Hooyo 90 jir ah oo 40 sano kadib raadinayso nin keedii iyo gabar uu kala tagay waxana yaableh..

  Рет қаралды 25,647

Illintir

Illintir

11 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 114
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 10 күн бұрын
Yaa Allaah, Yaa Ladiif, Yaa Daljalaali wal Ikraam u soo sahal. Waa hooyo mu'minad ah. Maa shaa Allaah tabaaraka llaah. Yaa Allaah xifdi hooyadan qaaliga ah. 🤲🤲🤲❤️🌹❤️🌹🥰
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 10 күн бұрын
Allaha u sahlo hooyo mnc gabadheda amiin yaa rabi 🤲
@IkhlaasmaxamuudIkhlaas
@IkhlaasmaxamuudIkhlaas 10 күн бұрын
Lkk
@safiyoasan
@safiyoasan 10 күн бұрын
Ilaahayoow nin soomaaliyeed baa. Kaaga dacwoone maxaye caruurta hooyoonka ooga qaadanayaan
@Kw58437
@Kw58437 10 күн бұрын
Kkkk wa sax walalo
@sweetamla2058
@sweetamla2058 9 күн бұрын
Uqubo Allah kurido markan arko hooyo ilmo laga qaaato nin dhana nacaaaa😢
@hassansaid5472
@hassansaid5472 9 күн бұрын
barnamijka ma mata aya kuku horeysa dawashadisa. imisa Abo aya xagan imada o ilmo sidas o kale hoyadod kala tagtay. nin iyo naagti ilmo abihi aba hoyadi kala tagay xisab way u taala.
@hassansaid5472
@hassansaid5472 9 күн бұрын
​@@sweetamla2058marka Abo ilma laka qatana . xata ilmahas laku dhaho abaha wa dhintay. wa iska cadi sowmaha.
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 8 күн бұрын
Walal masuuliyada ninkaa lahaa😂 lkin wayo xaaskisa caruurta haduu heysan laha kalama fogadeen saax​@@hassansaid5472
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 6 күн бұрын
Ilaahay SWT waxaan uga baryayaa hooyo inay hesho gabadheeda ka maqan iyadoo nabad qabta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏😢
@baxsan698
@baxsan698 6 күн бұрын
Allaah subxaane wataceele ha u soo sahlo binlilaahi karim
@user-sz5cj1rd5u
@user-sz5cj1rd5u 10 күн бұрын
Mansha allah mamà hadabo xawadlo tahay ciyal keyga edo dood ayad tahay rerkas madaxa ii saran yihiiin gabadhada alle haa ku sodhaweyo amiin amiin yarabii
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 10 күн бұрын
Alle waxaan kabaryey hooyo mcn inuu usahlo gabadheeda aydhashay qalbigana hauqaboojiyo ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰💞💜♥️❤💋💚💘💖♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@roodahaybe2346
@roodahaybe2346 10 күн бұрын
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 10 күн бұрын
Ilahayoow hooyadaan gabadheda u sahal aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@mulkiali8797
@mulkiali8797 10 күн бұрын
Alle ha u soo dhaweeyo gabadheeda waa xanuun Wlhi dadaw waalidka hala ogaado farxad ilaah hakuu soo yeeriyo 🤲🏾❤️
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 8 күн бұрын
Ilahayow mamada gabadheeda si dagdaga loo heals Aamiin yaa Rabi
@istanbulelmi5200
@istanbulelmi5200 8 күн бұрын
Ilaaahaw u sahal hooyo Ilaaahaw kurbada kaqaad Somaaliyee guursad waxaa taqaanaan ehelkiisa
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 8 күн бұрын
Xerta Macalin Nuur hala weydiiyo Ali Eelay oo Abgaal ah Harti Abgaal. In lahelaayo aan rajeyhaa
@safiyoasan
@safiyoasan 10 күн бұрын
Ilaahaye ha Soo sahlo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 6 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo teamkaga, guuleysta🫶💖
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 6 күн бұрын
Hooyo Allah ku soo sahlo in shaa alaah si dag daga
@farxiyomaxamuudkahyie7844
@farxiyomaxamuudkahyie7844 9 күн бұрын
Yaa rabi allaha u sahlo hoyada gabadheda insha allah
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 9 күн бұрын
Rabbi ha u sahlo hooyo qaali
@user-jm5fp3gj2s
@user-jm5fp3gj2s 9 күн бұрын
Allaah hakuu soo caynsho
@amalmohamed962
@amalmohamed962 9 күн бұрын
Ilaheey ha idin barakeeyo
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 9 күн бұрын
Alle hakusahlo hooyo mcn🤲🤲🤲
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 9 күн бұрын
Ilaahow hooyadaan gabadheeda U soo sakhir
@marianqasin8786
@marianqasin8786 9 күн бұрын
Nimanka xaasidsanaa,waxaa laga yaabaa inuu ugu sheekeeyay hooyadaa wwy dhimatay ama wey ku tuurtay.ilaahow u soo sahal gabadheeda
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 9 күн бұрын
Ilaah ha u sahlo
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 9 күн бұрын
Masha Allaah walaal Cabdicasiis Adiga io Team kaga Alla idiin aqba lo ducada ummada Somaliyeed iyo Inta wanaaga jecel Aamiin Mamadan iyo inta walid iyo caruur, Walaal kala maqan Rabbi ha isku Keeno Aamiin.
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 9 күн бұрын
Allow u sahal aamiin yaa rabi
@munamohamed6215
@munamohamed6215 9 күн бұрын
Yaa rabi illhow usoo sahal maamadaan gabadheeda ayadoo caafimaad qabto o hooyadeed jecel.
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 10 күн бұрын
Alla ha u sahlo hooyo gabadheeda insha Allah
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 9 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo gabadhaada amiiin amiiin yaarabi
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 10 күн бұрын
ilahow u saqir hooyadaan gabarteeda amin
@mancityfan660
@mancityfan660 9 күн бұрын
Allow u sahal hooydan gabdheeda
@user-zn9ck4wk5l
@user-zn9ck4wk5l 9 күн бұрын
Asc Alle ha ku so aruriyo Gabadhadi edo mcn insha allahi murugada farxad raabi ha kugu bedelo🤲❤️💯💞😘
@ashawooo
@ashawooo 10 күн бұрын
Mamma illahay ha ku sahal Gabdheda rabi ayida nabta qabato rabi ha ku sahala
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 9 күн бұрын
Maama Allaha kuusoo dhoweeyo gabadhaada illaaheey idamkiisa
@habibajamac9941
@habibajamac9941 9 күн бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah is
@abdihassan8244
@abdihassan8244 9 күн бұрын
Illahayaaw cafimaad sareecana cimri dheer cibaado suuban illahayaaw sii allaahu maa aamiina yaarabal calamiina illahayaaw ugargaar allaahu maa aamiina yaarabal calamiina allaahu maa aamiina yaarabal calamiina
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 9 күн бұрын
Hooyo ilaahay hakuu sahlo gabadhaadi soo noqo adoo faraxsan maamo
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 9 күн бұрын
Ilaahayoow naxariistaada ugu sahal hooyo macaan waligaa kaama quusanayso 😢
@maslah345
@maslah345 10 күн бұрын
ALLAHA USAHLO GABARTEDA OO NABAD QABTA
@sahromudey6415
@sahromudey6415 9 күн бұрын
Ilaahey ha u sahlo gabadheeda sida ugu dhaqsiyaha badan
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 9 күн бұрын
Maraga ajaanibka ah baanu kala cabsanaa caruuta mise raga soomaaliyeed ilaahay xaqa haydin tuso
@Fardososaid
@Fardososaid 9 күн бұрын
Allow oo sahaal ❤
@mohamedsaladyusufmashaallh7741
@mohamedsaladyusufmashaallh7741 8 күн бұрын
Allah usahlo gabadheeda
@farahfartun3961
@farahfartun3961 9 күн бұрын
Ilaahey hakuu sahlo
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t 9 күн бұрын
Allah hakusahlo hooya mcn 😢😢
@farahfartun3961
@farahfartun3961 9 күн бұрын
Ilaahey hooyo hakuu sahlo gabadhaada
@umishraq
@umishraq 10 күн бұрын
Allah ha usoodhaweyo insha Allah
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 10 күн бұрын
Jazikalah Qayren
@Wardhere77
@Wardhere77 9 күн бұрын
Calool xumo badanaa yaa allaah u sahal
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 10 күн бұрын
Abgaaloow Cali Eelay soo raadiya oo hooyadaan u hela gabadheeda 😢
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 10 күн бұрын
Allow usahal gabadhedi onool Abdiaziz mahadsanid agine
@sareedo8184
@sareedo8184 9 күн бұрын
Allah hau soo sahlo maamo gabadheda iyo waxay dhashay cidi garanaysa odayga hala soo xiriraan mamada allow sahal umuraha 😢amiin
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t 9 күн бұрын
Wcs walaal ilaahay ha u sahlo hooyo mcn waan sugeynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid mar kale halkan eebe idinkiis ❤❤❤
@soola483
@soola483 10 күн бұрын
Allah usahlo hooyo 😢 adan Kher Allah kusiyo sharaf iyo karaamo mudan tahy apdi casiis
@osobabdalla8208
@osobabdalla8208 10 күн бұрын
Alaha u sahalo gabadheeda Aamiin yaa rabi.
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 9 күн бұрын
Allaha U Sahlo Gabadheeda Bi Falli Allaah
@sadiaaden8886
@sadiaaden8886 9 күн бұрын
Allah ha u sahlo gabadheeda
@sagal667
@sagal667 9 күн бұрын
Allaha ku sahlo
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 9 күн бұрын
Hooyo macaan allaha ku cufido hah waa runtaa hooyo
@saharwafa7539
@saharwafa7539 10 күн бұрын
Ilaahoo u sahal
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 9 күн бұрын
Allaha u sahlo
@aslijama7735
@aslijama7735 10 күн бұрын
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
@aichaalimed5306
@aichaalimed5306 9 күн бұрын
Allah ha uu soo dhaweyo
@ismhan2398
@ismhan2398 9 күн бұрын
Ilaahayoow u sahal hooyo macaan
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 10 күн бұрын
Ilaahey ha u soo sahlo.
@ahmedismail5768
@ahmedismail5768 9 күн бұрын
Ilaahay SWT haw soo dhoweyo haday nooshahay.
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 10 күн бұрын
Alaha u sahlo
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 10 күн бұрын
Hoyo Allah ha ku sahlo amiin insha Allah wad helee ❤❤❤❤❤
@IkhlaasmaxamuudIkhlaas
@IkhlaasmaxamuudIkhlaas 10 күн бұрын
8
@marainid7626
@marainid7626 10 күн бұрын
Alle ha u sahlo gabadheeda
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 10 күн бұрын
Allaha usahlo ❤❤❤❤❤
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 10 күн бұрын
Illhey ha u sahalo hoyoo gabadheyda
@aminoaden6671
@aminoaden6671 10 күн бұрын
Allah ha u sahlo ayad nabad qabo
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 10 күн бұрын
Ilaaheey haku sahlo hooyo
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 9 күн бұрын
Wax ladhalaay dhibadana dadaas ayaay kuradinaysa gabadhedii ilhaay hano hadeyo awladaa xaqa walidkaa hatuso😢
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 10 күн бұрын
Eed ban kujeclahay abdiaziz walalo Allah hakubarakeyo.
@user-ne5ml2wk4g
@user-ne5ml2wk4g 10 күн бұрын
Ilaahey ha usahalo
@user-ru7ep3to9k
@user-ru7ep3to9k 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 9 күн бұрын
Maamada ALLAAH HA U SOO DHAWEEYO GABARTEEDA LAAKIINSE ABGAAL CISMAAN LOO MALEEYAA LAHJADEEDA😂
@user-qq4pz2tv8c
@user-qq4pz2tv8c 10 күн бұрын
Ya rabbi u sahal🤲😢hooyo mcn❤
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 10 күн бұрын
allah kuu sahlo maamo❤❤❤
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 10 күн бұрын
ALLA Waxan kaaga baryayaa hooyo mcn ilamahaaga Alle haku nabad keeno Aamiin yaarab🤲🤲🤲🤲❤️❤️ HOOYO MCN VIVA CIYAAL SIIGAALE
@user-hh8ji9ph2n
@user-hh8ji9ph2n 10 күн бұрын
Allaha u sahlo gabarteeda
@khadramuse1218
@khadramuse1218 10 күн бұрын
Subxanallaah allow usahal
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 10 күн бұрын
Allaha u sahlo gabadheeda
@Fardososaid
@Fardososaid 9 күн бұрын
Cadow abdicaziz 😢
@marainid7626
@marainid7626 10 күн бұрын
Maahaa Allaah maamada ogaalkeeda
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 8 күн бұрын
Raga Soomaaliyeed waa gun walaahi subxaanalaah cuqubo ayey ka galeen dumar kii Soomaaliyeed ciil bay tabanayaan
@lailaomar9267
@lailaomar9267 9 күн бұрын
Allaha u sahlo imaheeda kale haday buraale muse yihin may walashood raadiyan waa cabdale agooyar ileyn 5ta agooyar gaabane waa is yaqaniin waliba mamada waxay sheegtay in uu xerta Macalim nuur ahaa hooyadina caawiya idinka ku filan warbixin fcn ayey bixisay
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 10 күн бұрын
allaha kusaslo hooyo mcn
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 10 күн бұрын
Alha kuusosahlo gabdhada mamo😢
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 10 күн бұрын
Hooyo alaahu akbar
@safiyohadad79
@safiyohadad79 8 күн бұрын
Nin faa ido maleh lkn 10 jir walahi xag uguma qadankareexalka ilahaa og
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 9 күн бұрын
Alow usahal
@fardowsaabdi2754
@fardowsaabdi2754 7 күн бұрын
Waxay ahayd in ay gabadhu soo raadiso balse ilaahay howsoo sahlo
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 10 күн бұрын
Allaah haw sahlo Abgaaloow guruubada ku booba
@khadramuse1218
@khadramuse1218 10 күн бұрын
😢😢😢😢
@sahroali1196
@sahroali1196 10 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ep6ns8jb5m
@user-ep6ns8jb5m 10 күн бұрын
Alow usosahal
@user-zm9wr6hh8z
@user-zm9wr6hh8z 9 күн бұрын
AYADAA DHASHAY WAANAKORSATAY 10 JIR INLASIIYO MAEHEEN
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 10 күн бұрын
Allaah u sahlo
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 10 күн бұрын
Wuu ka muuqdaa wanaaga dadkii hore gabadhaaseey adiga iyo wa?aad dhashay
skibidi toilet 73 (part 2)
04:15
DaFuq!?Boom!
Рет қаралды 17 МЛН
Что будет с кроссовком?
00:35
Аришнев
Рет қаралды 2 МЛН
ISSEI funny story 😂😂😂Strange World 🌏 Green
00:27
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 87 МЛН
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 131 М.
1833 - قصة عاشقين في بيت واحد!!
40:49
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 565 М.
skibidi toilet 73 (part 2)
04:15
DaFuq!?Boom!
Рет қаралды 17 МЛН