Heesta Bishu weli ma Tobanbaa | Axmed Aarshe | Astaan | 2022

  Рет қаралды 1,813,193

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Martida: Axmed Aarshe
Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Piano: Shabcaan Isko
Camera: Abdiraxmaan Musse
Mukhtaar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Maan Maxamuud
Soo Saaristii: Astaan HD
2022

Пікірлер: 267
@yonatansimon3260
@yonatansimon3260 8 ай бұрын
Waxan ahay walalkiina eritrean ah Wan jeclahay Somalia
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 7 ай бұрын
Welcome Hawey. Love and respect to our Eritrean brothers and sisters.
@zainabkalgacal5179
@zainabkalgacal5179 Жыл бұрын
Bishu wali ma tobanbaa Balantuna ma walibaa Riyaduna ma beenbaa 10.11.22 habeen jimce soo galey 11:00pm riyadaan inbadan sugayaa ii rumowda alxamdulilah 🇨🇦✈
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 2 ай бұрын
2024 Yaa dhagaysanaya Ism Muu jiya ❤❤
@aaminocawil12cali20
@aaminocawil12cali20 8 күн бұрын
Alla waxbaan dareemay walhi ❤❤❤❤❤ axmed aarshe walalkey wan kutageraa dhabtii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahihashi5118
@abdullahihashi5118 Жыл бұрын
Waayo Waayo Iyo Bari Samaadkii Heestan Xasuusgaara Ayay Ileedahay..😥😥 Hilaacan Bildhaansaday Biyo Kama Dhibcaayee Daruurihii Ma Baaqdeen...😭 Caawa Oo Ay Taarikhdu Tahay 7.2.2023.❤ Qof Kasta Oo Qabigiisa Ay Taabanayso Waxaan U Rajaynaya Farxad Iyo Nolol Waarta..🙏😥😥
@farhaanabdi-fs6bs
@farhaanabdi-fs6bs Жыл бұрын
@zaki Boss goforward kegend
@kheirowhajji7932
@kheirowhajji7932 Жыл бұрын
Nin wax weyn og great 👌❤️🙏
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 11 ай бұрын
Sidkle wllkey❤❤😢
@Shihaab464
@Shihaab464 11 ай бұрын
Abdallah Yusuf Hanuuniye Aa iska laahaa Heesta miraha iyo laxanka music Casri ah aaa la saaary only thanks 🙏 mr Aaarshe
@Raxmoruun459
@Raxmoruun459 4 ай бұрын
Runtii heestaan markaan maqlo waan ilmeeyaa xasuus goobiya ayey igu leedahay habeen anigoo baabuur saaran oo safar sh ayoow wiilka baabuurka waday shitay habeenkii oo dhan weey u shidneed sababta eey heestaan saameynta iigu yeelatay ayaa ah wiil baabuurka waday ayaan jeclaaday waxaaba xaqiiqa ah araktida koobaad inaan ku jeclaaday saaseey tahayne jaceykiisa ma helen ilaa hada waan jeclahay asakoo i qayaanay oo naag kale aroosay💔💔🥺
@user-rh5qh9xe6u
@user-rh5qh9xe6u Ай бұрын
Jcylka mu kuu oga asagu
@Sakariye-li5sw
@Sakariye-li5sw Ай бұрын
Samir iyo imaan wll jacaylka dawdiisu waa inaad hesho qofkii naftu calmatay salada markaad tukato alle Bari oo dheh allow iga masax wll
@camirhaji6520
@camirhaji6520 Жыл бұрын
Sanadka iyo bilaha qof tirsada uun baa dareemaya qoftiisi kala fog yihin ❤❤❤❤
@user-yp2uw9vy7s
@user-yp2uw9vy7s 22 күн бұрын
Haa wllaahi
@AbdirahmanUgaas-rp3ot
@AbdirahmanUgaas-rp3ot Ай бұрын
Qalbi taabad weeye heeskani😢😢
@mustafexirsi
@mustafexirsi Ай бұрын
TikTok ayay heestani dhowr jeer iga ga soo baxday, ka dib ayaan soo raadiyay. 16.june.2024
@Aziiza-halgan
@Aziiza-halgan Жыл бұрын
Hilaacaan bidhaansaday ⚡ Biyo kama dhibcaayee💧 Daruurihii mabaaqdeen☁️😟 4 Aug 23✍
@faysalolad289
@faysalolad289 2 ай бұрын
Dd
@AbshirMohamud961
@AbshirMohamud961 Жыл бұрын
Heestan wxn dhagysan jiray 2022 ano qalbiga bash ka ah😢
@aaminocawil12cali20
@aaminocawil12cali20 8 күн бұрын
waa sax ibogsii abbaayo ❤❤❤❤❤❤❤ wa qiso dha ah oo dhacday😂😂😂😂😂
@abdiweliqalinleciise4864
@abdiweliqalinleciise4864 Жыл бұрын
Amazing song 🎵 form duud hooyo Bari somalia 🇸🇴 time 2:04
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Maash Allah 👑👑👑🎤🎷🎸🎺🥁🎻🎺🎹Somaliland 💚❤💚❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ilhaanmohamad
@ilhaanmohamad 10 ай бұрын
Heestan io jawi rooob mcnaa Badu laydh qabobaa ....😢❤
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Жыл бұрын
Heestan cawo mel kaso maqle wan soradiye Axmed Aarshe inaba cadi maha 2023 ya iga dambeyo🔥
@layla-bs4fm
@layla-bs4fm 2 жыл бұрын
😳🥺😭codkiiisa wiiil duriyadeeed💚 🤍❤inaderkay💪🤴
@jihadahmed6676
@jihadahmed6676 2 жыл бұрын
KKKK INTA KALE EE SOO HARTAY QADAAD WEEYNTII MIYAA
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow 9 ай бұрын
😂😂😂
@user-tu2sj2sv7i
@user-tu2sj2sv7i 3 ай бұрын
Ahmed arshe boqorka codka Masha Allah bro go ahead my blood ❤️
@mukhtaribrahim2150
@mukhtaribrahim2150 Жыл бұрын
astaan tv waxaan idinkula talin lahaa inaad heesta xuquudeda dhawrtaan ood sheegtaan faananki iyo abaawaanki asal ahaan heesta lahaa heestan waxaan ku maqlay inu hore uqaaday fanaan cabdilahi yusuf hanuuniye... fanaankan yare ahmed aarshe sifiican ayuu heesta usoo nooleeyay
@abdulkadirmohamed6556
@abdulkadirmohamed6556 Жыл бұрын
Cabdalla Yuusuf Hanuuniye legend!
@karrama947
@karrama947 Жыл бұрын
Heestan heeso wy daftay wxan kuxusuustaa 2011 yarantydii raggi meradaha kuqayili jirey qabridahar farxaartaa legend umbaa garan
@NadiiraHasan-fx5by
@NadiiraHasan-fx5by 5 ай бұрын
BaDu LayDh qaBooBaa MarKaa MaQLo DaReen GooNiYaa IGaLa😢❤
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Aarshe is always great amazing with a very talented voice love his voice
@cbdullahicabdimgeedidirac3933
@cbdullahicabdimgeedidirac3933 Жыл бұрын
That is your perspective..not that much you said
@SiddiiqIbraahimGeedi
@SiddiiqIbraahimGeedi Ай бұрын
Heesta waan jecelahay
@mohamedxarig2999
@mohamedxarig2999 Жыл бұрын
Magaranayo meshay ku nooshahay Noloshaydii❤💍💎
@kowthariinachannel631
@kowthariinachannel631 2 жыл бұрын
Bisha wali ma 10 baa cajiib💯 coodka allha ku daayo💯🤴
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 2 жыл бұрын
Maasha alaah ❤️ amazing voice Watching 👀 from Birmingham 🇬🇧 uk
@deegmoqli4846
@deegmoqli4846 2 жыл бұрын
Axmed arshe
@maxamedyaremaxamedyare6507
@maxamedyaremaxamedyare6507 Жыл бұрын
@@deegmoqli4846 nnnñnñnnnñ NJ
@maxamedyaremaxamedyare6507
@maxamedyaremaxamedyare6507 Жыл бұрын
@@deegmoqli4846 not j
@aminaayman3564
@aminaayman3564 2 ай бұрын
Waxan rajeen inan helo qof i dareem💔
@zuhaip9985
@zuhaip9985 2 ай бұрын
@aliissack8504
@aliissack8504 Ай бұрын
@ccasiiscismaan9098
@ccasiiscismaan9098 2 ай бұрын
Axmed aarsha halkedad dhigtey wa layabey
@user-fv9ml6xs7p
@user-fv9ml6xs7p 8 ай бұрын
Mwezii ni Bado tarehe 10 Ahadi yetu ni Bado Na ndoto nayoo ni uongo Bahariii nin barudii mawanana Haya mapenzii ni magumuu Shida ya penzi hili Wewendio umepandikiaz Ni tibumpenzi wanguu Siku nikukuihitaji Majii siwezi kunywa Bahariii Ina badidi Tamu
@asiaa.rashed7908
@asiaa.rashed7908 2 ай бұрын
Which language is this ?
@macashcade5631
@macashcade5631 2 ай бұрын
Kiswahili
@daganryan108
@daganryan108 Жыл бұрын
Ahmed aarshe is amazing , the guitarist nouradin ali amaan another level , buulo hubley , the pianist. Beautiful music...Beautiful people. 😍
@nasramahamed718
@nasramahamed718 Жыл бұрын
Heestani xasuus bay ii leeday malintay soo baxday wiil aan is jeclayn❤👑 ii soo diray sababtoo ah 10/6/2021 ayaan is baranay markaa sanad guuradaydii 1jirsatay darteed iigu soo diray🎉🥳💝 waan wada dhagaysan jirnay hada 1sano ka soo wareegtay maantayna ku beegneed sanad guuradaydii 🎉🥳💝 10/6/2023 nasiib xumo waan kala hadhnay 💔🥺 qalbi jab baan ka qaday kala tagaygii 🫀🥺❤️‍🔥 lkn waan ka soo kabsan insha allah😰❤️‍🔥
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 Жыл бұрын
Anigana koox aan taavero darteeda ayan usoo booqdayy madama aan cawa champions league ciyaari doogno finla Adnh abyoh garabkaga ilhyy hagalo
@AbdirahmanUgaas-rp3ot
@AbdirahmanUgaas-rp3ot Ай бұрын
Qalbi taabad weeye heeskani😢
@afiifjrafiifjr4786
@afiifjrafiifjr4786 2 жыл бұрын
AL fann arshe alla yahdii fanan jiroh 🥰
@MascudNuurcabdi
@MascudNuurcabdi 10 күн бұрын
Inshallh wax on ku dhmn
@Lander02
@Lander02 Жыл бұрын
I am in love with his voice and he also resembles my favourite siblings Hafido. All around amazing ma sha Allah .
@sabriiinmustafa1574
@sabriiinmustafa1574 2 жыл бұрын
Bishu weli ma tobanbaa Balantu ma welibaa Riyaduna ma beenba Wx kle🥺❤️
@alihuseein9422
@alihuseein9422 2 жыл бұрын
Fanaan Aan tageero Ahmed Aarshe❤one love
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Hesti abdullahi hanune very good and fantastic voice keep up pravo
@adamcabdi8875
@adamcabdi8875 2 жыл бұрын
What a golden voice and music well done from Stuttgart Germany
@iamfarhan989
@iamfarhan989 2 жыл бұрын
Who cares Where You Live?
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 9 ай бұрын
Jah alayaacizak caawan dhagaynayaa oo taariikdu thy 22 october 2023 wixii iga danbeeyow like saara
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Unforgettable song and singer splendid ❤️❤️❤️❤️❤️ always Aarshe
@user-yq6wc9gx7g
@user-yq6wc9gx7g 3 ай бұрын
Boorgooyo waynaa😢💔
@balkaahmed663
@balkaahmed663 28 күн бұрын
Bishu wali ma tobanbaa Balantuna ma walibaa Riyadan ma beenbaa 10.07.24 subax Arbaco
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 9 ай бұрын
Masha alah gabar Adaab leh alle Haku xifdiyo xamdi bilan
@xamdamahamed1707
@xamdamahamed1707 2 жыл бұрын
hoYga fanka hargya dadka codkaas leh BA Ku dhasha❤️🤍💚
@abdifitahofficial3914
@abdifitahofficial3914 2 жыл бұрын
Liketa ha igala baqaylina asxbta
@abdisamadomar8817
@abdisamadomar8817 28 күн бұрын
Thank you bro
@kg6987
@kg6987 2 ай бұрын
Inaba caadi maaha
@Suhaybmuumin-wv2pm
@Suhaybmuumin-wv2pm Жыл бұрын
Bahida kalgacallana adiga igu beere❤
@AbdiKadir19
@AbdiKadir19 Жыл бұрын
Ninkani wuu so baxay very good song
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The lyrics are poetic and the voice of Aarshe magnificent indeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Patience and anticipation combined wow what a great song Aarshe
@user-cj7hp9dn1w
@user-cj7hp9dn1w 6 ай бұрын
Huuno kowdhe Heesna waa hobol iyo hadalmacaan
@farhiyahussein7142
@farhiyahussein7142 2 жыл бұрын
Waligey heestaan ka hor subscribe and like ma sarin wey iga gadantahay heestaan waaaaw
@abdihussein2863
@abdihussein2863 2 жыл бұрын
really ist intreating
@sowdahassanjelle9047
@sowdahassanjelle9047 2 жыл бұрын
Lkn waa copy ma ahan hees cusub
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Heesihii hore oo dhan sidaa ayey qalbiga u wada taabanayeen.
@AbdirahmanUgaas-rp3ot
@AbdirahmanUgaas-rp3ot Ай бұрын
Qalbi taabad weeye heeskani😢😢 4:29
@AhmedG36
@AhmedG36 8 ай бұрын
Heestanwaankuwadaanaa❤❤❤❤❤
@ilyaasahmetmaktal8529
@ilyaasahmetmaktal8529 Ай бұрын
"Heestan markasta aan dhageysanayo waxay igu reebta xasuuso fog commentigan aan qorayo maanta ay taarikhdu tahay 01/07/2024 inaan tusi doono marwadeyda mustaqbalka iyo awlaadan dhali doono i.a ❤
@zachry_dk
@zachry_dk Ай бұрын
tarikhda way ka qaldn thy wllo 02/07/2024 sas waye iska sax mahdsnid😊
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
Wakhti kawacan i.n
@abdirashidabdihusein6525
@abdirashidabdihusein6525 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤ waxgarad waxaagu heeso waydhaafeen walakay axmed arshow wanku salamayaa
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow 9 ай бұрын
3/11/2023😢 still feeling that emotion again tonight
@mamezang
@mamezang 7 ай бұрын
I think u just said something I was thinking 😢
@yaasmiinapdisalanhirsi
@yaasmiinapdisalanhirsi 7 ай бұрын
We are same us
@qaadeySaanrapa
@qaadeySaanrapa 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nasraosman7686
@nasraosman7686 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@aragsanahmed446
@aragsanahmed446 5 ай бұрын
Sorry 😔
@ilhaancabdi4338
@ilhaancabdi4338 2 жыл бұрын
Baduleyr qaboobaa hirkubooda dheeraa boholyowga caashaqa beergoya weynaa
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 6 ай бұрын
Ninka kabanka garaacaya caadi maaha Nuuradiin Ali ciyaala Gabiley
@Mustafedollar
@Mustafedollar 2 жыл бұрын
King of voice ahmad Aarsha💯🔝
@ayaanmohamed3984
@ayaanmohamed3984 2 жыл бұрын
0
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 Жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaw inaba Caadi ma ahan Maxaa kaa Cod macaana Masha Allah
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 6 ай бұрын
Inkasta ow cod fiican leeyahay wiilkaan hadana Qalabka codka macaaneeya ayaa aad loogu daray waxaaba fiicneed codkiisa kaliya inow ku qaado
@SOMALIMEDIA1
@SOMALIMEDIA1 9 ай бұрын
Heestii iyo erayadi Cabdulahi Hunuuniye
@Yunis114
@Yunis114 Жыл бұрын
Heestaan waxaa hore uqaaday Abdalla Yusuf Hanuuniye, erayada & laxankaba asigaa lahaa.
@ShushuCalixasan
@ShushuCalixasan 8 ай бұрын
Wlhi qofki balan lodhigey iyo qofki balan sugayo aya daremikaro😢
@user-cj7hp9dn1w
@user-cj7hp9dn1w 6 ай бұрын
Hadal mahadho Hoodana habeenkeed Habrashana fulaaleh Higsina hanadbaa leh
@shamhadabdullah8289
@shamhadabdullah8289 2 жыл бұрын
Axaxa cod wal balaash ahmed arsha 💙💙
@gaashfaarax8272
@gaashfaarax8272 7 ай бұрын
When i listening for this song 🎵 i remember my first love ❤️ ohhhh❤
@cabaasmahamed1892
@cabaasmahamed1892 10 ай бұрын
Eesh calaa naas greatest voice
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 ай бұрын
Lgend aarshe yare.❤🔥
@Sirkhader
@Sirkhader Жыл бұрын
Aarshe what a voice 😍⭐
@ahmedharpi6738
@ahmedharpi6738 Жыл бұрын
Bishu wali ma toban baa Sainpual america May❤
@sofiashariif8810
@sofiashariif8810 Жыл бұрын
2022 /11/ 11 Hapen sabti soo galayso Dalka turki pan ku dhagysnyaa 🇹🇷
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 жыл бұрын
Excellent song and singer Axmed Aarshe love it
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow Жыл бұрын
5/6/2023 keligay noloshoo dhan waa cidlo tolow wehelkygiih dhan kastaba xagay aaadeen asxaab xitaa ma arko , noloshu mugdi mia mise waa dhankaygah
@nasraosman7686
@nasraosman7686 5 ай бұрын
Ilaahay hakuu nuuriyo noloshaada abaayo wehel macaan iyo saxaabo aad khayr isugu kaalmeysaan hakuu sahlo. Maalmaha adduunka waa in yaree rabbi farxad waarto hakuugu dhameeyo❤
@maxamedmuhumed8386
@maxamedmuhumed8386 2 жыл бұрын
Axyaaa Fanaan Ahmed Aarshe Cod Dahbi Ah Hoyga Fanka Soomaliyeed Somaliland ❤🤍💚
@hamzeosman7191
@hamzeosman7191 4 ай бұрын
13 MarcH Cawa Oo AY TaHaY HaPeeNkii AFraaD Ee RaMaDaN AYaN Ku MarQaYaH HeesTaN Xasuuus BaaN Ku JiraBaH❤😢
@aarbaritogdheer3403
@aarbaritogdheer3403 2 жыл бұрын
axyaa hees allfanaan Ahmed aarshe
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Unforgettable song soul searching and splendid 🙂🙂🙂🙂🙂 Aarshe
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 2 жыл бұрын
Runtii Ahmed Aarshe codkiisu waa mid cajiib ah,
@cawobilan
@cawobilan Жыл бұрын
Bishu wali ma tobanbaa ballantiina ma welibaa
@elyasdaacad7500
@elyasdaacad7500 Жыл бұрын
Waxan dhageysanayaa 2/3/2023 ❤anigoo jawi dagan ku jira
@sofiaali6822
@sofiaali6822 2 жыл бұрын
Mashallah legend arshe
@MohamedOsman-lf8cw
@MohamedOsman-lf8cw 8 ай бұрын
Qaaraami cabdala yuusuf hanuuniye
@user-ek1gm5su7f
@user-ek1gm5su7f 11 ай бұрын
Mashaallah 🥰 fav song 🥰
@user-pq9wv5qz2l
@user-pq9wv5qz2l 9 ай бұрын
Hestan was cajiib astan cadii mahan
@abshirabdi6419
@abshirabdi6419 2 жыл бұрын
Yes hadaan xuustay laxanka qofka igu wareegaya hanuuniye.
@ismailnour3088
@ismailnour3088 2 жыл бұрын
Waah waah waah 👏
@user-lg5cl9lq1q
@user-lg5cl9lq1q 4 ай бұрын
Dadku inta badan ma xusaan fanaankii heesta lahaa lkin qofkii ka dabaqaaday ayay xusaan. Heestan waxaa ereyda iska leh : Aun abdalle yuusuf hanuuniye Laxanka: abdalle yuusuf hanuuniye Kabanka: abdalle yuusuf hanuuniye Codka : abdalle yuusuf hanuuniye. Fadlan Hala xuso fanaaniitii heesaha iska lahaa Allen haunxriisto dhamaantoode. Tue. 12 . March. 2024 Ramadan Karim❤️
@hassanallaalechannel155
@hassanallaalechannel155 Жыл бұрын
Wa hees xusuus gar ah igu leh runtii
@user-rg3jn1qu2x
@user-rg3jn1qu2x 6 ай бұрын
30/11/2023😢😢😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Caadi ma ahan 🥰🥰🥰💯💯
@xasancabdisalaanxasancabdi7883
@xasancabdisalaanxasancabdi7883 2 жыл бұрын
Aarshe hore usco mash lla
@oscarlyrics6767
@oscarlyrics6767 2 жыл бұрын
Woow cajiib
@samiirashariif6571
@samiirashariif6571 2 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥nice band 👍👍🎧
@anzhaxali5645
@anzhaxali5645 6 ай бұрын
Hees io Badh
Heesta Miiraale | Axmed Aarshe | Astaan | 2022
7:17
Astaan
Рет қаралды 545 М.
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 73 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 696 М.
AXMED AARSHE 2018 | HEESTA BUNIYO SALOOL | BARNAMINKA SANADKA CUSUB
7:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
AXMED AARSHE IS AF GARASHO XIDIGAHA GEESKA CIID PROGRAM SHOW 2019
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Axmed Aarshe - Heesta - Saluugla - Astaan Music 2022
10:05
Astaan Music
Рет қаралды 151 М.
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 73 МЛН