No video

I taageer Allahayow . Axmed Mooge Liibaan.

  Рет қаралды 1,219,165

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

9 жыл бұрын

I taageer allahayow , waxaa ku luuqeeyey fannaanka weyn aun Axmed Mooge Liibaan. by Jaalle Allemagan
Thanks for watching please subscribe to my chnnel - KZfaq. JAALLE ALLEMAGAN KZfaq

Пікірлер: 1 100
@jimcaalexaaji5197
@jimcaalexaaji5197 Жыл бұрын
Nolasha way waJiyo badan tahay insha ALLHA waxan rajaynayaa in aan xalada aan Hada ku jiro aan ka bixi dono raaxana ay ii danbayn donto 2030 kuwa dhagaysan donow like ha ilaa dhaafin
@haboonadan
@haboonadan Жыл бұрын
Insha Allaah guuul.
@MohaanYahyenour
@MohaanYahyenour Жыл бұрын
Wllkei ilaahey tala saaro ..🥺
@qadiijoaadan3748
@qadiijoaadan3748 Жыл бұрын
Insha Allah waad ka gudbi abowe 😢
@hodanliban8241
@hodanliban8241 5 жыл бұрын
Hooyadey ayaa qaadijirtay marka yaryareyn way naguso tacabtay heerkan maanta jogno ayada nasoo gaarsiisay Ilaahay awgii Alxmdilah hooya macan adiga nasiyay cimridheer hooyo mcn❤️❤️❤️😍😍
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
#hodan baari abaayo hooyo farxadeda ku da.daal
@hodanliban8241
@hodanliban8241 5 жыл бұрын
Abdullahi Abdi Omar thanks abwe
@mohasomow836
@mohasomow836 5 жыл бұрын
MshAllah abyo ilaha hakudowro hoyo mcn
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
@@mohasomow836 sxb gabar tanoo kale laga xushaa qof waaridkiis daryeelay ama ka fikiro waxoow lasoo maray reerkedane wey ka fikire alloow calaf noogu dar gabdhano kale
@maryanxirsi8304
@maryanxirsi8304 5 жыл бұрын
Istaaqfurulaah
@hassanhussein7607
@hassanhussein7607 4 жыл бұрын
Caawa Taariikhdu waa 30/11/2019 habeen Sabti ah Axadna soo galeyso, goor sheegta waxay caga cagaynaysaa 22:30 habeenimo wakhtiga wadamada Europe ta dhexe. Safar baa ku jiraa anoo heeskaan oo yaraantaydii aan dhagaysan jiray dhagaysanaayo, runtii xasuus baay ii lewdahay heestaan. Markaan maqlo miraheeda wxaan soo xasuustaa asxaab aan wada dhagaysan jirnay heeskaan anaga oo yar yar sanadkii 2001 dii. Qofkasta oo iga danbeeya oo heeskaan dhagaysanaya waxan leeeyahay ku raaxeyso sxb codka Fanaanka weeyn alle ha u raxmadee Ahmed Moge Liibaan. Slaam sxbayaaal🔥🔥🎵🎵🎤🎤🎧🎧👏👏❤❤
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
December 2019 Muqdisho Somalia hadaan fariintaada arkey sanad kadib taariikhda dunidaa ninba meel kutuurty😭😭
@goosha2978
@goosha2978 4 жыл бұрын
2020/5/12 9:30 habeeen nimo İtageer Alahayaw arintay dan kala tal Adaa tosin karayee
@captainsanto5572
@captainsanto5572 4 жыл бұрын
@@goosha2978 Aamin wll
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
@@goosha2978 Aamin abyo qaliya dhamaanteen
@asliaisha3903
@asliaisha3903 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto marti lajecelyahyna Allaha kadhigo fanaankeena
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics Жыл бұрын
Magacaygu waa xamse cumar waxaan jooga Magalada hargeisa heestan aadban u jeclay tariikhdu 1/08/2023 time 12:34pm Waxan dhagaysanaya heestan xili aan ku gudo jiro hawlahayga shaqo shift c /ama samalayl ilaahay ha i rumeeyo hadafkayga akhiro iyo aduunba iinsha allah wallayaal 10 sanno ka dib hadaan noolado replayban soo geli doona alle ha inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo 🙋‍♂️nabad ahaada
@apdirashidrashka5895
@apdirashidrashka5895 9 ай бұрын
Wakuso ducayn Ana hadii kaa horeeyo isoducee Allh cimriga haino barkeyo hargeisa
@user-yd1pt6nn2z
@user-yd1pt6nn2z 5 ай бұрын
I.a anigana sido kle 12/3/2024 aan soqoray fariintaan magacryga oo buuxa mustaf ciise ahmed gacal i.a10sano kadib hadaan cimri ku gaaro anigoo bilyineera i.a allah with me❤
@abdifitahaxmadmaxamad9
@abdifitahaxmadmaxamad9 8 ай бұрын
Nolosha caqabadaha maalintey ahaataba waa ka bixi doona insha allah 2025 anigoo nolol qurux badan galay ayaan kuso laban doona inta arki doonta qoraalkeyga isoo duceya insha allah 🥺❤️
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 7 ай бұрын
Zxp illahay hamigaaga hakuu rumeeyo sido kale anigana haii rumeeyo 💯
@mohamustafmustaf5680
@mohamustafmustaf5680 2 жыл бұрын
waxan ahay arday La falgalay fanka weliba qaraamiga marxalad walba oo aan marayo heesta ku haboon baan dhegeystaa❤️ QARAAMIGU WAA QUUDKAYGA ❤️guul baan inoo wada rajaynayaa✋👍
@AbdiqadirHassanDuuliye
@AbdiqadirHassanDuuliye 4 жыл бұрын
Heestaan waxay dhiira galin u tahay Dhalinta Tahriibaysa, sababtoo ah markaad aragto dhalinyaradii Isku xaafada ahaydeen oo Yurub iyo USA, kaa soo wada wacaysa waxaaba uga harto ayaa Qalad ah 👍 2020 oo 2bil ka harsan LIKE isaar.
@PrincessNajah
@PrincessNajah Жыл бұрын
Bowe matahriibtay adna🥺 Anay hada ihaysata wllhy nolashan kujiro waa nacayy😭
@apdirashidrashka5895
@apdirashidrashka5895 9 ай бұрын
@@PrincessNajah ani xitaa wlhi🙁
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Wn yara murugeysanahy waqtiga wu igu yara adag yahay waxbarashada qabyo ayay i tahay sababo dhaqaale awgeed Meelna wax kama sugayo waxaan Taageera weydiisanaya allihii I abuuray i taageer Allahayow waxaan rajenaya waqtiga xiga e aan so booqnayo halkan inaan uso booqdo xusuus iyo waqtigo igu adka e jiri jiray inshalah Waxaan Taageera ka sugaya alle weyne iyo Cidu sabab iiga DhiGo wabilaahi TowfiiQ Hadaad aragtay qoraalkan wll iso duce sida ay niyadyda rabto o u khair ku jiro inu alle i waafajiyo aam mahadsanidiin
@user-og4ih3td6x
@user-og4ih3td6x 10 ай бұрын
Kula mid ayaa ahay ❤
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Ayeeyaday ban heestan ku xasuusta Anoo yar baanka maqli jiray Alla maxay xaq igu ledahay illahow cimriga ku dheere cadabtina kaa xore Ayeeyo Amiin
@hashimsahane3213
@hashimsahane3213 6 жыл бұрын
Runti markaston murugo Dareemo ayaan dhagaysta Ree murugo like igu qabta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@najibmahamoud3144
@najibmahamoud3144 5 жыл бұрын
Allow umuuraha dhalinyarada usahal
@anid9027
@anid9027 5 жыл бұрын
@@najibmahamoud3144 allahumma amin
@abdirashiid4503
@abdirashiid4503 5 жыл бұрын
War xagga quraanka loocararaa markaa murug dareento
@queenlove1966
@queenlove1966 4 жыл бұрын
Walhi anigaba sidokale
@queenlove1966
@queenlove1966 4 жыл бұрын
@@abdirashiid4503 masha aalaaa
@nurdiin3410
@nurdiin3410 6 жыл бұрын
Taarikhda dunidaay ayado istadaba taal nimba meel kutuurtee, Aniguna tusmeystoo qeyrkey halkuu tagay kutaba bulsheestee. Legend Mooge still watching 2018❤
@xafsocandullahi362
@xafsocandullahi362 5 жыл бұрын
22/10/2018 waa markii iigo horeyssy aan maqlo
@mozhakiip7315
@mozhakiip7315 5 жыл бұрын
2019
@AsAs-si2yt
@AsAs-si2yt 5 жыл бұрын
faayo
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
2024 cAfimad ku rajeynaaaa bro🙏
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Talo rabbi ayaa ku filan 2023 Allow umuuraha noo sahal iyo riyooyinkena noo rumee ani iyo Qofkasta oo Qoraalkayga arka❤️
@diinisaalah5406
@diinisaalah5406 Жыл бұрын
Sxb mcne meela badan ayan kugu arkaaa adoo comments bixinaya sethy xage kunoshay wllo
@ariihadigaale8050
@ariihadigaale8050 6 жыл бұрын
Hesaha waxan ku dorta codka mize erayada lkn hda wxbo kama maqno masha allah 11/8/2018 6:09 Am hada ila dawate ☝ like tane igu cawiya
@xiiscadey9617
@xiiscadey9617 3 жыл бұрын
6th june 2021 itaageer Allayahow arinteydan kala taal adaa toosin karayee😭😭😭 i.a dibbaan ugusoo laabanayaa qoraalkan iyadoo waxasta ii hagaageen i.a
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Kawaran hadda?.
@abdikaafirooble3962
@abdikaafirooble3962 3 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa 2002 aniga oo markaas yaraa dad xaafada dagnaay oo jaad ku cunaayo heesta wlh muqdisho ayaan joogay xiligaas maanta neh waxaan jogaa Belgium saacadu waxeey mareesaa 2:33 Tariikhda neh waa 3/3/2021 waqti woo socdaa wlh waxaan u xiisay muqdisho sabab too ah waa halki aan ku dhashay ilaahoow reer muqdisho dhibka ka dulqaad qarax ayaa dhameeyey hada neh waxaa ugu darsamay cudur carona la dhaho wlh ilaahoow ka dul qaad🤲🤲
@cabdiraxmaanmohamed8877
@cabdiraxmaanmohamed8877 2 ай бұрын
19/5/2024 ayaan ku dhegaysanayaa dalka Iran. Magaalada Tehran. Ilaahay dhammaan ehelkeennii nabad ha inagula kulmiyo.
@ahmedmohomed5614
@ahmedmohomed5614 Жыл бұрын
Tuesday 17/1/2023 Ayaan dhagaysanaya anigoo safar tahriib ah ku jira waxan joga Panama 🇵🇦 aad bay u adag tahy lkn hadfkayga ka Wayn inshallah 🇺🇸 alle dalkii nabad ha inooga dhigo 🤲
@Mudane-Sare
@Mudane-Sare Жыл бұрын
Bro ma Sama tagtay mareykan
@user-zc5iv3tx1r
@user-zc5iv3tx1r Жыл бұрын
plz
@sacdiyoabshir8947
@sacdiyoabshir8947 8 ай бұрын
Wllo ma nbd tagtay 😊
@Engyooska199
@Engyooska199 11 ай бұрын
Waa Hees Humageeda wadato Si Kooban uga Hadleyso Dhinacyada Nolosha ✅️. Waana Habeen Arbaco Baxayso Sona galeyso Khamiis sacaduna waa abara 11:24 :45 Tariikhdana Waa ...30/08/2023
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 11 ай бұрын
28/08/2023. Habiin salaaso soogaleyso saacaduna tahy 12:40 gudcur ah dagmada wadajir buulaxuubeey 😭 itaageer allahayoow arinteydan kalataal adaa toosin karayee. i feeling more sad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdullmoha8
@abdullmoha8 11 ай бұрын
Legend xafadeyda hore buulo xubey I miss buulo xubey from kampala uganda amuraha allah ha sahlo
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Talo rabbi kufilan 2019 Allow sahal umuuraha 😍
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 5 жыл бұрын
Aamin
@farxaandeeqmuhamed5479
@farxaandeeqmuhamed5479 5 жыл бұрын
Amiiin 🌺
@burcaawiboy2948
@burcaawiboy2948 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin walaal
@ismailhussein7217
@ismailhussein7217 5 жыл бұрын
Saaawaaye
@hikmiishabbdullhi9319
@hikmiishabbdullhi9319 5 жыл бұрын
Aamiin😘
@mohamedabdi2877
@mohamedabdi2877 6 жыл бұрын
heestan waxaan dhagaysan jiray anuu yar radio hargaysa 1996kii maqasha anoo raaca ayaan radioga garabka sudhan jiray markaasaan LA qaadi jiray alle xasuustaasi qurux badnaa aaax
@abdirahmanahmed5104
@abdirahmanahmed5104 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi wiil igaadeh😂😂
@farhiyogeelqaad7548
@farhiyogeelqaad7548 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi 1996 aniga dhashay kawran hee
@goldenboy2305
@goldenboy2305 6 жыл бұрын
Farhiyo Geelqaad i Was born january.06.1998😄🙌
@iaw2401
@iaw2401 6 жыл бұрын
Ñørth Kõrëå inTelligencE. Isku facaa nahe luuqa imaw😌😉😀
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi Subxanallah 1hal sanan jiray markaas 😂😂🙈
@ducaalecawil3174
@ducaalecawil3174 Жыл бұрын
Caaway oo taarikhdu tahey 21/9/2022 habeen talaado baxayso arbacana soo galeyso heestan xasuustydii dhalinyarnimo bey qeyb weyn ka qaadatey haatan waqtiga ayaa nakala geeyey asxbteydii heestan wada dhagasenjirney😥😥😭 Brma cashar waa ibartey walhi😥😥✔✔ heeskan caawey oo dhan baan raadinayey wallhi waxaan hada soo xasuustey waqti io waayo tagey allah waxaan ka rajeenayaa arinteyda kala taal inuu iitoosiyo😥😥🤲🤲🤲 Adinkana sidoo kale🤲🤲✔ qofkii iga danbeeeya like👍 igu cimaamad👍
@hamdamohamed3946
@hamdamohamed3946 5 жыл бұрын
" Turuqiyo laxaadiyo Tamar iyo laxaadkay Jacayl iga tan-roonbaa Igu tiirshay geedoo Xadhig igu tigtigayoo Waan tiicayaayee...😢" 17. March .2019 Sunday!
@ahmedjanaale2713
@ahmedjanaale2713 5 жыл бұрын
Sorry It is sad day
@khadarofficial2453
@khadarofficial2453 5 жыл бұрын
Hamda Mohamed 👌🔥
@AbdullahAli-ts9tn
@AbdullahAli-ts9tn 5 жыл бұрын
Mashaalah
@ismaaciilcabdi384
@ismaaciilcabdi384 5 жыл бұрын
Cajiib ilaahoow unaxariiso fanku maalintaa buu fan ahaa lkn maanta ciyaalo xun xun oo waxay sheegayaan aanan lagaraneynin ayaa fankii suncadii kaga ciyaaray
@abdikassimmaalim405
@abdikassimmaalim405 4 жыл бұрын
Sumiyo
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Ammin 3:35 galabnimo maalinimo sabti aha 11/6/2022 magaaladaa lascanod baan kudheysanaya mid yar baan dhakhtar kula jiraa oo iga xanuusan Heesta codka ma dgeereyn karo laakiin waan gaabiyey kayaroo iga hurda dartii yeelkeede heesta midhaheeda laxankeeda musicadeeda ayaa aad iisoo jiitey wakhtigan waan isku dhaafinayaa heestuna aad baan umacaansaday. Hadda kahor 2014 ba midaan abti u ahay dhegeysan jirey oo aan filayo iney saamayn kulahayd geel baanu wada raaci jirney oo waan kayaraa markuu igu dhaho geela orod inoosoo jeedi baa waxaan kuxujeyn jirey inuu heestaa iidaaro waa hees aan lakoray.
@otodheere9647
@otodheere9647 Жыл бұрын
Wiilka aan ayadda u ahay soo naqday 5 bil kadib wllkey
@Azarhagi
@Azarhagi 2 жыл бұрын
Xusuus heestan waxn dhagaystay anigo safar u ah xeryaha qoxootiga dhadhab gar ahan xagadhera 2008 xusuus iyo waayo waayo
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 5 ай бұрын
Aniga xataa xagardheer ayaan xiligaas kudhagatsanjiray. Xaafada D1
@sharmaakemuhumed1059
@sharmaakemuhumed1059 6 жыл бұрын
Heestan caawa anay igu socotaa Wlhi itaageer allahayow arintayda kala taal Adaa toosin karayee🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽Amiin
@abdirizackadanali3190
@abdirizackadanali3190 4 жыл бұрын
aniga sidoo oo kale bro
@nuurtosheekhmursal705
@nuurtosheekhmursal705 5 жыл бұрын
Heestan maanta oo ay tahay 1 /7 /2019 ilaahow isahal aamuraheeyga dadka an ka dhashay aamiinta I dhaha ilaahey ajar ha idin siiyo dhamantiina inta ila midka ah ayagan muradkoda ha u sahlo aamiin yaa Allah
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 4 жыл бұрын
aamiin abayo dhamaanteen 😔😔😔
@japoutipoi
@japoutipoi Жыл бұрын
AMiin dhamanteen 🤲😰😭
@gacalhassan1588
@gacalhassan1588 4 жыл бұрын
2020 hadii aad dhageynsaneyso like ha ila dhaafin sxp ama saxipey❤
@wizzayoup3385
@wizzayoup3385 4 жыл бұрын
wan dhagey sanaya wku saray 👌👌 /4 /april /2020
@queens5777
@queens5777 4 жыл бұрын
wan kuu saaray sxb
@kaldeeqaahmed7862
@kaldeeqaahmed7862 6 жыл бұрын
😢😢aabahay ayaan ku xasuustay ilahay ha u naxariisto
@muhamedmahamudomar5385
@muhamedmahamudomar5385 6 жыл бұрын
Nimco Ahmed aamiin
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 6 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaarabil
@queenayan1343
@queenayan1343 6 жыл бұрын
abaayo waad iga oohisay ana abahay ayaaa qaadi jiray lkin waanka dheeradee ilahay igama qaado uu nool yhye allaha unaxariisto abaha abaayo qliiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii samir iyo imaan
@maariyaismaildhashisomalil5417
@maariyaismaildhashisomalil5417 6 жыл бұрын
😥😥😥😥😓 allh naxriista jano howgu deeqo aaaamin yaaa rabi
@RG-hm5xh
@RG-hm5xh 6 жыл бұрын
Nimco Ahmed aamin wll qaali ala haw naxriisto aabo
@subaneiphone468
@subaneiphone468 6 жыл бұрын
Heestan maanta oo ay tahay 27/7/2018. aad ayey iitaabanaysaa Ilaahayna waxaan kabaryayaa hadday khayr iitahay arinkan aadka iigucuslaaday ee ihoryaala inuu iisahlo. Aamiin iidhaha please 😭. Sahilnaa umuuranaa yaarabi 🙏
@zeinassissa444
@zeinassissa444 6 жыл бұрын
feysal farah aaamin wlll
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
feysal farah really I'm also like you wlhi arin baa i hortaalo oo aan ku riyooda, ilaah ha ii fududeey hana iii kaso tan kheerta inee tahay adna sido kale wllo mcn 😢👍
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 6 жыл бұрын
amiin
@zakilio4651
@zakilio4651 6 жыл бұрын
feysal farah aaamiin wllo
@hb3720
@hb3720 6 жыл бұрын
feysal farah ameeen alle haku waafajiyo sida ki qeyr roon
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 7 ай бұрын
Waa subax Hore Tarikhdu waa /26/2023 Time 6:00 sanadkan waa Gabogabo shaqo la, Aan io wakhtigoo Adag lkn barna haka daalin baryada Allah🤲 waxan tageera waydiistaa Allilhii i Abuuray🥲 itageer Allahayow Arintayda kala taal Adaa toosin karaaye waxa jira dhalin yaro badan oo sidaydaa Nolosha La taala. Dhacaaya lkn waxaad ogayan ina balin uunka baxaysaan insha Allah dhabamanteen Allah haynoo rumeeyo riyooyinkeena (WAA BILAAHI TAW FIIQ)🖐️
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 9 ай бұрын
12/11/2023 Taariikhda dunidaa iyadoo isdaba taal ninba meel kutuurtee Aniguna tushmeystoo qeyrkey halkuu tegay u tabaabusheystoo Itaageer Allahayow arintayda kala taal adaa toosin karayee. Aamiin yaa rabbi. Allah ha unaxariisto Axmed mooge.
@ismailjama178
@ismailjama178 5 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa maalintii aan ka tegay Hargeisa oo aheyd magaaladaydii ayuu saaray baskaan la socday.Ilaa hadda Hargeisa dib uguma noqon maantaasna 30sanno ayaa laga joogaa.Ilaahow Hargeisa oo nabada iyo anoo caafimaad qaba i gee.
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 жыл бұрын
Waar walaal wadankaagii miyaad nacday wlhi hal sanno ayaan ka maqanahay hargeisa hadana wlhi aad baan ugu xiisoonayaa magaaladaydii Hargaysa alle inaga oo caafimaad qabna ha ina geeyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@asmoibraahim3365
@asmoibraahim3365 4 жыл бұрын
6/7/2019/ Waxay igu reebty xasuus dheer ilaahay hamigayga oon macsi lahayn midigta hayga siiyo
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 жыл бұрын
Miyad tagtey ? Aniga ano 12 jiira igu danbeysey 2020 ban tagay
@rahmawabere7110
@rahmawabere7110 Жыл бұрын
Cawa Taariikhdu waa 16 12 2020 inshallah waxaan rajanaya 2023 xamigayga ilhay qadiiru rahman inu irumayo Amiin yarabi 😢😢😢
@kingmuniir.
@kingmuniir. 8 ай бұрын
Hamigagi maku rumoobey 2023 is leaving
@raaxoAbdilaahi
@raaxoAbdilaahi Ай бұрын
😊
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 жыл бұрын
Itaageer Allahayow arinteyda kala taal Aada toosiin karayee🤲😢 29/5/2022 sacadu waa 18;53 mp Alle waxan ka rajeena inu nolosheyda badalo cawa waa hawiin wanida iga dugan🙏🤲😢💔
@user-cg1xo9pd9e
@user-cg1xo9pd9e 6 ай бұрын
Heestan afkayga igaga so dhacday waxan xasusuty inabtiday o dhimatay alle janada ha anagu kul miye ka dib wan iska dhagays tay hargeisa 😢 29/1/2024😭
@mazlaxahmet3950
@mazlaxahmet3950 2 жыл бұрын
16/03/2022 sacada 2:31AM Waxan kunooLaHy s/Land wxan ahY ardaY waaYuhu ku xumaaden wkhTiguna kusoo istaagaY ilhY adaan ku baryahye ikalafurfur waayaha🤲😭😫
@saabir3667
@saabir3667 2 жыл бұрын
Zxp aad baan uga xumahay insha allh wax waliba khayr bay ku dambayn
@amiinbiixi9
@amiinbiixi9 4 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa nin aanu sxp ahayn oo askari xabad ku dhuftay anagoo badan oo koox ah intaanu qaar islaynay dabeedna ay askartaas noosoo kaxaysteen kadibna waanu baxsanay anagoo burco iyo berbera dhexdooda marayna ayaa la noosoo sheegay in uu dhintay sxpkayo naxdintii buskii halkii baanu kaga dagnay berbera iyo burco dhexdooda waqti aan ku qiyaasay 9pm habenimo sababtana ma naqaano ilaa hadda meel cidna ah oo buuro dhexdooda ayaanu habeen dhan ka ooyaynay anigiyo asxaabtaydii berbera ayaanu dhowr saacadood usoo lugaynaynay ilaa 1pm habenimo habeen wuxuu ahaa habeen aanan iloobi doonin sxp ilaahay hakuu naxariisto waxaan qirayaa inaad ahayd qof dadka jecele sidaad noo jeclayd ilaahay hakuu jeclaado sxp😭
@cumarhussen-bn1vh
@cumarhussen-bn1vh Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Sxpkga Adigane Qalbiga alle hakuu qaboojiyo wlhi Waxa Daremi kara QOFKA WAYAY SXPKIS AY ISLA SOO JABHADEYEEN ALLOW KUU NAXARIISO QABRIGANE ALLE HA U WAASICIYO 🤲🥲😭
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 Жыл бұрын
💔💔❤️‍🩹😭
@safwanfarah8452
@safwanfarah8452 5 жыл бұрын
Cidii sii daawanaysa 2019 like I zaar
@MaxamedAxmed-df3rx
@MaxamedAxmed-df3rx 11 ай бұрын
19/9/ 2023 ayaan dhageysanya heestan. Wxana igu jiro hami aduun. Kaasi oo ah in aan nolosha lawadaago gabar aan wada socono aduunkana ugu jeclahay. 💖💗💞💞🤴♥️🫂💞💞💞💞. Wxan alle kabaryaa inuu ii fudeydiyo hamigeyga. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 { I taageer allahayow. 🤲🤲🤲🤲 {Arinteyda kala taal}. {Adaa toosin karayee}.
@mustaphemohamett7425
@mustaphemohamett7425 10 ай бұрын
9/10/2023 11:25 habenimo xaalkana wu iska yara xunyahy ilaahow sahal amuuraha😔🤲
@saidjamaali3301
@saidjamaali3301 5 жыл бұрын
xaqiiqdii waa hees dhiiga dhaqaajineysa oo yadadiilo iyo hankii lumay soo celineysaa. waan jeclahay dhageysigeeda mar walba oo aan nafteyda ka shakiyo in ay hiigsi sare gaareyn. Naxariistii janno Eebbe haku siiyo Mooge. Xasuus qaaliya ayaad inooga tagtay.
@libancade1
@libancade1 5 жыл бұрын
Waa hees qof duul ka xoog badan lagu saliday masna waxay rabaan ay tahay inaadan dhiman aadan si qumanna aadan u noolaan. Weligeed ayay jirtay ilaa maalinka maanta 20190701
@abdirahmaanshariif2310
@abdirahmaanshariif2310 7 ай бұрын
2024 aduunyada wa wareegto waxa rajena insha allah khery iyo hormar❤
@hugoboss8462
@hugoboss8462 6 жыл бұрын
Allah Yarxama Raxmiin Alfanaan Axmed Mooge Liibaan iyo Intii kleh Dhimatey Bah Wxan Leeyahay Ilaahay Janatul Fardowsa Ha Idinka Waraabiyo
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 5 жыл бұрын
Dad wa dadki hore fana wa fanki hore
@abdirahmanmukhtarali1634
@abdirahmanmukhtarali1634 6 жыл бұрын
i like this song 😍 2018 qofki dawaday like i sar
@Secret_668
@Secret_668 Жыл бұрын
Sxp 2022 🫡
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Maalin anoo xaalada aan hada ku jiro mid ka wacan ku jira baan soo booqonayaa heestaan insha alllaah Nairobi _ Duruus badan waad i bartay oo aanan school iyo jaamacad midna ka baran dad badan wajiyadood saxda ahna waad I bartay mahadsanid wallaahi laakiin waan ka baxayaa waqtigan adag insha allaah 💥 Rajay hooyadii geeriyooday wallaahii isku Hooyo iyo aabaha ahaayeena meel cidla kaga tagay ax I taageer allahayow adaa hooyaday mcn iga oofsadayee allaah yaa rahma hooyo mcn gataashaada kuwii aad dhashay dhurwaayo igu noqday ee ogow hooyo mcn nabad igu naso rabbigaa hagu naxriisto 😪🤲❤🙏 Nin rag ah baan ahay waa u adkaysan dhibka iku hayaan dhurwaayadaan wallaal isku sheega ah waan u sabrayaa duruufta adag is dhiibi maayo insha allaah 😢💯🙏
@ahmedzaki6149
@ahmedzaki6149 Жыл бұрын
Sxp waa gulesanysaa i.n 💪💪💯💯
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
@@ahmedzaki6149 Insha allaah bro adna sidoo guul baa ku rajeynayaa
@PrincessNajah
@PrincessNajah Жыл бұрын
Bowe mcn wllhy ilma iga timaadayy😭 waku daremi kara dhibta kujirto iallah rabiba kugarab gali dhibtana waaka bixi iallah sabarka badso maalin un waaka baxaysa🤲🏻🥺
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
@@PrincessNajah Mahadsanid abaayo qaali damqashadaada waan kaaga mahad naqayaa waa runtaa waa laga baxayaa duruufaha addag waana sabrayaa I.a siddoo kale baan ku rakeynayaa abaayo guuleyso ii noolow ❤️🙏😭
@salaanyare2969
@salaanyare2969 Жыл бұрын
Zxp waa kabixi insha allaah sikastoo dhib ugasho mar uun waad dhihi maain bay taa isoo martay ee samir zxp ilaahna kaasho dhibta laguma waaree
@queensiman3049
@queensiman3049 7 жыл бұрын
alla yaraxma hees waa kuwii hore fanaana waa kuwii hore taageer allayahow arinteyda Kala taal goormaa maqli jiray heestaan anoo yar baan radio ka maqli jiray 😌😌😌😌😌😌😌
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
Taariikhda dunidaa iyadoo isdabataal 2020 Muqdisho igu tuurtey adiga halkey kugu tuurty😭
@ahmedjamahassan6976
@ahmedjamahassan6976 4 жыл бұрын
Greece anoo tahriiba weliba 😥😥😥😥😓😓😓😓
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
@@ahmedjamahassan6976 Nooli kulanta😭😭😭
@MaryanHilowle-tf8vp
@MaryanHilowle-tf8vp 10 ай бұрын
Muq disho
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 8 жыл бұрын
cod ilaahey waa siiyey. allow kuu naxariiso. RIP.
@hanalovemohamed8914
@hanalovemohamed8914 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan
@berdaroxussein2356
@berdaroxussein2356 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan Gesi
@ariihadigaale8050
@ariihadigaale8050 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan Amiin wllo
@abramjeylani2462
@abramjeylani2462 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan bro if you selling your KZfaq channel then contact me
@rootirooti5204
@rootirooti5204 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan Aamiin yarrbi allah ha u naxariisto janadul fadrdoosa allah haka waraabiyo kitakeeda gacanta midigta allah haka siiyo marti lajclahay allah haka dhigo ahmed mooge liibaan
@egalegal492
@egalegal492 6 жыл бұрын
😢😢😢hada yaa dhagaysanay itaager allahyow adaa tosin karayee😢😢😢
@abdirisakmohamedhassan4989
@abdirisakmohamedhassan4989 4 жыл бұрын
Heestaan anoo baadiyaha hobyo ari lu raaca ayuu wallkay iga wayn qaadi jirey xataa markaas ma anaan haysan radio. Hadana canada ayaa baraf igu dilaya 15yrs ago iyo hobyo xasuus macaan iyo waayo kala duwan. 9.april.2020
@raxmaruun2052
@raxmaruun2052 6 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto Heeetan marka maqlo xaada idhaqaado wllhi😢😢😢
@sacidyusuf9623
@sacidyusuf9623 4 жыл бұрын
Asc
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 2 жыл бұрын
😥😥😥😥
@nimcomustapha57
@nimcomustapha57 5 жыл бұрын
Ma murugoonayo oo waan farxsanhy balse waa heestaydii 9/12/2018 Sunday funday😍
@ayaanabdilahi8088
@ayaanabdilahi8088 5 жыл бұрын
hhhh halkan baa ka dhex qaylisaa qash noh
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Itager allahow alle hamigyga ha irumeeyo io dhmn dhalinyrada alle mustaqbl ifaya ha siiyo🥺🇸🇴🥰
@umuehaabofficial9704
@umuehaabofficial9704 5 ай бұрын
March 2024 dawanaya allow kuu naxariiso ahmed mooge
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
أللهم إرحمه واغفرله أحمد موغي فنان من الزمن الجميل والفن الأصيل
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
SalaamulaaHi saxib
@mafahow67
@mafahow67 5 жыл бұрын
Watching 2019💜💙💛 like dheh hadaad 2020 daawanayso intiina nasiibka uyeelata
@Secret_668
@Secret_668 Жыл бұрын
🫡🤚🏻
@dekaabdilahi1076
@dekaabdilahi1076 8 ай бұрын
Ilahay hamigeyga iii rumeee iyo halkan hiiigso leeyahay 🤲🤲🤲
@tagsantayasiir1691
@tagsantayasiir1691 5 жыл бұрын
Alloow dhalinyarada arintu u kala taal tageer adaa toosin karee. Kal iyo laab baan idiinku soo duceeyey qof walboo hawli ku cakirantahay
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 mhdsanid walaal 💚💚
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Allah baa Talo kufilan *2021* Allow sahal umuuraha😍😍
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 7 жыл бұрын
rag badan oo badda ku dhamaday ayaaan ku xasuustaa heestaan sida shabeelow iyo koox kloo reer marko ahaaa alah maxaan taariikh haaayaaa iyo calool xumo yaaab
@awalewarsame7872
@awalewarsame7872 7 жыл бұрын
Sareeye Gaas walaahi anaa badda ku soo maray hhhhh heestaan waana ta tahriibka igu dhalisay hhh
@riyaanyare1546
@riyaanyare1546 6 жыл бұрын
Sareeye Gaas sorry
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 6 жыл бұрын
Awale Sandhol ilahay umahadi kaasoo badbadiyay halkaas hadad ku dhiman lahayd ehulu naar naftiisa halagay baad noqonlahayd e
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Sareeye Gaas kuligeenba Caloolxumadu way inasaamaysay💔 Magacan aynukasoojeedna Waxkasiyihiin😢
@sumayomohammed1207
@sumayomohammed1207 5 жыл бұрын
axxx sorry wlhi ilhy ha unxrsto
@PrincessNajah
@PrincessNajah Жыл бұрын
One my favourite Song waxa dhagaysanaya 8th\January\2023 Habenimo Axad ah timekuna 7:38 habenimo wye😭 Heeskana walaashey curadena ah aya kamaqli jiray 2018ki marxalad adag darted Caawa Aya so raadiyey wana dhagaysanaya🥺 waxa ahay ardayad Rajo weyn uleh inay maalin Un USA🇺🇸 tagto🥺 coz nolashan afrika waa nacay😫 Tahriibna hanoqote Maalinta USA kadago aya comentigaygan dib uso eegi doona iallah😭😭🤲🏻🤲🏻
@ramlaabdirazak19
@ramlaabdirazak19 Жыл бұрын
9/january/2023 habenimo isniina ban kula dawanaya wa iga taLo ha tahriibin abayo😪
@Abdull_shire
@Abdull_shire 3 жыл бұрын
Wllshay iga wayn ba dhydan jirtay anoo dugsi lay ah just now wlshey wn uxiisay mudo ma arkin😓❤🌍
@adooooontiiiiiialle
@adooooontiiiiiialle 2 жыл бұрын
Itageer allahayow arinteydan kala taal ada tosin kare 😓🙏🤲 Ramadan hbn 22:12 2022/4/19/😓
@saabir3667
@saabir3667 2 жыл бұрын
Amiin walaashey
@abdirahimahmed4844
@abdirahimahmed4844 5 жыл бұрын
Wlh cawa aney iheysataa allow iitosi wlh xasuus 😭😭cawa ay tariqdu tahy16/10/2018 plz iso duceya inu allh ifududeyo arimaheyga wllo jacel iga tamronbaaaaaa igu tirshay geedo
@kuuscowl
@kuuscowl 5 жыл бұрын
Allah hakuu fududeyo arikada wllo
@abdirahimahmed4844
@abdirahimahmed4844 5 жыл бұрын
@@kuuscowl amiin my proh
@ayaanleali7203
@ayaanleali7203 3 жыл бұрын
Ilaahay halu naxariis axmed mooge Wiilkisa manta waa mayarla hargeisa
@abdihakinqalinle3475
@abdihakinqalinle3475 4 жыл бұрын
Taariikhda dunidaa iyadoo is dabataal qof walba meel ku tuurtee. Walaahi been maaha waagii aan yaraa een dugsiga hoose dhigan jray wadankii hooyo ismaan lahayn meel ayaad kala tagaysaa n familkiina, asxaabtayda iyo classmate kaaga maantana qaar kamida waxaaba dhici karta inaan wajiyadooda ilooba iska dhaaf in meel lawada joogee allaw sahal qurbe dhibkiisa yaa rabi
@siyadali5824
@siyadali5824 6 жыл бұрын
Who's still listening 2018 👋
@seidhasseb6064
@seidhasseb6064 6 жыл бұрын
Siyad Ali kama daalo heestaa
@xassanali5933
@xassanali5933 6 жыл бұрын
Me
@feisalmohamud4129
@feisalmohamud4129 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👈
@abdulkarar2885
@abdulkarar2885 4 жыл бұрын
2020
@inacarab7794
@inacarab7794 6 жыл бұрын
Still watching 20 May 2018 23:59pm Monday Night Tiiranyo cuduriyo Nimay tawrsi haysa Ileen taah ma daaye ❤❤❤❤ I taager allahayow Arintaydan kala taal Ada toosin karaaye Tabaalada adunke Ninkastaba u taala Anigay i turuqdo Tagoogaha i jebiso Ka talaabsan waayo Wanigan tasoobe ❤❤❤❤ I taager allahayow Arintaydan kala taal Ada toosin karaye ❤❤❤❤ Taarikhda dunidaay Iyado is daba taal Ninba meel ku tuurte Aniguna tusmaysto Qayrkay halku tegay U tababushaystay ❤❤❤❤ I taager allahayown Arintaydan kala taaal Adaa toosin karaye ❤❤❤❤ Turuqiyo laxaadiyo Tamara iyo xoogay Jacayl iga tanroonba Igu tiirshey geedo Xadhig igu tigtigaayo Wan tiicayaye I taager allahayow Arintaydan kala taal Ada toosin karaye Qalinki : Dr Abdihakem Arab
@aliabdi1025
@aliabdi1025 Жыл бұрын
Insha Allah Mar ayey ii hagagi dontaa waqtiga aya igu adag wxan soo boqday hestan tariq da wa 30/5/2023 sacadana wa 06:02 Allah amuraha sahlo wlhi waqtiga aya iciili
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
Taariikhda dunida iyadoo isdaba taala ninba meel ku tuurtee ana tusmaystoo qayrkay halku tagay taababushaystee💚🗯❤
@abdullahiyusufali8901
@abdullahiyusufali8901 5 жыл бұрын
2019 baan dhagesana wali heestaan cajibka ah ❤🇸🇴
@qaalidahmed531
@qaalidahmed531 2 жыл бұрын
fariintan adiga aqrinaya ayaa kuu reebay wll ma aqaan xiliga aad fariintaydan aqrin doonto lkn waxay ii tahay caawa 12 may 2022 saacada 1:15 pm saqdhexe waxaan ku jiraa safar tahriib ah oo qurbaha ugu socdo heestana waxaa u daartay si aan walwalka iyo dhibaatada faraha badan ugu iloobo illahey dalkeena nabad ha inooga dhigo iyadoo labo maalin ka dip ay dhaceyso doorashada somaliya😢
@aliabdi1025
@aliabdi1025 Жыл бұрын
Aniga aya aqriyey farintada wll cawa oo ay tahy tariqda may 30 sacadana tahy 01:55
@gudoondiamond7925
@gudoondiamond7925 4 жыл бұрын
Marwalba oon murugdareemo ayaan dhagaystaaa qof wax jecel go aanmaleh😪😢😔
@nololchannel3114
@nololchannel3114 5 ай бұрын
Salaasa/03/2024 waa 3:22 habeenimo waa bil ramadaan waana habaynkii 9aad oo soon ah hargeisa joogaa insha allah muraad baan leeyahay alle ha ii fududeeyo inaan tahriibaan rabaa
@captainhaid2232
@captainhaid2232 4 жыл бұрын
Magaran karo heestan Waayo I'm 2000's kid lkn waxan udareemi karaa sida Qof wakhtigeedii jiray. 😢😢
@mehrawiofficial5706
@mehrawiofficial5706 6 жыл бұрын
Still watching 2018
@malyunabdullahihussein8838
@malyunabdullahihussein8838 6 жыл бұрын
abdi aziz Farah 😍😍
@sunnibarre5591
@sunnibarre5591 6 жыл бұрын
ileeen waaaba dhageysata heesaha
@fartuunfarta1782
@fartuunfarta1782 5 жыл бұрын
masha allah
@mohahasan1847
@mohahasan1847 5 жыл бұрын
Allah unaxaristo
@adambariyow3311
@adambariyow3311 4 жыл бұрын
Rest in peace
@Shaakiile12344
@Shaakiile12344 Жыл бұрын
axaxaaxa Alllow Alle. Alla nolosha adkaa marka u dhabarka kaa toogto qof aad wax wlba u hurtay una hibaysan wax kasta oo aad awooday lkn si fudud kaaga tagay!!!!!!! 04/02/2023
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 жыл бұрын
Aduunyo qiimo ma leh illaahyow qof wlba oo muslima kurbada ka korqaad yaaa ila dhageysanaya 2020
@misssharifo3332
@misssharifo3332 3 жыл бұрын
11/3/2021 i tager allahayow arintayda kala tal ada toosin karaye xalada aad igu cakiranthy illow hamigayga i rumey😭
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 5 жыл бұрын
Heatan cawa sikal iyo lab ah ayey itabaneysa wayo wehesheydi aya MAREYKANKA kunol halka anigu SOMALIA MOGDISHO konolahay Itager alahayow arinteyda kala tal adaa tosin karaye Asxpey iso duceya inow amuraha ala isahlo
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 6 жыл бұрын
08/09/2018 aniga daawanaya, xusuus igu qaali ah hestaan wxn ka dhageysan jiray radio ethopia ruwaad ka soo gali jirtay waa sheeko caan baxday "Ayaan daran". waxaana soo jeedin jiray Abdullah cadow oo iminka BBC u shaqeeya sanadku waa 2003~2004 Alla xusuus mcn bdn.
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii Jaamac Jugnuun oo reer Jabuuti ahaa 1967 waa heestii ugu horaysay uu Axmex Mooge ku luuqeeyo.
@ahmedabdi3125
@ahmedabdi3125 6 жыл бұрын
Old school. Arumahayagu wali waykala yaalaan. Alx for every thing 😕
@caydaruusfaysal5410
@caydaruusfaysal5410 5 жыл бұрын
Wixii ciidagalaw hadaan tol nahay liketa isaara 13 /10/2018
@barwaaqomaxamed1674
@barwaaqomaxamed1674 5 жыл бұрын
Waaw
@ciisexasan3930
@ciisexasan3930 5 жыл бұрын
Suldaan waad iga haysaaa
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 жыл бұрын
@@ciisexasan3930 boqrtooyo Tii Gaashaanburta waad iga haysaa
@caydarusfasla5955
@caydarusfasla5955 4 жыл бұрын
Wakhtigu muxu ordayaaa durba 1 year ayaa kso wareegty from hargeisa somaliland salaan sare asxpta
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
January 3,2021 allow umuuraha sahal second comment
@kamaalabdi5987
@kamaalabdi5987 4 жыл бұрын
anigoo arday dugsiga sare ah ba dhagaysan jiray inaan mar uun gaadho hiigsiga leeyahay . alx waa gaadhay 🇱🇷
@mohamedabdullahi7716
@mohamedabdullahi7716 8 жыл бұрын
masha Allah Allah Ku naxariiso cod wa dhafay codkiisa gold sond
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 жыл бұрын
Cawoo jawigu igu adag yahay ayaan soo booqday 💔 Ilahow hamigayga ii rumee iyo qofkasta oo muraad leh muraad kisa ufudude amiin 🤲 Isoo ducee wll hadaad iga danbayso😔
@drwadiawa6482
@drwadiawa6482 4 жыл бұрын
Markasta oon heestan maqlo waxaan xasuustaa bari Aan cunug yar ahaa ayaa walaashay oo 3da'ood iga weyneyd heestan qaadaysay Tiiraanyo cudur iyo nimay tawsi haysaa illeen taah madaaayee itaageer allahayow arrintaydan kala taal adaa toosinkarayee,
@Muran25
@Muran25 7 жыл бұрын
Itaageer allahayow arrintaydan kalaa taal Adaa doosin karayee Allow u Naxariiso Ahmed Mooge Heestan waan ku garaadsaday
@ahmedabdirisak5112
@ahmedabdirisak5112 6 жыл бұрын
Waa hees emotion ah allow laabtena daafac axzan heees ah😥
@caaqilka3712
@caaqilka3712 2 жыл бұрын
Heestani caadi maahan waa wehel runtii markasta oo kaligay ahay ee safar ahay baa gaariga ka shita haatan USA 🇺🇲 baa anoo truck wada Ii shidan tahay cajiib heeso waakuwi hore
@hassandaud4912
@hassandaud4912 2 жыл бұрын
Caawa waa habeen axad ah taaiiriikhduna waa August 28/2022 alle cimriga haa inoo barakeyo dembigeenana alle haa dhaafo intii dhimateyna alle haa u naxariisto
@wwqqq3272
@wwqqq3272 7 жыл бұрын
AAXYA WAADANI THE REPUBLIC OF SOMALILAND AXMED MOOGE LIIBAAN ALAAW KU NAAXARISO KU DAANBI DHAAF INSHALAH ABIIHI THE REPUBLIC OF SOMALILAND ALAAW KU NAAXARISO KU DAANBI DHAAF INSHALAH
@ikaranjokar7808
@ikaranjokar7808 5 жыл бұрын
anigu bila nasib ayaanba ahy 😭😭😭hestan waxad moda ineey aniga ugu socoto ilayahw igargar
@xamzehagoh3279
@xamzehagoh3279 8 жыл бұрын
Allow kuu naxarizo wlhi nin jiruu ahaa
@nuradenbarre32
@nuradenbarre32 3 жыл бұрын
Heestaan sida dadku ufasirteen maahan sidaan maqlay waxay kusocotay AU Salaad gabayle oo toogasho loo xiray Meesha khayrkiis tagay oo uu aaday waa aakhiro Jacaylka katanroon oo geedka kuxiray waa damaciisii kursi iyo xil oo dartiis uu udhintay Taariikhda dunida oo ninba meel kutuurta waa ninkii afkambiga lasameeyay oo asagii geedka toogashada kuxiray waa shalayto pagekaasu
@mahmoudahmedhaybe5704
@mahmoudahmedhaybe5704 4 жыл бұрын
22/12/2019 malin axad ah rabi hau naxriisto axmed mooge liibaan Runtii wacyi jira ka hadalay😥😥
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 1 МЛН
Cashaqa habayicina
12:47
Burhaan hasan - Topic
Рет қаралды 10 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 44 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 37 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН
Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
7:45
Fanka Somalida
Рет қаралды 1,1 МЛН
**Axmed Mooge ihn | Waayaha Aduunka |
7:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 283 М.
amaanada ilaahay by Mohamed saleban tubeec with lyrics
7:05
MrCaalin1
Рет қаралды 1,2 МЛН
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 15 М.
somali lyrics axmed mooge  libaan itageer allahayow
4:21
somali eagles
Рет қаралды 261 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 91 М.
Shinbiryahow Ma Duushaa
7:18
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 68 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 196 М.
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 45 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 44 МЛН