Heesta Liibaan Male Aduun Oo 3 Gabdhood Budh La Dhaceen

  Рет қаралды 10,218

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

3 ай бұрын

#muna miski#ayaan taleex#saado cali Warsame#cali xaraare #qaryaan hadalo

Пікірлер: 20
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 3 ай бұрын
Cabdi qani wa ku salamayaa wa kaga mahadcelinaya shqo fcn ayad noo heysaa
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 2 ай бұрын
Alla muxu bartey runti sifcn ayu u haya midhaha heesta
@user-ej7up3kl6i
@user-ej7up3kl6i 2 ай бұрын
Lidiq waa. Biyo huubo ama wasakh. Ah Xareed waa biyo nadiif ah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 ай бұрын
Walee Rag baa u soo baxay Fankii & dadkii Fanka iyo heesaha erayadooda calaalinaayey Guul ayaan idiin rajeeynayaa Qolada muusiga u tumeeysa Ee fanaaniinta waaweeyn sheeganaya Ee iska fadhiya una tumaya muusiga iyaga laftigooda khaladka badh beey ku leeyihiin waxeey aheeyd ineey saxaan oo ay wax u sheegaan intaaney umada la hor iman aaney hor kiinin umada qaf aan af soomaaligii iyo erayadii heesta uu qaadayo aan garaneeyn sidee Music loogu tumaa waa suaal is weeydiin leh hore usoco Abwaanada iyo Qabiiladooda Ee dadka u bayaanineeysid iska daa Fanka waa ku ceeb in fanaan iyo Abwaan la kala qaado ama qabiiladooda la sheego qof walba waa ogyahay arinta hoos isaga dhig
@aayaanle4072
@aayaanle4072 3 ай бұрын
Barmaamujkan sii xoojiya
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 3 ай бұрын
Ku soco cabdiqani sxb
@commentikuxoogle7501
@commentikuxoogle7501 3 ай бұрын
Wuu laba likeeyaa 😂😂😂
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 2 ай бұрын
Wxy tidhi ka xareed la laabta
@user-ld7ux3mp9q
@user-ld7ux3mp9q 3 ай бұрын
asc sxb abdikani adiga iyo faadumo ibraahim afsoomaligi lumay ayaad soonooleysaan sxb heesti sidiri gam ee Xasan aadan siduu kadhigay iidle yare soo eeg
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 3 ай бұрын
Erayadii aadan tarabi iyo xasan ganey
@yaasir1936
@yaasir1936 3 ай бұрын
Hadlo ninkani inan gumeedka maxaa ku geeyay , isaaq wuu necbahy anigaa minnesota wada dagan
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 3 ай бұрын
Aadan tarabi miyaa erayada lahaa
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 3 ай бұрын
Ladab waa ku noq noqsho
@liibaan609
@liibaan609 3 ай бұрын
Libiq maaha waa lidiq aan ku yar saxee adiga laftaadaa nala jiidhee
@KHADARMaxamuud-xr4io
@KHADARMaxamuud-xr4io 3 ай бұрын
Nosoo. Wad. Warkale
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 3 ай бұрын
War adigu isasax waa haddii gugu da'oo guunyadu dhashoo ma aha geenyadu dhashoo.
@Jamaccall-ul4vn
@Jamaccall-ul4vn 3 ай бұрын
Libiq wa dhoobada adka u qasanta waxa libiqsi
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 3 ай бұрын
Heesahiiba way bahdileen dadkan danbe xataa hadii ay qaadayaan oo ay jeclaadeen may uun xafidaan midhaha
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 3 ай бұрын
Kkkkkkkk nadiib daradaan in ay xasiid iyo ayad saxaan ayaa uga wanaagsaneed in ay heeso la qalday aya saxayaan maxaa wax xun markii horaba aan wanagsaneyn maxaa laga saxaa
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 3 ай бұрын
Heesta carabta iyo Nashiidadu iyadu waa xalaal soomaha Carab imoodow? Heesta somaliga ahi iyana waa xaaraan? Maangaab baa Tahay wlhi.
HEES Usha Maad U Qaban Oo 9 Naagood Rifeen
16:09
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
Q: 1aad Mucjisada Af-Soomaalida
28:15
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 49 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 96 МЛН
Heesta Dalsankii Widhiidh Oo 12 Fanaan Kufsadeen
16:01
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 28 М.
DEGDEG: Waa Kee Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
26:48
Rayaaan Bajaj iyo Qamar sugani oo Live isku dhex Dagalay😱
13:36
SOMALI CLIPS
Рет қаралды 10 М.
Jacayl Buka & Nin Beerka Ku Socda  Waa FAAF REEBKA FANKA
35:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 20 М.
C/Qadar Juba oo Geerida Sahra Ahmed La'Ilmeeyay Daawo
21:40
HADHWANAAG TV
Рет қаралды 93 М.
Heesta Ugaaso Oo 12 Fanaan Dhulka Ladhaceen
15:50
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 16 М.