Waa heestii ugu horaysay ee ay qaado hibo nuura sanadkii 1966kii waana ereyadii alla ha u naxariistee abwaan maxamed cumar xuseen huryo iyo waliba laxankii waa inaabtigii rumaade Allah ha u naxariisto isaganee maxamed siciid faarax Gu,roon jire
@juweriahenna75962 ай бұрын
Hi😊😅😅😊😅😊😅😊😅
@farhiaismail19849 ай бұрын
Axsan hes naf jacel halelay howl wayi meyso ❤❤❤
@AxmedfaaraxDinix25 күн бұрын
❤❤
@abdirashidmaxamed46657 ай бұрын
Waxan aad u hadartoo Ma hubtaa ma helayaa. Sidaa weeye ereygu "hadar" Hebel hebeenkii wuxuu ku hadraa(naftiisa kula sheekaystaa) inantii uu jeclaa.