Mustafe Oomar Sidii Hodan Haygu Noqon 2014.

  Рет қаралды 296,810

Darwiish Media

Darwiish Media

10 жыл бұрын

Mustafe Oomar
Hees aad U Macaan
Sidii Hodan Haygu Noqon

Пікірлер: 277
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 9 күн бұрын
Comments waxad ka dareemysa geerida fanaankan runtii marxuunku qof wanaagsn bu ahaa alle ha unaxariisto
@Hanadkhadar-xd7tz
@Hanadkhadar-xd7tz 2 ай бұрын
Hadad so gashay u faataxe wllka mustafe cumar alle how naxariiste😢😢
@maxamedshamri3523
@maxamedshamri3523 6 жыл бұрын
Please heestan melyay igagatal like hayla dhafin
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 8 күн бұрын
Allaha unaxariisto fanaanku wuxu geeriyoday 2 February/2019 5 sano ka hor😢31/7/2024 dhagysan❤. 13:42
@mohameddahir7187
@mohameddahir7187 3 күн бұрын
Rip😢
@mustafeasad8546
@mustafeasad8546 6 ай бұрын
Allah yarxama mustafa wali wn dhagaysanayaa 24/1/2024
@esseibo
@esseibo 5 жыл бұрын
2.2.2019 oo ah manta ayu dhintay alle ha unaxatiisto 😭😭😭😭😭😭😭😭
@akrmcktv1249
@akrmcktv1249 5 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo Mustafe Omaar Goor dhaweyd buu Magalada Hargeysa Mowdki Ugu Yimid alle waxaan Ka baryaa Inuu Qabriga U nuuro Ehelkisana Samir Iyo imaan Ka siiyo 😭😭😭
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto aamim 🤲🙏
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Жыл бұрын
Amiin Amiin yarbi
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
Amin
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
Raximullah… he’s was legendary, this kid was far more better than XGeska.. combined.. whata talent that left too soon..
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 5 жыл бұрын
allw ku naxariiso maanta oo ay tahy 2Feb.2018 Saturday wa milinti u geeryooday u deecya wlalyl inuu alle danbigisa dhafo janoyinkisna geeyo isaga raxmaane
@zackzimpaoffical7798
@zackzimpaoffical7798 5 жыл бұрын
heestacawleaadan
@esseibo
@esseibo 5 жыл бұрын
aaamin alle ha unaxatiisto lkn wllshy qali ma bas ayuu dhintay mise
@khalidgadari8828
@khalidgadari8828 4 жыл бұрын
Amin wll
@hunabuggy9712
@hunabuggy9712 3 жыл бұрын
Sami Gaas I’m sorry to hear he’s died. Can you tell me what happened? How did he die?
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 2 жыл бұрын
@@hunabuggy9712 Dar illahay wll isagoo mayd ah uunbaa La Arkay
@quman1439
@quman1439 5 жыл бұрын
Ilahy hakuu naxariisto ax miskiinkan ilahay kitabkiisa midigta hakasaaro
@AyoubMoha-vx7vf
@AyoubMoha-vx7vf Күн бұрын
Allahaku naxaristo wll janadiisana ha kugu casuuuuumo aamin
@cumarthiogo8302
@cumarthiogo8302 4 күн бұрын
alaha unaxaristo mustafe omaar 2024
@samatarismail1718
@samatarismail1718 5 жыл бұрын
Alla how naxristo isaga iyo wxi umada nabi maxameda ba.
@mobedrito9890
@mobedrito9890 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Mustafe mantA ayu ku geriyoday magalada Hargeisa 😭😭😭
@rasheedadam5032
@rasheedadam5032 3 жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto Fannaantii la arki jirey buu ahhaa,, cod iyo edeb iyo shakhsiyad wanaagsan. Godka Alloow u Nuur Mustafe.
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 2 жыл бұрын
Wuu dhintay miyaa fanaanka alla cod macaanaa alla unaxariiso
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Жыл бұрын
Amiin Amiin yarbi
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
Cunug sxb nahay America ayuu sxb la ahaa oo la xariiri jirey, haduu kaaga sheekeeyo shaqsiyadiisa waa yasbaysaa. Allah ya arxamu.
@raimaomer5340
@raimaomer5340 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 Allah haw naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@daadirhaaji1060
@daadirhaaji1060 8 жыл бұрын
hibow adigan qalbiga hd iyo goor ku hayaayee sidii hodan ha igu noqon .......best song
@AbdulahiShuaib
@AbdulahiShuaib 14 күн бұрын
Allle hakuu naxariisto pro great sing
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
Ilhy hkuu naxriisto mustfe 😭
@zamiiira
@zamiiira 5 жыл бұрын
Allahuma Amiin ..heestan ayaan sigaara ugu xasuustaaa....illaahoow Marti lajecelyahey ka yeeeel.....aduun waa laba ayaamoood 😭😭😭
@muhiyodiinnasir1128
@muhiyodiinnasir1128 5 жыл бұрын
aamiin
@idirisali572
@idirisali572 4 жыл бұрын
Durba sanadbaa kaso wareegay waa bil ramadan allah ha u naxariisto
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin 😥
@muniraomar6414
@muniraomar6414 4 жыл бұрын
@@idirisali572 hhhh ramadanban mesha comanti ka wada bixine
@masraxadunidamd1209
@masraxadunidamd1209 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto heeskaaga 2014 ayaan dhageysan jiray caawa oo aay tariikhda tahay 6da bisha May 2022 ayaan ku soo xasuustay geeridada ayaana Comment ku arkay allow kuu naxariisto 😭😭😭😭😭
@user-vk4wg9yr6s
@user-vk4wg9yr6s 8 күн бұрын
Allah ha naxriisto
@amiirasiciid9359
@amiirasiciid9359 6 ай бұрын
2024kaa yaa dawanayaa😢
@user-vd1lv8bn7v
@user-vd1lv8bn7v 19 күн бұрын
Kula mid baan ahay july 2024 baan daawan ❤
@maxamedlayl
@maxamedlayl 10 күн бұрын
29/7/2024😢​@@user-vd1lv8bn7v
@mahdishariif9959
@mahdishariif9959 3 жыл бұрын
Waxaad ii sheegtaan caruur iyo xaas maka tagty bilaa meel aan kala xiriiro halay sheego 30 /9 /2020 ayaan daawan from canada. Ax maskiin ilahy ha ku naxariisto
@hunabuggy9712
@hunabuggy9712 3 жыл бұрын
Hey if you find out let me know I’d like to send them something. Also how did he die? 😭😭😭 I met him he was really nice
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Mustafe Omar markii iigu horreysay muuqaal ahaan waxay aheyd hospitalka weyn ee Hargeysa Nov 2016. Isbitaalka ayaan qof xanuunsan ku hayey. Subax anigoo dhiig u shubaya (Blood donation) bukaankaan hayey oo sheybaarka aniga iyo dhallinyaro kale oo ii yimid aan ku suganahay, ayaa Mustafena soo galay isagoo raba in asagana qof xanuunsan oo dhiiggiisu eber yahay loogu sameeyo dhiig ku shub (Blood transfusion). Waan eegay/fiirshay ka dibna waxaan is weydiiyey " ninkanu sow maahan ninkii fannaanka ahaa ee heeskaas Hibo qaadi jirey"?. Waan salaamay, ninkaas ma tahayna waa u raacshay; haa oo walaalkay oo xanuunsan baa yaal Isbitaalka oon dhiig u shubi doonnaa. Dabcan, su'aashaada haddaan ku soo dhowaada maantaas waxaa la socotay xaaskiisa iyo ilmo aan filayo inay labo wiil ahaayeen. Gabadha xaaskiisa ah waan is wareysannay i taan sheybaarka ku wada sugnayn, waxayna ii sheegtay in Mustafe fanka jigjiga ka bilaabay. Awal anigu aqoon hore umaan laheyn oo waxaan moodaayey inuu reer Hargeysa yahay. Anigu Somaliland hadda ma joogo oo waxaan joogaa Puntland, lkn agoontuu ka tegay iyo xaaskiisa qofkii raba inuu waxtaro waa fududahay. Adduunku maanta waa hal tuulo oo hal derin ku wada fadhida. Fannaaniinta sida xiddigaha geeska, weriye hore Nimco Samriye ama weriye Sagal Mustafe iyo cid kastoo Mustafe tiqiinnay xaaskiisa waa kugu soo xiri karaan. Alle haw naxariisto maantaas aan cabbaarka wada sheekaysannay waxaan ka dareemay inuu yahay nin dabeecad fiican aadna qunyar socod u ah ilaa xad. Alle haw naxariisto, dambigiisana ha dhaafo. Amiin
@salmanphilipine5068
@salmanphilipine5068 2 ай бұрын
“Ramloy adigan qalbiga had iyo goor kugu hayaye sidii hodan haigu noqon”😢
@somalighosht999
@somalighosht999 5 жыл бұрын
Ax allah ha unaxariisto
@xuseencabdi9003
@xuseencabdi9003 3 жыл бұрын
ilahy ha ku naxristo wll mustafe😢😢😢😢😢😢
@barwaqochanle84
@barwaqochanle84 5 жыл бұрын
Alle how naxriisto mustaphe 😭😭😭😭
@kadarhassan6155
@kadarhassan6155 5 жыл бұрын
Inalilahi wa ina ilayhi rajucun allow u naxariiso yarabi 😭
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 ай бұрын
Wlh heestan 2015 baan dhagaysan jiray iyadoon jeclaa boqoradaan dunida ugu jeclaa ee wakhtigu nakala geeyay Hoheey hibasho iyo ciil😢😢 Hantaaquu kugu dilaa😢😢 Wakhti walba xasuus ayaa ka hadhaya tana waa midka mida xasuusahaygii ciyaal nimo ee qisadii jacyalka😢😢😢
@yassinjr5600
@yassinjr5600 Ай бұрын
Ragu sxb wa so wada jabay anba 2015 ban dhagaysan jiray xiliga 15 jir bn ahaa jacaylkaygi Oo aan hda aqoon adunka meel ay kaga suganty ama nolol iyo geeri ban ku xasuusan jiray malmihi hargaysa iyo yarantii waqtigu wu ordaya shalay un bay ahayd hdana wxa ka so waregay 9 sano
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Ай бұрын
@@yassinjr5600 absolutely haa sxb wlh wada soo jabaa baynu nahaye ilaahay qalbiyada haynoo qaboojiyo
@bintunouh2
@bintunouh2 5 жыл бұрын
Alla ha u naxriisto 😭
@sabaaxzayba4222
@sabaaxzayba4222 5 жыл бұрын
Ilahow u naxariiso ilahow janada ka warabi 😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭geeridu waaa xaq
@faraaxamaano9949
@faraaxamaano9949 7 жыл бұрын
kama xiso go xusuus dheer great song 😘
@mustafatess8298
@mustafatess8298 4 жыл бұрын
Alla naxariistii janno hageeyo mustafa omar 2020'3
@safiyakhadar6054
@safiyakhadar6054 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@guuledabdi3543
@guuledabdi3543 5 жыл бұрын
Ilaahay ha ku naxariisto mustafe oomar 😭
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
Heeztan meelbay igaga taala xaazkaygii Hodan oo aan ku soo xsasuusta waaban dhagaysan jiray From Norwey
@Nourmohamedabdi
@Nourmohamedabdi Жыл бұрын
Wardana magacaaga ayaa la yidhaahdaa xasskaagana hodon ayaa la odhan jiray miyaa hhhh
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Жыл бұрын
@@Nourmohamedabdi inadeer varta dadka ka daaa
@abwaangaandi8578
@abwaangaandi8578 7 жыл бұрын
naftana hadimu badaa . lovely song ooomar
@brokenheart-nh3js
@brokenheart-nh3js 2 жыл бұрын
Ilaahay haku naxaristo Mostafe oomaar 😥
@jamaal116
@jamaal116 9 жыл бұрын
Jacayl ku ma hawl yaro qofku helo waa u halise naftana hadimo badaa hadaan cidi ku ogayn hu heey hibasho iyo ciil hantaaq buu ku dilaa hurdada ima ogola hamuuntiyo gaajadiyo haradku waxa ima dhimo ....... .....??
@calikharidi6778
@calikharidi6778 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Halsano oo dhimashadisa kas waregaty ba dawanoua 😥 IlhOw unaxariiso 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@abdiazizkhalif4146
@abdiazizkhalif4146 4 жыл бұрын
Amiiin
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
@@abdiazizkhalif4146 amen
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Wll aynU uduceynO 😭
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
@@khadaryassein2445 amen wll 🤲🤲
@xamdacabdi7104
@xamdacabdi7104 4 жыл бұрын
Allah ha unaxriisto amiin yaa rabi
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 2 жыл бұрын
2014 and still watching.... 18/7/2022 Herer Ethopia
@guledbashe9538
@guledbashe9538 25 күн бұрын
Ilaahay janadi fardowsa ha ka waraabiyo sxb mustafe wuxuu ahaa qof qiimo badan oo af gaban oo qalbi wacan xawdki nabiga ka caba wll
@azmoquen2001
@azmoquen2001 5 жыл бұрын
Ilah hakuu naxariiztoh
@user-pk9ip1rv2l
@user-pk9ip1rv2l 2 ай бұрын
Allow kunxriso 😢😢😢
@idilhashe3790
@idilhashe3790 8 жыл бұрын
I love this song
@idmancumar1148
@idmancumar1148 5 жыл бұрын
Allah u naxriisto janooyinkiisa waawayan rabi Ha ku casuumo
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Ax zaan ku maqly zanad ka hor ayuu dhinty Illhy qaprigah hakuuu waziciyo wll Wlhi waaaqn qiirooday axaxaxaxax😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😓😓😓😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sadiiqcambeofficial1901
@sadiiqcambeofficial1901 2 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto anigana iiso duceya manta waa ii malin adag
@mahatkassim415
@mahatkassim415 6 ай бұрын
Mustafe wllkey Allah hakunaxaristo 😢🥺
@snoopdogg6313
@snoopdogg6313 8 жыл бұрын
mustafe fanaan khatar masha Allah
@mocarabahmed9251
@mocarabahmed9251 Жыл бұрын
Wllky sxbky mustafe oomaar abdi qabilee #hargysa geeridiisa wn nacay.magalda ba wlhi Sxb allah qabriga haku wasaciyo
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 Жыл бұрын
Alle qabriga haw nuuro fannaanka iyo intii muslima ee dhimatay 😢
@haybado8780
@haybado8780 5 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso 😭
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
Allah unaxaristo cod halasi leh buu lahaa at all heskaan waa itabtay 😢😭
@mohameduthman7124
@mohameduthman7124 19 күн бұрын
Alle Haw Naxariisto 🤲🤲🤲🤲
@rodaaden8146
@rodaaden8146 5 жыл бұрын
Allow kuu naxriiso
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 Ай бұрын
Allaha unaxaristo
@mostaphaoomar4867
@mostaphaoomar4867 5 жыл бұрын
wad mahad santihiin dhamantiin
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto fanaan kaan saan maqlay wuudhintah Allaha unaxariisto waa habeen soon ah
@abdiazizali3509
@abdiazizali3509 Жыл бұрын
Alle haw naxristo mustafe cumar hees qiysabay ahayd jeceylku ma hawlayare
@zshadowplays1670
@zshadowplays1670 4 жыл бұрын
Allow unaxariisto mustafe😢
@zshadowplays1670
@zshadowplays1670 4 жыл бұрын
Jacaylku waa sidii hawoo hitaaqbuu kugu dilaa. Hawl iyo ubad buu wataa👌🙏
@mahadismail4460
@mahadismail4460 4 жыл бұрын
Humaag
@Amaliamaxamed1432
@Amaliamaxamed1432 Ай бұрын
2016 💔😢memory
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 7 жыл бұрын
Nimco zamriye❤️
@CabdallaDiiriye
@CabdallaDiiriye 28 күн бұрын
رحمة الله عليه😢
@bubahani4
@bubahani4 8 жыл бұрын
Asal song
@mohamedabdirazak3129
@mohamedabdirazak3129 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto marxuum ka mustafe oomaar
@yasminali74
@yasminali74 5 жыл бұрын
ilaahow janatul fardows ka warbi mustafe oomaar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@muniraomar6414
@muniraomar6414 4 жыл бұрын
meeel walba waad rgn thy quruxey hhh
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
@@muniraomar6414 hhhhhh
@muniraomar6414
@muniraomar6414 4 жыл бұрын
@@yasminali74 hhh wlhi meel walba waan kugu arkaa qoftaadani malaha camal aan cromanti aheyn ma heysid xataa waxan arkey qaar aad bixisey 6 years ago yiasminey waad horeesa wlhi ceeb going
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
@@muniraomar6414 hhhhh ceeb wax la dhaho ma jiro video aan fiirsaday oo aan waqti ku bixiyay sidan ugu taga anigo fikrateyda ka dhibanin hora waxa loo dhahay meel ka muuqo mise ka maqnaw hatiiba aan firsado raad ayan ku reeba wixi aan firsaday
@muniraomar6414
@muniraomar6414 4 жыл бұрын
@@yasminali74 nio fariidad thy anuu arkaa oo dhaafaa hhh xaqiiqdii
@farhandair189
@farhandair189 3 жыл бұрын
alle haunaxariisto 3 yrs kaso waregtay alle hau danbi dhaafo🤲😔 fanan igu qaliya❤
@JEYMOH-ul5ff
@JEYMOH-ul5ff Ай бұрын
Waa habeen jimceee alow unaxariiso
@HodanDegan-ei9cz
@HodanDegan-ei9cz 5 ай бұрын
Ale haw naxariisto wiilkan😢
@nopenope2364
@nopenope2364 5 ай бұрын
Side ayuu u dhintay
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 5 ай бұрын
Siday dadku u dhintan manad caadi hayn ​@@nopenope2364
@DhameystiranAbdirahman
@DhameystiranAbdirahman 2 ай бұрын
Allah Naxariizti Jano haka waraabsho wllkeen aynu Fataxada u marno 🤲
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel Жыл бұрын
Allow ku naxariiiiso hbnkaaan is baranay isla hbnkaaas ayuu dhintay😢😢😢😢
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 9 ай бұрын
Ma isagoo xanuunsanaya is barateen wll AHUN Walaal keen.
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto 🤲🤲
@petrisormarghitanu9979
@petrisormarghitanu9979 2 жыл бұрын
Allow Ku naxariiso wlalo mustafe wlhi markan xasusto qlbiga ixanuna ax allow dadkena uwada naxariiso
@abdurahmaanbossa1854
@abdurahmaanbossa1854 6 жыл бұрын
best song ish claa hees
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Ya ila dhagaysanya 2022 🥺🥺😕
@khadaraden7936
@khadaraden7936 2 ай бұрын
Raximahullah, marxuun Mustafe Oomaar. 🤲🏼
@Amiindeeq112
@Amiindeeq112 11 ай бұрын
My favourite song 🎵 Allah swt ha unaxariisto mustafe omaar
@saadaadanwar1477
@saadaadanwar1477 8 жыл бұрын
Nice one mus!ic 😊
@khalidgadari8828
@khalidgadari8828 4 жыл бұрын
Alle haunaxariisto miskiinka
@ahmedomar985
@ahmedomar985 6 ай бұрын
"Sidii hodan ha igu noqon" eebbe ha janeeyo mustafe omaar. 5 feb 2024 16:14pm.
@Hashiim-ahmed
@Hashiim-ahmed 7 жыл бұрын
waaaaaaaaw man sha Allah waxsa hees ah
@mcschannel9912
@mcschannel9912 8 жыл бұрын
Woow sidee habon haygu noqon
@hibaaqjeyf1204
@hibaaqjeyf1204 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaw mansha allah eshcaal hees
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Heeztan filim ayay ku zoo geli jirtay wakhti hore wlhi mar wlpa waan ku zoo cezh cezhtah filim taxneh ah horn cable tv ka zocon jiray wan yara ilwoozanhe wuxuu ahaa ayaan jeclhy filimkaazi Azmar iyo lamiiz zaan umaleynyo Xazuuz 14 meelahz ayay ahyd Imnkana waa 2020 xazuuz wlhi waayO waayo😪😪😪❤💕💕💕💕💕💕💕
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 4 жыл бұрын
Kkk 2014 zhly buu ahaaaye xaa zazuuza
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
@@jaamaccadde4809 wakhti walpa xazuuzpaa ka hadha zhpow🤚🏽
@petrisormarghitanu9979
@petrisormarghitanu9979 2 жыл бұрын
Maantana waa ehlu qubuur wlahi alle haw naxariisto
@officialrahmani_
@officialrahmani_ Жыл бұрын
Alle haunaxariisto marxuum oomaar🤲🥹🥺
@hamdacudoon4946
@hamdacudoon4946 2 жыл бұрын
Allaha ku naxariisto marxuum😭
@zayidhamzeahmedali6298
@zayidhamzeahmedali6298 7 жыл бұрын
i like song so much
@apdirizakmowled7955
@apdirizakmowled7955 3 жыл бұрын
Heestan waxan kuxasusta markan shukansiga baranayay my better dayz OMG
@user-pp4ku3pd1o
@user-pp4ku3pd1o 6 ай бұрын
Rabi haa u naxariisto wallkeen musfafe
@zamzammohamed563
@zamzammohamed563 8 жыл бұрын
waan ka helay hesstayna
@naema7857
@naema7857 5 жыл бұрын
Alle haw.naxariisto yaa rabi
@muhiyodiinnasir1128
@muhiyodiinnasir1128 5 жыл бұрын
alle hakuu naxariisto janadii fardowsa ilahy hkaa warabiyo
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 6 жыл бұрын
Sidii .............. Hay noqon ax ax ax mr ajep dj of hargesia
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 Ай бұрын
Hees qurux badan iyo cod cajiiba- miyuu dhibtay abwaanku- ilaahay godka ha u nuuro
@suhaibqalbizameh4904
@suhaibqalbizameh4904 5 жыл бұрын
Alle hakuu naxariizto marxuun
@najaxahmed1225
@najaxahmed1225 2 ай бұрын
Allah unaxariisto Mustafe
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 9 ай бұрын
Mustafe oomar
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 799 М.
MUSTAFE OOMAAR JACEYLKU MA HAWL YAROO 2018 HD
5:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 120 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,7 МЛН
Mohamed  Ciro (Qalbi kuu Hilooboo Haween kaga Sogo'ay) 2013
6:05
Taajir Studio
Рет қаралды 990 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
HEESTII SUCDI BY MUSTAFA KARAMA DIRECTED ENG CAAMIR YARE
4:19
caamir Studio
Рет қаралды 499 М.
MUSTAFE OOMAAR GOBAA LA GUURSADAA NEW VIDEO 2018 HD
5:24
Hawraar Music Production
Рет қаралды 117 М.
Heestii "Gaashaamo By Al-Fanaan Maxamuud Xuseen Halwed
5:08
Mattaanaha
Рет қаралды 313 М.
Naafadda Jacaylka Aduunka Mursal Muse  HD VIDEO 2014
5:43
Muuqaal
Рет қаралды 638 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 75 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 69 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 206 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 261 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 330 М.