Barnamijka Fanka Iyo Suugaanta Martida Nuuradin Ustaadka Iyo Carte By Nimco Samriye

  Рет қаралды 95,038

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

10 жыл бұрын

Пікірлер: 166
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 2 жыл бұрын
Yaa Ilaahal Caalam 🔥🔥 Waxaasa Cod Hees iyo Cuud la yidhaa 🔥🔥😇
@barwaaqomedia6667
@barwaaqomedia6667 2 жыл бұрын
Inaan miyirsaday ha moodine Halkii bugtay wey banaantahay 🥺 Ax yaa qaraam ❣❣
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 6 жыл бұрын
heesta hore wacadka illaahay hees aad u qiimo badan weeye ilma adeerayaalow miraha iyo codka iyo kabanka halmar dhagta si fiican ugu taag nasab xiniiyo Ku jiraan.
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Wlee ninkaasi indr wuu xarago heesay
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
puntland Somalia ehlu qaraami fahmi karaya ayaa tahay Wllhi zhp
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
War sxb hees yaqanabad tahay iga wala
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Suugaan yaqaan dhaga fudud benta Maha wey marka aad wacan u dhugato
@xudayfixinif6678
@xudayfixinif6678 Жыл бұрын
(*
@zakielmi4760
@zakielmi4760 2 жыл бұрын
Carte yare Dadkii lahaa FANKA waa kuwaan ♥️👍naftaa raaxo ku dareento
@shaficiroraye
@shaficiroraye 5 жыл бұрын
Leeb weeye dareen raxmaay, Lugeeyey dartaa u riiqmay Laydhii dawadaada raadshay Laxawga daalkii raxleeyay Laagtiyo dooraxada rooray Liishaankiyo daadka raacay, Lahashi dumar taan u riyaaqay Ladaneey doorkii aan rafiiqnay Ladnaan iyo doobin raagtay Likiyo daraygeed ku raynay Lilaaliyo daadah raystay
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ww
@aminhassan6537
@aminhassan6537 4 жыл бұрын
Ehelkii xawaadle mee iyo awlaadi istaanka jabouti 👌 hala hala yaa carte 2020banu dhagaysanayna odayga
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Wana Kan sxb istaanki jabuuti iyo meshii anku dhashay wlh
@mohamoudabdiqadir5457
@mohamoudabdiqadir5457 4 ай бұрын
Nimco samriye muxuu ilahay hibo u siiyey mansha Allah
@hamzamuhumed4516
@hamzamuhumed4516 5 жыл бұрын
Carte Hussein Maxamed Allah cimriga haw dheereye Waa ciyaalkii jabuuti siduu iisheegay Aabahay oo ay in ka badan 30sanno saaxiib haayeen.
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 5 ай бұрын
Isaaq waa milixda somalida somali ay ka maqan yihiin ma jirto runtii❤❤❤❤
@mucaawiyefarah2577
@mucaawiyefarah2577 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2019
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
From Toronto Canada April 24 2021 original from Somaliland oo an ka imid carte maxanu wada qayilnay alle ha dayo hargeysi wa rageeda Cuna so dhaweeye dad kale nolow
@hassanahmed6738
@hassanahmed6738 2 жыл бұрын
Adiga laftaada ayaa legendary ah
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 Жыл бұрын
Maa aclaahaa axyaa qaraam raaxeeye carte iyo nuuradiin 12/06/2023 dhagaysanayaa 9sano kadib❤❤❤❤❤❤
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah cimriga haw dheereeyo carte yare iyo nuuradiin cali amaan
@JacfarCarab
@JacfarCarab 3 ай бұрын
Rabbi Hakuu naxariisto Carta🥹
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
THANKS Ninka Kabanka Tumayoow Waan Kula Socdaaye Garo.Waadna Ku Mahadsantahay Gacanta Macaan Ee,Aad Al Cuudka,Aan Garanayo,Oo Weliba Neynaasteyda.Ah...(Dooq Kaban)
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Inaan miyirsaday ha moodina ee Halkii bogtay way bannaan tahay Malaha meel soke baad moodeen Way sii muuqataa sidi mayaye Haddaanay muuqanoo la magac-dhabo Aanse maqlo soortu way malabe@@@ Inaad Weriseey wadnaha ku dhegtoo Aan waayey ma kaa wareystaa@@@ Carte 70+ balse ka cod macaan kana laxan dhaadhisan kuwo badan oo fannaaniin la yaqaan ah, kabanistuhuna hadde waa Nuradiin Cali Ammaan. Guuleysta sxbayaal, Somaliland iyo madaxweyne Muuse waxaan oran laheyn fannaaniintaas ha la dhaqaaleeyo. from Garoowe.
@mobayle8508
@mobayle8508 4 жыл бұрын
Mahadsanid Abdiaziz hawl badan ayaad qabatay, kaftan. afkii quruxda badnaa waad ku hadashay, " Kabanistuhuna hadde waa" Carte iyo Nuuradiin waa dad cilmi faneed fiican leh labaduba Eebbahay ha barakeeyo.
@hassanmohamedadde407
@hassanmohamedadde407 4 жыл бұрын
Aad baan kuugu raacsanahay ustaad
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
Abdiaziz Said Muuse kuwii ilaa 60kii hessyey buu wax u qaban lahaa hadii uu cid wax tarayo oo hargysa ku dhex darayeysan
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Cabdicasiis adigu fanka wad ku xeel dheertahay meel kalena caawa waan kugu soo arkaye
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 4 жыл бұрын
Sxb soow maahayn Inaan miyirsaday ha moodina ee Maankii iga raacay baa maqan Inaan bogsadaan is moodahayee Halkii buktay way banaan tahay Fanaanku wuu isku dhex qalday
@M0eDahir
@M0eDahir Жыл бұрын
Nuuradin Cali Aman dhaxalka kabanka e waqtigan somali u haray wa kuwa ugu mudan rabi cimriga ha u barakeeyo Carte asna heesta wa ku raaxaystay sharafi korkina ha ahaato
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast 2 жыл бұрын
Caadi maaha walahi. Carte “Wadnahan Waayay baan kaa waraystaa”.
@kaledhozen3462
@kaledhozen3462 7 жыл бұрын
Inan Bogsaday ayan Ismoodaye Halki bogtay wali Iway banaantahay Hadanay Muuqan lama magac Dhabo Aan se Maqlo suurto waa Ii malab Codkii Laac iyo waayo waayo
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 6 жыл бұрын
Laxanka Laac ninkan ayaa ugu cod macaan intaan arkay markaan u baahdo halkan ayaan imaado.
@fuaadwarsame3514
@fuaadwarsame3514 3 жыл бұрын
Istaanka jaboouti Zhp gaar Ahaan hargeisa
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 3 жыл бұрын
Waan kugu raacay cid uga cod fiican ma arag
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
Waa xaqiiqo
@yayajohn4701
@yayajohn4701 8 жыл бұрын
Axyaa qaraami Carte yare ilaahow daa Alle muxuu jecayl iiga sheekeyay ku dhacay axyaa fanaan qaraami nazab bilaa naxwe ayay barteene ustaad Nuuradiin u giiji bahalka
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Inan gumedd kkkk
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 3 жыл бұрын
@@popmarly8493 adiga weeye inan gumeed ku
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 3 ай бұрын
ILAAHAY JANNADA HA KU GEEYO BIL RAMADAAN BAAD GEERIYOOTAY ,CARTE YARE❤
@zarqawirooxanta4390
@zarqawirooxanta4390 5 жыл бұрын
Ninkan caadi. Maaha walhy....isagaaba Raaxeeye ah Heesa kale raadiyey oo waayey.... Programm kana heesta qudhaa ku jidha.......
@mucaawiyefarah2577
@mucaawiyefarah2577 5 жыл бұрын
Inta dhegeysanysa weli 2018 Nov like ta saara
@Mamursal5
@Mamursal5 9 жыл бұрын
Wow wow wow ! Carte wa cajiib wlhi
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 Жыл бұрын
Ninkan cuudka wuu la hadlyaH wewe Carte yare inan bogzadey hay moodine halkii pugtay way banaaantahay.....🥰🥰🥰
@nasrasaleban6121
@nasrasaleban6121 Жыл бұрын
sacabku waa isug isug carte legand nolow sxb qaliya macalinkaygii cuudka
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Nimco samriye inanii lagu daba lumay iyo Ustad Nuradiin Iyo Care ehelu Qaraam waad naga tunteen
@ridwaanxaamud-yl2ev
@ridwaanxaamud-yl2ev 3 ай бұрын
Rabi naarta kaa xore adeer waa bil ramadaane ❤😢
@fuaadwarsame3514
@fuaadwarsame3514 Жыл бұрын
Carte saaxiib dhow Ayaan Nahay Eesh calaa💟💟🙏🙏
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 жыл бұрын
Wllhi odey ga wow i badalay dhaman teeyda
@xeraale2003
@xeraale2003 10 жыл бұрын
Wow...great work
@ilhaamcarab6359
@ilhaamcarab6359 10 жыл бұрын
wooooow caadi maaha hees iyo bar
@LovelyDiamondRing-ru5jn
@LovelyDiamondRing-ru5jn 2 ай бұрын
Illahay haku naxaritso😢😢😢😢
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 6 жыл бұрын
Laxanka ugu macaan qaraamiga LAAC.
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Xaqiiq waan kugu raacaanahy waxaa kuso xiga , riftoon iyo soodaani
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Ninkaan gacan macaani iyo cod macaani ayuu isku darsaday
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 5 жыл бұрын
Halkan ku tax inta aad qaraamiga codadkiisa ka taqaan. Nugul Murug Raaxeeye Laac Riftoon Isku shuban Kaar Subcis Rogaad Banaadiri Aroor Madiix Beer-dilaacshe Jawhara luula Hayaan
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Burcaawi
@mceeri7238
@mceeri7238 4 жыл бұрын
Xaafuun Ba Ka Maqan Khadra Dahir Aad Ugu Caan Ah
@hayaanmahdi323
@hayaanmahdi323 4 жыл бұрын
Carwo Riftoon Kaar Beerdilczhe
@hayaanmahdi323
@hayaanmahdi323 4 жыл бұрын
Xaafuun
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
Hamza Mohamoud hi
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Carte macalin wlee cod halaasiyad haysaa
@Za07Editz
@Za07Editz 5 жыл бұрын
Cartan xuseen ciyaalkii hargaysa Ex-weeyaan waxaan xasuustaa 2015 mar aaanu hargaysa ku kulanay isaga iyo Ahmed saleeban bide iyo Khadra daahir Cige
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 11 ай бұрын
Illahay caafimaad sareecana ha siiyo carte yare
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
No mixcer waaaaw best voice
@sharmakeaden1999
@sharmakeaden1999 Жыл бұрын
Heesta subciska ah caadi maaha cajiib 💯🎵🙏
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
FAMNAANKUNA waa Fannaaniintii Horee Yaaba La Hadli Kara.Waa Excilenty
@thetruechannel676
@thetruechannel676 Жыл бұрын
Codmacaana carte xuseen wlhi waa fanaan dhaba ❤
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 Жыл бұрын
wuu ku raaxeystay luuqdeeda Carte 8 sano kadib ayan dawanaya ❤️
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Heestan waa laaC ... Mar dhuulana waaka waadaH... Lasacanodeey lugooyo....
@xerogeeltv
@xerogeeltv 10 жыл бұрын
Ahlan waxaasaa hee odaygu carye waa heeaay soomaliyey baldaya da diisa isyo siduu u cod macaan yahat waad ka baxsatay allaa yacisak shuuxaa idhaqaqay
@cabdimalikmaxamud2342
@cabdimalikmaxamud2342 9 жыл бұрын
Yaaa Salaam xusuus ayaa geel lagu xerageeyaa waayihii murtida iyo raaxeeya ayay xasuus u tahay
@abdallafarah7412
@abdallafarah7412 4 жыл бұрын
Hal qofoo heesta soo qoro Saan u aqrisanoo ufahanno erayadaan mala wye Aniga wan fahmi la ahy inyar mahane😔
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
1- Inaan miyirsaday, ha moodina eey, , halkii bugtay wey bannaan tahay. 2- Malaha meel Soke baad Moodeen, Wey sii Muuqataa sida Mayey ( Roobka aroortii). 3. Haddaanay Muuqan oo La Magac Dhabo, Aanse Maqlo Soortu Wey Malabe ( Macana beydkan waxa weeye, haddii iyada oo aan meesha joogin magaceeda la soo qaado, soorta ama cuntada aan cunayo iska daa wax kalee waa ii malab ama macaan, magaceeda qudha maqalkiisa) 4. Midaan Weriseey Wadnaha Ku Dheegto, Aan Waayey Makaa Wareystaa. Qaraamidu waa hooyada fanka heesaha Somalida, waana halkii laga bilaabay, heesaha balwo oo dhawr xaraf qudha ahaa, Qaraamidu waa illaa 22 nooc ama cod oo kala duwan, midhuse waa laysku bedeli karaa waxa ka mid ah; Aroor, Burcaawi, Ciil, Kaar, Liilalow, Balwo, Laac, Raaxeeye, ........ ....., waxa aad qaraamiga u qaaday, aun, Mohamed Saleban Tubeec, Omar Dhuule, Mohamed Ahmed, Mohamed Yusuf, Osman Gacanlow, Feysal Omar, Magool, Sahra Axmed, Guduudo Carwo, etc
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Carte WA ragadii alle ha daaye maxanu meel kuwada qayilnay WA dadka nabada jecel wlh
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Fanku waa u dhalasho, maha qudha in quud loo doonto, nin baa lagu yidhi reer Hargeisa ah oo la yidhaahdo Deyrwa, goorma ayaad fanka soo gashay, intuu qoslay ayuu yidhi " Adeer fanku isaga ayaaba nasoo galay" kkkk
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Cajiiib rageedi😂😂
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
13/December/2013 18/December/2022 9sano kadip mnta ayan dawanyaa hddi aad iga dambeeyso like ta dhc igu sii 🎶👍 Time 13:31pm duhurnmo axad ah 🔊🛌🎶🎧
@omarfarukahmedadan2128
@omarfarukahmedadan2128 2 жыл бұрын
Ish calaaaa👂❤️
@zakiyare8967
@zakiyare8967 8 жыл бұрын
ax ya fanaaan
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Axyaa hees mcn wlh nolow
@sidowadem2233
@sidowadem2233 10 жыл бұрын
geel muxuu indhakuul ka kasaa ayay yiraahdaan reer xamarku!!!!!! eesh calaa qaraami, carte iyo Ammaan iyo waliba gabadhaa quruxda badan billad faneed ayay u qalmaan. bulshada fanka fahamsani caleemo ayay idiin lulayaan.halkaa ka wada.
@subeerawal2071
@subeerawal2071 Жыл бұрын
Ala muxuu koone walba igagasoo baxay Hargeysa lkn xaguu ku dambeeyay mudo dheer maan arkin ??
@ahmedtaajir5829
@ahmedtaajir5829 5 жыл бұрын
Still Jan 17 2019
@najadahmed5664
@najadahmed5664 8 жыл бұрын
Waysii muuqataa sidii mayaygee
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
AX yaa,Abal Cuud Number 7.
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Waar ninkan mucjisada ah muxuu ahaa. Maanta ka hor maan arkine?
@hodanishabrownie9834
@hodanishabrownie9834 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 alla beerka
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Kabansitaha nuuradiin mise carte yare
@kabanlekabanle1963
@kabanlekabanle1963 5 жыл бұрын
heeestiii laaac waxaaa si qurux badan uqaaada isna cumar dhuule cali
@mohamuddeq222
@mohamuddeq222 8 жыл бұрын
wwww waxasa fanann lagadhaha yaaalam
@abdinorkedie2061
@abdinorkedie2061 3 ай бұрын
AUN Carte Yare maanta ayuu ku buu xijaabtay Hargeysa
@abshirofficial9474
@abshirofficial9474 2 жыл бұрын
Kkkkkk O'Day dhamaada
@abdilahiahmed5521
@abdilahiahmed5521 4 жыл бұрын
Cajiib.
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 6 жыл бұрын
Abwaan gabaxwaa Abwaan suugaanta ku fog
@abdiqanidaib8132
@abdiqanidaib8132 4 жыл бұрын
2020 carte
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 9 ай бұрын
HAAAAAAA
@Dhuux23
@Dhuux23 5 жыл бұрын
Inaaan Bogsadaan Modayee Halkii Bugtay way Banan tahaye halkii bugtay way banantahye
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 5 жыл бұрын
Nin 20 jiri ladnaan ma xejee... Labadaydii lugood la-kala qaadyeey La-kala qaadeeeeeeeeeeeeeeeey Laciifaaye saw lug bay jabane .
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 5 жыл бұрын
Labadaydii lugood lakala qaadye Laas caanood lugooyo waynaa Anoo ladan laamahaa korayoo Leexaystay intaan islaba rogaye
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@farxaanmukhtaarbadal7271 Ya qaada heeskaas sxb
@axmedmahad6090
@axmedmahad6090 9 ай бұрын
🎉❤❤
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 Жыл бұрын
Macalin gacantiisa fadhiso marku kabanka ka hadalsiinaayo Heesaaguna carte raaxeeye uu yahay Markiiba adoo doonida saaranbaad arkaysaa
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 жыл бұрын
Laacibkan qamar suugani aabihiis miyaa?
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Ninka a carte wuu xarago heesay
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 5 жыл бұрын
Carte
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 7 жыл бұрын
ala balwadi xumaa bal ninkaa quruxduu u dhashay qiimeeya ala qaadka yaa dadka joojiya,,,,,,,,, axyaa fanaan
@mukhtarmahad1222
@mukhtarmahad1222 7 жыл бұрын
mahamed abdillahi
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
@SC Ali fanka qof duruufaysanba risiq ka radiya
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 5 жыл бұрын
Yaa sidaas u qaadi qara asxaapta fadlan ila soo xidhiidh qofkii siiqdaa laaca keeni kara plz
@hamzeelmi3133
@hamzeelmi3133 5 жыл бұрын
Samosherg Wayd aniga keeni kara zxp
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 5 жыл бұрын
Haye sxp whats up kaas iigu soo dir plz 252634236907
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@farxaanmukhtaarbadal7271 Adiga ma noo qaadi kartaa😂😂
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 haa si fiican waliba
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@farxaanmukhtaarbadal7271 Waankuso qaban sxb😜😜
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 жыл бұрын
Jiib
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
Kabaniisteyaaloo Dhamoiw isu Wada Tagoo,is Kaashadoo Car Yaa Noo Tumi Kara Muusigga Heestii...Hadmaa Saatan Loo Rogey Kaban Ayuu Ku Tumay Heestan Fannaanku.Musigga,istr9mentalkaana Waa Lagu Tumi Waayey.Hal Bil Markii Habeen iyo Maalin Ay Musitionku Xaf8dayeen Ayaa Loo Qabtey Radio Muqad8shu.
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
ninkani dhagax modoobuu glaa
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Dhacax madoobe
@xamsecabdiraxman4437
@xamsecabdiraxman4437 5 жыл бұрын
carte nasab weeyan ciyaalkii hore
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Ninkaa carte waliba oud kana wuu tumaa
@bebysugar7763
@bebysugar7763 6 жыл бұрын
Meel ayey i tabata heestan
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 5 жыл бұрын
Inaan miyirsaday ha moodina Halkii buktay way banaantahaye Qofkii dareen leh walaahi way taabanaysaa
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Carta yare wali ma noolyahay heesa kalena maleeyahay anybody please
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Haaa walaal uu noolyahay carte yare youtube ka ku qor uu kuusoo bixi doonaa waxaa jirta hees macaan oo hore loo qaaday oo isagu dib qaaday "aduunyada nin dhoofiyo ninkii daggan dhulkii hooyo".
@boqorkagabiley2075
@boqorkagabiley2075 6 жыл бұрын
hhh carte saliiduu cunayaa
@mohamedamiin8996
@mohamedamiin8996 6 жыл бұрын
cumar iswanaje hhhhhhhh hhhhhh
@camelcamel6495
@camelcamel6495 4 жыл бұрын
Boqor ka Gabiley baga dee.
@gobonimo1
@gobonimo1 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk CARTE CARTE CARTE CARTE KKKKKKK MADAX-SARE WAAN KU SALAMAY
@juneydifarah1759
@juneydifarah1759 5 жыл бұрын
Sacabka ka dhaaf. Codka iyo cuudka wanaagsan ayuu lumiyey.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
heesihhii qaraamka ahaa waxaa la raacsiin jiray sacabka badankooda, oo si fiican loo raacsiin jirey marmar ka qaar
@d3wahyou780
@d3wahyou780 8 жыл бұрын
walaahi wa yaab adeer iska nasokkk
@bayaanbayaan3611
@bayaanbayaan3611 4 жыл бұрын
Eeshcala
@abdiazizbilal3504
@abdiazizbilal3504 9 жыл бұрын
Welcome Qolka somali walalah isjecel 7124323566 pin numberka waa 3088# is open 24/7 signal qolka
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 жыл бұрын
Waxn ku qoslay , seperate ma karayee🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Single father waa maxay? 😂😂😂
@duuliyedaaliye7112
@duuliyedaaliye7112 9 жыл бұрын
Dhin Dhin Dhin woooooooooow xusuus iyo geed-damal ah oo bertayada ku yalay hadhkisa oo aad u qaboobaa qado-macaan oo anay marnaba Shuuro +Xasiid ka maqnayn +Nuradiin iyo kabankiisa + 14 dhalinyarada reer GABILEY ah kifaaxa dhalin-yarnimo + Dalkaaga-hooyo aaaaaaaax coming soon insha allah in nest year.
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
cell giniseed miyaa meshasi
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
kkkk
@abdiyusufabdirahman8625
@abdiyusufabdirahman8625 8 ай бұрын
KUFSI HEESO, HEES KUMA FIICNID H WASA
@abdiyusufabdirahman8625
@abdiyusufabdirahman8625 8 ай бұрын
CAAC CAAC HARGEISA KUUMA BAAHNA
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Markaan dhinto heestan laac ayaa quranka ii ah waliba ta carte
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 3 жыл бұрын
Subxannallah waa dambi weyn inaad kalaamkii Alle ku tilmaamto hees
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
SubxanaAllah💔😭😒
@MrQoolaab
@MrQoolaab 8 жыл бұрын
weligay hees ka waalan heestan, 4 xaraf ee is dhaafsan ah, cidiba qaban karin mayso kkkkkk
@fathihassan1223
@fathihassan1223 7 жыл бұрын
MrQoolaab zxp hadaad fahanto wax ka macaan
@fathihassan1223
@fathihassan1223 4 жыл бұрын
Two yrs ago fucking time
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@fathihassan1223 3 Years Ago😭😪😂
@fathihassan1223
@fathihassan1223 4 жыл бұрын
Inaaan bosaday ha moodinaay halkiiwbugtay way banaan tahay malaha meel sokaad baad moodeeneey way siii muuqataaa sidii maayaadee hadaanay muuqanoo la magac dhabooy hansii maqloo soortu way malabee inaan wariseey wadnahaa ku dhegtoo aan waayy markaan waraystayeey
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Aad ayaan u fahmey hadda in badan eryada laxanka ayaa kaa qarinaya marka adan horey u aqoon heestan
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 167 МЛН
Barn Fanka Iyo Suugaanta Ubax Fahmo By Nimco Samriye
56:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 75 М.
Xusuustii samater iyo yuusuf jafaal by Nuradiin
10:47
Qarami Media Pro
Рет қаралды 15 М.
WAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP OO TOOS LOO TOOGTAY XAALAD CULUS
19:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Somali week Axmed Naji & pro Axmed I Smater
38:44
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 99 М.
BARMAAMIJKII XAQIIJI FANKAAGA XASUUSTII BOQORKA CUUDKA MAXMED MIYIR XAAJI
24:02
OUD MIDIA PRODUCTION
Рет қаралды 2,9 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Fannaan Soomaali ah oo Ka Cabanaya Habar Hog u Qoday
30:32
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 119 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 271 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 104 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 510 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 829 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 61 МЛН