No video

Heestii ( Sagal) iyo Codkii AL Fanaan Cabdi Hani

  Рет қаралды 134,630

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

11 жыл бұрын

Пікірлер: 105
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 5 ай бұрын
Waxaan filayaa inaad maalin uun commentigayga arki doontid lkn tolow waa goorma😢💔 taariikhdu waa 23/2/2024🥺 13:10 Duhurnimo malin jimce ah hdaa iga dambyso Like dhac kusii 👍🙏♥️
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Waxn daawanaya caawa oo sabti ah waxn hor fadhiya kaabada gurigayga waxn dhagaysanaya heestan macan ee Cabdihani 6/8/2021 saadashu waa khyr qofki jacayl ku dhacay uun ba fahmi kara ♥️😰
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
Nabadi karkooda ha ahato Kuwa yaqaana macnaha jacaylka Ee aan lahayn jacaylka ❤🥺🥺 14//9/2021 8:33 habeenimo arbaca so galayso
@siciidxaashicabdilaahi
@siciidxaashicabdilaahi 2 жыл бұрын
Aᴀᴅ ᴀʏᴀᴀᴅ ᴜ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴᴛᴀʏ ᴡʟᴀᴀʟᴏ
@siciidxaashicabdilaahi
@siciidxaashicabdilaahi 2 жыл бұрын
Wᴀᴀᴀᴅ ᴋᴜ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴᴛᴇʏ sɪᴅᴀ ғɪɪᴄᴀɴ ᴇᴇ ᴀᴀᴅ ᴜ ǫɪɪᴍᴀʏsᴀʏ
@AmalQuen-co3qk
@AmalQuen-co3qk 9 ай бұрын
Xasuus wlhi wakhti tagay maso labto 2013 wiil anis jelayn baa idhagysiin jiray 2023 nov 7 malin salasa 9:35 ban dhagysanya😢😢😢😢
@Lose_hopeeee
@Lose_hopeeee 6 ай бұрын
Still 2024❤
@mankadeeqa1596
@mankadeeqa1596 5 жыл бұрын
2k19 😭aduubanku sugayaa 😢
@hotho-awil
@hotho-awil 9 ай бұрын
16th 10/2023 Mon galbnimo > still listening qofban si xad dhaaf ah ujecelhy wlin aan sugaya inan mar uun laabtisa galo rabbi haygu simo🤲🥺❤️ abdlle jml
@badrauk6940
@badrauk6940 Жыл бұрын
10 Aug 2023 ayaan dhagaysanayaa qofkaan jeclaaban wali sugayaa mana aqaan meeluu joogo💔😰
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 4 ай бұрын
Axyaa hees ❤️✌️
@NadiYoo
@NadiYoo 3 ай бұрын
Legend
@najiibmaax8131
@najiibmaax8131 5 күн бұрын
Xasuus 😢 2024 ayaan caawa xasuustay heestan❤
@nimcosagal7507
@nimcosagal7507 4 жыл бұрын
2020 ayaan daawanayaa hees mcn c. Hani nin adag
@siciidxaashicabdilaahi
@siciidxaashicabdilaahi 2 жыл бұрын
Mᴀʜᴅsᴀɴɪᴅ
@HibaadMowliid
@HibaadMowliid 3 күн бұрын
Mudo badan ayey ugu qadaty raadinta heestan🥺❤
@maxamedcabdikhadar12
@maxamedcabdikhadar12 10 ай бұрын
10 October 2023. Toban sano kadib maanta ayaan dhagaysanayaa ilaahaw ii sahal qofka aan jeclahay ma aqaani meel uu jogo
@mohammedapdikhadar8304
@mohammedapdikhadar8304 Жыл бұрын
Waxaan daawanaya caawa oo axad ah waxaan joogaa qolkayga sacadu waa 12:01 taariikhdu waa 29/1/2023 waa habeen xasuus mudan♥️😍
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 6 жыл бұрын
Still Listening 2018❤❤
@turkishboyhargeizawi5863
@turkishboyhargeizawi5863 Ай бұрын
cabdi hani 2014 hestan background keyda Run run inuu u joogan modi jire 😂😂😂
@Abdul1842
@Abdul1842 6 жыл бұрын
Absolutely this song talk about my life
@MucaashaQ_19_01
@MucaashaQ_19_01 Жыл бұрын
Caawa waa ciid 2023 Friday, 21 april 2023 05:00 Waxaan dhegaysanayaa heestan(sagal) Weyna ii baxaysaa si aad ah welipa "Subaxii aan toosaba Samir laab ta ku hayaa Sanbabada agtoodiyo Beerkaad ku sugantoo Sahwi iyo xasuusbaa Sadrigayga degayoo Aduunbaan ku sugayaa" Waan salaamayaa inta wax jecel wlipa la soo toosa subx kasta isagoo sii badanaya😊 Ciid mubaarig kullu caam wa antum bilkhayr🎉
@abdibasidfarahmohamoud
@abdibasidfarahmohamoud Жыл бұрын
Waan wayay qofkan adunka ugu jecahay waxan xasuusta wagan jecelkeyga fariin ahaan ugu diri jiray heestan 😢😢😢
@NasteexoCigaal-wt9cz
@NasteexoCigaal-wt9cz 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@captainhamzaaideed7276
@captainhamzaaideed7276 9 ай бұрын
Listening in the last months of 2023 in Zhenjiang China
@user-pw1ko4ns5r
@user-pw1ko4ns5r Жыл бұрын
Heestan xasus ayay igu leedahay Inantii igu horaysay noloshayda aan shukaansado waraaqdii igu horaysay ee an gabadh uqoro ayaan kuqoray inkastoo nalaga shexshaqeyay oo anan is calfan hadana hestanxasus ayay igalisaa waxan dawanaya cwa oo ay tariilhdu tahy 30/7/2023 hapen axadi sogelayso 4:15daqiiqo. Xili aan culays dareemayo alle hayga saaro
@maxamoudismaciil8506
@maxamoudismaciil8506 Жыл бұрын
Amiin pro😢
@user-jq6fg9yn5n
@user-jq6fg9yn5n 7 ай бұрын
Sorry. Ilaahay samir ha kaa siiyo sxb 😢
@najmamustapha1813
@najmamustapha1813 9 ай бұрын
15th October 2023 anoo saaid ugu xiiseey qofkeyga oo heestan iiqaadi jiree sanadadii 2017th upto now 😢❤
@dayax1411
@dayax1411 3 жыл бұрын
Still 2021 daawanaya allow iida jaceylkayga sagal
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 ай бұрын
Fv singer forever ❤
@dowladlyrics8814
@dowladlyrics8814 10 ай бұрын
10/10/2023 salaasa Wakhti
@ustaadgeelle5545
@ustaadgeelle5545 4 жыл бұрын
Still i am listening inta heestan ka heshay like ha ila dhaafina
@khaalidabdisalaan8704
@khaalidabdisalaan8704 10 жыл бұрын
Alfanaan hani eesh qiyaasak fanaan iga dheh long life my fanaan
@Haybadwacan
@Haybadwacan 11 жыл бұрын
Caleek al abwaan, alfaan , mulaxamiiste intba waad isku qaadatay maansha allah my fanaan, Nice One
@harguees
@harguees 11 жыл бұрын
Good Song ! Dhaanto iyo Saylici ba waa loogu ciyari karaa.
@ameenbeehi3884
@ameenbeehi3884 7 жыл бұрын
wooow woow cabdi hesihi ugu horeeyy
@hiponoura9960
@hiponoura9960 5 ай бұрын
2024 /01/03 dawanya waxa jecldy wiil alow iso dhawe Sharmake ❤
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
2021 31st December last day of da year Jumma 4.45pm Exam Mm Para Viro Psychiatry Mx Lp Insha Allah alle haka digo sand wanagaa ku Dasha Oo wx badan is badalaan We kazoo niyadeena ku jira alle hano rumeeyo oo hanoo Dib yareeyo
@carabelmi1859
@carabelmi1859 9 жыл бұрын
cabdi hani xaashi cabdilaahi waan jecelahay heesahaaga sxp
@Madaale5093
@Madaale5093 5 жыл бұрын
😍2K19 aduunbaaN ku zugaYaaH😣😓😢😢PpeH😚😍
@amaalyusuf8552
@amaalyusuf8552 5 жыл бұрын
AduunBan ku zugaYaaaH🙄 Heez qiimo Badan runti zxpO😁
@xazanmaxamedceyngal4338
@xazanmaxamedceyngal4338 5 жыл бұрын
Yàaaa ila daawanaya 23/2/2019/ka 👇 ha ila dhaafina 💘
@abdiaziizshabeel8767
@abdiaziizshabeel8767 5 жыл бұрын
2018/10/25
@omartalyani5243
@omartalyani5243 5 жыл бұрын
Still listen 2018
@abdirzaklondon8805
@abdirzaklondon8805 5 жыл бұрын
2k19😭😭
@Ayni88
@Ayni88 Жыл бұрын
4/4/2023😢
@osobanis4988
@osobanis4988 6 ай бұрын
18_jan_2024_ saacada geeska africa 9:45 habeenimo, ayaan dib usoo booqday midhihii qalbi taabadka ahaa ee luuqdii cabdi hani xaashi cabdilaaahi kollay dambi way inagu tahay e Aniga iyo inta ila midka ah ba Alle ha inaga maydho xasuusaha heesihiisa iyo codkiisa cajiibka ah.😢😢
@nuurmaxamed2436
@nuurmaxamed2436 7 жыл бұрын
ninkii diida yaa hadiidii waaan ubogay anu woooooooooooow
@engxamsemacno7112
@engxamsemacno7112 3 жыл бұрын
Still lasting 2021 Legend
@user-uw4ks5ke2u
@user-uw4ks5ke2u 7 ай бұрын
23 12 2023 hpen an culays wayn dremayo😢
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
Subixii aan tosaba Samir laabta ku hayaa 😭💔
@shirwacnacho6168
@shirwacnacho6168 5 жыл бұрын
Cabdi hani
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 7 ай бұрын
Abdi hani xaashi abdilahi big legend
@SmilingJukebox-pd7no
@SmilingJukebox-pd7no 6 ай бұрын
2024 ban dawanya cabdi hni
@1234581806
@1234581806 11 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw cabdi hani eshcaala heees fananka sanadka
@hazzankaytachenal43
@hazzankaytachenal43 7 ай бұрын
Waxaan dhagaysana manta o tahay 3/1=2024 waxan shaqo u jogaa magalada wajale ma jiro qof kaliyo daremi kara mivnaha aya hestani ii tahay iyi sababta u dhagaysanayo allow khayt ka dhig zxpkay apdi nuur farxada unugta i dhica fadhiya uu ila yabanyahy amusnatyada❤😂😂😂
@zundushassan8268
@zundushassan8268 5 жыл бұрын
I sitll listen 2018 /9/12
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 2 жыл бұрын
Still listening 🎶👌2022
@daacad8322
@daacad8322 2 жыл бұрын
Ex fanaan cabdi hani xaashi cabdilaahi
@ismailhussien9014
@ismailhussien9014 5 жыл бұрын
Nin waynn
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 11 жыл бұрын
Waa fanaan shidan
@NasteexoCigaal-wt9cz
@NasteexoCigaal-wt9cz 7 ай бұрын
12/24/203
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
I listening 16/January/2023 21:23 2019 wakhti uu jacaylku ibiyo dhigay🥲
@AbdisalamNasir-ud7gb
@AbdisalamNasir-ud7gb 7 ай бұрын
7/1/2024 Habeen wanaagsan Waxab dhabar ujiifaa furaashkayga Wan damqanayaa, waanan yar xanuusanaya inantii aanu 2sanno aadka isku jeclaynbaa saaka igu tidhi Abdisalam Waa layso donaya😥😭😭💔wllhi Xaaladaydu way adagtahay alle ha iga saaro dhibka so gaadhay qalbigayga iyo jidh xanunka aan dareemayaba😭💔
@janoh357
@janoh357 3 ай бұрын
Wll😭
@AbdisalamNasir-ud7gb
@AbdisalamNasir-ud7gb 3 ай бұрын
@@janoh357 wllo❤
@dowladlyrics8814
@dowladlyrics8814 9 ай бұрын
16 10 2023 hapenimo 11:45😔
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 8 ай бұрын
3/11/2023 Habeen sabti ah oo ay soo galayso Axadi
@bashiryousufolad1
@bashiryousufolad1 Жыл бұрын
13/10/2023 haben axada Listen
@ahmedjama2820
@ahmedjama2820 8 ай бұрын
22/11/2023
@hindawarda5
@hindawarda5 3 жыл бұрын
2021.. & going strong
@aflaamhindiCusub
@aflaamhindiCusub 2 жыл бұрын
Still liaten 2022
@ismailhussien9014
@ismailhussien9014 5 жыл бұрын
Yaa dawayana 2018 12 15
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 4 жыл бұрын
20July 2020 💕💕
@zuldaanegalle4805
@zuldaanegalle4805 5 жыл бұрын
Who is still watching ❤❤❤❤
@abdikayse1644
@abdikayse1644 Жыл бұрын
Still 2023 Nhj😘👸🏽💍
@cabdiqaadirxuseen3314
@cabdiqaadirxuseen3314 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya cabdi hani xaashi caawa oo taariikdu tahay 15/08/2020 Goor sheegtuna tahay 12:20 Heesta waxaan ku xasuusta waqti agtayda ka qaali ahaa hadana markasta alx baan leeyahay
@yahyeguleid5196
@yahyeguleid5196 8 ай бұрын
17/Nov/2023 1:40 habeenimo
@muparakarachid634
@muparakarachid634 9 жыл бұрын
il xumi kuma arag to al fanaan cabdi hani
@adanyousuf6672
@adanyousuf6672 5 жыл бұрын
7/2/2019
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 10 ай бұрын
❤ ❤❤ Xasuus❤
@youngzidci4062
@youngzidci4062 4 жыл бұрын
Still 2020 July
@saidabdi8187
@saidabdi8187 10 жыл бұрын
It remain,s me off something dis song
@mahamoh706
@mahamoh706 5 жыл бұрын
2019😞
@user-vg2pn9ss3s
@user-vg2pn9ss3s 11 ай бұрын
3/9/2023 Aduunban ku sugaya
@hindawarda5
@hindawarda5 3 жыл бұрын
👏🏽👏🏽🔥🔥
@hodanmuxipoh1964
@hodanmuxipoh1964 11 ай бұрын
Samir laabta ku hayaaa❤😢
@sagalkapa-br1bh
@sagalkapa-br1bh Жыл бұрын
Waxan daawaday 23/8/11 happen sabti ah❤
@maxamoudismaciil8506
@maxamoudismaciil8506 Жыл бұрын
2023 hapeenimo 1:21 😢
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 7 ай бұрын
Subaxi aan toosaba Samir laabta ku hayaa Sambabada agtoodiyo Beerkaad ku sudhanto Sahwiyo xuususbaa Sadrigayga dagayoo Aaduunbaan ku sugayaayyy niciimaayyy xppi👰‍♂️❤🤵 i.a maalin uun hadafkeena waynU gaadhi marwo❤🥺 2024/1/4 faridayyy 16:13 galapnimO
@faisaljuma1251
@faisaljuma1251 11 жыл бұрын
abdi hani kakakak ty bro
@mohameth_jozeph
@mohameth_jozeph 3 ай бұрын
Qaaasinow Ilmaaderayaal Haddaa Tol tihiin Ninkan odayaal Udira Oo Fanka Kusoo celiya Billahi Calaykum.😂 20/april/2024 12:57 AM saturday.
@engnuradin4228
@engnuradin4228 9 жыл бұрын
ninkani qudhac buuu u eegyay qaab fanaan maba leh iyo masrixiyad
@ziraabi259
@ziraabi259 5 жыл бұрын
Mnta ka zheeke kaape
@cishqilyrics
@cishqilyrics 2 жыл бұрын
Tolow ma nool yahay ninka bariga abdi hani xaashi wax ka shegayay🤣
@bukharimaxamud1593
@bukharimaxamud1593 2 жыл бұрын
Ala maxan ku mirqamay heestan 😂😂🤣
@nasraabdi9749
@nasraabdi9749 8 жыл бұрын
m
@neimamakeuparts5701
@neimamakeuparts5701 5 жыл бұрын
Sahwi iyo xusuusba sadrigayga dagayoo aduunba ku sugayaa my husband muxiyo❤❤❤❤❤
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 5 жыл бұрын
Wad ku Muxiyo LaaadaY 😂
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 5 жыл бұрын
badra mustafe Osman 😁
@musesaid5732
@musesaid5732 8 жыл бұрын
kan magaca hablaa sheegtay marka hore makgaladbuu kula socday naw waamaxay saxda maisku raacnaa
@maxamedshanta764
@maxamedshanta764 8 жыл бұрын
llll
@muparakarachid634
@muparakarachid634 9 жыл бұрын
axsan yaa fanaan cabdi hani duco iyo habaar midna uma baah nid
@muparakarachid634
@muparakarachid634 9 жыл бұрын
il xumi kuma arag to al fanaan cabdi hani
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
CABDI HANI HEES CUSUB SAREEDO 2019
6:17
xidig films hd
Рет қаралды 957 М.
CABDI HANI | JANNO | XIDIGAHA GEESKA 2020
8:36
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
Mustafe Oomar Sidii Hodan Haygu Noqon 2014.
6:21
Darwiish Media
Рет қаралды 296 М.
Raaliya (feat. Cabdi Hani)
5:57
Cabdihani - Topic
Рет қаралды 59 М.
CABDI HANI  | HEESTA QOF KU JECEL | SANADKA CUSUB HCTV 2019
6:35
Horn Cable Tv
Рет қаралды 67 М.
*Cabdi hani Xaashi |  Heesta Caweyskeynu Kulaniyo barashadii Cudooned
4:55
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
CABDIHANI XAASHI HADOON DOONAN  HAWRAAR LIVE SHOW HD
6:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 730 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН