Hooyo reer keeda aya isku dayay in ay aabe dilaan hooyadayna waa dhimatay ayay igu dhaheen mana amin

  Рет қаралды 28,461

Illintir

Illintir

6 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 82
@aminadaud7256
@aminadaud7256 5 ай бұрын
Gurub dhan oo Raxawen aan u diray Ilaahay ha u sahlo hooyadiis
@mohamedabduali7389
@mohamedabduali7389 5 ай бұрын
Asw walaal waan ku salaamay waa aniga aabaha axmed runtii waxaa igu istaagtay ilin rabbi ha kaa raali noqdo aduun iyo aaqiro walaal Aaaaamiiin Aaaaamiiin yaa rabbi
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 5 ай бұрын
Ax ax sorry
@hijaboaden7883
@hijaboaden7883 5 ай бұрын
Wcs walaal Allah ha idin sahlo Waxaa ka muuqata in aaba wanaagsan uu soo koriyay oo Ciil ka hooyola aanta caruurta qabsato ilaahay ka badbaadiyay❤
@kaahokader4664
@kaahokader4664 5 ай бұрын
Alaha kusahlo hooyo macan insha alaah farxad nugula soolabo
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 5 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
@fahimaali8217
@fahimaali8217 5 ай бұрын
hooyadaa xogteeda Allaha ku sahlo. Runtii waa wiil qalbi fican oo baari ah murugta Allaha ka dul qaado aamiin aamiin
@aminasanyare7195
@aminasanyare7195 5 ай бұрын
Alla waan aqaanaa madoobe dheere maasha Allah asaga iyo wallaalkiisii yaraa ee xara agoon maasha Allah wacal maahan. He was gentleman so humble.
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 5 ай бұрын
Eedo macaan waxad tahay wiil yar oo caqli badan illaahey hooyo oo caafimaad qabta haysku kiin sahlo insha Allaah. Aamiin
@user-mm3rz4tn4r
@user-mm3rz4tn4r 4 ай бұрын
Allow kuu sahal hooyo😢😢😢😢😢
@hawafarah2410
@hawafarah2410 5 ай бұрын
Waa wiil fariid ah laakiin dad xun baa kala geeyey alow sahal amuuraha amen amen amen
@hamdisahansaho
@hamdisahansaho 5 ай бұрын
Aan kusaliya nabigeena scw 🎉❤
@user-zm1ki2pi7u
@user-zm1ki2pi7u 4 ай бұрын
Cayr reer ayaanle reer ayeeyadeey wiilka caawiya dad qaali ah oo gob ah ayaa tihiin
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 5 ай бұрын
Allaha u sahlo hooyo mcn
@sudaniofficial2015
@sudaniofficial2015 5 ай бұрын
Aflagadada daaya wiilkaa hooyadis allaah ha usahlo ayeeyane waa hooyo hooyadeed ayadane wan rabnaa hadi ay geeridu sax tahay in ayeyo nala so xiriirto wixii hore halayska cafiyo ayeeyo wiilkaaga soo xiriiri hadii ay hodan geeriyootay bar ree abtigiis insha allaah
@foozia426
@foozia426 5 ай бұрын
Ax wa wiilyar ilahay hakuu soo fududeeyo ehelkaaga insha allaah ❤
@ashawooo
@ashawooo 5 ай бұрын
illahaya ha ku sahala hooyo rabi ha ku soo fudeya inshallaha illaha inta kale maqan rabi ha ku soo fudeya
@muniraabdirahman4759
@muniraabdirahman4759 5 ай бұрын
Allah kuu sahlo Mom 😿
@aminahassan4858
@aminahassan4858 5 ай бұрын
Inaalilaahi wa, inaa ilaahey Rajacuun ilaahey ha ku sahlo hoyada mcn
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 5 ай бұрын
Allaah hasoo fudaydiyo 🤲
@user-dh1us6hu6q
@user-dh1us6hu6q 5 ай бұрын
Hooyadaa mcn si dhib La’aan ah oo Deg Deg ah Allah hakuugu sahlo Amiin
@anascabdiqani
@anascabdiqani 5 ай бұрын
Hooyo ilaahey ku caawiyo
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 5 ай бұрын
Alle hakuu sahlo si fudeed ah wiil dhalinyaro ayaa tahay Alle haku xafido-
@foozia426
@foozia426 5 ай бұрын
Hooyo wa qaali ladan kuu soo fududeeyo insha allaah
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 ай бұрын
Allaha u fududeeyo walalkeen
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
ILLAAHEEY HAKU SOO SAAHLO
@user-vh4eo5pj3t
@user-vh4eo5pj3t 5 ай бұрын
Ilintir manta qof aan aqaano ayaa walidkii raadinaayo allow usal
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 5 ай бұрын
Allow usahal hooyadii yaa rabi
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 5 ай бұрын
Ilaahay hakuu soo sahlo hooyo
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 5 ай бұрын
Allah ha ku sahlo hooyo macaan
@Maariyo-jg8yb
@Maariyo-jg8yb 5 ай бұрын
Ani iyo adi waa Isle egnahy allh hakusahlo hooyo mcn insha allh adoo faraxsan in aad naguso noqoto ayaan rajayn boowe❤❤
@KingMadar-xh3sk
@KingMadar-xh3sk 5 ай бұрын
Dumarka da da run kama sheegaan
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 5 ай бұрын
Nimankii ayaaba naga badiyay sideey isku yareeyaan@@KingMadar-xh3sk
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 5 ай бұрын
,guulayso geesi qaran noolow wallo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zc5tz6uc6x
@user-zc5tz6uc6x 5 ай бұрын
Adeer allh ku sahlo hooyo
@celimataan4923
@celimataan4923 5 ай бұрын
ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA OO NABAD QABTA
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 5 ай бұрын
Hooyadaa alaah ha kuusoo sahlo
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 5 ай бұрын
Allah kuso sahlo abowe geesi baa tahay nin raggeed ah
@najmoabdishakur5624
@najmoabdishakur5624 5 ай бұрын
Alaha ku sosahlo hooyo eedo mcn
@sahraigal1493
@sahraigal1493 5 ай бұрын
alah u sahlo hooyadiis wilkan wa xanuun walahi
@user-ow6st7hs2t
@user-ow6st7hs2t 5 ай бұрын
Rabi hakuusoo dhaweeyo
@hawoabdinur792
@hawoabdinur792 5 ай бұрын
Ilahay ha usalo hooyadiis
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 5 ай бұрын
Allaha u sahlo hooyadiis
@canabosman4171
@canabosman4171 5 ай бұрын
Allaha ku sahlo hooyada
@Wardhere77
@Wardhere77 5 ай бұрын
Allow u sahal hooyadiis mcn cayaar ah 😢😢😢
@abdirahmanismaciilshyusuf4024
@abdirahmanismaciilshyusuf4024 5 ай бұрын
Sxbkey Ahmed allah ha u sahlo hooyadis gaar ahaan beesha ceyr waa la helaya Qiyaasteyda
@sacdiyomuuse9337
@sacdiyomuuse9337 5 ай бұрын
Ayeeyo hailasoxirrito dheh hadeyloshaya allaah kusahlo
@queennimco8900
@queennimco8900 5 ай бұрын
allaha u sahlo aamiin
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 5 ай бұрын
Masha Allah Allah ku sahlo hooyo macan walaale waxaa tahay wiil fican
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 5 ай бұрын
Ilahey ha usahlo
@amiirahaji7687
@amiirahaji7687 5 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 5 ай бұрын
Rabbi haku sahlo maamadaa
@user-kf4pz6pn6w
@user-kf4pz6pn6w 5 ай бұрын
Allah so dhaweyo
@anascabdiqani
@anascabdiqani 5 ай бұрын
Ilaahey haku sahlo hooyo mcn ❤
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 5 ай бұрын
Alaha usahlo hooyadiis ayadoo nabadqabta
@sahroali1196
@sahroali1196 5 ай бұрын
Ilaahoow usahal 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 5 ай бұрын
wllo ilahay hakusoo dhaweeyo waalidiintada
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 5 ай бұрын
Alaaah haku sahlo mami
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 5 ай бұрын
Allaha u sahlo
@anabfarah1178
@anabfarah1178 5 ай бұрын
Allow usahal
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 5 ай бұрын
Asc iLahey haso sahlo hoyo insha allaah 🙏🙏🙏🙏
@umumucaad6196
@umumucaad6196 5 ай бұрын
Mashallah
@SafaAhmed-vm8gi
@SafaAhmed-vm8gi 5 ай бұрын
Allaha u sahlo miskiinka
@farhiya1337
@farhiya1337 5 ай бұрын
Asc ceyrow wax is kula hara waan ogaa yarkii lahaa xaninya yeela dumaa shigi ku yiri cerow xishooda
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 5 ай бұрын
😂😂😂
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
Haa walaahi weliba ayaanle Cayr.
@caishamouze6319
@caishamouze6319 5 ай бұрын
Haqusan ee samar
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 ай бұрын
Hadamo ismujiya rer abtiyow❤ allaha sahlo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
Barashada Af-Somaliga 😂!! ANAA UUR QAADAY😂!! wuxuu ula jerdaa, ANIGAA UURKA GALAY!!(RABBI) hakuu sahlo HIOOYO💘🌹Macaan(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zahidaxubbi1147
@zahidaxubbi1147 5 ай бұрын
Barashada af-somaliga (wuxuu ula jeedaa)😅😅
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
@@zahidaxubbi1147 haadee wuxuu ula jeedaa!! wuxuu kawadaa miyaad dioneysry?? Lahjadeyda maaha!!
@wllcaska9689
@wllcaska9689 5 ай бұрын
Allaha usahlo
@SafaAhmed-vm8gi
@SafaAhmed-vm8gi 5 ай бұрын
Alla umadu qalbi adagaa maxaa kalifay dad caruur haysta oo ilmo ka dhexeeyan inay kala fogeeyan ilmihii iyo waalidkii iyo dadkii is jeclaa in kala diro.
@user-mb4ew7mo1l
@user-mb4ew7mo1l 5 ай бұрын
😢
@Wardhere77
@Wardhere77 5 ай бұрын
Yaa allaah war umadu jaahilsanaa war sidee wax u jiraan.
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 5 ай бұрын
Asc hadeey nooshahay illaahoow usahal
@user-bu2yt4ij9v
@user-bu2yt4ij9v 5 ай бұрын
Sorry allha ku sahlo hooyo mcn wll
@ayaancagafeey
@ayaancagafeey 5 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/Z7Gfma-C15bMmqc.htmlsi=A6OigQJVxmp35BrK ODAY OO SAQIIR KUFSADAY😭😭😭
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 5 ай бұрын
Ayeeyo moor yaantii ayay kahartay musiibo kugu dhacday
@haweyacaymad3264
@haweyacaymad3264 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p 5 ай бұрын
Bisink 😂
Just try to use a cool gadget 😍
00:33
123 GO! SHORTS
Рет қаралды 40 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 3,9 МЛН
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 13 МЛН
PART 2: NAGTI JACELKA BENTA AHA KUBIILI JIRAY HOOYO-NA LACAG KADHACDAY
19:10
IMTIXAAN ADUUN PART 17
29:17
Family Sagal Channel
Рет қаралды 56 М.
FULLY ROUTINE MALINTED OO DHAN WAXA AAN QABTO
23:34
Fartun Happy
Рет қаралды 43 М.
Lezingavond | Ustaadh Bilaal Abou Yunus
2:12:44
Moskee Al Karama
Рет қаралды 1,5 М.
Sheekh Rusheeye oo Sixir Kasoo Saaray Daahir Calasow
16:22
Nasiib Tv
Рет қаралды 47 М.
Just try to use a cool gadget 😍
00:33
123 GO! SHORTS
Рет қаралды 40 МЛН