo degaanka heestu kassheekaynaysaa waa Bariga Somaliland. gaar ahaan Salaad iyo Sanaag.
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 ай бұрын
Waad fogaatayee soo noqo Barrigana maaha waa waqooyiga Hargaysa iyo Galbeedka Buulaxaar 🫡
@mohamedhusein1672
@mohamedhusein1672 2 ай бұрын
Walaahi idinka ayaa si xun u kufsaday ee yaa xaalmidinka qaada inta khalad aa gasheen ee wiilku weliba isu haysto nin afsomali yaqaana waa ka naxay cali xaraare ma adigaa mararka garan waayey reer Ceerigaabo wac OO Dhulka Madarka la yidhaahdo weydii ilaa 22,khalad buu galay wiiklka
@mohagalgal3634
@mohagalgal3634 2 ай бұрын
ado mahadsan wll daawaystay maalmo mhn sidad u qeexday ama dawasho wx u dhow daawo = heshiis gelid / ballan dhigasho ama wx isku darsasho waki sayidku laha : ninka daawadi furay dhanka kle hurre walanwal waki lahaa teer io ilaa dura labadenan daamood daaway lahayen oo isuma diidi jirin gabar wiil uso ardaa galay heestu wxy noqonysa mrka dayaxa cadceda io xidigas dagaari oo iftinkoda isku biiriyay kadib nuurkoodi nuur dhaafy xidigti dagaariyo dayixiyo cadcedo deriso gantalaha dacallada ka baxa iyo diillimo iska hor yimid dahen dhamanoo cirka meel kawada degay oo dab iyo nuurkiyo midabkoda dahabka dawaystay maalmoo danwadaag shucaac u leh ( baydkana sii adkaynaga erayga daawo inu wadaagid yahy)
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 2 ай бұрын
DADKA COPYGA QADA HEESIHII WAY KUFSADEEN IN MUSIC GOODA LAYSKA DHAGAYSTO MAAHE WAXBA MEESHA KUMA HAYAAN
HEES Usha Maad U Qaban Oo 9 Naagood Rifeen
16:09
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
18:44
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 170 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
Quruxda Heesuhu Waa Tan.
7:55
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 7 М.
Heesta Ugaaso Oo 12 Fanaan Dhulka Ladhaceen
15:50
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 16 М.
Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
23:33
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 37 М.
Daawo Taariikh Nololeedka Abwaan Cabdi Bashiir Indhobuur.
8:05
AFNAAN Oficail
Рет қаралды 31 М.
Heesta Liibaan Male Aduun Oo 3 Gabdhood Budh La Dhaceen
10:09
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 10 М.
Guri Barwaaqo Falanqaynta Heesaha Iyo Faladagan kkkkk
9:12
Guri Barwaaqo Tv
Рет қаралды 145 М.
17 Fanaan Oo Saaran Miiska FAAR-REEBKA FANKA
21:37
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 170 МЛН