Taariikhda injiyeeriyadda iyo Tiknoolijiyada Soomaaliya(qaybta 1aad)

  Рет қаралды 1,382

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

10 ай бұрын

Agoosto 28, 2023 Xarunta Dhaxalreeb ayaa qabatay Waraysi ku saabsan Taariikhda injiyeeriyadda iyo tiknoolijiyada Soomaaliya gaar ahaan Bilowgii kulliyadda tiknoolijiyada iyo machadkii fuursade waxaa laga waraystay Barfasoor Nuur Diiriye Xirsi Fuursade oo ah Agaasimihii hore ee Madaxtooyada qaranka Soomaaliya horayna usoo noqday Bare Jaamacadda Ummadda.
#dhaxalreeb

Пікірлер: 8
@rahimacadey7587
@rahimacadey7587 9 ай бұрын
MashaaAllah
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 5 ай бұрын
❤ tariikh micano lleh
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Күн бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.
@rakbah.c
@rakbah.c 10 ай бұрын
Mawduuc lawada sugaayay🤚 Mahadsanidiin bahda dhaxal reeb
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 ай бұрын
Prof Eng Nuur Diiriye Xirsi waa macallinkeeygii kulliyada Engineering Gaheyr, wuxuu ahaa kooxdii ugu horeeyey ee kulliyadii Engineeringka Soomaaliya ka qalin jebiyey 1978, wuxuu noqday kalkaaliye bare kuliyada Engineering , wuxuuna helay scholarship Mareykanka wuxuuna noqday Soomaali ugu horeeyey oo Engineer ah oo PHD soo qaatay Jaamacad Mareykan 1987 isla markiina ku soo laabtay dalkiisa.
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 ай бұрын
Allora Parli italiano, vero?
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 ай бұрын
@@Shaarkeey100 ovviamente parlo molto bene l'italiano
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 Ай бұрын
@@ronny7suii3 Lo' immaginavo. Anche io sono andato all' universita nazionale somalo, especialmente la facolta di Scienza di base.
2/2 TAARIIKHDA  DOWLADIHII RAYIDKA EE DALKA IYO NOLOSHA MAGAALOOYINKA | WAAYA-ARAG ABKOOW
37:36
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 1 М.
Kiisaska Ciqaabta & Habraacooda | Dr. Cabdiraxmaan Wardheere
42:18
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 7 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 49 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 56 МЛН
2/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
34:37
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 7 М.
Qeybta 1aad Taaariikh nololeedka Barfasoor Cabdisalaan Ciise Salwe
15:26
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 497
Qaybta 1aad  Waaya-aragnimada Maalgaliye Dhismaha iyo Beeraha ee Afrika | Sulaymaan Cabdi Ciid
34:34
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 8 М.
Qaybta 1aad Waxbarashada Injiyeeriyadda Soomaaliya  INJ. Cabdiraxmaan Cali Salaad
37:14
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 1,6 М.
Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Ahmed Ciise Cawad
34:27
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 299
Paano Gumaling sa Public Speaking?
30:31
Team Lyqa
Рет қаралды 159 М.
TOP WAREYSI: DHAQAALAHA SOMALIA IYO DR. ALI ESA ABDI
34:44
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 14 М.
Taariikda af Soomaaliga iyo Waxbarashada Barfasoor Cabdulqaadir Shirwac
35:16
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 1,2 М.